
Qodobadda lagu heshiiyay waxaa ka mida:-
1- Inuu burburiyo ama wiiqo awoodda Hay’adda Sirdoonka Puntland ee PIA.
2- Inuu Ciidanka Melleterigga Puntland kala diro ama burburiyo hab farsameeysan
3-Inuu Xabsiyadda Puntland ka sii daayo Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab oo ku xirnaay.
Baaris Warbaahinta Waagacusub sameeysay ayaa durba lagu xaqiijiyay inuu Madaxweyne Gaas Xabsiga ka sii daayay ugu yaraan shan Sarkaal oo Al-Shabaab ka tirsan uuna ka mid yahay Maxamed Cismaan Axmed Sahal oo ka mid ahaay raggii ka qeyb qaatay dilkii Sheekh Cabduqadir Nur Faarax .
Sarkaalka dilaaga uu sii daayay Cabdiweli Gaas oo u dhashay Majeerteen Ciise Maxamuud ayaa ku xukunaa Xabsi daa-in.Waxaan halkaan hoose ku lifaaqnay warqadii uu ku sii daaye ee Cafis Madaxweyne ?

Dhinaca kale, Wuxuu Madaxweynaha Puntland kula heshiiyay ineysan bartilmaameedsan mudada uu joogo Puntland,isagoo u gudbiyay liis ay ku qoran yihiin shaqsiyaad si gaara ugu xiran.
Madaxweyne Gaas wuxuu Al-Shabaab kula heshiiyay iney u fuliyaan hoowlgalo u gaara sida khaarijinta shaqsiyaadka dhaliilsan hab maamulkiisa .
Saraakiil ka tirsan Sirdoonka ayaa sheegay in qaraxii lagu weeraray UN-ka 20-kii April 2015 uu ahaay shaqo gudaha laga qabtay ama Inside Job waxa loo yaqaan taas oo Saraakiisha maamulka ay ku lug lahaayeen.
Qaraxii 2-aad ee Dowladda Puntland ku lug laheyd ayaa lagu dilay Agaasimaha Maaliyadda gobolka Mudug allaha u naxariistee Gaadayare.
Madaxweyne Gaas ayaa heshiiskaas kadib Xabsiyadda ka sii daaye dhawr Sarkaal oo ka tirsan Al-Shabaab kuwaas oo markii la sii daayay u soo hanjabay Madaxweynahii hore ee Puntland Cabdiraxman Faroole oo ahaay ninkii horey u xiray.
Heshiiska Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas iyo Saraakiisha sare ee Al-Shabaab dhexmaray waxaa u kala metelayay.
Dhinaca Cabdiweli Gaas waxaa metelaaye.
1- Xersi Aduunyo oo ahaay Milkiilahii Shirkadda Hubaal ,ahaana ninka Shidaalka siiya Madaxtooyadda Puntland. una dhashay Cumar Maxamuud, Reer Cabdulle.
2- Iimaam Cabdiwahab Maxamuud Gurey oo ah La taliyaha Madaxweyne Gaas. una dhashay Cumar , Reer Adan.
3- Cabdirashiid Qodhob oo ah taliyaha Ciidanka Madaxtooyadda Puntland una dhashay , Cumar Reer Khalaf.
Dhinaca Al-Shabaab waxaa heshiiska u metelay :-
1-Sheekh Cabdi Salaan Maxamed Khaliif oo u dhashay Cumar Maxamuud , Reer Mahad.
2- Sheekh Cabdiraxmaan Yusuf oo u dhashay Beesha Direed.
Mogadishu – Somalia's Military Court has officially begun the trial of a senior al-Shabaab official, in a case that is being viewed as one of the most significant legal proceedings against the militant group in recent years. Full Article
The First Grade Court of Mudug Region in Gaalkacyo has issued an order mandating the immediate court appearance of two defendants: Hodan Maxamud Diiriye (34) and Cabdicaasiis Nuur Xaashi Calas (65). Both individuals are accused in a case filed by complainant Marxuumad Saabiriin Saylaan Cabdille Wees & DPL and her family. Full Article
Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article
But Al-Shabaab derives the bulk of its funding for its operations from taxing business people and most lucrative companies in Mogadishu and control of most businesses in rural Somalia. 51 -Over the years, the terrorist group has established a well-structured and oiled taxation infrastructure supported by courts, road tolls, and loyal revenue payers. At the edge of the knife, the group's operatives demands that all business people and companies pay tax to its agents. Full Article
Al-Shabaab is more than just a terrorist group. In 2011, its annual revenue was in the region of $70–100 million per year. In 2018, the President of the Somali Chamber of Commerce and Industry (SCCI) confirmed that Al-Shabaab collected an estimated $20 million dollars from South Somalia alone. Full Article
"Hormuud pays an estimated $200,000 every month to the Al-Shabaab", said a former head of Amniyat and now a top official of Somali government intelligence agency tracking Al-Shabaab movements. Full Article
Former Al-Shabaab deputy leader to seek elected office Full Article
Puntland president sacks officials after deadly attack on presidential guard Full Article
Somalia: Al-Shabaab attacks hotel in Barawe Full Article
Washington – U.S. President Donald Trump has announced the immediate cancellation of deportation protections for Somali nationals living in the state of Minnesota, sending shockwaves through one of the largest Somali diaspora communities in the world. In a strongly worded post shared online, President Trump stated: "Somali gangs are terrorizing the people of that great State, and BILLIONS of Dollars are missing. Send them back to where they came from. It's OVER!" The message has triggered widespread fear among Somali immigrants and families in Minnesota, many of whom have lived in the United States for decades and built stable communities.
By Dahir Abdulle Alasow – Investigative Sports Journalist Amsterdam – 18 November 2025 =The Dutch national football team is celebrating a historic achievement after officially qualifying for the FIFA World Cup 2026 with a dominant 4–0 victory over Lithuania in Amsterdam on Monday night.
Addis Ababa, Ethiopia – In a move highlighting Ethiopia's growing focus on Gulf partnerships, Prime Minister Abiy Ahmed has appointed Ambassador Jamal Bakar, a senior diplomat from the Somali Regional State, as the country's new Ambassador to the United Arab Emirates (UAE).
By Dahir Alasow – Investigative Journalist, Waagacusub Media Mogadishu | Waagacusub.net | November 2025 A new political alliance is taking shape in Somalia as nine influential political figures — drawn from different parties, civic movements, and government backgrounds — have united under one banner known as the Union for National Dignity (Midowga Haybad Qaran). The coalition, announced through a joint press statement in Mogadishu, aims to create a unified political front capable of "restoring national cohesion, governance integrity, and public confidence in Somalia's democracy."
Tensions, celebrations, and disappointment have swept across Somali social media circles following the fiercely contested Minneapolis mayoral election, where the race took on deep clan and community undertones among the city's large Somali diaspora.
Waagacusub.net – An Israeli military officer identified as Thomas Adzegaouskas, who reportedly took his own life last week, left behind a disturbing suicide note describing severe psychological trauma he claims began after the events of October 7th, 2023, according to Israel's Haaretz newspaper. Full Article
Somalia's Foreign Minister Abdisalam Omer Dhaay has quickly become one of the most promising and effective young diplomats to emerge in recent years. In a political landscape too often dominated by internal disputes and inconsistent foreign policy, Dhaay stands out for his professionalism, clarity, and modern diplomatic approach. Full Article
Waagacusub.net - Somali-British boxing champion Ramla Ali has revealed that the United States government denied her entry into the country, preventing her from participating in a major match scheduled for 19 December. Full Article
Waagacusub.net - The security landscape of the Horn of Africa has entered a new and alarming chapter after the government of Israel — for the first time in history — publicly pointed to Somalia as a "growing strategic threat" to its national security. Full Article
Mogadishu — The Alasow Foundation has delivered emergency food aid to 100 vulnerable families in the Somali capital, strengthening ongoing efforts to support low-income households struggling with rising living costs. Full Article
Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article
Former Intel official stripped from NISA membership Full Article
PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article
Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article
Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article
[Sir xasaasiya:] Madaxweynaha Puntland oo heshiis hoose la galay Al-Shabaab ?
Waagacusub.net - Heshiiska dhexmaray Madaxweyne Gaas iyo Al-Shabaab oo ay ka shaqeeyeen ganacsato iyo Wadaado reer Puntland ah waxaa lagu gaaray qodobo xasaasiya oo leeysla lafa guray intii u dhaxeeysay December 2014 ilaa May 2015.