HEADLINES:

Waagacusub Radio

Dhageyso Galmudug iyo Ximin iyo Xeeb oo heshiis ku kala saxiixday Gelinsoor - Dagaal ooge Qeybdiid oo uldheer lagu fogeeyay

Hits: 4539 | Sunday March 23, 2014 - 19:21:16
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug State iyo Wasiiro ka socday Ximin iyo Xeeb ayaa ku kulmay Magaalada Gelnsoor ee gobolka Kulmiye

Click here to listen »

Dhageyso "Habargidir waxay iskugu tageeysaa Cadaado" Madaxweyne ku xigeenka Galmudug iyo wafdi balaaran oo Gelinsoor tegay

Hits: 7625 | Thursday March 20, 2014 - 04:44:12
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug iyo wafdi balaaran oo Gelinsoor tegay si ay uga qeybgalaan Shirka beelweynta Habargidir

Click here to listen »

Dhageyso hees cusub Hodaneey -Cajiib waa Jaceyl runa

Hits: 6747 | Thursday March 06, 2014 - 03:11:39
Hodan Nur Faahiye ayaa loo sameeyay heestaan cajiibkaa

Click here to listen »

Dhageyso Tarsan oo kashifay tuugada Damu Jadiid -Khudbad taariikhiya

Hits: 5660 | Tuesday March 04, 2014 - 22:24:08
Khudbada Gudoomiye Tarsan

Click here to listen »

Dhageyso Jeneral MuunGaab"Muqdisho Bur iyo Biyo ayaa loo kala baxayaa Wasiirka amnigana Hotel Plaza iima jiifi doono"

Hits: 8971 | Sunday March 02, 2014 - 21:03:40
Jeneral Muungaab ayaa sheegay inaysan Wasiirada jiifi doonin Hotel City Plaza

Click here to listen »

Dhageyso Sir culus - Suldaan Deeqow oo xaqiijiyay in Wasiiro badan iyo isaga Al-Shabaab qabteen

Hits: 3099 | Monday February 24, 2014 - 04:04:20
Xog dheeri ah, ayaa kasoo baxaysa weerarkii ka dhacay madaxtooyada Somalia, oo Al-Shabaab ay fulisay, waxaana xogtan bixiyey sarkaal ku sugnaa Villa Somalia, markii arrintan ay dhacday. Sarkaalkan lagu magacaabo Maxamed Suldaan Deeqow, oo wareysi siiyey BBC-da ayaa xaqiijiyey in dagaal yahanada Al-Shabaab, ay gudaha usoo galeen madaxtooyada. Waxa uu sheegay in mid ka mid ah dagaalyahannada Al-Shabaab oo labisan dharka ciidamada Dowladda uu ugu soo galay masjidka ku dhex yaalla madaxtooyada, uuna weydiiyey cidda ay yihiin, una sheegeen inay yihiin dad caadi ah oo masjidka ku tukanaya. Waxa uu xaqiijiyey in markaasi ay masjidka ku joogeen 7 qof, oo dadka intiisa badan ay ka carareen, ayna dadka joogay ka mid ahaayeen wasiiro ay ku jiraan, arrimaha gudaha Goodax Barre, maaliyadda Xuseen Cabdi Xalene, macdanta iyo biyaha Jaamac iyo taliyihii hore ee ciidamada xoogga dalka Gen. Diini. Waxa uu yiri in ninka Shabaabka uu u muuqday inuusan garaneyn wejiyada wasiirada masjidka ku jiray, intii uu ku maqnaana uu qorayga ka qaatay nin ka mid ilaalada madaxweynaha oo joogay masjidka. Ariintaan ayaa liddi ku ah hadalkii wasiirka amniga qaranka, oo sheegay in Shabaabku aysan marnaba gelin gudaha madaxtooyada. Halkan ka dhageyo wareysiga

Click here to listen »

Dhageyso Gudoomiyaha guurtida Hawiye oo shaaciyay inaysan wada shaqeen ka dhaxeyn Shacabka iyo Dowladda

Hits: 4177 | Sunday February 23, 2014 - 22:42:42
Gudoomiyaha golaha guurtida Hawiye ayaa sheegay inaysan Madaxda Dowladda Somalia u dhuun daloolin talooyinka bulshada Soomaaliyeed

Click here to listen »

Dhageyso Madaxweynaha Galmudug oo sheegay in Al-Shabaab iyo hub ku qulqulayaan Galkacyo

Hits: 9830 | Monday February 17, 2014 - 10:27:16
Dhageyso Madaxweynaha Galmudug oo sheegay in Al-Shabaab iyo hub ku qulqulayaan Galkacyo

Click here to listen »

Dhageyso Madaxweyne Garguurte oo sida fiinta uga qeeyliyay xanuunkiisa

Hits: 6157 | Wednesday February 12, 2014 - 19:51:05
Madaxweyne Garguurte

Click here to listen »

Dhagayso Arimo Fajac iyo Naxdin leh oo Kismaayo ka socda

Hits: 2217 | Monday February 10, 2014 - 13:02:18
Dhagayso Arimo Fajac iyo Naxdin leh oo Kismaayo ka socda

Click here to listen »

Dhageyso Saraakiil Mareykankana iyo Galmudug State oo heshiis kala saxiixday

Hits: 3394 | Monday February 10, 2014 - 01:38:30
Madaxweynaha Galmudug ayaa sheegay inay heshiis la saxiixdeen Sirdoonka Mareykanka

Click here to listen »

Dhageyso Madaxweyne Garguurte oo xanuun ku soo booday

Hits: 11410 | Sunday February 09, 2014 - 22:07:37
Madaxweyne Garguurte oo xaalad Caafimaad loola cararay Turkiga

Click here to listen »

Dhageyso Baarlamaanka Somaliland oo feer iyo laad iskala daalay

Hits: 2081 | Sunday February 09, 2014 - 21:35:43
Buuq iyo xiisad ayaa ka aloosan golaha wakiilada Somaliland

Click here to listen »

Dhageyso Tarsan oo si adag uga hadlay cadawga Muqdisho

Hits: 1121 | Sunday February 09, 2014 - 21:25:25
Duqa Muqdisho wuxuu ka hadlay arrin halis badan

Click here to listen »

Somalia Faces Growing Fears of Militarization as Political Crisis Deepens

MOGADISHU — Concerns are growing among Somali intellectuals, civil society organizations, retired military officers, and democracy advocates that Somalia is entering a dangerous period of political instability marked by increasing militarization and shrinking space for democratic participation. The concerns come amid escalating confrontations in Mogadishu and reports of civilian casualties, displacement, and destruction resulting from recent clashes between government forces and opposition-aligned groups.

Somali Investigative Journalist Dahir Alasow Named Humanitarian of the Year 2026

Prominent Somali investigative journalist and philanthropist Dahir Abdulle Alasow has been honored with the prestigious Humanitarian of the Year 2026 Award, recognizing his growing humanitarian impact through the international charity organization Alasow Foundation.

Mass Evictions and Political Tensions Push Somalia Deeper Into Crisis

Somalia is facing a deepening humanitarian and political crisis following widespread forced evictions, deadly security operations, and escalating tensions between the federal government and opposition groups.

Somalia Condemns Israeli Foreign Minister's Visit to Hargeisa as Violation of Sovereignty

The Federal Republic of Somalia has issued a strong diplomatic condemnation following an unauthorized visit by Israel's Minister of Foreign Affairs to Hargeisa, declaring the move a grave violation of Somalia's sovereignty, territorial integrity, and political unity.

President Donald Trump Revokes Deportation Protections for Somalis in Minnesota, Sparking Tension and Fear

Washington – U.S. President Donald Trump has announced the immediate cancellation of deportation protections for Somali nationals living in the state of Minnesota, sending shockwaves through one of the largest Somali diaspora communities in the world. In a strongly worded post shared online, President Trump stated: "Somali gangs are terrorizing the people of that great State, and BILLIONS of Dollars are missing. Send them back to where they came from. It's OVER!" The message has triggered widespread fear among Somali immigrants and families in Minnesota, many of whom have lived in the United States for decades and built stable communities.

Somalia Faces Growing Fears of Militarization as Political Crisis Deepens

MOGADISHU — Concerns are growing among Somali intellectuals, civil society organizations, retired military officers, and democracy advocates that Somalia is entering a dangerous period of political instability marked by increasing militarization and shrinking space for democratic participation. The concerns come amid escalating confrontations in Mogadishu and reports of civilian casualties, displacement, and destruction resulting from recent clashes between government forces and opposition-aligned groups. Full Article

 

Somalia Faces Human Rights Test Ahead of June 4 Protests

MOGADISHU, Somalia – As Somalia approaches planned demonstrations on June 4, concerns continue to grow over the state of human rights, freedom of expression, and civic space in the country. Full Article

 

Somali Investigative Journalist Dahir Alasow Named Humanitarian of the Year 2026

Prominent Somali investigative journalist and philanthropist Dahir Abdulle Alasow has been honored with the prestigious Humanitarian of the Year 2026 Award, recognizing his growing humanitarian impact through the international charity organization Alasow Foundation. Full Article

 

Turkey's Expanding Influence in Somalia Raises Regional Concerns

MOGADISHU, Somalia — Turkey's growing political, military, and economic influence in Somalia is increasingly drawing attention across the Horn of Africa and Red Sea region as geopolitical competition intensifies between regional and international powers. Full Article

 

Mass Evictions and Political Tensions Push Somalia Deeper Into Crisis

Somalia is facing a deepening humanitarian and political crisis following widespread forced evictions, deadly security operations, and escalating tensions between the federal government and opposition groups. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article