HEADLINES:

Topnews:-Daawo Xoghayaha Xisbiga Madaxweyne Garguurte oo Hargeysa kula shiray Wasiirada Somaliland

2
Friday May 16, 2014 - 01:30:34 in Articles by Dahir Alasow
  • Visits: 7255
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Topnews:-Daawo Xoghayaha Xisbiga Madaxweyne Garguurte oo Hargeysa kula shiray Wasiirada Somaliland

    Xoghayaha guud ee Xisbiga PDP ahna Ergayga gaarkaa ee Madaxweyne Garguurte ayaa safaro qarsoodiya ku tegay Magaalooyinka Hargeysa iyo Somaliland sida ku cad muuqaalo iyo xog Warbaahinta Waagacusub heshay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xoghayaha guud ee Xisbiga PDP ahna Ergayga gaarkaa ee Madaxweyne Garguurte ayaa safaro qarsoodiya ku tegay Magaalooyinka Hargeysa iyo Somaliland sida ku cad muuqaalo iyo xog Warbaahinta Waagacusub heshay. Xoghayaha guud ee Xisbiga Talada Somalia hayo {PDP} Saadad Mohamed Ali ayaa Magaalada Hargeysa shirar qarsoodiya kula leh Wasiiro ka tirsan Maamulka Somaliland.

Lama oga Saadad Mohamed Ali iyo Wasiirada Somaliland waxay ka wada hadlayaan hasse yeeshee safarkiisa ayaa ku beegan xilli ila wareedyo muhiima xaqiijiyeen in Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Xersi Xaaji Cali socdaal qarsoodiya ku tegay Muqdisho.

Ergayga ka socda Xisbiga Peace and Development Party  wuxuu bishoo April safar ku tegay Garowe,wuxuuna halkaas kula kulmay Madaxweyne Cabdiwali Gaas.

Sida muuqato Somaliland waxay gashay heshiis qarsoodiya oo ay kaga laabatay qadiyadii hore looga mamnuucay in Siyaasiyiinta Dowladda Somalia ka tirsan booqan karaan degaanada maamulka Somaliland .

Saadad oo qabiil ahaan u dhashay beesha Raxanweyn wuxuu ka mid yahay Kaadiriinta sare ee Urur diimeedka Damujadiid.wuxuuna sidoo kale ka mid yahay Saraakiisha Nabadsugida Dowladda gaar ahaan guutada sida Amniyaadka u tababaran ee Ruuxaanta loo yaqaan.


Share on Social Media

Somaliland:Government Blocks Entry of Alternative Fibre Optic Cable

Waagacusub.com - The government of Somaliland denied that it had any advance information of a submarine fibre optic internet cable entering the country from Berbera. Full Article

 

Brussels Forum Does Not Concern Us, Somaliland President Says

Brussels Forum Does Not Concern Us, Somaliland President Says Full Article

 

Topnews:- Qatar iyo Taakulaynta Argagixisadda

Qatar Waa dawlad yar oo dadkeedu 300 oo kun yahay. Laakiin waxay leedahay dhaqaale aad u fara badan. Waxaa kaydkeeda dhaqaale lagu qiyaasaa 300 oo bilyan oo dollar. Waxay leedahay Gaas Dabiiciga kan labaad ee Aduunka ugu badan marka laga tago Ruushka. Sanadkii 1995 ayaa talada dalka waxaa Afganbi kula wareegay Sheekh Xamad oo ah odayga dhalay Amiirka hataan xilka haya ee Sheekh Tamim Bin Xamad. Sheekh Xamad wuxuu dalkiisa u jeexay siyaasad ka duwan siyaasadaha dawladaha kale ee Khaliijka. Si uu saamayn ugu yeesho loona maqlo magaca dalkiisa aadka u yar ee Qatar wuxuu ka hawl galay siyaasad labo dhinac ah. Full Article

 

[Daawo Video CCTV] Fadeexadii doorashadii Gudoonka Wakiiladda Somaliland oo la helay

Daawo Video CCTV Fadeexadii doorashadii Gudoonka Wakiiladda Somaliland oo la helay Full Article

 

Somaliland releases the arrested journalist in Hargeisa on bail.

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) welcomes the release of Journalist Omar Hassan Ali Known as Omar Serbia who has been arrested in Hargeisa, Somaliland since on Saturday 7, July 2017. Full Article

 

Cadaalada Madaxweyne Farmaajo? Dilkii Siraaji iyo Xukunka toogashadda Askari Caydiid

Ugu horeyn Alle ha u naxariisto Siraaji. Waxanan halkan ku cadeynayaa in aan ka xumaaday dhacdadaa lagu waayey wiilka da'da yaraa ee mustaqbalka fiican lahaa. Full Article

 

MUDANE MADAXWEYNE SOOMAALIYA XAGEE U SOCOTAA?! Maqaal uu qoray Xildhibaan caana

Waxaan halkaan idinkugu soo gudbinayaa maqaal aan ugu talo galay inaan ku iftiimiyo qayb kamid ah qaladaadka joogtada ah ee qaar kamid ah Madaxda Qaranku ka galayaan Dalkii iyo Dadkii ay mas'uuliyada uhayeen. Si loo saxo, Dowladuna aysan dhumin kalsoonidii Shacabka Soomaaliyeed u muujiyeen Doorashadii Madaxweynaha, Magacaabistii Ra'iisul Wasaaraha iyo Dhismihii Xukuumada. Kalsoonidaas oo hadii aan la'dabo qaban ay suurtogal tahay in ay noqoto LA MOOD NOQONSE WEYDAY! Full Article

 

AFEX Denounces Two-Year Jail Sentence of Independent Journalist in Somaliland

April 11, 2017: The African Freedom of Expression Exchange (AFEX) joins its member, the National Union of Somali Journalists (NUSOJ) to strongly condemn the sentencing of independent journalist, Abdimalik Muse Oldon to two years in prison by the Marodi Jeeh Regional Court in Somaliland's capital Hargeisa. Full Article

 

Somalia:"flagrant violation of free expression" after sentencing of an independent journalist in Somaliland

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has strongly condemned a court verdict against independent journalist Abdimalik Muse Oldon in Somaliland's capital Hargeisa who was today sentenced to two (2) years of prison. Full Article

 

Video Somaliland authorities detain an independent journalist .

Nusoj.org - Journalist Abdilmalik Musse Oldon was today arrested upon arrival at Hargeisa Airport by Somaliland authorities, and he is being detained Crimes Investigations Department. Full Article

 

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Somalia:War to Defeat Al Shabab Militarily

President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government.

Somalia:$17 million external support has not been channeled through the country's single treasury account

Waagacusub.net -Auditor General Mohamed Ali alias Afgoi has exposed missing millions of dollars from key departments within the Federal Government of Somalia [FGS], in what could raise questions about government expenditures. In his report, Afgoi said 25 entities and three embassies have been audited. Unsupported expenditure amounts to $9M; contracts worth $31M not registered with auditor general's office, the existence of unauthorized bank accounts outside the Treasury Single Account.

Al-qaida Share ,IBS bank Somalia launches Visa Card Payment

Waagacusub.net - IBS Bank Somalia, which is believed to have the largest amount of money, Al-Qaeda Finance Secretary Fazul Abdallah from Comoros has started issuing Visa Card Payments for the first time. Al-Shabaab's finance secretary confirmed that Mohamed Ali Warsame had $ 157 million in cash, according to Khalif Ereg, who was later bribed with $ 2 million.

UGANDA: New Cabinet Members and Ministers of State

I hereby inform the country that By virtue of the Authority given to the President of Uganda by Articles: 108(2), 108A(1), 113(1) and 114(1) of the 1995 Constitution of the Republic of Uganda, I hereby appoint H.E. the Vice President, Rt. Hon. Prime Minister, Honourable Cabinet Ministers and other Ministers as indicated below:

Journalists barred from covering Somali leaders' meeting

The Associated Somali Journalists is deeply concerned that journalists were today barred from covering the meeting of the leaders of the Federal Government of Somalia and Federal Member States (FMSs) as well as the Governor and Mayor of Mogadishu.

Somalia's leader mourns death of Namibia president

Waagacusub.net - Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday mourned the death of Namibia President Hage G. Geingob and sent condolences to the government of the African country. Full Article

 

Somalia's ex-president warns of risk of 'political crisis' over plans to overhaul constitution

Waagacusub.net - Somalia's former President Mohamed Abdullahi Farmajo on Monday warned of the risk of political crisis over plans by the incumbent President Hassan Sheikh Mohamud to overhaul the constitution. Full Article

 

Egyptian President says will protect Somalia against anz threat

Waagacusub.net - Egyptian President Abdel Fattah el-Sissi said his country will protect Somalia against any threat in what can be described as an indirect response to recent Ethiopia's move to access the seaport of Somaliland. Full Article

 

Egypt Condemns Suicide Bomber Attack in Somalia

Egypt on Tuesday condemned a suicide bomber attack in Somalia that killed at least 20 soldiers. The attack took place at a training camp in the Somali capital, Mogadishu, on Monday. The al-Shabab terrorist group claimed responsibility. Full Article

 

Somalia:War to Defeat Al Shabab Militarily

President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article