HEADLINES:

Dukaankii 2004 Dahir Alasow furtay ! 10 sano kadib Jumlo iyo tafaariikh?

1
Monday July 21, 2014 - 22:11:29 in Articles by Super Admin
  • Visits: 10913
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 1
  • Share via Social Media

    Dukaankii 2004 Dahir Alasow furtay ! 10 sano kadib Jumlo iyo tafaariikh?

    Waagacusub.net - Wuxuu ahaa dukaan lagu iibiyo tafaariikhda oo aan furtay sanadkii 2004-tii xilligaas oo 10 sano laga joogo. Dukaankeeyga waxyaabaha laga helo waxaa ugu muhiimsan farxad iyo naxdin .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.net - Wuxuu ahaa dukaan lagu iibiyo tafaariikhda oo aan furtay sanadkii 2004-tii xilligaas oo 10 sano laga joogo. Dukaankeeyga waxyaabaha laga helo waxaa ugu muhiimsan farxad iyo naxdin .

Mucaarad xoogan ayuu markiiba yeeshay waxaana xusul duub loo galay in leeyga xiro.

Intii aan awooday waxaan u dagaalamay in Dukaankeeyga sii shaqeeyo -dadkana ay waxyaabaha laga helo ku qaataan lacag la-aan {Bilaash ama Waqaf}

Hanjabaado badan ayaan la kulmay ,Xabsi ayaan u galay,toogasho ayaa leeygu xukumay dartiis.

Go-aan ayaan qaatay markaas ayaan habeen madoow la guuray Dukaankii,waxaan la galay qax iyo hayaan si aan u helo gabaad Nabadeed.

Afrikadii xooga iyo itaal sheegadka waan ka soo hayaamay,waxaan keenay Yurub oo aan ka sii waday hoowlahii Dukaanka.

La iigama harin oo Waraaqo hanjabaad Lawyero ayaa durba ii soo dhacay,waxaana ugu dambeyn leey saaray Maxkamad.

Ma aheyn dimbiile ,waxaan dagaalka ugu jiray ,walina ugu jiraa inaan dadkeeyga ugu adeego lacag la-aan sidaas darteed waxaan ku gaaray guul daacadnimadeeydii halista badan huwaneed.

Dukaankii yaraa waa bulaalay wuxuu ii noqday Bakhaar weyn -anigana bulshada waxyaabaha ay ka heli jireen ugama dhigin lacag laakiin sanad walba waxaan ku kordhinayay waxyaabo u muhiima.

Dad aan ku qiyaasay sedex Milyan ayaa i mucaaraday oo magaceeyga iyo magaca dukaankeeyga hiifay hadana macaamiisheeyda hoos uma dhicin oo dhamaantood waxay i soo booqan jireen saacad walba ugu yaraan shan jeer.

Toban sano kadib Dukaankii yaraa ee Bakhaarka weyn isu bedelay wuxuu noqday beer ku taal dhul curdoon oo mira macaan laga gurto.

Dadkii u mucaaradi jiray dhamaantood %90 waxay noqdeen taageerayaal iyo macaamiil u daacada Dukaankeeyga Bulaalay.

Waxaan helay dhiirigelin aan isleeyahay waxaad noqon doontaa qofkii ugu horeeyay ee furtay Dukaan taariikhda Somalida ku reebo xasuus dhaxalgala maxaa yeelay Dukaankeeyga bulaalay waxaa u siman bulshada Muslim iyo Gaal.

Dukaanka aan idin kaag sheekeeyno magaciisa waxaa la yiraahdaa Waagacusub,waxyaabaha laga helana waa Warar iyo Warbixino loogu magacdaray DHAB KA HADAL.

Waagacusub toban sano kadib maanta wuxuu bixiyay xidido balaaran .

Halku dhiga Waagacusub waa SAXAAFADU MALAHAN SAAXIIB JOOGTAA?

Ogoow runta waa guuleeysataa - beentuna waa guuldareeysataa? waxaan ula jeedaa waxaanu faafinaa wax walba oo runa ,waxaanu codka siinaa kuwa laga gardaran yahay marwalba,waxaana bulshada u soo bandhignaa waxkastoo laga qariyo ee qof lagu dhaawacay ama Qaran lagu dhantaalay.

Hadii sidaasi kula tahay habka ugu wanaagsan ee dib loogu sixi karo Qarankeena iyo qoowmiyada beesheena Soomaaliyeed fadlan taageer Waagacusub una soo gudbi xogta aad la cabsatay ee qabqablaha iyo qiyaanoolaha beeshaada.

SOO BOOQO WAAGACUSUB,LACAG LA-AAN KU QAADO JUMLO IYO TAFAARIIQ NAXDIN IYO FARXAD WIXII AAD XIISO U QABTID.

By Dahir Alasow

Waagacusub Founder 


Share on Social Media

Somali Investigative Journalist Dahir Alasow Named Humanitarian of the Year 2026

Prominent Somali investigative journalist and philanthropist Dahir Abdulle Alasow has been honored with the prestigious Humanitarian of the Year 2026 Award, recognizing his growing humanitarian impact through the international charity organization Alasow Foundation. Full Article

 

Alasow Foundation Provides Emergency Food Assistance to 100 Vulnerable Families in Mogadishu

Mogadishu — The Alasow Foundation has delivered emergency food aid to 100 vulnerable families in the Somali capital, strengthening ongoing efforts to support low-income households struggling with rising living costs. Full Article

 

Alasow Foundation Officially Registered in the Netherlands and the United States

Breda, Netherlands / Wilmington, Delaware – November 2025 The Alasow Foundation, a global humanitarian organization, has been officially registered as a legal nonprofit entity in both the Kingdom of the Netherlands and the State of Delaware, United States of America. This dual registration marks a major milestone in the Foundation's mission to expand its international humanitarian and development programs — focusing on clean water wells, education, orphan care, medical assistance, and emergency relief across Somalia and the Horn of Africa. Full Article

 

Dahir Alasow Congratulates Jacob Frey on Re-Election as Mayor of Minneapolis

The Founder and Editor-in-Chief of Waagacusub Media , Dahir Abdulle Alasow, has extended heartfelt congratulations to Jacob Frey following his re-election as the Mayor of Minneapolis. Full Article

 

Alasow Medical Center provides a complete support system for patients traveling from Somalia to India for medical treatment

Alasow Medical Center – Overview Alasow Medical Center is a specialized medical facilitation organization that supports Somali patients seeking treatment in India. The center operates under the vision of improving access to quality healthcare for Somali citizens through professional guidance, affordable assistance, and compassionate care. Full Article

 

Journalist Alasow "Somalische Minister houdt Amsterdamse rechter vals bewijs Voor"

Volgens de rechter zou de minister hebben aangetoond dat afpersingspraktijken van Somalische journalisten een bekend probleem zijn en stelde de bewindsman daarmee een ernstige misstand aan de kaak. Dat is een kwestie van algemeen belang en de minister moet daarover in de openbaarheid kunnen treden, overwoog de rechter. Full Article

 

Topnews:- Baarlamaanka Somalia oo maanta shaqadda ka eryi doona Wasiir Xoosh kadib markii ?

Waagacusub.net - Wasiirka Dastuurka Federalka Somalia Abuukaate Cabdi Xoosh ayaa shalay ka dhoofay Muqdisho isagoo diiday inuu hortago baarlamaanka Somalia oo su'aalo rabay iney weeydiiyaan. Full Article

 

[Topnews:-] Dowladda Somalia oo ku guuldareeysatay Mashruucii Mareykanka ee Malaayiinta dollar kadib markii Puntland diiday ?

DAWLADDA FARMAAJO OO KAMID NOQOTAY MAAMUL GOBOLEEDYADA. SHAQADA XILDHIBAANADA IYO SENATORS -KANA MEEL UGA DHACDAY! Waagacusub.net - Shirkii Qeybsiga Kaluunka Tunada Badweynta Hindiya oo u dhaxeeyey wasiiradda Kaluumeysiga Maamul Goboleedyada iyo dowladda Dhexe oo Guuldarro ku soo dhamaaday! Full Article

 

Topnews:- Dowladda Somalia oo ku guuldareeysatay Mashruucii Mareykanka ee Malaayiinta dollar kadib markii Puntland diiday ?

DAWLADDA FARMAAJO OO KAMID NOQOTAY MAAMUL GOBOLEEDYADA. SHAQADA XILDHIBAANADA IYO SENATORS -KANA MEEL UGA DHACDAY! Full Article

 

[Daawo] fadeexadda dhalinyaraddii Mareykanka uu ka masaafuriyay Duqa cusub ee Muqdisho oo afka furtay

Daawo fadeexadda dhalinyaraddii Mareykanka uu ka masaafuriyay Duqa cusub ee Muqdisho oo afka furtay Full Article

 

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


IMF Warns Europe: AI Boom Could Reshape Jobs and Strain Power Grids

DUBLIN (Waagacusub.net) — The International Monetary Fund has warned European policymakers that the rapid expansion of artificial intelligence could boost economic productivity while also disrupting labour markets, widening inequality, straining electricity networks and increasing Europe's dependence on foreign technology.

EU Deepens Greenland Ties With €200 Million Strategic Investment

The European Union is dramatically expanding its economic and strategic engagement with Greenland, committing another €200 million as the Arctic island becomes an increasingly important arena of competition over security, critical minerals, infrastructure and geopolitical influence.

EXCLUSIVE: Sharma Boy Under Scrutiny Over U.S. Blackmail Allegations as Past Cases Resurface

MOGADISHU / MINNEAPOLIS — Somali rapper Sharmarke Abdinasir Mohamed, widely known as Sharma Boy, is facing renewed scrutiny following allegations that he used threats, blackmail and sustained pressure to obtain thousands of dollars from a Somali-American woman in the United States.

Somalia Faces Growing Fears of Militarization as Political Crisis Deepens

MOGADISHU — Concerns are growing among Somali intellectuals, civil society organizations, retired military officers, and democracy advocates that Somalia is entering a dangerous period of political instability marked by increasing militarization and shrinking space for democratic participation. The concerns come amid escalating confrontations in Mogadishu and reports of civilian casualties, displacement, and destruction resulting from recent clashes between government forces and opposition-aligned groups.

Somali Investigative Journalist Dahir Alasow Named Humanitarian of the Year 2026

Prominent Somali investigative journalist and philanthropist Dahir Abdulle Alasow has been honored with the prestigious Humanitarian of the Year 2026 Award, recognizing his growing humanitarian impact through the international charity organization Alasow Foundation.

EU Raises Alarm Over Reported US Diesel Export Ban

The European Union has expressed concern over reported plans by the United States to temporarily restrict diesel exports, warning that such a move could have economic consequences on both sides of the Atlantic at a time when Europe is already facing elevated energy costs. Full Article

 

Ethiopia on the Brink as Tigray War Flares Again

Ethiopia is confronting its most dangerous northern military escalation since the 2022 Pretoria peace agreement, as renewed fighting spreads across Tigray, Amhara and Afar and raises fears that a country still carrying the scars of its last devastating war could be sliding toward another major conflict. Full Article

 

24 Arrested After Protest Erupts Into Violence in The Hague

Dutch riot police arrested 24 people on Saturday after a demonstration in The Hague descended into violence, with protesters throwing fireworks and other objects at police officers. Full Article

 

IMF Warns Europe: AI Boom Could Reshape Jobs and Strain Power Grids

DUBLIN (Waagacusub.net) — The International Monetary Fund has warned European policymakers that the rapid expansion of artificial intelligence could boost economic productivity while also disrupting labour markets, widening inequality, straining electricity networks and increasing Europe's dependence on foreign technology. Full Article

 

EU Opens Door for Canada to Become Its First 'Associate Member'

BRUSSELS (Waagacusub.net) — The European Union has opened the door to an unprecedented new relationship with Canada, with European Commission President Ursula von der Leyen proposing that the country become the bloc's first-ever "associate member." The proposal, announced on September 16, could significantly deepen cooperation between Canada and the 27-member European Union in defence, energy, critical minerals, artificial intelligence and digital trade. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article