HEADLINES:

[Topnews:-] Halkee gaaray musuqmaasuqa Somalia afar sano kadib doorashadii Madaxweyne Garguurte ?

0
Tuesday November 22, 2016 - 06:20:43 in Articles by Super Admin
  • Visits: 9413
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 5
  • 5 0
  • Share via Social Media

    [Topnews:-] Halkee gaaray musuqmaasuqa Somalia afar sano kadib doorashadii Madaxweyne Garguurte ?

    Afar sano kadib halkee Madaxweyne Xasan Sheekh gaarsiiyay Jamhuuriyadda Somalia ? muxuu qabtay ? maxaase lagu xasuusan doonaa dhinaca musuqmaasuqa ? Akhri qormadaan dheer ?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Afar sano kadib halkee Madaxweyne Xasan Sheekh gaarsiiyay Jamhuuriyadda Somalia ? muxuu qabtay ? maxaase lagu xasuusan doonaa dhinaca musuqmaasuqa ? Akhri qormadaan dheer ?

 Beesha Caalamka iyo Shacabka Soomaaliyeed waxaa argagax iyo filan waa ku noqday  musuqmaasuq gaaray heerkii ugu xumaay Somalia kaas oo kooxda Damujadiid ee Madaxweyne Xasan Garguurte ugu dhiirateen iney iska xareeystaan ergo iyo odayaal dhaqameedyo been abuura kuwaas oo codeeyn lagu tilmaamay shimbirayahoow heesa ugu codeeyay shaqsiyaadka Urur diimeedka Damujadiid horbooda iyo kuwa u nacamleeya ee ku tiirsan.

Hay’adda daahfurnaata caalamigga ah (Transparency International) waxay ku qeexday Musuqmaasuq in uu yahay "Ku takrifalka xil laguugu aaminay oo aad danno gaar ah ku fushatay” Waxaanna loo qaybiyaa musuqmaasuq wayn, mid yar iyo mid siyaasada ah, waxayna ku xiran tahay lacagta la kala qaatay iyo halka uu ka dhacay.

Musuqa wayn waa kan marin habaabiya islamarkaana wiiqa dawladnimadda iyadoo ay madaxda sare ee dawlada ka macaashaan hantida qaranka. Musuqa yar waan kan saraakiisha hoose ama dhexe ee dawladda ay xilka lagu aaminay ku takri falaan kagana danaystaan falagalinta maalinlaha ah ee ay muwaadiniinta la yeeshaan, sida xarumaha caafimaadka, iskuulada, booliska iyohay’adaha kale ee dawlig ah. Halka uu musuqa siyaasadeed ka yahay in awooda siyaasadeed iyo hantida qaran loo adeegsado iyo xukunka, dhaqaalaha iyo maqaamka bulsho lagu ilaashado .

Isbahaysiga Xisbiyadda siyaasadeed wuxuu isagoo kaashanaya hay’add Marqaatisameeyey baaritaan la xirira Musuqmaasuqa, dhaca iyo boobka dalka ka jira, kaasoo magaca dawladda lagu sameeyey. Waxaan dadwaynaha Soomaaliyeed u soo bandhigayaa xog horudhac ah oo la xariirta noocyada, xarumaha iyo hay’adahamusuqmaasuqa ku kaca, iyadoo mudo aan fogayn gudaheed Magac-dhabid iyo Canbaarayn "Name and Shame” ku samayn doonaa magacyadda dadka , iyo shirkadaha musuqmaasuqa ku hawlan.

Musuqmaasuqa Dhulka: Dawladdii dhexe ee Soomaaliya waxay ahay dawlad hanti wadaag ah oo dawladdu gacanta ku hayso inta badan hantida dalka. Ku dhowaad 1/3 hantida ma guurtada ah iyo dhismayaasha muuqa leh waxay ahaayeen kuwo dawladda milkigeeda ah. Dawladihii KMG ahaa marna ma taaban hantidii dawladda. Laakiin markii KMG gaarkii laga baxay dawladda haatan jirta waxay ku dhaqaaqday xeelado cusub oo ay ku xalaalaysanayso hantii dawladdu page1image20920page1image21088page1image21256page1image21424

1 -lahayd. Xeeladahaas waxaa ka mid " Waa laga maarmay” " Waa la liis gareeyeyama la ijaaray ”. Dhulalka Tuulo Xaaraan, Airport-ka, Asluubta, Duurjoogta, Barxaddii Sayidka, Jardiinooyinkii magaalada, guryihii dawladda ee badda ku teedsanaa, xerooyinkii ciidamada iwm waxaa loo qaybiyey masuuliyiin dawladeed, oo qaarkood dib u sii iibsaday ayagoo doonaya in ay tartanka xildhibaanada ku galaan. Waxaa kaloo jira in Hoteeladii SYL, Curuba, Juba, Kuraaja Dala Suud, wakaaladdii filimiada, iskuuladii, Carwadii, xaruntii xisbiga, guryihii bangaariyada, Kaalimadii Shidaalka iwm la sheegay in la ijaaray oo dad lacago lagu qaraaba-kiilay.

Musuqa Canshuuraha: Canshuurihii dalka waxaa loo samaystay shirkado gaar ah oo lagula heeshiisay in ay canshuurta qaadaan saami naas nuujin ahna ka qaataan. Shirkadda Intifaac oo canshuurta Guryaha Muqdisho qaadda, Shirkadda MTN oo canshuurta sabra loogooyinka, ID caarada iwm qaadda. Ma jiro sharci canshuuraha oo baarlamaanku ansixiyey, mana jirto dabagal, la xisaabtan lagu sameeyo shirkadahaas. Waxaana jira in saamilayda shirkadahaas ay yihiin dad xiriir ganacsi, qaraabonimo la leh madaxda sare ee dalka.

Canshuuraha Adeega ( Service fees) Waxaa dalka laga abuuray shirkado gaar loo leeyahay oo inta badan ay qayb ka yihiin madaxda sare ee dawlada, dad ehel iyo qaraabo la ah iyo kuwa ganacsi shirkad kula ah oo lacago khidmo ah ka qaata dadwaynaha iyagoon wax adeeg ah siinin. Tusaale ahaan khidmadda lagu magacaabo Canshuurta barriga, Tarisimataalaha (Road Tax), Taargooyinka, Laysanka gawaarida, Fiisahayaasha, ID karaka iyo Baasaboorka. Dhamaantood wax sharci ah laguma bixin, mana soo marin tartan xalaal ah oo dadkaasi ku guulaysteen shaqadaas, ma bixiyaan wax khidmada ah oo la taaban karo, mana lala xisaabtamo.

Qandaraasyadda: Qandaraasyadda laguma bixiyo tartan hufan oo xalaal ah. Waxaa intooda badan lagu naasnuujiyaa dad xigto ah, shirko ganacsi ama dhaqaale looga bedeshay in qandaraasyada ay qaataan. Shirkadda ugu badan ee qandaraaska qaadata waa shirkadda Al-khayraad taasoo madaxweynuhu milkiilayaasheeda ka mid yahay. Alkhayraad waxay haysataa Qandaraaska Booliska iyo Nabadsugidda lagu siiyo raashinka & Shidaalka, Qandaraaska dhismaha guryaha iyo xarunta saadaasha hawada, qandaraaska dhismaha xabsiyadda dalka, qandaraaska madaxtooyada lagu dayactirayo, iyo qandaraasyo kale oo badan. Guddiga Maamulka Maaliyada ee ay dawladda iyo xubo heer caalami ah ku jiraan waxay dib u eegis ku sameeyeen 11 qandaraas oo waawayn oo ay soo jeediyeen in lagu noqdo sida loo bixiyey iyo dadka la siiyey, laakiin dheg jalaq looma siinin.

Musuqa Ganacsiga: Dekeda Muqdisho way xirdeen maalmihii la soo dhaafay iyadoo ay ganacsatadu ka cawdeen canshuur iyo khidmad kordhin, gaartay alaabta kasoo degta Boosaaso ee Jowhar timaada in ay ka raqiisan tahay tan Xamar timaada ee Jowhar la geeyo. Waxaa dekedda la keenay Shirkad Turki iyo Soomaali isla leeyihiin taasoo baaraysa tayada raashinka iyo dawada dalka timaada. Shirkadu ma haysato qalab ay wax ku baarto laakiin sanad ka dib markii ay khidmadda qaado ayey qalabka la imaanaysaa. Waxaa la sameeyey dekeda qalalan. Konteenar kasta ee ganacsi ee dekedda kasoo baxa waxaa qasab ah in la soo marsiiyo Dekeda Qalalan iyadoo laga qaadayo $300 taasoo ka dhigan midda adduunka ugu qaalisan. Waxaa sidoo kale la sameeyey Ayboorka qalalan oo la doonayo in $30 laga qaado

2 - Ruux kasta oo dalka ka dhoofayo, laguna baaro xarun ku taala jidka ayboorka inta uusan dhoofin, taasoo ayana qeyb ka noqoneysa naasanaha la nuujinayo dad xigta la ah madaxda dalka. Waxaan ka nabad-galin kooxahaan macaash doonka ah gaadiidka ay ugu yar tahay bajaajku oo si maalinle ah lacago aan ku xaroon bangiga laga qaato.

Musuqa Sahay Safar iyo Ciidanka Xooga dalka: Shirkad gaar loo leeyahay ayaa maamusha saadka ciidanka. Shirkadaas waxay Bangida Dhexe bishii ka qaadaa 1.5m hal milyan iyo bar doolar oo kaash ah. Ma jirto xisaab celin ama macaamil warqadeed (paper work) qarashayntaas la xariirta. Sahay Safar waa waxa ugu badan ee madaxda dalka ay lacagaha kaashka ah qasnada dawlada uga qaataan. Halkii safar madaxweynaha wuxuu qaataa 100k (Boqol kun oo doolar) halka uu RW ka qaato 40k (Afartan kun oo doolar) oo aysan jirin xisaab celin laga keeno.

Canshuur Dhaaf iyo Xatooyo Toos ah: Canshuur dhaaf waa xeelad dadka lagu dhaco. Si shirkadaha ganacsi ay canshuurta uga baxsadaan waxay ku soo qorayaan ganacsigooda in uu samafal yahay ama hanti dawladeed tahay. Waxay taas ku helayaan canshuur dhaaf, iyagoo laalush siinaya cidda arrinkaas u fududaysay. Lacagtii laga dhacay Bangiga Dhexe waxay soo ifbixisay in ay jiraan lacago si bareer ah khasanadda dawlada looga qaato. Waxaa kaloo jira in lacag kasta oo bangiga dhexe ka baxaysa khidmo soo bixin ah laga qaado.

Dhaca iyo boobka hantida guud iyo tan gaar ahaaneed waxey ka mid noqotey nolosha madaxda dalkeena, ayadoo wasiirada qaarkood, saraakiisha yar yar ciidamada iyo agaasime waaxyadeed ay dhisanayaan guryaha ugu dhaadheer, qaarkoodna ay leeyihiin ganacsiyo waaweyn, ayadoo aysan muuqan sharci iyo isla xisaabtan laga baqanayo, dhanka kalena aysan madax wax xisaabin karta oo ayagiiba ay yihiin gacmo kuwa wasaqlayaal. 

Share on Social Media

Somalia's leader mourns death of Namibia president

Waagacusub.net - Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday mourned the death of Namibia President Hage G. Geingob and sent condolences to the government of the African country. Full Article

 

Somalia's ex-president warns of risk of 'political crisis' over plans to overhaul constitution

Waagacusub.net - Somalia's former President Mohamed Abdullahi Farmajo on Monday warned of the risk of political crisis over plans by the incumbent President Hassan Sheikh Mohamud to overhaul the constitution. Full Article

 

Egyptian President says will protect Somalia against anz threat

Waagacusub.net - Egyptian President Abdel Fattah el-Sissi said his country will protect Somalia against any threat in what can be described as an indirect response to recent Ethiopia's move to access the seaport of Somaliland. Full Article

 

Egypt Condemns Suicide Bomber Attack in Somalia

Egypt on Tuesday condemned a suicide bomber attack in Somalia that killed at least 20 soldiers. The attack took place at a training camp in the Somali capital, Mogadishu, on Monday. The al-Shabab terrorist group claimed responsibility. Full Article

 

Somalia:War to Defeat Al Shabab Militarily

President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government. Full Article

 

Somalia:$17 million external support has not been channeled through the country's single treasury account

Waagacusub.net -Auditor General Mohamed Ali alias Afgoi has exposed missing millions of dollars from key departments within the Federal Government of Somalia [FGS], in what could raise questions about government expenditures. In his report, Afgoi said 25 entities and three embassies have been audited. Unsupported expenditure amounts to $9M; contracts worth $31M not registered with auditor general's office, the existence of unauthorized bank accounts outside the Treasury Single Account. Full Article

 

Al-qaida Share ,IBS bank Somalia launches Visa Card Payment

Waagacusub.net - IBS Bank Somalia, which is believed to have the largest amount of money, Al-Qaeda Finance Secretary Fazul Abdallah from Comoros has started issuing Visa Card Payments for the first time. Al-Shabaab's finance secretary confirmed that Mohamed Ali Warsame had $ 157 million in cash, according to Khalif Ereg, who was later bribed with $ 2 million. Full Article

 

Oman hold off plucky Somalia to make main draw

Waagacusub.net - Somalia displayed a lot of pluck but were left ruing their luck as Oman advanced to the main draw of the FIFA Arab Cup with a 2-1 win Sunday evening. The Omanis scored twice in the first half of the lively game at the Sheikh Jassim Bin Hamad Stadium before Somalia pulled one pack nine minutes after the break. Full Article

 

Kenya resumes its diplomatic mission in Somalia

Waagacusub.net - Kenyan ambassador to Somalia Lucas Tumbo has today arrived in Somali capital, Mogadishu barely a week the two countries agreed restore their diplomatic ties. Full Article

 

Several Killed in Mortar Shells Near Somalia President's Residence

Waagacusub.net - Several people were killed and a number of others wounded in mortar shells that struck targets near Somalia president's residence in the capital Mogadishu on Wednesday, local officials have confirmed. Full Article

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Somalia:War to Defeat Al Shabab Militarily

President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government.

Somalia:$17 million external support has not been channeled through the country's single treasury account

Waagacusub.net -Auditor General Mohamed Ali alias Afgoi has exposed missing millions of dollars from key departments within the Federal Government of Somalia [FGS], in what could raise questions about government expenditures. In his report, Afgoi said 25 entities and three embassies have been audited. Unsupported expenditure amounts to $9M; contracts worth $31M not registered with auditor general's office, the existence of unauthorized bank accounts outside the Treasury Single Account.

Al-qaida Share ,IBS bank Somalia launches Visa Card Payment

Waagacusub.net - IBS Bank Somalia, which is believed to have the largest amount of money, Al-Qaeda Finance Secretary Fazul Abdallah from Comoros has started issuing Visa Card Payments for the first time. Al-Shabaab's finance secretary confirmed that Mohamed Ali Warsame had $ 157 million in cash, according to Khalif Ereg, who was later bribed with $ 2 million.

UGANDA: New Cabinet Members and Ministers of State

I hereby inform the country that By virtue of the Authority given to the President of Uganda by Articles: 108(2), 108A(1), 113(1) and 114(1) of the 1995 Constitution of the Republic of Uganda, I hereby appoint H.E. the Vice President, Rt. Hon. Prime Minister, Honourable Cabinet Ministers and other Ministers as indicated below:

Journalists barred from covering Somali leaders' meeting

The Associated Somali Journalists is deeply concerned that journalists were today barred from covering the meeting of the leaders of the Federal Government of Somalia and Federal Member States (FMSs) as well as the Governor and Mayor of Mogadishu.

President Mahad Salaad: the Only Guarantor for Galmudug's Security and Prosperity

Galmudug State is not just the geographic heart of Somalia but the quintessential soul of the Somali nation. Within Galmudug, all the major Somali clan lineages- the Hawiye, Dir, Darood and Madhibaan are represented. No other Somali region or state is home to such diverse and influential clans with such extensive historical significance in Somalia as found in the Galmudug territory. Economically, Galmudug in 2024 is set to be the first location for the offshore oil and gas that the Somali Federal Government in partnership with the Houston-based American company, Coastline Exploration have commenced work on off the Hobyo coast since 2021. Full Article

 

Somalia's leader mourns death of Namibia president

Waagacusub.net - Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday mourned the death of Namibia President Hage G. Geingob and sent condolences to the government of the African country. Full Article

 

Somalia's ex-president warns of risk of 'political crisis' over plans to overhaul constitution

Waagacusub.net - Somalia's former President Mohamed Abdullahi Farmajo on Monday warned of the risk of political crisis over plans by the incumbent President Hassan Sheikh Mohamud to overhaul the constitution. Full Article

 

Egyptian President says will protect Somalia against anz threat

Waagacusub.net - Egyptian President Abdel Fattah el-Sissi said his country will protect Somalia against any threat in what can be described as an indirect response to recent Ethiopia's move to access the seaport of Somaliland. Full Article

 

Egypt Condemns Suicide Bomber Attack in Somalia

Egypt on Tuesday condemned a suicide bomber attack in Somalia that killed at least 20 soldiers. The attack took place at a training camp in the Somali capital, Mogadishu, on Monday. The al-Shabab terrorist group claimed responsibility. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article