HEADLINES:

Waagacusub Radio

Dhageyso Al-Shabaab"Farmaajo waa nin aad u fudeed badan waana nin dabeeyshu hadba dhinac u wado"

Hits: 32372 | Monday April 10, 2017 - 05:26:12
Dhageyso Al-Shabaab" Farmaajo waa nin aad u fudeed badan waana nin dabeeyshu hadba dhinac u wado"

Click here to listen »

Dhageyso hees Fanaanadda Reer Jibouti Xayaad Mustafe Meydal

Hits: 5357 | Wednesday April 05, 2017 - 19:04:33
Dhageyso hees Fanaanadda Reer Jibouti Xayaad Mustafe Meydal

Click here to listen »

Dhageyso VOA Somali "Dowladda Farmaajo Facebook laguma difaaci karo waana fudeed iyo been socota"

Hits: 13082 | Friday March 31, 2017 - 16:32:46
Xildhibaanada baarlamanka Soomaaliya ayaa arbacadii ansixiyey xukuumadda cusub ee uu dhowaan soo dhisay ra'iisul wasaare Xasan Cali Kheyre. 224 ka mid ah xildhibaanada baarlamanka ayaa ogolaaday xukuumadda, waxaana diiday 15 xildhibaan, halka ay ka aamuseen 2 xildhibaan. Haddaba barnaamijka faaqidaadda waxaan ku eegeynaa sida loo arko ansixinta golaha wasiirada iyo waxa laga filayo wasiirada cusub. Waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.

Click here to listen »

Fanaanadda Qaali Ladan oo score cusub jibisay kadib markeey soo saartay Jees jeestayoo waayahaan

Hits: 14911 | Friday March 31, 2017 - 15:14:03
Jees jeestayoo waayadaan Afkibaa juuqdii gabee Jawaabahii yaabka laay Jihadda soow igama lumin. Waa jabkeeygee allaa ,waa jabkeeygee Inaan ku jersoon ku helin Jaarkuba soow muu ogaan. ———————— Nafteeyda kumeey jeclaateen dartaada umeey jirooteen Macaan ma dhaheen had iyo jeer Wiilkaan kaligii jantaad tahay iyo Adaan ragga kugu jecelahayee.

Click here to listen »

Fanaanadda Yurub Geenyo oo hees Jaceyl dhaba ku muujisay iney tahay Soowtu Raxma iyo Muusikiistaha weyn Xasan Cujeeri oo u tumay

Hits: 34112 | Saturday March 25, 2017 - 03:40:21
Hadaan jilayaa jaceyl Hadan Jawi caashaq galay Hadaan jaangooynayaa Naflaha ruuxaan jintee Jaleecadda eegmadiisa Qalbiga jiitoon ka helay ————— Jamaalkiisiyo Asluubta Jaliilka siduu u uumay Marnaba kama jeesan karayee Miyuuba jiraa mayee maya maya Miyuuba jiraa midaan Midkuu la jiraa qalbigu Dadoow la jimeeyn karaa ?

Click here to listen »

Hees loo sameeyay Saxaafiyad Eglan Saleh -Ishcalaa

Hits: 23980 | Saturday March 18, 2017 - 05:13:20
Hees loo sameeyay Saxaafiyad Eglan Saleh -Ishcalaa

Click here to listen »

Dhageyso Askarigii fashiliyay baabuurkii qaraxa siday oo Farmaajo weeydiistay lacagtii boqol kun oo dollar

Hits: 17645 | Monday March 13, 2017 - 20:30:25
Dhageyso Askarigii fashiliyay baabuurkii qaraxa siday oo Farmaajo weeydiistay lacagtii boqol kun oo dollar .

Click here to listen »

Heesta Adaan kuu ololayaa Fanaanadda Nadar M Elmi

Hits: 16325 | Sunday March 12, 2017 - 03:38:32
Halkaan kala deg heesta Adaan kuu ololayaa, Adaan kuu oon qabaa, adaa arrimadda Jaceyl Uurkeeyga ku beerayee, Aboow miyaad ogeeyn ,inaan oontii ka go'ay.

Click here to listen »

Dhageyso Fanaanadda Sacdiyo Siman oo soo saartay hees nuxurkeedu yahay quba wixii hore

Hits: 12382 | Sunday March 12, 2017 - 03:11:24
Muhashadda jacaylkee Laabtayda marisaa Imaraaqinaysoo Waxan ahay naf mahadhada kalgacaylku miratoo maalin iyo alaylkeed Muuqaaga doontee Ma ogtahay ? Kooras.  Adoon iga maqnaaneeyn Macaanooow meel dheerna iga tegin My Love My Love waa marre jacaylkuye siduu iigu kaa maray adna igu mantaanoow. Macaanoow igu mantaanoow 2 Sidaadtahay man iyo ubax Iyo meel ugbaadloo Mahiigaan ku taagsaday Ayay milicsi dhaayuhu Daauus lamoodyooy Muhashada xusuustaleh La muraaqo ooyaa Ma ogtahay ?

Click here to listen »

Dhageyso Fanaanadda Yurub Geenyo oo soo saartay heesta Lugooyo daqiiqado ka hor

Hits: 21155 | Saturday March 11, 2017 - 01:35:00
Lugooyadda ila hadhiyo Jaceylkaan i laasimee Laag iyo iga tuuray buur Habeen qura kama ladoo Laciif buu iga dhigee Sidee baan uga lug bixi? ———— Hadaad laqdabiyo xumaan Nafyaheey ka ladaabatoo Laxwiga Caashaqaan i helay Lurkiisaba aaddan qabin Inaan kaligeey lug go-o Qof aan igu laba aheyn Inaan Laan ubax u lulo Hoheey weeygu liidnimee Nafteeyda miyaan lunshaa? ——— Anoo leexada sariyo Lalaaya daruurahaa Lurkii Caashaqa i helay Lilaahi qof aan aheyn Miyaan laaciisa iyo U Laab kacay hiigsigii

Click here to listen »

Dhageyso Fanaanad caana oo soo saartay hees jaceyl dhaba oo aad la ooyi doontid

Hits: 25006 | Tuesday March 07, 2017 - 03:16:09
Adaan kuu ololayaa Adaan kuu oon qabaa Addaa Arramidda Jaceyl UUrkeeyga ku beerayee Aboowe miyaad ogeeyn Inaan oontii ka go-ay Aboowoow miyaad ogeyn Inaan hurda aawadaa Ayaamahaan seexanoo Adiga kuu ilmeeynayaa

Click here to listen »

Dhageyso Saraakiisha Ciidanka Emirate-ka ee Xamar oo sirtii aduunka kashifay iyo halista ka soo socota

Hits: 25201 | Monday February 27, 2017 - 01:46:29
Dhageyso Saraakiisha Ciidanka Emirate-ka ee Xamar oo sirtii aduunka kashifay iyo halista ka soo socota

Click here to listen »

Fanaaniinta Yurub Geenyo iyo Yusuf Hanad oo hees u qaaday Madaxweyne Farmaajo

Hits: 52678 | Wednesday February 22, 2017 - 00:09:14
Fanaaniinta Yurub Geenyo iyo Yusuf Hanad oo hees u qaaday Madaxweyne Farmaajo.

Click here to listen »

Dhageyso hees shanta Fanaan ee Xamar ugu caansan soo wada qaadeen oo noqotay Score taariikhiya

Hits: 31302 | Monday February 20, 2017 - 10:12:16
Waa heestii ugu horeeysay ee ay wada qaadayaan shan ka mida Fanaaniinta ugu shidan Somalia ? Heesta amaan maahee waa leeys garaacayaa,oo hilfahaa leeysu qaadayaa. Gabadh nin hore soo xumeeyay ayaa hal xiraale waxeey ku weeydiisay afarta wiil "Haddii ruux daacadoo,niyadda horey looga dilay,hadana dawadiisa helin,hadduu dadka kaala baxo,maxaad ku dabiibi leeyd"? Afarta wiil mid walba sibuu isu xariifinayaa laakiin gabadha mid walba jawaab ayey siineeysaa ? Waxaa ugu daran sheekadda Khadar Keeyow oo ku leh, dalxiiskaad jeceshahee, damaashaad iyo farax baan geli laheyn,dibadaan kuu dhoofin laa ? Mudo dheer ayaan raadinaayey Fanaaniinta ku haboon ee soo qaadi kara ? ugu dambeeyn wuxuu go-aanku noqday shantaan ka shidan Muqdisho. HABIQLEYSO.

Click here to listen »

Dhageyso Sarkaal Mareexana oo Al-Shabaab ka tirsan sida uu Farmaajo ula hadlay iyo tan uu Harti Abgaal ku dhigay

Hits: 55181 | Sunday February 19, 2017 - 16:44:01
Dhageyso Sarkaal Mareexana oo Al-Shabaab ka tirsan sida uu Farmaajo ula hadlay iyo tan uu Harti Abgaal ku dhigay

Click here to listen »

Dhageyso Hees Muqdisho Fanaaniinta Yurub Geenyo iyo Mohamed Tobanle

Hits: 38125 | Tuesday February 14, 2017 - 11:33:49
Yurub Geenyo —— ? —— Magaalo Madaxdeena Muqdishoo Waa Muraayadaan Ka dhexmuuqanee ————————— Mohamed Tobanle——— ? Maashaa allee Ma majiirataa Milicsigaa quruxdeeda ----------------- Yurub Geenyo——— ? Haa,haa ,haa , My City Muqdisho My Motherland I Miss to her, Macaanoow waan u xiisay ------ Mohamed Tobanle —— ? Macaanidaa Cimiladeeda Hawadeeda meel dhexaadka Maanyadeeda Sugunto liido Ku maansheeysigeeda ——— Yurub Geenyo —— ? Maka heshaa? Madadaaladeeda Maadiyo qosolkeeda. -------- Mohamed Tobanle —— ? Haa,haa ,haa , My City Muqdisho My Motherland I Miss to her, Macaaneey waan u xiisay ------- Yurub Geenyo ———? Mahuraanka geyigeenna Muqdishoo Ma Macaansataa? Malabkiyo Caanaheeda -------- Mohamed Tobanle—— ? Maka heshaa Malaaygiyo Khudradeeda Mooskiyo Canbaheeda ——— —— Yurub Geenyo ——? Haa,haa ,haa , My City Muqdisho My Motherland I Miss to her, Macaanoow waan u xiisay. --- Erayo & Laxan Dahir Abdulle Alasow

Click here to listen »

Fanaan Iidle Yare oo soo saaray heestii la wada sugaayey ee HIBO

Hits: 23329 | Monday February 13, 2017 - 19:02:16
1-Haddii aan heli lahaay 2-Hibo aan guursan laa 3-Hooy qura intaan la dego 4-Habeeno la seexan laa 5-Hamuuntu weey deeyn laheyd 6-Haraad waa bi'i lahaay 7-Horaadkaan saari laa 8-Naftaan u hibeeyn lahaa 9-Heesaan ku amaani laa -Ileen waa hoodo wacan Illaah hibo iiga dhigay. 1-Hadaan hobyo tegi lahaay 2-Hawadda jawigaas macaan 3-Horweyn geel intaan ku dhaqo 4-Haaneed san ku maali laa 5-Hilloowga weyn deeyn lahaay 6-Hantaqaan ka reeysan laa 7-Haasawaan geli lahaay 8-Heelaan ku tuman lahaa 9-Hibaan ku aroosi laa Ileen waa hoodo wacan Illaah hibo iiga dhigay.

Click here to listen »

Dhageyso hees degdega oo Xildhibaanadda ay kula hadashay Fanaanadda weyn Caasha Kiin Cilmi

Hits: 16899 | Sunday February 05, 2017 - 09:45:05
Dhageyso hees degdega oo Xildhibaanadda ay kula hadashay Fanaanadda weyn Caasha Kiin Cilmi.

Click here to listen »

Dhageyso xarunta doorashadda oo laga wareejiyay School Boliisiya iyo fadeexadda ku dhacday taliyaha boliiska Somalia

Hits: 15354 | Sunday February 05, 2017 - 09:16:31
Dhageyso xarunta doorashadda oo laga wareejiyay School Boliisiya iyo fadeexadda ku dhacday taliyaha boliiska Somalia.

Click here to listen »

Dhageyso Quran Kareem Suratu Al-Anfal #8 - بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ

Hits: 952 | Friday February 03, 2017 - 11:44:29
Next surat (#9 - At-Taubah ) يَسْأَلُونَكَ عَنِ الْأَنفَالِ ۖ قُلِ الْأَنفَالُ لِلَّهِ وَالرَّسُولِ ۖ فَاتَّقُوا اللَّهَ وَأَصْلِحُوا ذَاتَ بَيْنِكُمْ ۖ وَأَطِيعُوا اللَّهَ وَرَسُولَهُ إِن كُنتُم مُّؤْمِنِينَ[١]إِنَّمَا الْمُؤْمِنُونَ الَّذِينَ إِذَا ذُكِرَ اللَّهُ وَجِلَتْ قُلُوبُهُمْ وَإِذَا تُلِيَتْ عَلَيْهِمْ آيَاتُهُ زَادَتْهُمْ إِيمَانًا وَعَلَىٰ رَبِّهِمْ يَتَوَكَّلُونَ

Click here to listen »

President Donald Trump Revokes Deportation Protections for Somalis in Minnesota, Sparking Tension and Fear

Washington – U.S. President Donald Trump has announced the immediate cancellation of deportation protections for Somali nationals living in the state of Minnesota, sending shockwaves through one of the largest Somali diaspora communities in the world. In a strongly worded post shared online, President Trump stated: "Somali gangs are terrorizing the people of that great State, and BILLIONS of Dollars are missing. Send them back to where they came from. It's OVER!" The message has triggered widespread fear among Somali immigrants and families in Minnesota, many of whom have lived in the United States for decades and built stable communities.

Netherlands Secure World Cup 2026 Spot in Style – Koeman Warns: "Victory Is Only the Beginning"

By Dahir Abdulle Alasow – Investigative Sports Journalist Amsterdam – 18 November 2025 =The Dutch national football team is celebrating a historic achievement after officially qualifying for the FIFA World Cup 2026 with a dominant 4–0 victory over Lithuania in Amsterdam on Monday night.

Ethiopia Strengthens Gulf Ties: Somali-Region Diplomat Jamal Bakar Named Ambassador to UAE

Addis Ababa, Ethiopia – In a move highlighting Ethiopia's growing focus on Gulf partnerships, Prime Minister Abiy Ahmed has appointed Ambassador Jamal Bakar, a senior diplomat from the Somali Regional State, as the country's new Ambassador to the United Arab Emirates (UAE).

Union for National Dignity: Inside Somalia's New Political Power Bloc Ahead of 2026 Elections

By Dahir Alasow – Investigative Journalist, Waagacusub Media Mogadishu | Waagacusub.net | November 2025 A new political alliance is taking shape in Somalia as nine influential political figures — drawn from different parties, civic movements, and government backgrounds — have united under one banner known as the Union for National Dignity (Midowga Haybad Qaran). The coalition, announced through a joint press statement in Mogadishu, aims to create a unified political front capable of "restoring national cohesion, governance integrity, and public confidence in Somalia's democracy."

Somalia: Clan Divisions Surface as Jacob Frey Wins Third Term in Minneapolis Mayoral Race

Tensions, celebrations, and disappointment have swept across Somali social media circles following the fiercely contested Minneapolis mayoral election, where the race took on deep clan and community undertones among the city's large Somali diaspora.

Former Somali Finance Minister Allegedly Linked to Minnesota "Feeding Our Future" Case Through Property Acquisitions

A community report circulating among Somali residents in Minnesota has raised allegations suggesting that former Somali Finance Minister Abdirahman Duale Beileh may have indirect links to individuals involved in the "Feeding Our Future" fraud case, one of the largest federal financial investigations in the state's history. The allegations have not been confirmed by U.S. authorities, and no official charges have been filed against Beileh. Full Article

 

Turkey Announces 2026 as the First Official Oil Drilling Year in Somalia Amid Political Uncertainty

Waagacusub.net - Turkey has openly indicated that 2026 could become the historic year in which Somalia officially begins oil drilling and exploitation of its natural resources—a move that, if implemented, could fundamentally reshape the country's economic future. Full Article

 

Israeli Soldier Who Took His Own Life Leaves Chilling Note About October 7 Trauma

Waagacusub.net – An Israeli military officer identified as Thomas Adzegaouskas, who reportedly took his own life last week, left behind a disturbing suicide note describing severe psychological trauma he claims began after the events of October 7th, 2023, according to Israel's Haaretz newspaper. Full Article

 

Somalia Needs More Leaders Like Foreign Minister Abdisalam Dhaay

Somalia's Foreign Minister Abdisalam Omer Dhaay has quickly become one of the most promising and effective young diplomats to emerge in recent years. In a political landscape too often dominated by internal disputes and inconsistent foreign policy, Dhaay stands out for his professionalism, clarity, and modern diplomatic approach. Full Article

 

U.S. Blocks Somali Boxer Ramla Ali from Entering Country After Recent Trip to Mogadishu

Waagacusub.net - Somali-British boxing champion Ramla Ali has revealed that the United States government denied her entry into the country, preventing her from participating in a major match scheduled for 19 December. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article