Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 

       

 
 
 
Waagacusub Media: Website-ka Weriyeyaasha Soomaaliyeed 2009
 

Waagacusub English News Clickhere

Meydka taliyahii Shabaab ee Gedo oo la helay.

Gedo 30 March 2009 Waagacusub Media

Taliyahii Maleeshiyadda Khawaarijta Shabaab ee gobolka Gedo Cabdullahi Fanax ayaa laga helay degaanadii ay kula dagaalameen Xoogaga Ahlusunna Wal Jameeca.

Bartilmaameedka xulka Wareeysiyadda Radio Waagacusub 29.03.09 Dhageyso ama Download
 
Sheekh Bile Bashiir Cali Mire oo ka mida Mashaa'iqda waaweyn ee Ahlusunna gacana ka geystay dagaalkii Baardheere ee Khawaarijta lagu jibiyay ayaa Waagacusub Media u xaqiijiyay in meeydka Cabdullahi Fanax laga helay meel boholo,kadibna ay aaseen markii shacabka degaanka la tusay sida shareecada Islaamka qabto.

Gabay la magac baxay Xaqa Suxufiga Dhageyso ama Download
" Khasaaro weyn iyo jab taariikhiya ayaa ku dhacay Maleeshiyadii Khawaarijta hadana degaanadii lagu hardamay way xasiloon yihiin oo anagga ayaa joogna"ayuu yiri Sheekh Bile.


Sheekh Bile Bashiir Cali Mire wuxuu shacabka gobolka Gedo ugu baaqay inay u istaagaan jihaad lala galo Khawaarijta si dadka u helaan madax banaani ay ku cibaadeeystaan.
Taliyaha laga dilay Shabaab wuxuu ninkii Masaajidka alle ku tilmaamay kaniisad ,kana hortagay xuskii loo sameeynayay dhalashada Nabigeena Muxamad NNKH.
W/Q: Axmed Mahdi Maxmed (khadar )
axmedmbc@hotmail.com

Sheekh Cali Nur" Shabaab ma Mujaahidiinbaa mise waa Mufsidiin"

Tijaabi Codkaaga iyo Fanaan Mohamed Abdi Mohamed Dhageyso

Tijaabi Codkaaga iyo Fanaanada Seynab laba dhagax Dhageyso

Tijaabi Codkaaga iyo Fanaanadda Maryan Mursal Dhageyso

Muxaadaro Korneyl Sheekh Ahmed Mantaan Dhageyso

Xildhibaan Kismayo tegay Dhageyso ama Download

Halkaan ka dhageyso Wareysi Madaxa ASOJ

Waagacusub Media: Kulmiyaha Suxufiyiinta Soomaaliyeed

Barnaamijka Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso

Halkaan ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal

Barnaamijka Tijaabi Codkaaga Dhageyso

Dhageyso dabaal dega Gor Gor Media Group

Madaxweyne Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso 

Cumar Xaashi  Dhageyso Wareysigiisa

 Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new