
"Hassan Ali Geesey wuxuu ka tirsan yahay waaxda Warfaafinta iyo Amniyaat-ka Al-Shabaab ,wuxuuna mudo dheer ii qaabilsanaa soo basaasida Wariyeyaasha iyo dhaqdhaqaaqyadooda” ayuu yiri Hassan Hanafi oo Maxkamadda Ciidanka qalabka sida ee Somalia ku xukuntay dil toogasha ah.
Hassan Hanafi wuxuu sheegay in Hassan Ali Geesey iyo Mohamed Ibrahim Bakistan labaduba gacan weyn ka geeysteen khaarijintii Wariyeyaal fara badan sida Wariyahii Horncable Tv Salaad Xiis,Wariyahii Sonna Mohamed Sheekh Nur Abkeey,Agaasimahii Waagacusub Media Abdirahman Mohamed Ali,Tifaftirahii Sunatimes Abdullahi Fanah iyo Tifaftirahii Waagacusub Media ee dhinaca wararka English-ka Abdullahi Caanageel.
"Hassan Ali Geesey waxaa shaqadda qoray Sheekh Yusuf Koba ku dukadde,wuxuuna ka mid yahay Wardoonka qarsoon ee loo tababaray inuu la macaamilo dowladda iyo reer Galbeedka” ayuu yiri Hassan Hanafi oo dhinaca kale sheegay in Mohamed Ibrahim Bakistan uu warbixin joogta ah siiyo Saraakiisha Al-Shabaab gaar ahaan Afhayeenka Al-Shabaab Cali Dheere.
Hassan Hanafi wuxuu dhinaca kale Wareeysi aan la yeelanay isagoo xabsiga ku jiray sheegay in Wasiirka Warfaafinta Somalia Mohamed Hayir Maareeye ka tirsan yahay Al-Shabaab ayna adeegsan jireen gaarigiisa qaaska ah oo lagu qaado Saraakiishooda xilliyadda ay hoowlgaladda socdaan.
Wasiir Mohamed Hayir Maareeye oo aan la xiriirnay ayaa ka gaabsaday inuu wax jawaaba ka bixiyo waxa ka jira inuu ka tirsan yahay argagixisadda Al-Shabaab.
Hassan Hanafi oo noqday Sarkaalka ugu hadal heynta badan ee bixiyay inta badan sirta Al-Shabaab wuxuu sheegay iney Al-Shabaab lacagta ugu badan ka helaan Shirkadda Dahabshiil .HALKAAN KA DAAWO WAREEYSIGIISA.
Maamulaha Dahabshiil Abdirashid Duale oo aan kula xiriirnay Email ayaan weli wax jawaaba ka bixin warbixinta uu bixiyay Hassan Hanafi ee ku saabsan iney maalgelin dhaqaale siiyaan Al-Shabaab.
Sikastaba ha ahaatee,waxeey xogtaan uu bixiyay Hassan Hanafi noqoneysaa warbixintii ugu xasaasiyadda badneed ee Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab ku sheegay inuu Wariye Hassan Ali Geesey oo sheegta Gudoomiyaha Ururka Warbaahinta Somalia ka tirsan yahay Argagixisadda Al-Shabaab ee gumaadka xoogan ka geeysatay Somalia ,Kenya,Jibouti,Uganda iyo Ethiopia.
By Mohamed Hassan
Mogadishu -Somalia
Broken promises force al Shabaab recruits to return home Full Article
Dib u dhiska ciidanka xooga dalka Soomaaliya qof kasta Soomaali ah oo awooda inuu wax ku darsado ka qeyb qaato way tahay balse ciidamada xooga dalka la dhisayo ma kuwa haatan golaha amniga qaranka Muqdisho ku shiraya isku heystaan qaab qabiil haloo qeybsado iyo qaab maamul goboleed haloo qeybsado miyaa? Full Article
Waagacusub.net - The Somali president made huge promises based on emotional patriotism that could not be fulfilled by clannish element like him. Full Article
Xalay waxaan si toos ah u daawanayey khudbad Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu u jeedinayey Soomaalida ku dhaqan Nairobi. Full Article
Waagacusub.net - Wariye Ismail Mukhtar Omar Oronjo oo ka tirsan Warbaahinta Qaranka ayeey Illaaladda Gud Aqalka Sare, C/xaashi ku jirdileen Albaabka Hoygiisa. Iyagoo wata Macawiso. Una muuqda Maleeshiyaad. Waxaana falkan uu meesha ka saarayaa Rajadii ay Wariyayaal badan uga fadhiyeen Masuuliyiintan oo loo arkayay Wadaniyiin ka fogaan kara Tacadiyadda Shacabka. Full Article
Iyadoo maanta lagu waday in Wariye C/maalik Muuse Coldoon la horkeeno Maxkamadda Gobolka Maroodi Jeex, ayaa dib loo dhigay maxkamadayntiisa. Full Article
hordhac Full Article
Daawo sidii loo xiray Wariye Coldoon oo Hargeysa ka degay Full Article
President Donald Trump and British Prime Minister Theresa May hold a joint news conference after their bilateral meeting in the Oval Office. Full Article
Daawo full Video Musharax Shariif Sheekh iyo Dulyar wixii kala raacay Full Article
MOGADISHU — Concerns are growing among Somali intellectuals, civil society organizations, retired military officers, and democracy advocates that Somalia is entering a dangerous period of political instability marked by increasing militarization and shrinking space for democratic participation. The concerns come amid escalating confrontations in Mogadishu and reports of civilian casualties, displacement, and destruction resulting from recent clashes between government forces and opposition-aligned groups.
Prominent Somali investigative journalist and philanthropist Dahir Abdulle Alasow has been honored with the prestigious Humanitarian of the Year 2026 Award, recognizing his growing humanitarian impact through the international charity organization Alasow Foundation.
Somalia is facing a deepening humanitarian and political crisis following widespread forced evictions, deadly security operations, and escalating tensions between the federal government and opposition groups.
The Federal Republic of Somalia has issued a strong diplomatic condemnation following an unauthorized visit by Israel's Minister of Foreign Affairs to Hargeisa, declaring the move a grave violation of Somalia's sovereignty, territorial integrity, and political unity.
Washington – U.S. President Donald Trump has announced the immediate cancellation of deportation protections for Somali nationals living in the state of Minnesota, sending shockwaves through one of the largest Somali diaspora communities in the world. In a strongly worded post shared online, President Trump stated: "Somali gangs are terrorizing the people of that great State, and BILLIONS of Dollars are missing. Send them back to where they came from. It's OVER!" The message has triggered widespread fear among Somali immigrants and families in Minnesota, many of whom have lived in the United States for decades and built stable communities.
MOGADISHU — Concerns are growing among Somali intellectuals, civil society organizations, retired military officers, and democracy advocates that Somalia is entering a dangerous period of political instability marked by increasing militarization and shrinking space for democratic participation. The concerns come amid escalating confrontations in Mogadishu and reports of civilian casualties, displacement, and destruction resulting from recent clashes between government forces and opposition-aligned groups. Full Article
MOGADISHU, Somalia – As Somalia approaches planned demonstrations on June 4, concerns continue to grow over the state of human rights, freedom of expression, and civic space in the country. Full Article
Prominent Somali investigative journalist and philanthropist Dahir Abdulle Alasow has been honored with the prestigious Humanitarian of the Year 2026 Award, recognizing his growing humanitarian impact through the international charity organization Alasow Foundation. Full Article
MOGADISHU, Somalia — Turkey's growing political, military, and economic influence in Somalia is increasingly drawing attention across the Horn of Africa and Red Sea region as geopolitical competition intensifies between regional and international powers. Full Article
Somalia is facing a deepening humanitarian and political crisis following widespread forced evictions, deadly security operations, and escalating tensions between the federal government and opposition groups. Full Article
Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article
Former Intel official stripped from NISA membership Full Article
PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article
Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article
Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article
[Topnews:-]Hassan Geesey Wariye mise argagixiso qaabilsan shirqoolka Wariyeyaasha ?
Waagacusub.net - Dilaagii Wariyeyaasha Somalia Hassan Haji Hanafi ayaa markii ugu horeeysay kashifay in Hassan Ali Geesey ka tirsan yahay argagixisadda Al-Shabaab uuna gacan weyn ka geeystay dilalkii loo geeystay Wariyeyaal Soomaaliyeed sida Sheekh N