HEADLINES:

Waagacusub Radio

Dhageyso - Download gareeyso Heesta Eber Miyaa oo MP3 ah halkaan kala dega inta soo codsatay

Hits: 18970 | Friday August 05, 2016 - 01:21:25
Eber Miyaa ,Axdigeenu gaarniyo,Arooskeenii

Click here to listen »

Dhageyso Ugaaska Xawaadle oo shaaciyay ineysan aqoonsaneyn go-aankastooy gaaraan hogaamiyeyaasha madaxda Qaranka ?

Hits: 15031 | Thursday August 04, 2016 - 15:53:12
Dhageyso Ugaaska Xawaadle oo shaaciyay ineysan aqoonsaneyn go-aankastooy gaaraan hogaamiyeyaasha madaxda Qaranka ?

Click here to listen »

Dhageyso Madaxweyne Garguurte oo amray in la xir xiro Odayaasha dhaqanka Xawaadle iyo Gudoomiye Dacar oo ka hadlay weerarkii lagu qaaday

Hits: 7732 | Thursday August 04, 2016 - 14:34:23
Dhageyso Madaxweyne Garguurte oo amray in la xir xiro Odayaasha dhaqanka Xawaadle iyo Gudoomiye Dacar oo ka hadlay weerarkii lagu qaaday

Click here to listen »

Dhageyso Odayaasha Hawiye oo iclaamiyay dagaal lala galo Madaxweyne Garguurte iyo Xaliimo Yareey oo dhulkii shacabka loo siiyay Laaluush

Hits: 9220 | Thursday August 04, 2016 - 14:31:16
Dhageyso Odayaasha Hawiye oo iclaamiyay dagaal lala galo Madaxweyne Garguurte iyo Xaliimo Yareey oo dhulkii shacabka loo siiyay Laaluush

Click here to listen »

Dhageyso Gudoomiyaha Hiiraan oo Cod sira ka duubay Madaxweyne Garguurte "Xawaadle hadeey la kulmaan Nickalos Kay walaahi inuusan u socon doonin wax walbooy la gaaraan"

Hits: 44216 | Wednesday August 03, 2016 - 14:38:31
Dhageyso Gudoomiyaha Hiiraan oo Cod sira ka duubay Madaxweyne Garguurte "Xawaadle hadeey la kulmaan Nickalos Kay walaahi inuusan u socon doonin wax walbooy la gaaraan"

Click here to listen »

Dhageyso Wasiir Odowaa - Saqiirka Damujadiid oo qirtay inuu fadeexad xatooyo kula kacay Raashinkii Mucaawinadda?

Hits: 13008 | Sunday July 31, 2016 - 07:00:37
Dhageyso Wasiir Odowaa - Saqiirka Damujadiid oo qirtay inuu fadeexad xatooyo kula kacay Raashinkii Mucaawinadda?

Click here to listen »

Dhageyso Puntland iyo Somaliland oo hadalo kulul isu mariyay Warbaahinta iyo xiisadii oo soo laabatay ?

Hits: 12922 | Friday July 29, 2016 - 10:50:07
Dhageyso Puntland iyo Somaliland oo hadalo kulul isu mariyay Warbaahinta iyo xiisadii oo soo laabatay ?

Click here to listen »

Dhageyso Prof Togane fadeexeeyay Safiirka Somalia u fadhiya Mareykanka "Naago iyo lacag ayuu ii keenay"

Hits: 27142 | Friday July 29, 2016 - 10:47:35
Dhageyso Prof Togane fadeexeeyay Safiirka Somalia u fadhiya Mareykanka "Naago iyo lacag ayuu ii keenay"

Click here to listen »

Dhageyso Ugaaska Reer Aw Xasan oo Faarax Cabduqadir ku sifeeyay shaqsi halis geliyay Somalia

Hits: 19344 | Thursday July 28, 2016 - 17:25:05
Dhageyso Ugaaska Reer Aw Xasan oo Faarax Cabduqadir ku sifeeyay shaqsi halis geliyay Somalia

Click here to listen »

Dhageyso Shiribkii Odayaasha Hawiye ee Xasan Garguurte lagu garaacay - Naf dhacday sooma noqotee - Nabad ha hesho intii nool ?

Hits: 17601 | Thursday July 28, 2016 - 15:25:39
Waa Nabadoonka Axmed Gaandi oo Kulankii Maanta ee Beelaha Hawiye ay yeesheen shirib ku Garaacay Madaxweyne Garguurte

Click here to listen »

[Dhageyso] Ciidanka beesha Habargidir oo difaacay dhulkooda iyo dagaal ka socda Xaafadda Galmudug ee Asluubta Ex Kontorool Muqdisho

Hits: 21654 | Wednesday July 27, 2016 - 09:32:39
Dhageyso Ciidanka beesha Habargidir oo difaacay dhulkooda iyo dagaal ka socda Xaafadda Galmudug ee Asluubta Ex Kontorool Muqdisho

Click here to listen »

Dhageyso Ciidanka beesha Habargidir oo difaacay dhulkooda iyo dagaal ka socda Xaafadda Galmudug ee Asluubta Ex Kontorool Muqdisho

Hits: 18668 | Wednesday July 27, 2016 - 09:29:19
Dhageyso Ciidanka beesha Habargidir oo difaacay dhulkooda iyo dagaal ka socda Xaafadda Galmudug ee Asluubta Ex Kontorool Muqdisho

Click here to listen »

Dhageyso Xildhibaankii Habarjeclo ee isku qarxiyay Muqdisho wareeysi lala yeeshay ka hor isqarxintiisa

Hits: 28059 | Wednesday July 27, 2016 - 07:59:27
Dhageyso Xildhibaankii Habarjeclo ee isku qarxiyay Garoonka Muqdisho dardaarankiisa -maxaase kala dhaxeeyay Wasiir Maareeye ? Saalax Nuux Ismaaciil  oo ku magacdheer (Saalax Bad-baado) islamarkaana ah Aabe 57 jir ah, oo soo maray maraaxil kala duwan oo taariikhiya ayaa ka mid ahaa raggii isku qarxiyay garoonka diyaaradaha Muqdisho. HALKAAN KA DHAGEYSO WAREEYSI UU BIXIYAY INTUUSAN IS QARXIN KA HOR. Saalax wuxuu ku dhashay degmada lagu magacaabo Gar-Adag oo ka tirsan gobolka Sanaag sanadkii 1960-kii. wuxuu qabiil ahaan ku reer hoose yahay Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ,Wuxuu Waxbarashadiisa hoose iyo dhexe ku soo qaatay degmooyinka Shiikh iyo Ceerigaabo, ugu dambeyntiina Dugsiga sare kaga soo baxay Magaalada Hargeysa ee Xarunta gobolka Waqooyi-Galbeed. "Wasiirka Warfaafinta Somalia Mr Xayir Maareeye ayaa kala shaqeeyay hoowlgalkiis qarxinta ,waxeeyna ahaayeen isku reer hoose ,isagoo bil walba u diri jiray lacag dhan afar boqol oo dollar,waan hubaa inaad dhawaana maqli doontaan in Wasiir Mohamed Xayir Maareeye laftiisa isqarxiyay" ayuu yiri Sarkaal ka tirsan Hay'adda Sirdoonka Somalia ee NISA. Wuxuu ahaa Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya sanadihii 2000 ilaa 2010-kii. wuxuuna horey Farmashi ugu iibin jiray Burco. 10-kii Febraayo ee sanadkii 2010 ayuu ku biiray argagixisadda Al-Shabaab. Wuxuu wax ku bartay oo uu ka qalin jabiyey Machadka culuumta sharciga Argagixisadda Al-Shabaab ee Cabdalla Cazaam, halkaas oo uu ku xareysnaa muddo hal sano ah, Wuxuuna sidoo kale la soo shaqeeyey Makaatib kala duwan oo uu ka mid yahay Maktabka Dacwada, Maktabka Tacliinta, Maktabka Ashbaalka, iyo Maktabka Istish-haadiyiinta oo uu hadda ka tirsanaa. Idaacada argagixisadda Andalus ayaa Wareeysi gaar ah la yeelatay Saalax Bad-baado ka hor inta uusan u dhaqaaqin hadafkiisa, Wuxuuna dirayaa fariimo dhowr ah oo ku wajahan dadka Soomaaliyeed,

Click here to listen »

Dhageyso Human Rights oo ka daba geeysay Dowladda Kenya kadib markeey qarsoodi ku leeysay Muslimiintii dalkaas

Hits: 7902 | Thursday July 21, 2016 - 04:16:59
Dhageyso Human Rights oo ka daba geeysay Dowladda Kenya kadib markeey qarsoodi ku leeysay Muslimiintii dalkaas

Click here to listen »

Dhageyso Somaliland oo shaacisay ineysan eryi doonin Hay'adda Turkiga ee NILE

Hits: 5553 | Tuesday July 19, 2016 - 22:14:26
Dhageyso Somaliland oo shaacisay ineysan eryi doonin Hay'adda Turkiga ee NILE

Click here to listen »

Dhageyso Radio Shabelle:Halista Sigaar xun oo Somalia la geeyay

Hits: 11612 | Monday July 18, 2016 - 13:43:27
Dhageyso Warbixin xasaasiya oo laga diyaarshay halista Sigaarka ee Somalia la geeyo.

Click here to listen »

Hees Puntland - Fanaaniinta Yurub Geenyo iyo Iskalaaji - Ishcalaa hees

Hits: 15042 | Saturday July 16, 2016 - 21:11:21
Fanaaniinta Yurub Geenyo iyo Cabdi Casiis Iskalaaji ayaa soo saaray hees cajiiba oo ay u qaadeen maamulka Puntland.

Click here to listen »

Dhageyso Fanaan iskalaaji oo ka soo jawaabay heestii Farxiya Kobayare ee Dhakac dhakac

Hits: 11544 | Saturday July 16, 2016 - 20:31:04
Fanaan CabdiCasiis Iskalaaji ayaa soo saaray Jawaabta heesta Dhakac dhakac.

Click here to listen »

Dhageyso Xildhibaan kashifay sir culus -kulankii Habargidir iyo Madaxweynaha Galmudug ku dhexmaray Nairobi.

Hits: 16093 | Tuesday July 12, 2016 - 05:23:27
Dhageyso Xildhibaan kashifay sir culus -kulankii Habargidir iyo Madaxweynaha Galmudug ku dhexmaray Nairobi.

Click here to listen »

Villa Somalia and Jubaland now teeter on the edge of full-blown war

Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud and Jubaland leader Ahmed Madobe, previously allies in the nation's political landscape, now find themselves on the brink of war after a divisive National Consultative Council meeting revealed profound rifts, prompting both sides to mobilize for a possible showdown.

The killer,the kidnapper of Somalia, entered in the US as a migrant

In July 2009, Mahad Ibrahim Hamarow kidnapped French officers Denis Allex and another officer who escaped from the Sahafi Hotel in Mogadishu and then joined Al Shabaab. In the same year, he fled to Kenya, this was confirmed by Hizbul Islam Spokesman Mr Aydarus. - In 2010, Mahad Hamarow went to South Africa for migration, that's how we found out in the investigation, we were also told by Mohamed Isse and his brother Somaney who lives in Johannesburg South Africa.

Somalia:War to Defeat Al Shabab Militarily

President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government.

Somalia:$17 million external support has not been channeled through the country's single treasury account

Waagacusub.net -Auditor General Mohamed Ali alias Afgoi has exposed missing millions of dollars from key departments within the Federal Government of Somalia [FGS], in what could raise questions about government expenditures. In his report, Afgoi said 25 entities and three embassies have been audited. Unsupported expenditure amounts to $9M; contracts worth $31M not registered with auditor general's office, the existence of unauthorized bank accounts outside the Treasury Single Account.

Al-qaida Share ,IBS bank Somalia launches Visa Card Payment

Waagacusub.net - IBS Bank Somalia, which is believed to have the largest amount of money, Al-Qaeda Finance Secretary Fazul Abdallah from Comoros has started issuing Visa Card Payments for the first time. Al-Shabaab's finance secretary confirmed that Mohamed Ali Warsame had $ 157 million in cash, according to Khalif Ereg, who was later bribed with $ 2 million.

Villa Somalia and Jubaland now teeter on the edge of full-blown war

Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud and Jubaland leader Ahmed Madobe, previously allies in the nation's political landscape, now find themselves on the brink of war after a divisive National Consultative Council meeting revealed profound rifts, prompting both sides to mobilize for a possible showdown. Full Article

 

The killer,the kidnapper of Somalia, entered in the US as a migrant

In July 2009, Mahad Ibrahim Hamarow kidnapped French officers Denis Allex and another officer who escaped from the Sahafi Hotel in Mogadishu and then joined Al Shabaab. In the same year, he fled to Kenya, this was confirmed by Hizbul Islam Spokesman Mr Aydarus. - In 2010, Mahad Hamarow went to South Africa for migration, that's how we found out in the investigation, we were also told by Mohamed Isse and his brother Somaney who lives in Johannesburg South Africa. Full Article

 

President Mahad Salaad: the Only Guarantor for Galmudug's Security and Prosperity

Galmudug State is not just the geographic heart of Somalia but the quintessential soul of the Somali nation. Within Galmudug, all the major Somali clan lineages- the Hawiye, Dir, Darood and Madhibaan are represented. No other Somali region or state is home to such diverse and influential clans with such extensive historical significance in Somalia as found in the Galmudug territory. Economically, Galmudug in 2024 is set to be the first location for the offshore oil and gas that the Somali Federal Government in partnership with the Houston-based American company, Coastline Exploration have commenced work on off the Hobyo coast since 2021. Full Article

 

Somalia's leader mourns death of Namibia president

Waagacusub.net - Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday mourned the death of Namibia President Hage G. Geingob and sent condolences to the government of the African country. Full Article

 

Somalia's ex-president warns of risk of 'political crisis' over plans to overhaul constitution

Waagacusub.net - Somalia's former President Mohamed Abdullahi Farmajo on Monday warned of the risk of political crisis over plans by the incumbent President Hassan Sheikh Mohamud to overhaul the constitution. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article