Muqtaar Xasan Yaroow oo ka mid ahaay Musharaaxiinta u taagna qabashada Xubinta Aqalka Hoose ee Beesha macalinweyne oo ka mid ah Digil iyo Mirifle ayaa saxaafada u sheegay in banaanka loogu saaray hoolka doorashada aay ka socotay..
Muqtaar ayaa sheegay in arintaasi aay ka danbeeyeen qaar ka mid ah wasiirada Koonfur Galbeed” iyo gudiga doorooshooyinka sida u hadalka u dhigay.
Hadaba Muqtaar ayaa la wadaagay Warbaahinta " warqado ergo u sheegay in aay ka mid yahiin qoyska Sheekh Shaacir Sheekh Maxamed sida wiilaal uu dhalay xaaskiisa oo ahaay shaqsiga la tarmayay oo uu sheegay in u ku soo darsaday iyo sido kale warqad muujinaysa siduu u buuxshay sharuudaha musharaxa loogu baahna.
Sidoo kale Musharaxa ayaa sheegay in aay jiraan ergo goobta yimid oo aan wax Codeeyn ah sameeyn balse howsha gacan taag oo kale laga dhigay Musharax Muqtaar waxaa sidoo kale loo geestay Jirtdil xoogan.
la soco Cadeeymo dheeraad ah Goor dhow Insha,allah
Hakaan ka dhagayso Waraysiga laga Qaaday Muqtaar
Hakaan ka dhagayso Waraysiga laga Qaaday Muqtaar
Wasaaracda shaqada ee dowlada federaalka ayaa noqotay meel uu hareeyay musuq maasuq ba'an. Tan iyo markii uu yimid Wasiir Saalax Axmed Jaamac ayaa waxaa soo wajahay wasaarada jahawareer dhaqaale iyo xatooyo lacageed. Full Article
Ra'isulwasaare Xasan Kheyre ayey magac xumo weyn ka soo gaartay nin ka tirsan Urur diimeedka Al Itixaad kaas oo lagu magacaabo Saciid Xuseen Ciid. Full Article
Waagacusub.net - Wariye Ismail Mukhtar Omar Oronjo oo ka tirsan Warbaahinta Qaranka ayeey Illaaladda Gud Aqalka Sare, C/xaashi ku jirdileen Albaabka Hoygiisa. Iyagoo wata Macawiso. Una muuqda Maleeshiyaad. Waxaana falkan uu meesha ka saarayaa Rajadii ay Wariyayaal badan uga fadhiyeen Masuuliyiintan oo loo arkayay Wadaniyiin ka fogaan kara Tacadiyadda Shacabka. Full Article
hordhac Full Article
Kooxda AlShabaab ayaa si lama filaan ah uga hadlay Doorashadii Madaxweyne Farmaajo, iyo Sababta ay shacabku ugu dabaal degeen. Full Article
Daawo Odayaashii Isaaqa oo baarlamaanka isku dhex garaacay iyo xiisad ka taagan Hargeysa Full Article
Musharaxii xilka Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Cali Xaaji Warsame oo looga guuleystay doorashada ayaa eedeyn u jeediyay madaxda maamul goboleedka Puntland. Full Article
hordhac Full Article
Daawo Musharaxiinta oo ku dhawaaqay iney codka ugu wada shubayaan Musharaxii ugu cod bata dhamaantood wareega 1-aad Full Article
Daawo Live khudbadii Cumar Xalweyste oo socota iyo Farmaajo oo ku xigi doona ? Full Article
President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government.
Waagacusub.net -Auditor General Mohamed Ali alias Afgoi has exposed missing millions of dollars from key departments within the Federal Government of Somalia [FGS], in what could raise questions about government expenditures. In his report, Afgoi said 25 entities and three embassies have been audited. Unsupported expenditure amounts to $9M; contracts worth $31M not registered with auditor general's office, the existence of unauthorized bank accounts outside the Treasury Single Account.
Waagacusub.net - IBS Bank Somalia, which is believed to have the largest amount of money, Al-Qaeda Finance Secretary Fazul Abdallah from Comoros has started issuing Visa Card Payments for the first time. Al-Shabaab's finance secretary confirmed that Mohamed Ali Warsame had $ 157 million in cash, according to Khalif Ereg, who was later bribed with $ 2 million.
I hereby inform the country that By virtue of the Authority given to the President of Uganda by Articles: 108(2), 108A(1), 113(1) and 114(1) of the 1995 Constitution of the Republic of Uganda, I hereby appoint H.E. the Vice President, Rt. Hon. Prime Minister, Honourable Cabinet Ministers and other Ministers as indicated below:
The Associated Somali Journalists is deeply concerned that journalists were today barred from covering the meeting of the leaders of the Federal Government of Somalia and Federal Member States (FMSs) as well as the Governor and Mayor of Mogadishu.
Galmudug State is not just the geographic heart of Somalia but the quintessential soul of the Somali nation. Within Galmudug, all the major Somali clan lineages- the Hawiye, Dir, Darood and Madhibaan are represented. No other Somali region or state is home to such diverse and influential clans with such extensive historical significance in Somalia as found in the Galmudug territory. Economically, Galmudug in 2024 is set to be the first location for the offshore oil and gas that the Somali Federal Government in partnership with the Houston-based American company, Coastline Exploration have commenced work on off the Hobyo coast since 2021. Full Article
Waagacusub.net - Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday mourned the death of Namibia President Hage G. Geingob and sent condolences to the government of the African country. Full Article
Waagacusub.net - Somalia's former President Mohamed Abdullahi Farmajo on Monday warned of the risk of political crisis over plans by the incumbent President Hassan Sheikh Mohamud to overhaul the constitution. Full Article
Waagacusub.net - Egyptian President Abdel Fattah el-Sissi said his country will protect Somalia against any threat in what can be described as an indirect response to recent Ethiopia's move to access the seaport of Somaliland. Full Article
Egypt on Tuesday condemned a suicide bomber attack in Somalia that killed at least 20 soldiers. The attack took place at a training camp in the Somali capital, Mogadishu, on Monday. The al-Shabab terrorist group claimed responsibility. Full Article
Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article
Former Intel official stripped from NISA membership Full Article
PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article
Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article
Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article
[DHAGEYSO:]Musuq Maasuq Hareeyay Doorashada Aqalka Hoose iyo Musharaxiin la garaacay CADEYMO
Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG Ah ee Koonfur Galbeed Soomaaliya" waxaa ka socda doorashada Aqalka Hoose ayado oo aay sidaas jirto ayaa waxaa soo badanaya musharaxinta ka cabanaya habka wax loo maamulayo.