
Inkastoo wejigii hore ee codeeynta uu Radio Shabelle hogaaminaaye badnaanta codadka hadana intaan la gaarin halsaac waxaa durba xoogeeystay codadka ay bixinayaan taageerayaasha Radio Kulmiye.
Radio Kulmiye KNN ayaa hantay codad 874 cod halka Radio Shabelle helay codad dhan 800 .
Radio Goobjoog FM ayaa kaalinta seddexaad ciriirsaday isagoo helay cod dhan 271 .
Idaacadaha Mustaqbal iyo Radio Muqdisho ayaa safka dambe galay iyagoo helay 11 cod iyo 19 cod.
Dadka codeeynta ku laablaabtay ee laba jeer iyo ka badan codeeyay lama qaadan codeeyntooda wax ka badan hal cod oo kaliya.
Radio Dalsan iyo Radio Danan oo Muqdisho ka hoowlgala qof ka mida Codeeyaasha magacooda sooma qaadin oo tartanka hal cod kama helin.
Maamulka Radio Shabelle ayaa codsaday in wareegyadda 2-aad iyo kan 3-aad la qabto maalin cadeey xilli shacabka Muqdisho soo jeedaan.
Wareega labaad waxaa codeeyn kala baxa loo qaban doonaa Shabelle,Kulmiye iyo Goobjoog FM ,iyadoo wareega seddexaadna ay u gudbi doonaan labada Idaacadood ee hela codadka ugu badan.
Sikastaba ha ahaatee, Radio Kulmiye ayaa loogu hambalyeeyay guusha uu ka soo hooyay tartanka wejiga koowaad,waxaana taageerayaasha KNN laga sugayaa iney is adkeeyaan wareega labaad oo loo codeeyn doono maalinta Axadda [berrito} saacadu markeey tahay afarta galabnimo xilliga Muqdisho.
War lagu daabacay Radiodalsan oo xaqiiqdii la hubo in laga saari doono maadama ay Laaluush ku shaqeeyaan. Full Article
Daawo siyaasadii ugu ololaha badneed Xisbiga Wadani oo dhabarka xejisay Xisbigaas iyadoo dheeman ku tilmaamtay Xisbiga Kulmiye Full Article
Daawo Wariyeyaasha Tv-yadda u guuray RTN TV iyo Saxaafiyad caana oo ku biirtay Full Article
Dhageyso Fadeexo Taliyahii hore ee Nabadsugidda Tuuryare oo gurigii Radio Shabelle xoog ku degay iyo Sheekh Cariif oo xukun diiniya ku riday Full Article
Dhageyso Wariyaha Radio Kulmiye ee Galkacyo oo xaqiijiyay in la dilay Madaxii Zaadka Ciidanka Puntland Full Article
Dhageyso Warbixin xasaasiya oo Radio Shabelle baahiyay iyo shacabka Muqdisho oo si wadajira u codeeyay Full Article
Dhageyso Salaad Cali Jeelle oo akhriyay Warka Radio Kulmiye laakiin muxuu Garguurte ku sifeeyay ? Full Article
Daawo Oradyahankii guusha hantay oo Xukumaddii Ethiopia god dheer ku riday kadib markii RIO ka dhigay banaanbax Full Article
The International Federation of Journalists and its affiliate the National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has called on the authorities to immediately free the journalists and lift the ban on City FM, a radio station in the Middle Shabelle region. Full Article
Mogadishu, Somalia (Waagacusub.net ) —Minister of information for the Federal Government of Somalia Mohamed Abdi Hayir Maareye took editor of the state-run of Radio Mugdisho Mustaf War'adeye into custody on Monday. Full Article
MOGADISHU — Concerns are growing among Somali intellectuals, civil society organizations, retired military officers, and democracy advocates that Somalia is entering a dangerous period of political instability marked by increasing militarization and shrinking space for democratic participation. The concerns come amid escalating confrontations in Mogadishu and reports of civilian casualties, displacement, and destruction resulting from recent clashes between government forces and opposition-aligned groups.
Prominent Somali investigative journalist and philanthropist Dahir Abdulle Alasow has been honored with the prestigious Humanitarian of the Year 2026 Award, recognizing his growing humanitarian impact through the international charity organization Alasow Foundation.
Somalia is facing a deepening humanitarian and political crisis following widespread forced evictions, deadly security operations, and escalating tensions between the federal government and opposition groups.
The Federal Republic of Somalia has issued a strong diplomatic condemnation following an unauthorized visit by Israel's Minister of Foreign Affairs to Hargeisa, declaring the move a grave violation of Somalia's sovereignty, territorial integrity, and political unity.
Washington – U.S. President Donald Trump has announced the immediate cancellation of deportation protections for Somali nationals living in the state of Minnesota, sending shockwaves through one of the largest Somali diaspora communities in the world. In a strongly worded post shared online, President Trump stated: "Somali gangs are terrorizing the people of that great State, and BILLIONS of Dollars are missing. Send them back to where they came from. It's OVER!" The message has triggered widespread fear among Somali immigrants and families in Minnesota, many of whom have lived in the United States for decades and built stable communities.
MOGADISHU — Concerns are growing among Somali intellectuals, civil society organizations, retired military officers, and democracy advocates that Somalia is entering a dangerous period of political instability marked by increasing militarization and shrinking space for democratic participation. The concerns come amid escalating confrontations in Mogadishu and reports of civilian casualties, displacement, and destruction resulting from recent clashes between government forces and opposition-aligned groups. Full Article
MOGADISHU, Somalia – As Somalia approaches planned demonstrations on June 4, concerns continue to grow over the state of human rights, freedom of expression, and civic space in the country. Full Article
Prominent Somali investigative journalist and philanthropist Dahir Abdulle Alasow has been honored with the prestigious Humanitarian of the Year 2026 Award, recognizing his growing humanitarian impact through the international charity organization Alasow Foundation. Full Article
MOGADISHU, Somalia — Turkey's growing political, military, and economic influence in Somalia is increasingly drawing attention across the Horn of Africa and Red Sea region as geopolitical competition intensifies between regional and international powers. Full Article
Somalia is facing a deepening humanitarian and political crisis following widespread forced evictions, deadly security operations, and escalating tensions between the federal government and opposition groups. Full Article
Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article
Former Intel official stripped from NISA membership Full Article
PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article
Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article
Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article
Radio Kulmiye oo codeeyntii Horyaalka Idaacadaha ku hantay 74 cod ? -Wareega 1-aad.
Codeeyn ay ka qeybgaleen laba kun oo qof ayaa barta Facebook loogu codeeyay Idaacadda ugu shacbiyadda badan Muqdisho ee shacabka Soomaaliyeed ku tixan yihiin.