HEADLINES:

Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda Mahad Salad oo kaga qeybgalaya Qaahira shirka Wasiirada Arrimaha Dibadda Carabta

2
Sunday March 09, 2014 - 02:38:40 in Daily News by Super Admin
  • Visits: 8289
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda Mahad Salad oo kaga qeybgalaya Qaahira shirka Wasiirada Arrimaha Dibadda Carabta

    Wafdi uu hogaaminayo Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Mahad Mohamed Salad ayaa maanta u ambabaxay Magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar , halkaasi oo uu ka furmi doono Shirka Wasiirada Arrimaha Dibadda kulankiisa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wafdi uu hogaaminayo Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Mahad Mohamed Salad ayaa maanta u ambabaxay Magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar , halkaasi oo uu ka furmi doono Shirka Wasiirada Arrimaha Dibadda kulankiisa caadiga ah ee 141-aad oo loogu gogol xaarayo Shir madaxeedka Wadamada Carabta .

Shirkani oo furmi doona maalinta Axadda ah oo ku beegan March 09 ,socon doonana muddo laba cisho ,ayaa waxaa Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Mahad Mohamed Salad uu ka jeedin doonaa khudbad uu kaga hadli doono horumarada amni iyo siyaasad ee dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku tallaabsatay iyo baahida loo qabo tababar iyo qalabeyn loo sameeyo ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya , iyadoo  dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku dhiiri gelineyso wadamada Carabta sare u qaadida heerka matalidda diblomaasiyadeed iyo dib u furista Safaaradihii ay ku lahaayeen Caasimadda Muqdisho ee ku xirmay qaran burburkii iyo dagaalkii sokeeye ee dalka ka dhacay.


Wasiirada Arrimaha dibadda Carabta ayaa kulankooda kaga doodi doona arrimaha siyaasadda,ammaanka iyo bulshada ,waxa ayna gogol xaar u yihiin Shir madaxeedka Boqorada iyo hogaamiyaasha carbeed ay iskugu imaan doonaan March 25-26 , Magaalada Kuwait ee Caasimadda wadanka Kuwait .


Shirka Wasiirada Arrimaha dibadda carabta ayaa waxaa ka horeyn doona fadhiga ergada joogtada ee wadamada carabta ,kaasi oo ka soconaya magaalada Qaahira maalmaha March 5-6 , waxa ayna kaga doodayaan arrimaha siyaasadda iyo ammaanka , oo ay ku jirto xaaladaha wadamada Soomaaliya , Palestine iyo Syria .


Xafiiska Qeybta Warbaahinta iyo Xiriirka Bulshada ee Wasaaradda
Section of Press and Public Relations
 
Follow us on Twitter and Connect to our Facebook page
https://www.twitter.com/ mofasomalia
https://www.facebook.com/mofa. somalia

Share on Social Media

Topnews:- Akhri Liiska isku shaandheeynta Wasiiradda cusub iyo kuwa xilalka waayey qabiiladooda ?

Warbaahinta Waagacusub ayaa heshay tiro Wasiiro ah oo seefta xilka qaadista haleeshay iyo kuwa cusub ee lagu bedelay xilalka laga qaaday ,waxeeyna kala yihiin sidaan inta la xaqiijiyay. Full Article

 

Topnews:- Wasiir ku kacay tilaabo geesinimo leh iyo tacadigii Flydubai

Waxaa qoray Cali Hassan (Cali Mareexaan), Wasiirka Howlaha Guud ee Somaliland. Full Article

 

Topnews:- Baarlamaanka Somalia oo maanta shaqadda ka eryi doona Wasiir Xoosh kadib markii ?

Waagacusub.net - Wasiirka Dastuurka Federalka Somalia Abuukaate Cabdi Xoosh ayaa shalay ka dhoofay Muqdisho isagoo diiday inuu hortago baarlamaanka Somalia oo su'aalo rabay iney weeydiiyaan. Full Article

 

Wasiir Beyle oo Saxaafadda uga warbixiyey 60-kii maalmood wixii u qabsoomay

Muqdisho, 31, May, 2017….Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa shir jara'id ku qabtay xarunta Wasaarada, wuxuuna uga hadlay horumarada ay Wasaaraddu samaysay 60-kii casho ee u danbaysay sida: kordhinta dakhliga, qaadashada mushaaro joogta ah, isbadalo lagu sameeyey shaqaalaha ka howl gala Dekeda iyo garoonka iyo horumarada dowladu ay ka samaysay cafinta daymaha dalka lagu leeyahay. Full Article

 

Ra'iisul Wasaare Ku Xigeenka oo la kulmay Guddiga Arrimaha Badda.

Muqdisho, 2017-05-31.....Ra'iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guleed ayaa la kulmay Guddiga Arrimaha Badaha, waxana warbixino ku saabsan xaaladda aminiga, kheyraadka iyo maamulka Badda laga dhageystay Wasaaradaha Kaluumeysiga & Kheyraadka Badda iyo Wasaaradda Dekedaha & Gaadiidka Badda. Full Article

 

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Saalax Axmed Jaamac oo Isximbaar ku lug yeeshay

Warar laga helayo ilo lagu kalsoonaan karo ayaa tibaaxaya in Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Saalax Axmed Jaamac uu ku guda jiro sidii uu magaca wasaarada ugu dhoofin lahaa dad marka uu ka qeyb galayo shirarka caalamiga ah. Full Article

 

Akhri Liiska Wasiiradda cusub magacyadooda iyo qabiiladda

Waagacusub Media waxeey idiin soo gudbineysaa Liiska Wasiiradda cusub ee loogu magacdaray Liitayaasha beelaha Soomaaliyeed, magacyadooda iyo qabiiladda. Full Article

 

[Topnews:-] Wasiiru Dowlaha Madaxtooyadda Somalia oo fadeexadaha Farmaajo iyo qiyaanooyinkiisa kashifay

Wasiiru dowlaha Madaxtooyadda Somalia Xildhibaan Mahad Salaad oo si geesinimo leh u garbaashay Farmaajo iyo fadeexadda hareeyay ,isagoo sheegay in Xildhibaanaduna sugayaan dhamaantood Wasiiro oo aysan kaba hadli karin xadgudubyadda sii kordhaya. Full Article

 

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Somalia:War to Defeat Al Shabab Militarily

President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government.

Somalia:$17 million external support has not been channeled through the country's single treasury account

Waagacusub.net -Auditor General Mohamed Ali alias Afgoi has exposed missing millions of dollars from key departments within the Federal Government of Somalia [FGS], in what could raise questions about government expenditures. In his report, Afgoi said 25 entities and three embassies have been audited. Unsupported expenditure amounts to $9M; contracts worth $31M not registered with auditor general's office, the existence of unauthorized bank accounts outside the Treasury Single Account.

Al-qaida Share ,IBS bank Somalia launches Visa Card Payment

Waagacusub.net - IBS Bank Somalia, which is believed to have the largest amount of money, Al-Qaeda Finance Secretary Fazul Abdallah from Comoros has started issuing Visa Card Payments for the first time. Al-Shabaab's finance secretary confirmed that Mohamed Ali Warsame had $ 157 million in cash, according to Khalif Ereg, who was later bribed with $ 2 million.

UGANDA: New Cabinet Members and Ministers of State

I hereby inform the country that By virtue of the Authority given to the President of Uganda by Articles: 108(2), 108A(1), 113(1) and 114(1) of the 1995 Constitution of the Republic of Uganda, I hereby appoint H.E. the Vice President, Rt. Hon. Prime Minister, Honourable Cabinet Ministers and other Ministers as indicated below:

Journalists barred from covering Somali leaders' meeting

The Associated Somali Journalists is deeply concerned that journalists were today barred from covering the meeting of the leaders of the Federal Government of Somalia and Federal Member States (FMSs) as well as the Governor and Mayor of Mogadishu.

Somalia's leader mourns death of Namibia president

Waagacusub.net - Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday mourned the death of Namibia President Hage G. Geingob and sent condolences to the government of the African country. Full Article

 

Somalia's ex-president warns of risk of 'political crisis' over plans to overhaul constitution

Waagacusub.net - Somalia's former President Mohamed Abdullahi Farmajo on Monday warned of the risk of political crisis over plans by the incumbent President Hassan Sheikh Mohamud to overhaul the constitution. Full Article

 

Egyptian President says will protect Somalia against anz threat

Waagacusub.net - Egyptian President Abdel Fattah el-Sissi said his country will protect Somalia against any threat in what can be described as an indirect response to recent Ethiopia's move to access the seaport of Somaliland. Full Article

 

Egypt Condemns Suicide Bomber Attack in Somalia

Egypt on Tuesday condemned a suicide bomber attack in Somalia that killed at least 20 soldiers. The attack took place at a training camp in the Somali capital, Mogadishu, on Monday. The al-Shabab terrorist group claimed responsibility. Full Article

 

Somalia:War to Defeat Al Shabab Militarily

President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article