
Madaxweyne Garguurte lacagaha uu dhaco wuxuu ku qarsan jiray Ganacsade Cadow Cali Gees laakiin markii dambe ayey dagaalameen isagoo Caddow Cali Gees sheegay inuu hadda ku leeyahay lacag dhan lix iyo toban Milyan oo dollar.
Qisadii qaraxa Daallo Airlines.
Cadow Cali Gees wuxuu gatay diyaarad Antanof 26 oo ah nuuca diyaaradahii Ruushka . diyaaradaas oo ay ku xiran yihiin 42 kursi. waxaana loo isticmaali jiray Xamuul ahaan.
Diyaaradaas waxeey ka mid aheyd kuwa aduunka laga joojiyay iney shaqeeyaan.
Diyaaraddii Ganacsade Cadow Cali Gees waxaa mamnuucay Maareeyahii Civil Aviation-ka Somalia Mr Cali Madoobe.
Ganacsade Cadow Cali Gees wuxuu go-aansaday inuu laayo nimankii heeystay Civil Avaition-ka Somalia, wuxuu ku guuleeystay inuu dilo Maareeyahii Cali Madoobe laakiin waa dhaawacmay.
"Dilka Cali Madoobe waxaa fuliyay Cabdiweli Macow oo ka amar qaadanaya Cadow Cali Gees” ayuu yiri Sarkaal ka tirsan Saraakiisha dimbi baarista Somalia,wuxuuna Sarkaalkaan codsaday inaan magaciisa la xigan.
"Wuxuu Cadow Cali Gees sidoo kale ku guuleeystay inuu dilo afar Sarkaal oo u shaqeeynaayey Civil Aviation-ka kuwaas oo lagu kala magacaabo, Maxamed Kadiye Jimcale , Abukar Cadaani, Maxamed Cabdi Haaruun, waxeeyna u kala dhasheen Isaaq,Sacad Habargidir ,Abgaal” sidaasi waxaa ku xog waramay MOhamed Nur oo ka tirsan Hay’adda Sirdoonka Somalia ee NISA .
Falkaas markii lagu khaarijiyay Saraakiishii ugu sareeysay Hay’adda Saadaasha hawadda ayey banaanatay Xaruntii Civil Avaition.
"Wiil uu abti u yahay Cadow Cali Gees oo lagu magacaabo Cabdi Waaxid ayuu ka keenay dibadda kadibna wuxuu geeyay Xafiiska Civil Aviation isagoo aan magacaawneeyn.
Wiilka oo Second Pilot ka ahaan jiray Jubba Airways wuxuu xogheyn uga dhigay Cabdiweli Macow” sidaas waxaa Waagacusub u sheegay Taliyahii hore ee laanta Socdaalka Somalia Jeneral Gaafow oo hadda ah Taliyaha Nabadsugidda iyo Sirdoonka Somalia.
Ninka lagu bedelay Cabdiwaaxid waxaa lagu magaacaabaa Cabdi Ashkir.
"Arrinkaas markeey dhacday oo ku guuleeystay ayuu Madaxweyne Xasan Garguurte ka soo qoray Warqadda ogolaanshaha inuu Cabdiwaaxid noqdo Maareeyaha Civil Avaition of Somalia” ayuu hadalkiisa ku deray Jeneral Gaafoow.
"Markii Cadow Cali Gees ku guuleeystay in wiilkii uu watay ee Cabdiwaaxid loo magacaabo Maareeyaha Saadaasha Hawadda Somalia ayuu u jeestay inuu wax ku yeesho diyaaradaha waaweyn ee Somalia ka shaqeeya” ayuu yiri Masuul ka tirsan hoowlwadeenadda Shirkad diyaaradeed ka shaqeeysa Somalia.
Xildhibaan Cadow Cali Gees oo lacag badan u heyn jiray Madaxweyne Xasan wuxuu gatay afar diyaaradood oo ay ka mid tahay tan Madaxweyne Garguurte lagu qaadi jiray ee nuuceedu yahay CRJ Jet.
"Cadow Cali Gees oo ku fikirayay inuu suuqa ka saaro Diyaaradaha waaweyn si uu jaanis u helo ayuu weerarkii Daallo Airlines u xilsaaay Cabdiweli Macoow”sidaas waxaa yiri Sarkaal ka mida Saraakiisha amaanka Garoonka diyaaradaha Muqdisho,sidoo kalena saaxiib dhaw la ahaay Cabdiweli Macow.
Cabdiweli Macow wuxuu ahaay madaxa amaanka ee Hay’adda Civil Aviation-ka garoonka Muqdisho laakiin wuxuu sidoo kale noqday ninkii fududeeyay weerarkii lagu qarxiyay diyaaradda Daallo Airlines iyadoo kaamiradda laga arkay isagoo Laptop qaraxyo lagu xiray u dhiibaya ninkii isku qarxiyay diyaaradda ee Abdisalam Boreh.
"Markii uu fashilmay weerarkii Daallo ayey FBI-da Mareykanka bilaabeen baaris la xiriirta YAA KA DAMBEEYAY WEERARKA HALKEESE KA YIMID" ?
FBI-da iyo CID-da Somalia waxeey ogaadeen in weerarkaas soo abaabulay Cadow Cali gees, markaas ayuu Madaxweyne Xasan amar Madaxweyne kula wareegay baarista kadibna waa joojiyay in baaristaas la wado” ayuu yiri taliye ku xigeenka Hay’adda dimbi baarista Somalia ee CID-da.
Dadkii loo xir xiray kiiskaas ayaa Maxkamadda la geeyay iyadoo aan waxba lagu cadeeyn maadama uu Madaxweynaha joojiyay baaritaankii weerarka.
Dadkii ku lug lahaay weerarka oo dhan waxaa lagu xukumay sanado iyo bilooyin halka ninkii kiiska hogaaminaayey Cabdiweli Macow lagu xukumay Xabsi daa-in si cafis Madaxweyne loogu sii daayo laakiin markii kiiska la ogaaday ayuu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ka meermeeray inuu cafis ku sii daayo Cabdiweli Macow sidii ballanta aheyd.
Lixda diyaaradood ayey Shirkad ku yihiin Cadow Cali Gees,Cabdiraxman Jawaanle iyo ninka Isaaq ee Xaruntiisu Hargeysa tahay
2 Voker 50 , mida jaadka qaada oo la dhaho JXJ.
Diyaarad Voker 50,la yiraa oo lixdaas ka mid aheyd waxaa iibsatay Jubba Airways waxeeyna mudo taalay garoonka iyadoo buufsan.
Diyaarad kale oo lixdaas ka mida Guriceel ayey ku dhacday,diyaarad kalena waxeey uga dhacday Jomma Kenyatta iyadoo Jaad wada.
Lixdaas diyaaradood ayuu Caddow Cali Gees iibsaday lixdii sano ee ugu dambeeysay.
Caddow Cali Gees Wakiilka u qaabilsan fulinta waxaa la yiraa Cabdiraxmaan Jawaanle,waa Majeerteen,Cumar Maxamuud Reer Xersi,waa ninka Shirkadda Isgaarsiinta Somafone leh.
Cabdiraxman Jawaanle wuxuu sidoo kale abaabulay weerarkii ugu dambeeyay ee Galkacyo ka dhacay ee ismiidaaminta ahaay lamana ogga ragaan waxeey dhibka heerkaan gaarsiisan u geeysanayaan” ayuu yiri nin ay aad isugu dhaw yihiin oo codsaday inaan magaciisa la xigan.
Waxaa qoray Cali Hassan (Cali Mareexaan), Wasiirka Howlaha Guud ee Somaliland. Full Article
Provide Adequate Housing for Homeless Refugees ? Police used violence and water cannons to evict a group of squatters, predominantly refugees, in Rome on August 24, 2017, Human Rights Watch said today. The Italian authorities should conduct a serious and transparent investigation into the use of force by police. Hundreds of people who had been living in the building on the Piazza Indipendenza urgently need alternative accommodation. Full Article
Ra'isulwasaare Xasan Kheyre ayey magac xumo weyn ka soo gaartay nin ka tirsan Urur diimeedka Al Itixaad kaas oo lagu magacaabo Saciid Xuseen Ciid. Full Article
Waagacusub.net - Admiral Maksimov oo ahaa taliyaha Ciidamadda Badda ee Ruushka qaybta Waqooyi oo warbixin sira ku kashifay in Ciidamada badda ee dunida ee ku qulqulayeey badda Somalia iyo gacanka carbeed iyagoo ku gabanayey la dagaalanka budhcad badeeda ,iyo argagixisada u arrinkaas ahaa Been abuur lagu daboolayey dilaac weeyn oo badda kala baray iyo God weyn oo albaab u eg oo ka furmay badda u dhaxaysa Somalia iyo Yemen . Full Article
Daawo Gudoomiye Jawaari oo si geesinimo iyo gobanimo leh u hadlay Full Article
Waagacusub.net - Madaxweyne Farmaajo wuxuu shacabka Soomaaliyeed u sheegay balanqaadyo duuduub ah oo Saudi Arabia u ballanqaadeen Soomaaliya, Madaxweyne Farmaajo isagu maxuu u balan qaaday Sacuudiga? Warbixino la helay! Full Article
Shirkadda Soma Oil and Gas ee fadhigeedu yahay dalka UK, ayaa u dhaqaaqday inay durba iska fogeyso Xasan Cali Kheyre, saacado kadib markii loo magacaabay ra'iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya. Full Article
Waagacusub.net - Baabuur qaraxyo lagu raray ayaa ku qarxay halka lagu magacaabo Kaawo Godeey oo ka tirsan Degmadda Wadajir ee Muqdisho. Full Article
Daawo Sir culus Farmaajo oo ku hanjabay inuu Somaliland Aakhiro u diri doono Full Article
Waagacusub.net - Waxaan halkaan Ku soo gudbinayaa arrin qatar ah oo ay sameeyeen Sirdoonka Ethiopia oo ah in ay heystaan isla markaana ay maamulaan Qaar ka mid ah kaamirooyin-ka (CCTV) ee ku xiran Xarunta (Villa Somalia) . Full Article
The Federal Republic of Somalia has issued a strong diplomatic condemnation following an unauthorized visit by Israel's Minister of Foreign Affairs to Hargeisa, declaring the move a grave violation of Somalia's sovereignty, territorial integrity, and political unity.
Washington – U.S. President Donald Trump has announced the immediate cancellation of deportation protections for Somali nationals living in the state of Minnesota, sending shockwaves through one of the largest Somali diaspora communities in the world. In a strongly worded post shared online, President Trump stated: "Somali gangs are terrorizing the people of that great State, and BILLIONS of Dollars are missing. Send them back to where they came from. It's OVER!" The message has triggered widespread fear among Somali immigrants and families in Minnesota, many of whom have lived in the United States for decades and built stable communities.
By Dahir Abdulle Alasow – Investigative Sports Journalist Amsterdam – 18 November 2025 =The Dutch national football team is celebrating a historic achievement after officially qualifying for the FIFA World Cup 2026 with a dominant 4–0 victory over Lithuania in Amsterdam on Monday night.
Addis Ababa, Ethiopia – In a move highlighting Ethiopia's growing focus on Gulf partnerships, Prime Minister Abiy Ahmed has appointed Ambassador Jamal Bakar, a senior diplomat from the Somali Regional State, as the country's new Ambassador to the United Arab Emirates (UAE).
By Dahir Alasow – Investigative Journalist, Waagacusub Media Mogadishu | Waagacusub.net | November 2025 A new political alliance is taking shape in Somalia as nine influential political figures — drawn from different parties, civic movements, and government backgrounds — have united under one banner known as the Union for National Dignity (Midowga Haybad Qaran). The coalition, announced through a joint press statement in Mogadishu, aims to create a unified political front capable of "restoring national cohesion, governance integrity, and public confidence in Somalia's democracy."
A new report by Human Rights Watch warns that civilians across the Horn and East Africa are facing escalating war crimes, widespread abuses, and shrinking civic space as governments and armed groups act with near-total impunity. In its World Report 2026, Human Rights Watch documents grave violations in Sudan, South Sudan, Ethiopia, Kenya, Tanzania, Uganda, Somalia, and other countries, where conflicts and political repression have severely undermined civilian protection, free expression, and democratic processes. Full Article
SOLDA Safety Network has submitted a comprehensive evidence-based report to the Government of Egypt detailing how Cairo has emerged as a key transit hub in human trafficking routes used to smuggle Somali migrants toward North Africa and Europe. According to the organization, the dossier contains testimonies, field intelligence, communication records, and documented trafficking patterns showing that Somali youth are routinely transported from Somalia to Egypt before being moved onward to Libya and other transit countries. Full Article
Minneapolis, Minnesota — Minneapolis police have identified and charged a 55-year-old man after he sprayed an unknown liquid at U.S. Representative Ilhan Omar during a public town hall meeting focused on immigration and federal enforcement policies. Full Article
Mogadishu, Somalia — An investigation by SOLDa Safety Network has uncovered a large-scale human smuggling network operating in Mogadishu, trafficking Somali youth through an organized system involving corrupt facilitators and international transit routes. According to SOLDa's findings, some senior Somali officials are allegedly linked to the trafficking network, having reached agreements with smuggling groups to enable the movement of victims and prevent arrests. Full Article
A Facebook photo posted by Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Cirro) has triggered widespread speculation among Somalis online, with claims that the President is preparing for an overseas trip — including rumours linking the visit to Israel. Open-source aviation assessment of the aircraft visible in the image indicates the helicopter is Swiss-registered, bearing registration HB-ZYI, and identified as a Bell 429 (B429) — a type commonly used for VIP charter and private rental services. The photo appears to have been taken on an airport apron, consistent with charter helicopter operations. While Switzerland is strongly indicated through the aircraft registration prefix HB, the exact airport location cannot be confirmed from the posted image alone. Additionally, claims circulating online suggesting Cirro has entered security "wanted lists" remain unverified and unsupported by official documentation. Full Article
Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article
Former Intel official stripped from NISA membership Full Article
PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article
Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article
Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article
[Sir culus] Qaraxii Daallo iyo Ganacsade Musharax Caddow Gees lugtuu ku lahaay ?
Waagacusub.net - Qaraxii Daallo Airlines waxaa ka dambeeyay NIn lagu magacaabo Cadow Cali Gees oo ah Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Somalia una dhashay Waceeysle Abgaal iyo nin la shaqeeya oo Isaaqa oo soo diray ninka is qarxiyay ee Cabdisalan B