
Masuuliyiinta u dhashay beesha Harti Abgaal ee la rabay in lagu khaarijiyo Hotel Naasa hablood ayaa badankood Jowhar ka yimid,waxeeyna ka wada hadlayeen sidii soo dhaweeyn heer Qaran loogu sameeyn lahaay Musharax Shariif Sheekh Axmed oo Muqdisho ku wajahan qiyaastii 10 maalmood kadib.
Kulanka xasaasiga ee afurka waxaa sameeyay Raaxo Jiniqow oo nin u dhashay beesha Waceeysle qabo ,kuna jirtay gudiggii la kala diray ee doorashadda Qaranka ee Madaxweyne Garguurte magacaabay iyo Khadiijo Cosoble oo iyaduna horey uga tirsaneed guddiggaas.
Wasiiru dowlaha Maaliyadda Cabdullahi Maxamed Nur iyo Odayaal u dhashay Harti Abgaal ayaa la xaqiijiyay iney u tageen Madaxweyne Xasan iyagoo u sheegay ineysan aqbali karin inuu guddigga ku daro naag ay qabaan hasse yeeshee dheg jalaq uma siin warkooda,sida ay qaarkood u sheegeen Waagacusub.
Odayaasha,Siyaasiyiinta,aqoonyahanadda ay Raaxo Jiniqow iyo Khadiijo Cosoble casuumeen waxaa ka mid ahaay:-
Nabadoon Axmed Jowhar oo ah Agoonyar ,Harti Abgaal.
Nabadoon Cuunsheeye oo ah Agoonyar ,Harti Abgaal
Marwo Sahro Maxamed Amiin.
Marwo Shariifo Cadoow
Siyaasi Salaad Cali Jeelle.
Xogta kullanka gudiggaan ka shiraye habka soo dhaweeynta Musharax Shariif Sheekh Axmed ayaa la sheegay inuu bixiyay Agaasimaha Canshuuraha Berrigga Muxyadiin Xasan Juris oo u dhashay beesha Warsengeli Abgaal.
Muxyadiin Saabeey ayaa mudo dheer xiriir hoose la lahaay Al-Shabaab iyadoo la rumeeysan yahay inuu xiriirkaas soo biloowday xilliggii Abukar Cumar Cadaan .
Hotel-ka Naasa Hablood waxaa iska leh Xildhibaan Cabduqadir Cosoble oo ay siyaasadda ku kala tageen Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud kadib markii uu uga baxay ballanqaad ku saabsanaay inuu ka dhigi doono Madaxweynaha Hiiraan iyo Shabeeladda dhexe.
Madaxweyne Xasan Garguurte oo heshiiska nuucaasa la galay Xildhibaan Cosoble ayaa seddex bil ka hor wuxuu u sheegay iney Madaxweynenimadiisa ka hor timid Dowladda Ethiopia sidaas darteedna uu ku hoowlan yahay sidii uga qancin lahaay inuusan ku lug laheyn argagixisinimo.
Xildhibaan Cabduqadir Cosoble ayaa saaxiibadiis u sheegay inuu Garguurte ku yiri "Waxaan u tartamayaa Madaxweynaha Somalia haddii aad fulin weeysay ballantii aan wada galnay ka hor shirka Baydhabo”
Xildhibaan Cosoble , Milkiilaha Naasa hablood oo ah ganacsade maalgelin dhaqaale siin jiray Al-Shabaab ayaa eedeeynta Ethiopia kadib wuxuu joojiyay lacagtii Hotelkiisa bixin jiray ee Canshuur ahaanta loo siin jiray Al-Shabaab,wuxuuna dhinaca kale dhisay Derbiyadda ama Ciid Tuur difaac weyn ah.
Qaar ka mida shaqaalaha Hotel Naasa Hablood ayaa Waagacusub u sheegay iney Al-Shabaab telefoon kula soo hadleen maamulka Hotelka mudo laga joogo laba bil iyo bar ka hor,iyagoo weeydiiyay sababta ay difaacyadda adag ugu sameeyeen Hotelka hasse yeeshee waxaa loo sheegay inuu khilaaf siyaasadeed soo kala dhexgalay Madaxweyne Xasan Garguurte iyo Milkiilaha Hotelka Cabduqadir Cosoble”
Lamma huba iney run tahay laakiin qof ka tirsan hoowlwadeenadda Hotel Naasa hablood wuxuu Waagacusub u sheegay ineysan laba bilood bixin lacagtii Zakawaat-ka ee horey ay u siin jireen Al-Shabaab.
"Al-Shabaab waa laga joojiyay laagtij aan siin jirnay ee Canshuurta laakiin weerarkaan waxaan rumeeysanahay inuu ka dambeeyo Madaxweyne Xasan ,waxaana hubnaa inuu soo abaabulay Muxyadiin Juris oo rabay in Hotel-ka lagu dilo gudigga soo dhaweeynta Musharax Shariif Sheekh Axmed oo Aftur ku lahaay Hotelka laakiin malaha waxeey ka soo hordhaceen xilligii la qorsheeyay ama warbixin qaldan ayaa la siiyay oo Odayaashii Agoonyar waa ka maqnaayeen Hotel-ka” ayuu yiri nin ka mida shaqaalaha sare ee Hotel Naasahablood.
Saraakiil ka tirsan Hay'adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Somalia ayaa yiri"Waxaan rumeeysanahay inuu weeraradda Hoteladda wax weyn kala socdo Wasiirka Amniga laakiin kan weerarkaan Naasa hablood waxaa sahankiisa lahaay Muxyadiin Saabeey,waxaana fududeeyay Wasiir Abdirisaq Mohamed Omar oo Madaxweyne Xasan adeer u yahay"
Sikastaba ha ahaatee, Iskuma fiicna Agaasime Muxyadiin Juris iyo Xildhibaan Cosoble,waxaana la wada ogyahay inuu xiriir wanaagsan ka dhaxeeyo Damujadiid iyo Al-Shabaab.
By Dahir Alasow
Somalia: Al-Shabaab attacks hotel in Barawe Full Article
horde Full Article
Warar laga helayo ilo lagu kalsoonaan karo ayaa tibaaxaya in Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Saalax Axmed Jaamac uu ku guda jiro sidii uu magaca wasaarada ugu dhoofin lahaa dad marka uu ka qeyb galayo shirarka caalamiga ah. Full Article
HORDHAC Full Article
Waagacusub.net - Madaxweynaha ku meel gaarka ee Maamulka Jubaland Mr Axmed Madoobe ayaa ku hanjabay inuu xiriirka u jari doono Dowladda Somalia haddii aan Wasiirka Boostadda iyo Isgaarsiinta loo magacaabin Sarkaal ka tirsan Sirdoonka Ethiopia oo lagu magacaabo Mohamed Jama Mursal [Mr Geelle] Full Article
Waagacusub.net - Madaxweyne Farmaajo wuxuu shacabka Soomaaliyeed u sheegay balanqaadyo duuduub ah oo Saudi Arabia u ballanqaadeen Soomaaliya, Madaxweyne Farmaajo isagu maxuu u balan qaaday Sacuudiga? Warbixino la helay! Full Article
Xog hoose ayaan ka helnay kulankii dhax maray Todobaadkii Hore Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Shariif Sheekh Axmed kaas oo ahaa Mid Xasaasi ah loogana hadlay Arrimo la xiriira Soo magacaabista Ra'isul wasaaraha Dowlada Cusub. Full Article
hordhac Full Article
hordhac Full Article
Daawo xogtii Dahir Alasow 22 Augusto 2016 ku sii sheegay weerarka Village Hotel Bosaso oo argagixisadda gudaha u gashay dad badana ku xasuuqday Saakay Full Article
Addis Ababa, Ethiopia – In a move highlighting Ethiopia's growing focus on Gulf partnerships, Prime Minister Abiy Ahmed has appointed Ambassador Jamal Bakar, a senior diplomat from the Somali Regional State, as the country's new Ambassador to the United Arab Emirates (UAE).
By Dahir Alasow – Investigative Journalist, Waagacusub Media Mogadishu | Waagacusub.net | November 2025 A new political alliance is taking shape in Somalia as nine influential political figures — drawn from different parties, civic movements, and government backgrounds — have united under one banner known as the Union for National Dignity (Midowga Haybad Qaran). The coalition, announced through a joint press statement in Mogadishu, aims to create a unified political front capable of "restoring national cohesion, governance integrity, and public confidence in Somalia's democracy."
Tensions, celebrations, and disappointment have swept across Somali social media circles following the fiercely contested Minneapolis mayoral election, where the race took on deep clan and community undertones among the city's large Somali diaspora.
A new political era emerges in the Netherlands after a centrist victory led by Rob Jetten. Breda (Waagacusub.net) – The Netherlands' 2025 general election has reshaped the country's political landscape, with the liberal-centrist party Democrats 66 (D66) emerging as the clear winner. Led by Rob Jetten, D66 secured a decisive victory over far-right rival Geert Wilders and his Party for Freedom (PVV), whose support dropped sharply across the nation.
The Somali-led watchdog organization Solda Safety Network has filed a formal request with Swiss authorities to investigate Mohamed Mohamud, a Somali national living in Lausanne who is known on TikTok as "Khalid Mula."
A diplomatic rift has emerged between Kenya and Uganda — two key East African nations — following strong public remarks by Uganda's President Yoweri Museveni regarding maritime access and regional integration. Speaking at a public rally in late October, Museveni declared that "Uganda is going to enter the Indian Ocean via Kenya," a statement that raised alarms and triggered widespread debate over the implications for regional stability and sovereignty. Full Article
The Government of the United Kingdom has issued new guidance to its citizens regarding travel to Somalia, stating that British passport holders are now required to obtain an Electronic Visa (E-Visa) prior to traveling to Mogadishu or any other part of Somalia. According to the advisory, E-Visas are mandatory for all travelers heading to Mogadishu, and even those transiting through or traveling to Hargeisa may be asked to present an entry visa at departure points. Full Article
Hobyo, Galmudug The long-anticipated construction of Hobyo Port has officially commenced, marking a major step forward for trade, investment, and maritime infrastructure in Galmudug State and Somalia at large. The project is being executed by a prominent Turkish construction company, whose team of experienced engineers has arrived in Hobyo to oversee and lead the implementation of the port development. Full Article
Hobyo, Mudug The Minister of Commerce of the Galmudug State Government, Abdi Jama Keyse, arrived today in the coastal city of Hobyo, Mudug region. His visit is part of ongoing efforts to strengthen trade and economic development in the region, particularly around the strategic Hobyo Port. Full Article
London – November 15, 2025 BBC World Service has failed to fully comply with three demands issued by former U.S. President Donald Trump, following allegations that the broadcaster's Panorama program distorted a 2021 speech and damaged his public image. According to Trump's legal team, the three conditions were: Full Article
Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article
Former Intel official stripped from NISA membership Full Article
PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article
Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article
Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article
[SirCulus:-] Bartilmaameedka weerarkii Hotel Naasahablood - Gudiggii soo dhaweeynta Shariif Axmed ?
Waagacusub.net - Weerarka lagu qaaday Hotel Naasa Hablood Muqdisho ayaa la sheegay inuu wejiyo badan lahaay hasse yeeshee bartilmaameedka ugu weyn wuxuu ahaay in lagu khaarijiyo Odayaal dhaqameedyo ,Siyaasiyiin,Aqoonyahano u dhashay beesha Harti Abga