Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 

       

 
 
 
Waagacusub Media: Website-ka Weriyeyaasha Soomaaliyeed 2009
 

Waagacusub English News Clickhere

Siyaaradii Sheekh Uweys Al Qadiri oo lagu soo gabagabeeyay Uganda

Kampala 30 March 2009 Waagacusub Media

Waxaa habeen hore magaalada kampal ee dalka uganda lagu soo gabagabeeye siyaaradii waligii weynaa ee Sh. Uways Axmed RC.

Bartilmaameedka xulka Wareeysiyadda Radio Waagacusub 29.03.09 Dhageyso ama Download
 
Siyaarada shiikha oo s iheer sare ah loo soo agaasimay culumo aad u fara badan iyo dadweynaba ay wajiyadooda ka muuqatay caro ay ka caraysan yihiin falkii xumaa ee loo geystay qabriga shiikh iyo culumadii siyaartaba u tagtay .

Gabay la magac baxay Xaqa Suxufiga Dhageyso ama Download

Madaxa arimaha diinta culumada ahlu-sunna wal-jamaacah ee dalka Uganda shiikh xasan kabacle oo khudbad aad qiiro u laheed kajeediyey munaasabadaasi ayaa waxa uu shiikhu isaga oo ilmaynaya Ahlu-sunna wal-jamaacah meel walba oo ay joogto ugu baaqey in ay ka kaaan fadhiga ,lana sifeeyo waxa uu shiikhu ku magacaabay diin beelayaasha khawaarita ah ee diinta , dalka iyo dadkaba cadowga ku ah .

ku xigeenka arimaha diinta shiikh: axmed salaad ayaa isagana yiri " waxaan wahaabiyada , ha ahaadaan al-shabaab ama xizbul islaam ugu baaqeynaa in ay iska joojiyaan sheegashada shareecada islaamka , lana mid noqdaan caamada , maxaa yeeley dadkii wanaagsanaa ee ahlu qabuurka ahaa ayaa idinka baxsan la , madama aad soo dhamayeen culumadii iyo aqoonyahankii iyo waliba waxgalkii bulshada soomaaliyeed "

Ugu danbeeyntii culimada ahl-sunna wal-jamaacah ee dalka Uganda waxay umadda islaamka ah , gar ahaan umadda soomaaliyeed eebe uga baryeen in uu dhibka ka kor qaado , ayagoo umahad celiyeen warbaahinta qaar sida saxda ah utabiya khalaadaadka khawaarijta sida shaaficiyah.com, ahlusunna.org,gargaarka.com,waagacusub.com. warsheekh.com ,iyo kuwa kale .

W/Q: Madaxa warfaafinta ee Culumada ahlu-sunna wal-jamaacah Sh: Mahad candulaahi yuusuf (Caruush)

KAMPALA-UGANDA

Sheekh Cali Nur" Shabaab ma Mujaahidiinbaa mise waa Mufsidiin"

Tijaabi Codkaaga iyo Fanaan Mohamed Abdi Mohamed Dhageyso

Tijaabi Codkaaga iyo Fanaanada Seynab laba dhagax Dhageyso

Tijaabi Codkaaga iyo Fanaanadda Maryan Mursal Dhageyso

Muxaadaro Korneyl Sheekh Ahmed Mantaan Dhageyso

Xildhibaan Kismayo tegay Dhageyso ama Download

Halkaan ka dhageyso Wareysi Madaxa ASOJ

Waagacusub Media: Kulmiyaha Suxufiyiinta Soomaaliyeed

Barnaamijka Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso

Halkaan ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal

Barnaamijka Tijaabi Codkaaga Dhageyso

Dhageyso dabaal dega Gor Gor Media Group

Madaxweyne Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso 

Cumar Xaashi  Dhageyso Wareysigiisa

 Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new