
Khilaafka oo ka dhigan fadeexada ugu hadal heynta badan waxeey sida foolkaada u qaraxday kadib markii Xaaji Maxamed Saciid guursaday haweeneey la dhalatay Xaaskiisa weyn ahna hooyada dhashay Cabdirashiid Maxamed Saciid.
"Xaaji Maxamed Saciid wuxuu qabay Faduma Kaahin Canshuur oo ah haweeneeyda Caruurta uu Cabdirashiid ka mid yahay u dhashay laakiin wuxuu Ingiriiska ku guursaday hadana walaasheed Caasha Qabile Canshuur” ayuu yiri nin u dhashay beesha Habarjeclo gaar ahaan Axmed Faarax gaar ahaan Raaska ay ka dhasheen labada gabdhood ee Reer Raage.
Marwadiisa koowaad Faduma Kaahin Canshuur ayaa aad uga carootay falka aan dhaqanka Somalida ku jirin ee Seeygeeda Maxamed Saciid Ducaale ku dhiiraday hasse yeeshee arrinkaasi waxeey sababtay inuu taladii Shirkadda fara marooqsado Cabdirashiid Maxamed Saciid oo garab ka helaya hooyadiis Faduma Kaahin Canshuur.
Dad badan ayaa horey isu weydiin jiray sababta Maxamed Saciid Ducaale labadiisa wiil uga adkaan waayay maadama ay lacagtiisa ku sameeynayaan falal ka baxsan bini-aadamnimada ,kuna tagrifalayaan hantidiisa.
Dadka yaqaana Maxamed Saciid Ducaale waxeey ku tilmaamaan shaqsi afgaaban oo ku wanaagsan bulsho la dhaqanka laakiin khilaafka isaga iyo marwadiisa ayaa lagu sifeeyn karaa mid sababi kara in Shirkadda u burburto.
Waxaa jirta sheeko cajiiba oo aysan dad badan ogeyn taas oo ah iney wada dhasheen Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Xersi Cali Xaaji Xasan iyo Maxamed Saciid Ducaale Dhiigshiil.
Maxamed Saciid Ducaale oo u dhashay Beesha Sanbuur {Ibrahim Sheekh Isxaaq} waxaa dhashay Fadumo Xaaji Xasan halka Wasiir Xersi aabahiisna uu yahay Cali Xaaji Xasan.micnuhu wuxuu yahay Xaaji Dhiigshiil hooyadiis iyo Wasiir Xersi Aabahiis waa laba wada dhalatay oo ilmo Xaaji Xasan ah.
Xaaji Maxamed Saciid inta badan kama hadlo qabyaalada laakiin wiilkiisa Cabdirashiid wuxuu sheegtaa inuu u dhashay qabiilka Habarjeclo halka uu ka soo jeeda beesha Sanbuur ama Ibrahim Sheekh Isxaaq oo ah beel la siman Habarjeclo,sidoo kalena ka dhisan xaga aqoonta iyo dhaqaalaha.
Xaaji Maxamed Saciid Ducaale hooyadiis waxeey ka soo jeeda Beesha Habarjeclo gaar ahaan Axmed Faarax Reer Raage,halka Cabdirashiid Dhiigshiilna ay hooyadiis Faduma Kaahin Canshuur tahay Habarjeclo ,Axmed Faarax Reer Raage,
Sikastaba ha ahaatee,waxaa leeys weydiinayaa sababta Ganacsade Maxamed Saciid Ducaale ku qasabtay inuu guursado haween wada dhashay ?
UAE steals old and rare trees from Socotra Island Full Article
Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article
Muqdisho, 31 May 2017 - Ra'iisul Wasaaraha XFS Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kulan la qaatey qaar kamid ah Haweenka Soomaaliyeed, wuxuuna kala hadley qaabkii la iskaga kaashan lahaa shaqada dalka ka socto haweenkuna ay qayb tooda uga qaadan lahaayeen howsha Qaran.waxaana kulankan soo qaban qabiyey Wasaarada Haweenka iyo Xaquuqul Insaanka ee Soomaaliya. Full Article
Urur diimeedkii Maalgeliyay Madaxweyne Farmaajo xilligii doorashadiisa ayaa markii ugu horeeysay banaanka u soo baxay. Urur diimeedkaan oo Somalia looga yaqaan Tagfiir ayaa 40 sano ka shaqeeynaayey sideey lacag badan u tacban lahaayeen iyagoo la wareegay guud ahaan goobaha Waxbarashadda dalka. Agaasime ku xigeenka Madaxtooyadda Somalia Cabdirisaq Shoole ayaa ka mida Urur diimeedkaan oo qorshahoodu yahay iney taladda kala wareegaan Farmaajo. Full Article
HORDHAC Full Article
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kulan Qado Sharafeed ah la qaatay Maamulka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xasan Jimcaale , Haween iyo Xildhibaanada Haweenka ee ku jira labada aqal ee Baarlamaanka. Waxana jeedka kulankani ahaa mid looga hadlayay wada shaqayn dhex marta Dawladda iyo Haweenka Soomaaliyeed, isla markaana looga xaajoonayay sidii wadajir looga qeyb noqon lahaa gurmadka Shacabka Soomaaliyeed ee Abaaruhu saameeyeen. Full Article
Daawo Riwaayad qosol badan oo Xille gube loogu magacdaray Full Article
Musharaxii xilka Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Cali Xaaji Warsame oo looga guuleystay doorashada ayaa eedeyn u jeediyay madaxda maamul goboleedka Puntland. Full Article
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa si hoose ugu sheegay xildhibaannada Jubbaland inuu isaga taageersan yahay musharrax Maxamed C/laahi Farmaajo kadib qiimeyn uu sameeyey. Full Article
Ethiopian Prime Minister talks out the current election in Somalia and Somaliland administration . Full Article
The Federal Republic of Somalia has issued a strong diplomatic condemnation following an unauthorized visit by Israel's Minister of Foreign Affairs to Hargeisa, declaring the move a grave violation of Somalia's sovereignty, territorial integrity, and political unity.
Washington – U.S. President Donald Trump has announced the immediate cancellation of deportation protections for Somali nationals living in the state of Minnesota, sending shockwaves through one of the largest Somali diaspora communities in the world. In a strongly worded post shared online, President Trump stated: "Somali gangs are terrorizing the people of that great State, and BILLIONS of Dollars are missing. Send them back to where they came from. It's OVER!" The message has triggered widespread fear among Somali immigrants and families in Minnesota, many of whom have lived in the United States for decades and built stable communities.
By Dahir Abdulle Alasow – Investigative Sports Journalist Amsterdam – 18 November 2025 =The Dutch national football team is celebrating a historic achievement after officially qualifying for the FIFA World Cup 2026 with a dominant 4–0 victory over Lithuania in Amsterdam on Monday night.
Addis Ababa, Ethiopia – In a move highlighting Ethiopia's growing focus on Gulf partnerships, Prime Minister Abiy Ahmed has appointed Ambassador Jamal Bakar, a senior diplomat from the Somali Regional State, as the country's new Ambassador to the United Arab Emirates (UAE).
By Dahir Alasow – Investigative Journalist, Waagacusub Media Mogadishu | Waagacusub.net | November 2025 A new political alliance is taking shape in Somalia as nine influential political figures — drawn from different parties, civic movements, and government backgrounds — have united under one banner known as the Union for National Dignity (Midowga Haybad Qaran). The coalition, announced through a joint press statement in Mogadishu, aims to create a unified political front capable of "restoring national cohesion, governance integrity, and public confidence in Somalia's democracy."
A new report by Human Rights Watch warns that civilians across the Horn and East Africa are facing escalating war crimes, widespread abuses, and shrinking civic space as governments and armed groups act with near-total impunity. In its World Report 2026, Human Rights Watch documents grave violations in Sudan, South Sudan, Ethiopia, Kenya, Tanzania, Uganda, Somalia, and other countries, where conflicts and political repression have severely undermined civilian protection, free expression, and democratic processes. Full Article
SOLDA Safety Network has submitted a comprehensive evidence-based report to the Government of Egypt detailing how Cairo has emerged as a key transit hub in human trafficking routes used to smuggle Somali migrants toward North Africa and Europe. According to the organization, the dossier contains testimonies, field intelligence, communication records, and documented trafficking patterns showing that Somali youth are routinely transported from Somalia to Egypt before being moved onward to Libya and other transit countries. Full Article
Minneapolis, Minnesota — Minneapolis police have identified and charged a 55-year-old man after he sprayed an unknown liquid at U.S. Representative Ilhan Omar during a public town hall meeting focused on immigration and federal enforcement policies. Full Article
Mogadishu, Somalia — An investigation by SOLDa Safety Network has uncovered a large-scale human smuggling network operating in Mogadishu, trafficking Somali youth through an organized system involving corrupt facilitators and international transit routes. According to SOLDa's findings, some senior Somali officials are allegedly linked to the trafficking network, having reached agreements with smuggling groups to enable the movement of victims and prevent arrests. Full Article
A Facebook photo posted by Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Cirro) has triggered widespread speculation among Somalis online, with claims that the President is preparing for an overseas trip — including rumours linking the visit to Israel. Open-source aviation assessment of the aircraft visible in the image indicates the helicopter is Swiss-registered, bearing registration HB-ZYI, and identified as a Bell 429 (B429) — a type commonly used for VIP charter and private rental services. The photo appears to have been taken on an airport apron, consistent with charter helicopter operations. While Switzerland is strongly indicated through the aircraft registration prefix HB, the exact airport location cannot be confirmed from the posted image alone. Additionally, claims circulating online suggesting Cirro has entered security "wanted lists" remain unverified and unsupported by official documentation. Full Article
Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article
Former Intel official stripped from NISA membership Full Article
PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article
Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article
Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article
Topnews:-Fadeexo Xaaji Dhiigshiil oo isla guursaday haween walaalo ah - Isaga iyo Xersi Tooriile maxeey isu yihiin ?
Waagacusub.info- Shirkadda Dahabshiil ayaa qarka u saaran iney burburto kadib markii uu khilaaf xoogan ka dhex dilaacay Milkiilaha Shirkadda Maxamed Saciid Ducaale iyo Labadiisa Wiil.