Amarkii Ay Somaliland Hore Ugu Mamnuucday Baasaaboor Soomaaliga Oo Ay Dawladda Federaalku Soomaliya Ku Bedeshay Kuwo Qiimahoodu $3000 Yahay
Hargeysa-Kadib Go’aankii ay xukuumadda Somaliland dalkeeda kaga mamnuucday Baasaaboorka Electronic-ga ah ee Soomaaliya oo hore ay dawladda federaalka ahi si dadban ugu bixin jirtay Somaliland gudaheeda ayaa markii ay ku dhawaaqday in aan Somaliland lagu bixin Karin baasaaboor Soomaali ah oo ku suntan in magaallooyinka dalka laga bixiyey waxaa ay dawladda federaalka ah ee Soomaaliya bilowday tallaabo hor leh oo ay ku socodsiinayso muunad kale oo kamid ah baasaaboorradeeda. Warar xogogaal ah iyo baadhitaanno uu wargeyska HUBAAL ugu dhabo galay baasaaboorkan ayaa daboolka ka qaaday in haatan Somaliland gudaheeda lagu bixiyo Baasaaboorka midabkiisu casaanka yahay ee loogu talo galay dublamaasiyiinta oo kaliya, baasaaboorkaas oo cidda sidata ama qaadata ay xurmo gaar ah u helayso dhaqdhaaqooda sida madaarrada oo aan haba yaraatee qofka baasaaboorka dublamaasiga ah sita wax baadhitaanno ah lagu samaynayn, isla markaana uu caalamka meel kasta u duulli karo.
Baasaaboorkan ayaa ilo wareedyadu tibaaxeen in tan iyo dabayaaqaddii bishii barakaysnayd ee Ramadaan ee inna dhaaftay laga bixinayay magaallada Hargeysa gudaheeda iyada oo si raad gadasho leh ay dawladda Soomaaliya ugu soo wakiillatay socodsiinta baasaaboorkan qaar kamid ah shaqsiyaadkii hore qarsoodiga Hargeysa ugu bixin jiray baasaaboorka shacbiga, kuwaas oo haatan ku sugan magaallada Hargeysa.
BAasaaboorkan ayaa ilo wareedyadu ay qiimaha lagu qaadanayo ku tilmaameen lacag qadarkeedu gaadhayo Saddex kun oo dollar, qiimahaas oo bedelkiisa uu baasaaboorku kaga duwanaaanayo kuwii hore ixtiraam gaar ah oo qofka sitaa uu ka helyo dalalka uu u dhoofayo iyo madaarrada uu ka degayoba. Labadii bilood ee u dembeeyey ayaa warku intaa ku daray in uu six awli ah u socday qaadashada baasaaboorkani iyada oo ay qaateen dad kala duwan oo isugu jira siyaasiyiin reer Somaliland ah, ganacsato, madax dhaqameed iyo qaybo kale oo bulshada ka mid ah. Qaar kamid ah dadka aqoonyahanka ah ee u dhuun daloola siyaasadda laga leeyahay baasaaboorkan ay soomaaliya ku dhex qaybinayo Hargeysa gudaheeda ayaa kadigay cidhib xumada uu qarannimada Somaliland iyo qaddiyada gooni isu taaggeedaba ku yeellan karo haddii aan dawladda Somaliland tallaabo degdeg ah ka qaadin.
Mid kamid ah dadka xogogaalka ah ee Wargeyska HUBAAL uga xog warramay dhibaatooyinka uu horseedayo baasaaboorkani ayaa isaga oo ka gaabsaday in uu magaciisa xuso waxaa sheegay in uu ka war qabo in baasaaboorkan dublamaasigu baabi’inayo dawladnimadii Somaliland haddii aan xukuumaddu tallaabo ka qaadin oo aan la joojin "Baasaaboorkan case e la bilaabay waa dublamaasi oo waa uu ka duwan yahay kii madoobaa ee shacabku qaadanayay, run ahaanna waxaa uu kani si toos ah u baabiinayaa dawladnimadi iyo dalnimadii Somaliland, waayo markasta oo uu kordho cadadka Hargeysa gudaheeda laga siinayo oo ee loogu qorayo in Hargeysa laga bixiyey waxaa ay dhibaato ku tahay wixii aynu dhisaynay” sidaa ayuu yidhi muwaadinkani, waxaanu intaa ku daray in qofka sitaa uu madaarrada meel kasta marayo oo aan la baadhayn shuruudda keliya ee qaadashadiisa lagu xidhayaana ay tahay inuu wax ka yaqaanno siyaasadda ama ay wax uga bilaaban yihiiin. " Siyaasiyiintii baa qaadanaya oo salaadiintii baa la siiyey, oo baayac mushatari reer Somaliland ah baa sita, haddii ay laba kun oo ruux gaadhaan dadka Hargeysa ka qaatay ee laga diiwaangeliyey magacyadooda baasaaboorku waxaa ay gebi ahaanba u quus g oynaysaa dawladnimadii, markaa waxaan xukuumadda Somaliland iyo cidii ku shaqo leh oo Imigirayshanku ugu horreeyo ugu baaqayaa in ay hoos u soo eegaan waxan dalka gudihiisii ka socda.
Dhinaca kale mar xalay uu Wargeyska HUBAAL khadka telefoonka kula xidhiidhay Nin lagu Magacaabo Asad Axmed Faarax oo Hargeysa ku sugan si aanu wax uga weydiinno amuuro ay ilo wareedyadu ku xidhiidhiyeen in uu door shariif ah ka ciyaarayo bixinta iyo samaynta baasaaboorkan uu dawlada Soomaaliya wakiil dadban uga yahay Somaliland, ayaa dhinac iskaga leexiyey ku lug lahaanshaha arrintan isaga oo ka dhawrsaday in uu wax tafaasiil ah ka bixiyo warbixinaha ku xidhiidhinaya arrintan "Walaallo anigu wax lug ah kuma lihi waxaas aad sheegayo” ayuu si kooban ugaga jawaabay su’aal uu wargeyska HUBAAL ka weydiiyey baasaaboorrada Soomaaliyeed ee dalka laga bixiyo iyo wararka ku xidhiidhiyey, intaas ka dibna waa uu dhigay telefoonka.
Geesta Kale ilo wareedyo aanu ka helnay ku dhawaad 55 qof oo laqa qaaday lacagtii isla maraana Aaaminsan in la siinaayo Baasaboorka Diplomatic-ga ah ee Soomaliya kaasi oo si dhibyar loogu dhoofi karo, ayaa waxa ay sheegeen in aanay wali heli baasaboorkii Xafiisyadii lacagta lagaga qaadayna ay kuwo Guur-guura Oo Si qarsoodiya u shaqeeya lakiin ay naawilayaan madaama dad badan oo iyaga ka horeeyay ay heleen Isla markaana ay mareen sifahan qarsoodiga ah ee iyagana hada la mariyey.
Guntii iyo Gaba-gabadii Dhawaan ayuunbay ahayd markii labadalay Taliyiihii Xafiiska Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaliya Gernaal Gaafaw Maxamuud Cabdilaahi Oo Mudada dheer Maamulaayay Xafiiskaasi Isla Markaasna Marar Badan Sheegay in ay xafiisyo ku leeyihiin Gobolada Waqooyi Gaar ahaan Hargeysa, Hase yeeshee Todobaadkii La soo dhaafay ayaa Masuul Cusub loo Magacawday Xafiiska Socdaalka iyo Jinsiyadaha Dawlada Federaalka Soomaliya Kaasi oo aan La Gararanayn Talaabada uu Ka Qaadi Doono Arrimaha Noocaasiya.
Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud and Jubaland leader Ahmed Madobe, previously allies in the nation's political landscape, now find themselves on the brink of war after a divisive National Consultative Council meeting revealed profound rifts, prompting both sides to mobilize for a possible showdown. Full Article
In July 2009, Mahad Ibrahim Hamarow kidnapped French officers Denis Allex and another officer who escaped from the Sahafi Hotel in Mogadishu and then joined Al Shabaab. In the same year, he fled to Kenya, this was confirmed by Hizbul Islam Spokesman Mr Aydarus. - In 2010, Mahad Hamarow went to South Africa for migration, that's how we found out in the investigation, we were also told by Mohamed Isse and his brother Somaney who lives in Johannesburg South Africa. Full Article
Waagacusub.net - Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday mourned the death of Namibia President Hage G. Geingob and sent condolences to the government of the African country. Full Article
Waagacusub.net - Somalia's former President Mohamed Abdullahi Farmajo on Monday warned of the risk of political crisis over plans by the incumbent President Hassan Sheikh Mohamud to overhaul the constitution. Full Article
Waagacusub.net - Egyptian President Abdel Fattah el-Sissi said his country will protect Somalia against any threat in what can be described as an indirect response to recent Ethiopia's move to access the seaport of Somaliland. Full Article
Egypt on Tuesday condemned a suicide bomber attack in Somalia that killed at least 20 soldiers. The attack took place at a training camp in the Somali capital, Mogadishu, on Monday. The al-Shabab terrorist group claimed responsibility. Full Article
President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government. Full Article
Waagacusub.net -Auditor General Mohamed Ali alias Afgoi has exposed missing millions of dollars from key departments within the Federal Government of Somalia [FGS], in what could raise questions about government expenditures. In his report, Afgoi said 25 entities and three embassies have been audited. Unsupported expenditure amounts to $9M; contracts worth $31M not registered with auditor general's office, the existence of unauthorized bank accounts outside the Treasury Single Account. Full Article
Waagacusub.net - IBS Bank Somalia, which is believed to have the largest amount of money, Al-Qaeda Finance Secretary Fazul Abdallah from Comoros has started issuing Visa Card Payments for the first time. Al-Shabaab's finance secretary confirmed that Mohamed Ali Warsame had $ 157 million in cash, according to Khalif Ereg, who was later bribed with $ 2 million. Full Article
Waagacusub.net - Somalia displayed a lot of pluck but were left ruing their luck as Oman advanced to the main draw of the FIFA Arab Cup with a 2-1 win Sunday evening. The Omanis scored twice in the first half of the lively game at the Sheikh Jassim Bin Hamad Stadium before Somalia pulled one pack nine minutes after the break. Full Article
Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud and Jubaland leader Ahmed Madobe, previously allies in the nation's political landscape, now find themselves on the brink of war after a divisive National Consultative Council meeting revealed profound rifts, prompting both sides to mobilize for a possible showdown.
In July 2009, Mahad Ibrahim Hamarow kidnapped French officers Denis Allex and another officer who escaped from the Sahafi Hotel in Mogadishu and then joined Al Shabaab. In the same year, he fled to Kenya, this was confirmed by Hizbul Islam Spokesman Mr Aydarus. - In 2010, Mahad Hamarow went to South Africa for migration, that's how we found out in the investigation, we were also told by Mohamed Isse and his brother Somaney who lives in Johannesburg South Africa.
President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government.
Waagacusub.net -Auditor General Mohamed Ali alias Afgoi has exposed missing millions of dollars from key departments within the Federal Government of Somalia [FGS], in what could raise questions about government expenditures. In his report, Afgoi said 25 entities and three embassies have been audited. Unsupported expenditure amounts to $9M; contracts worth $31M not registered with auditor general's office, the existence of unauthorized bank accounts outside the Treasury Single Account.
Waagacusub.net - IBS Bank Somalia, which is believed to have the largest amount of money, Al-Qaeda Finance Secretary Fazul Abdallah from Comoros has started issuing Visa Card Payments for the first time. Al-Shabaab's finance secretary confirmed that Mohamed Ali Warsame had $ 157 million in cash, according to Khalif Ereg, who was later bribed with $ 2 million.
Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud and Jubaland leader Ahmed Madobe, previously allies in the nation's political landscape, now find themselves on the brink of war after a divisive National Consultative Council meeting revealed profound rifts, prompting both sides to mobilize for a possible showdown. Full Article
In July 2009, Mahad Ibrahim Hamarow kidnapped French officers Denis Allex and another officer who escaped from the Sahafi Hotel in Mogadishu and then joined Al Shabaab. In the same year, he fled to Kenya, this was confirmed by Hizbul Islam Spokesman Mr Aydarus. - In 2010, Mahad Hamarow went to South Africa for migration, that's how we found out in the investigation, we were also told by Mohamed Isse and his brother Somaney who lives in Johannesburg South Africa. Full Article
Galmudug State is not just the geographic heart of Somalia but the quintessential soul of the Somali nation. Within Galmudug, all the major Somali clan lineages- the Hawiye, Dir, Darood and Madhibaan are represented. No other Somali region or state is home to such diverse and influential clans with such extensive historical significance in Somalia as found in the Galmudug territory. Economically, Galmudug in 2024 is set to be the first location for the offshore oil and gas that the Somali Federal Government in partnership with the Houston-based American company, Coastline Exploration have commenced work on off the Hobyo coast since 2021. Full Article
Waagacusub.net - Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday mourned the death of Namibia President Hage G. Geingob and sent condolences to the government of the African country. Full Article
Waagacusub.net - Somalia's former President Mohamed Abdullahi Farmajo on Monday warned of the risk of political crisis over plans by the incumbent President Hassan Sheikh Mohamud to overhaul the constitution. Full Article
Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article
Former Intel official stripped from NISA membership Full Article
PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article
Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article
Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article
[Topnews:-] Dowladda Somalia oo Hargeysa u dirtay Wakiil bixiya Baasabooradda diblomasiga oo qiimahoodu gaaray seddex kun oo dollar ?
SIR CULUS Dawladda Fedaraalka Soomaaliya Oo Somaliland U Soo Dirtay Wakiillo Dadban Oo Hargeysa Gudaheeda Ku Bixiya Baasaaboorro Dublamaasi Ah?