
Ciyaarta sida weyn loo sugaya ee Netherlands iyo Argentin u dhaxeysa waxay su-aali ka taagan tahay sideey ka yeeli doonaan Boqorka Holland iyo Marwadiisa maadama ay Maxima tahay gabadh u dhalatay Argentina.
Waa sheeko xiiso badan oo Warbaahinta Caalamka badankood ka aamusan yihiin hasse yeeshee waxaa hubaala inay Marwada Boqorka lebisan doonto dharka Orange ee astaanta Xulka Netherland laakiin dhinaca kale waxay Xeeldheerayaashu qabaan inay laabta kala jiro doonto Xulka Qaranka Argentina.
Sheekada Labaad ee la yaabka badan waxay noqon doontaa hadii ay Finalka iskugu tagaan Netherlands iyo Germany maxaa yeelay Boqorka Holland waa nin ka soo jeeda Jarmalka oo boqortooyada kala wareegay hooyadii.
Tani waxaan uga jeedaa hadii Holland ka badiso Argentin waxay Germany iyo Netherlands ku hardamayaan koobka sidaasi darteed waa arrin shaki huwan xulka uu Boqorka Netherlands laabta ka taageeri doono.
Xeeldheerayaashu waxay leeyihiin Boqor William maaha aabahiis ,wuxuuna aaminsan yahay inuu yahay Boqorka Orange sidaas darteed wuxuu taageeri doonaa xulka Qaranka dalkiisa.
Xulka Qaranka Brazil oo dad badan ku tilmaami jireen libaaxyada kubadda cagta ayaa noqday bisado kadib markii Xulka Qaranka Germany si xun ugu tuntay ,iyadoo Ciyaartuna ku dhamaatay 7 & 1 oo ay guusha ku raacday Germany.
Brazil oo ka reeysay Colombia waxay telefishinada baahiyeen laacibka Xulka Colombia oo ilmeeynaya hasse yeeshee oohin taasi ka daran waxaa af labadiis yeeray inta badan Ciyaartooydii guuldarada la hoyday ee Brazil,iyadoo dhinaca kalena ay taageerayaasha Brazil qaarkood ku dhexmantageen garoonka halka taageerayaasha qaarna ciil dartiis cuneen marooyinkii laga sameeyay Calanka Jamhuuriyadda Brazil.
Si kastaba ha ahaatee,Ciyaarta caawa oo aad u xiiso badan waxay indhahu wada eegayaan waxa kala qabsan doono Laacibiinta kala metelaya labada dal ee Robben iyo Messi.
Taageerayaasha lambada dhinac waxay barta Facebook isu marsiinayaan fariimo hanjabaad iyo goodin huwan.
Wariye Shakeeti ayaa bartiisa Facebook wuxuu ku soo qoray shirib uu ku yiri:-
AWOODA MAANTA ARJANTIIN
ORANJI ABID GAARI MEE ???
Gabar laashimada oo la yiraa Maryan Xuurshe ayaa u jawaabtay Shakeeti : waxayna tiri hadaadan ka shalaayin hadalkaas inaan aroos dambe tago lagamaba yaabo.
ADOONA EEDIN EREGAAS
AROOS DANBAABA AADI MAA?
Laashin Dahir Alasow ayaa ayaa shiribka qaatay,wuxuuna yiri:-
NIMAAN AQOONIN AAR LIBAAX
ATOOR SAGAARE WOOW AMIIR
ARJANTIINA ARBACEEY
ORANJI AABE LEEYIHIIN !!!
Laashin Abukar Albadri ayaa shiribka qaatay ,wuxuuna yiri:
ORANJO MEEY AWOODO GOOL,
IN AYSAN OOYINAAN RABNAA.??
Laashin Dahir Alasow ayaa u jawaabay ,wuxuuna ku yiri:
MARKAAN ULEEYNO ARJANTIIN
ALBADRIYOOW ASQOOBAYOO
ILMADA DAADIYAAN ARKAA
Albadri ayaa sheekada ku soo laabtay wuxuuna ku jawaabay:-
ORANJI UL MA QAADATEE,
ARMAAD GACAN AMAAHANEE,???
Laashimad Maryan ayaa ka yaabtay Shakeeti iyo Albadri,waxayna tiri:
Aduunyo uur lahaan arkaa
Umulisaanse loo arkeen????
Dahir Alasow ayaa ku yiri Shakeeti :-
ALBAABKA NETHERLAND IMOOW -
INTAAD LA OOYIN ARJANTIIN?.
Laashin Shakeeti ayaa ku jawaabay:-
NABEE ORENJI AADI MAA
ANOO ARKAAYA ARJANTIIN:-
Laashin qatara oo lagu magacaabo Mohamed Ali Ganey ayaa shiribka soo galay,wuxuuna yiri:-
Qof Arkaaya Arjantiin.
Oranje Xoow ka Agjeraa?
Laashin Alasow ayaa Ganey ugu jawaabay:-
USHAAN KU RAACAY REER ISBEEN
,IGAARTA ARBACEEY SUGEE?
Laashin Shakeeti ayaa xifaaltankii kululeeyay,wuxuuna yiri :
WAXAA U NACAMLEEYA NETHERLAND-
NIN CEYR KA QAATA OO KU NOOL
Alasow ayaa si dhib yar xasuus u geliyay Laashin Shakeeti,wuxuuna yiri:-
SIDAAD U OOYSAY WAA OGEEYN -
AYAAMAHAAN ISBEEN TUNEE-
AMAAD AFKAAGA SUUBSAHEE ?
Laashin Shakeeti oo aan deb yar shideeyn ayaa yiri:
HALYEEYGA MEESI WAA HUBAA- INOOW HELAAYO HOOWL LA-AAN ?
Mesi waa laacib u ciyaara Arjentin hasse yeeshee Dahir Alasow ayaa ugu jawaabay:-
Labo walxaatoo HA KU TAAL? Ma hubtidee hadeer ka joog?
Inuu helaayo hoowl la-aan ma hubtidee hadeer ka joog
Holland inay hogaanka heyn - hubtidee hadeer ka joog.
Taageerayaasha careeysan ee ku hanjabaya inay gacan saarayaan Shakeeti -Albadri iyo Sola waxaan leeyahay kubada hala dejiyo -hadaad dishaan waxay helayaan qiil ee aan sugno saacadaha harsan si aan u quusino Masaakiintaan laga soo badiyay ee MEESI maciinsaday.
The Hague – The Netherlands is witnessing a notable shift in its internal security landscape, driven by rising criminal activities, radicalization threats, and organized crime networks. In response, the national intelligence agency AIVD has increased monitoring and enforcement efforts across the country, signaling a new era of vigilance in safeguarding public safety. Full Article
The Hague – The Government of the Netherlands has announced a significant increase in emergency humanitarian assistance to Sudan, pledging an additional €10 million to support millions of civilians affected by the ongoing conflict and widespread displacement. The new funding comes on top of previous Dutch humanitarian contributions to Sudan, and it aims to provide urgent relief in areas such as food security, healthcare, clean water, shelter, and protection for vulnerable groups — including women, children, and internally displaced families. Full Article
Amsterdam — November 2025 - The Dutch government has announced the deployment of Patriot air-defense missile systems and more than 300 troops to Poland as part of NATO's effort to reinforce the alliance's eastern flank amid the ongoing war in Ukraine. The mission begins on December 1, 2025, and is expected to continue through June 2026. Full Article
By Dahir Abdulle Alasow – Investigative Sports Journalist Amsterdam – 18 November 2025 =The Dutch national football team is celebrating a historic achievement after officially qualifying for the FIFA World Cup 2026 with a dominant 4–0 victory over Lithuania in Amsterdam on Monday night. Full Article
Breda, Netherlands / Wilmington, Delaware – November 2025 The Alasow Foundation, a global humanitarian organization, has been officially registered as a legal nonprofit entity in both the Kingdom of the Netherlands and the State of Delaware, United States of America. This dual registration marks a major milestone in the Foundation's mission to expand its international humanitarian and development programs — focusing on clean water wells, education, orphan care, medical assistance, and emergency relief across Somalia and the Horn of Africa. Full Article
Xildhibaan Cabdi weli Maxamed Qanyare ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay Wadaadada ku fadwoonaya Xildhibaanada iyo Siyaasinta mucaaradka, isagoo oo tilmaamay in hadaan Siyaasada laga heshiin oo madaxda aqligooda soo noqon aay imaan karto Hurumar la,aan Amni xumo,laalush iyo is qabqabsi joogta taaso lagu maareyn karin siduu hadalka u dhigay wadaadada la soo kireestay ee beenta fadwooda. Full Article
Warbaahinta Waagacusub ayaa heshay tiro Wasiiro ah oo seefta xilka qaadista haleeshay iyo kuwa cusub ee lagu bedelay xilalka laga qaaday ,waxeeyna kala yihiin sidaan inta la xaqiijiyay. Full Article
Waxaa qoray Cali Hassan (Cali Mareexaan), Wasiirka Howlaha Guud ee Somaliland. Full Article
Qatar Waa dawlad yar oo dadkeedu 300 oo kun yahay. Laakiin waxay leedahay dhaqaale aad u fara badan. Waxaa kaydkeeda dhaqaale lagu qiyaasaa 300 oo bilyan oo dollar. Waxay leedahay Gaas Dabiiciga kan labaad ee Aduunka ugu badan marka laga tago Ruushka. Sanadkii 1995 ayaa talada dalka waxaa Afganbi kula wareegay Sheekh Xamad oo ah odayga dhalay Amiirka hataan xilka haya ee Sheekh Tamim Bin Xamad. Sheekh Xamad wuxuu dalkiisa u jeexay siyaasad ka duwan siyaasadaha dawladaha kale ee Khaliijka. Si uu saamayn ugu yeesho loona maqlo magaca dalkiisa aadka u yar ee Qatar wuxuu ka hawl galay siyaasad labo dhinac ah. Full Article
Waagacusub.net - Saraakiil ay ka mid yihiin Afhayeenka Amisom Jeneral Subagle oo u dhashay qabiilka Ciisaha Jibouti ee Dirta ayaa hub iyo gabaad siiyay Maleeshiyaad beesha Biyomaal u dhashay oo xasuuq baahsan kula kacay dad rayida oo u dhashay beelsha Hawiye. Full Article
Washington – U.S. President Donald Trump has announced the immediate cancellation of deportation protections for Somali nationals living in the state of Minnesota, sending shockwaves through one of the largest Somali diaspora communities in the world. In a strongly worded post shared online, President Trump stated: "Somali gangs are terrorizing the people of that great State, and BILLIONS of Dollars are missing. Send them back to where they came from. It's OVER!" The message has triggered widespread fear among Somali immigrants and families in Minnesota, many of whom have lived in the United States for decades and built stable communities.
By Dahir Abdulle Alasow – Investigative Sports Journalist Amsterdam – 18 November 2025 =The Dutch national football team is celebrating a historic achievement after officially qualifying for the FIFA World Cup 2026 with a dominant 4–0 victory over Lithuania in Amsterdam on Monday night.
Addis Ababa, Ethiopia – In a move highlighting Ethiopia's growing focus on Gulf partnerships, Prime Minister Abiy Ahmed has appointed Ambassador Jamal Bakar, a senior diplomat from the Somali Regional State, as the country's new Ambassador to the United Arab Emirates (UAE).
By Dahir Alasow – Investigative Journalist, Waagacusub Media Mogadishu | Waagacusub.net | November 2025 A new political alliance is taking shape in Somalia as nine influential political figures — drawn from different parties, civic movements, and government backgrounds — have united under one banner known as the Union for National Dignity (Midowga Haybad Qaran). The coalition, announced through a joint press statement in Mogadishu, aims to create a unified political front capable of "restoring national cohesion, governance integrity, and public confidence in Somalia's democracy."
Tensions, celebrations, and disappointment have swept across Somali social media circles following the fiercely contested Minneapolis mayoral election, where the race took on deep clan and community undertones among the city's large Somali diaspora.
A routine investigation into the unexplained death of a woman in Voorburg has uncovered one of the largest stashes of illegal pharmaceuticals found in the Netherlands in recent years. The discovery has now led two suspects from Breda to face criminal charges for their alleged role in distributing the potentially lethal substances. Full Article
Waagacusub.net - As the world moves into 2026, journalism stands at one of the most critical turning points in its modern history. The rapid rise of artificial intelligence, collapsing business models, political intimidation, and shifting audience expectations are reshaping the profession faster than many newsrooms can adapt. While technological advances promise new possibilities, they also expose deep vulnerabilities within global media systems. Full Article
A powerful debate erupted online today after tech billionaire Elon Musk publicly endorsed an opinion warning that Europe will "face its own extinction" if it fails to open its doors to migrants. The message, originally shared by Australian activist Drew Pavlou, referenced a strongly worded article by British columnist George Monbiot, who argues that demographic decline across the continent makes migration not only useful, but essential for Europe's survival. Full Article
A community report circulating among Somali residents in Minnesota has raised allegations suggesting that former Somali Finance Minister Abdirahman Duale Beileh may have indirect links to individuals involved in the "Feeding Our Future" fraud case, one of the largest federal financial investigations in the state's history. The allegations have not been confirmed by U.S. authorities, and no official charges have been filed against Beileh. Full Article
Waagacusub.net - Turkey has openly indicated that 2026 could become the historic year in which Somalia officially begins oil drilling and exploitation of its natural resources—a move that, if implemented, could fundamentally reshape the country's economic future. Full Article
Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article
Former Intel official stripped from NISA membership Full Article
PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article
Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article
Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article
Topnews:- Boqorka Netherland iyo marwadiisa sidee ciyaarta Arjantiin iyo Holland u wada daawan doonaan? Sheeko xiiso badan Vs Shiribka Wariyeyaasha?
Waagacusub.net - Inkastoo Boqorka Dalka Netherlands Willem-Alexander iyo Marwadiisa Queen Maxima labaduba yihiin Muwaadiniin Hollandees hadana waxay asal ahaan ka soo kala jeedaan Germany iyo Argentina.