
HIV waa firus ku nool dhiigga iyo dhecaanada kale ee ku jira jirka. In dheecaankaan laga wareejiyo hal qof loona wareejiyo qof kale waxay sababi kartaa cudur. HIV waxaa lagu faafin karaa saddax siyaabo oo muhiim ah – xariirka galmada, kala qaadashada cirbadaha, iyo hooyada oo gudbisa cunugga inta ay xaamilada tahay, ama naas nuujinta.
Dheecaanka la ogsoon yahay in laga helo qiyaas badan oo HIV ah waxaa ka mid ah:
- Dhiigga Dhecaanka siilka
- Biyaha ragga Dhecaanka dabada
- Caanaha naaska
- Qiyaas yar oo HIV ah waxaa laga helay
- ilinta, cantuufta, iyo kaadida, laakin
- dhecaanadaan LAGUMA arkin in ay
- faafiyaan cudurka HIV.
HIV LAGUMA arkin dhididka aadanaha.
Waxaa dhici karto in shaqaalaha xanaanada caafimaadka la kulmaan dhecaano kale oo ku jira jirka laguna arko qiyaas badan oo HIV ah, sida:
- Dhecaanka Amniotic – laga helo saxarada waqtiyada uurka
- Dhecaanka Cerebrospinal – laga helo maskaxda iyo laf dhabarka
- Dhecaanka Synovial – laga helo meesha xibnaha lafaha iska galaan
Sidee ayay HIV ugu faaftaa dhecaanka jirka?
Saddax siyaabo waweyn ayay HIV ugu faaftaa jirka:
- Xariirka galmada
- Uurka, dhalmada cunugga ama naas nuujinta
- Cirbadaha loo adeegsado mukhadaraadka
Inta ay socoto galmada – HIV wuxuu ku faafaa derbiyada siilka, guska, dabada, ama afka. Marka la sameeyo galmada siilka, afka, ama dabada, waxaa dhici karto in derbiyada meelahaan soo gaaro dhaawac,taasoo u ogolaneyso HIVda gasho dhiigga qofka. Badanaa, dhaawacaan lama ogaado.
Cudurada laga qaado galmada (STDyada) sida "chlarmydia” iyo jabtada, waxay sababaan in jajab yaryar ku yimaado derbigasiilka, afka, dabada, iyo guska. Tan waxay HIVda u ogolaataa in ay gasho dhiigga.
Marka la soo qaado cudurada STD kuwasoo keena nabaro furan (sida cununka "herbes” ama sfiilatada), HIVda waxay ka geli kartaa nabarada.
Waqtiyada uurka, dhalmada cunugga (marka cunugga ka soo baxaayo hoosta dhalmada), ama naas nuujinta – HIV waxay ku faaftaa cudurka ku jira dhiigga ama caanaha la nuugo. (Tan waxaa loo yaqaan gudbinta hooyada-ilaa-cunugga).
Natiijada ka dhallata marka mukhadaraadka loo adeegsado cirbadaha
– HIV waxay ku faaftaa marka la wadaago cirbadaha iyo "hawlaha” (tusaale kariyaha,qaadada, daboolka dhallada, filtarada suufka,biyaha) ee ku wasaaqoobi kara dhiigga cudurka qaba.
AAD ayay u yar tahay in HIV ku faafto:
- Marka qofka lagu shubo dhiig cudur qaba.
- Shaqada (badanaa shaqaalaha xanaanada caafimaadka ee xariir la sameeya dhiig cudur qaba ama dhecaano kale).
Marka xibin jirka lagu talaalo qof Hubso in aad jawaab u heshid su’aalaha aad ka qabtid HIV/AIDS.
N.B Waaxdaada xanaanada caafimaadka dadweynaha iyo bixiyahaada xanaanada caafimaadka ayaa ku siin kara kaalmo.

Waxaa idiin soo gudbiyay
Abdullahi hashi farah
Somalia is facing a deepening humanitarian and political crisis following widespread forced evictions, deadly security operations, and escalating tensions between the federal government and opposition groups.
The Federal Republic of Somalia has issued a strong diplomatic condemnation following an unauthorized visit by Israel's Minister of Foreign Affairs to Hargeisa, declaring the move a grave violation of Somalia's sovereignty, territorial integrity, and political unity.
Washington – U.S. President Donald Trump has announced the immediate cancellation of deportation protections for Somali nationals living in the state of Minnesota, sending shockwaves through one of the largest Somali diaspora communities in the world. In a strongly worded post shared online, President Trump stated: "Somali gangs are terrorizing the people of that great State, and BILLIONS of Dollars are missing. Send them back to where they came from. It's OVER!" The message has triggered widespread fear among Somali immigrants and families in Minnesota, many of whom have lived in the United States for decades and built stable communities.
By Dahir Abdulle Alasow – Investigative Sports Journalist Amsterdam – 18 November 2025 =The Dutch national football team is celebrating a historic achievement after officially qualifying for the FIFA World Cup 2026 with a dominant 4–0 victory over Lithuania in Amsterdam on Monday night.
Addis Ababa, Ethiopia – In a move highlighting Ethiopia's growing focus on Gulf partnerships, Prime Minister Abiy Ahmed has appointed Ambassador Jamal Bakar, a senior diplomat from the Somali Regional State, as the country's new Ambassador to the United Arab Emirates (UAE).
MOGADISHU, Somalia — Turkey's growing political, military, and economic influence in Somalia is increasingly drawing attention across the Horn of Africa and Red Sea region as geopolitical competition intensifies between regional and international powers. Full Article
Somalia is facing a deepening humanitarian and political crisis following widespread forced evictions, deadly security operations, and escalating tensions between the federal government and opposition groups. Full Article
MOGADISHU, Somalia — Somalia's Defense Minister Ahmed Moalim Fiqi has sparked outrage after issuing strong threats against opposition leaders planning anti-government demonstrations in Mogadishu, warning that security forces would respond forcefully to any protests challenging the federal government. Full Article
The Associated Somali Journalists (ASOJ) has expressed concern over what it describes as growing pressure, intimidation, and suppression targeting independent media and freedom of expression in Somalia. Full Article
MOGADISHU, SOMALIA — Turkey is increasingly emerging as the dominant foreign diplomatic force in Somalia following the failure of political talks previously supported by the United States, the United Kingdom, and international partners, highlighting a major shift in influence inside Somalia's political landscape. Full Article
Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article
Former Intel official stripped from NISA membership Full Article
PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article
Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article
Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article
Sida aad u qaadid HIV/AIDS ?
Waagacusub.net - Maxay yahiin dhecaanka jirka ee laga helo HIV?