HEADLINES:

Waagacusub Radio

Dhageyso Wasiir Al-Shabaab ka tirsan ayaa shaaciyay inuu boqorkiisa dacwad ku oogay kadib markii loo diiday Xildhibaanimo

Hits: 8969 | Tuesday November 29, 2016 - 23:27:22
Dhageyso Wasiir Ciyaala suuqa oo Al-Shabaab ka tirsan ayaa shaaciyay inuu boqorkiisa dacwad ku oogay kadib markii loo diiday Xildhibaanimo

Click here to listen »

Dhageyso Fanaaniinta Iidle Yare iyo Iqra Yareey oo wacdaro dhigay - Ishcalaa hees iyo baashaal

Hits: 30232 | Monday November 28, 2016 - 20:42:37
Ishcalaa baashaal - Thanks Ustaad Xasan Cujeeri - waa baashaal Iidle Yare iyo Iqra Yareey

Click here to listen »

Dhageyso Hogaamiyahii mayalka adkaay oo geeriyooday iyo doorkiisii siyaasadda Somalia ?

Hits: 12602 | Sunday November 27, 2016 - 08:13:25
Waxaa geeriyooday Fidel Castro, hoggaamiyihii hore ee dalka Cuba, kaas oo dalkaas oo xukumayey nus-qarnigii ugu dambeeyey. Fidel Castro wuxuu ka qayb qaatay dhaqdhaqaaqyo badan oo ka dhacay qaaradda Afrika oo ay ka mid ahayd dagaalkii Soomaalida iyo Ethiopia dhex maray. Warbixintan gaarka ah, waxaynu ku eegaynaa doorkii Fidel Castro uu ku lahaa dagaalkii Ethiopia iyo Soomaaliya, iyo weliba hindisihiisii ku aaddanaa in la mideeyo Soomaaliya iyo Ethiopia. Waxaa warbixintan ku jira oo ka qayb qaadanaya Prof Cabdi Ismaaciil Samatar iyo General Maxamed Nuur Galaal.

Click here to listen »

Dhageyso Suldaan Abdinasir Jamac Seed oo si adag uga hadlay musuqmaasuqa iyo Codkii laga duubay Garaadlaawe Qoorweyne

Hits: 7448 | Friday November 25, 2016 - 17:38:56
Suldaan Cabdi naasir Jaamac Seed Oo ka mid ah Salaadiinta reer Galmudug oo Maanta Shir jaaid ku qabtay Magalada Gaalkacyo ayaa waxaa uu kaga hadlay doorashooyinka aqalka hoose ee ka soconaya Magalada cadaado ee Xarunta KMG Galmudug iyo cida soo xuleysa Ergooyinka dooraneysa Xildhibaanada ee ka soo jeeda Gobolka Mudug, Suldanka ayaa ku eedeyay Garaad aadan Qorweyne uusan matalin beesha uu ka so jeeda sida uu hadalka u dhigay maadama uu sheegay in uu sameyay wax isdaba Marin ku aadan arimo ergooyinka ka soo jeeda Gobolka Mudug. Wuxuuna dhinac kale uu ka raali galiyay Siiyay Suldaan Cabdinaasir Jamaac Qaladadkii uu Garaad Qoorweyne ku sameyay beelaha kale ee ka soo jeeda Galmudug.

Click here to listen »

Dhageyso Wasiir Cod sira laga duubay oo ku faanay inuu boqol kun dollar Laaluush u qaatay una hanjabay Wariye dabagalay

Hits: 17130 | Friday November 25, 2016 - 01:01:20
Dhageyso Wasiir Cod sira laga duubay oo ku faanay inuu boqol kun dollar Laaluush u qaatay una hanjabay Wariye dabagalay

Click here to listen »

Dhageyso Maxaad ka taqaan heesta Qarniga

Hits: 12625 | Thursday November 24, 2016 - 22:43:56
Maxaad ka ogtahay heesta ugu macaan heesaha la soo qaaday wixii ka dambeeyay 1990-kii ? waa hees aan dhageeysigeeda laga xiiso dhici karin marnaba ?

Click here to listen »

Dhageeyso Cod sira iyo fadeexadii Aduunka Garaad Qoorweyne oo ka sheekeeynaa siduu u qiyaamay kuraastii Reer Hilowle ,Reer Ayaanle ,Reer Maxamed

Hits: 13831 | Thursday November 24, 2016 - 18:37:12
Dhageeyso Cod sira iyo fadeexadii Aduunka Garaad Qoorweyne oo ka sheekeeynaa siduu u qiyaamay kuraastii Reer Hilowle ,Reer Ayaanle ,Reer Maxamed

Click here to listen »

Dhageyso qarax lagu dilay Sarkaal u shaqeeynaayey Safaaradda Emirate-ka

Hits: 11133 | Thursday November 24, 2016 - 15:50:58
Dhageyso qarax lagu dilay Sarkaal u shaqeeynaayey Safaaradda Emirate-ka.

Click here to listen »

Dhageyso Live heesta meel baad i taabataayee -hadmaan ku taabayaa

Hits: 12159 | Sunday November 20, 2016 - 20:49:35
Toolmoon quruxdaada taamkaa Xubnaha talantaaligaaga Talaabadda iyo dhaqaaqa Toos goortaan kuu arkaa Meel baad i taabatayaa Hadmaan ku taabayaa

Click here to listen »

Dhageyso Wareeysi Jeneral Qeybdiid iyo wafdi la socday oo Galkacyo ka degay

Hits: 12940 | Tuesday November 15, 2016 - 21:29:47
Dhageyso Wareeysi Jeneral Qeybdiid iyo wafdi la socday oo Galkacyo ka degay

Click here to listen »

Dhageyso Laxanka hees kumanaan qof soo dalbadeen ee habeen hore Live loo tebiyay

Hits: 14453 | Tuesday November 15, 2016 - 11:30:30
Dhageyso Laxanka hees kumanaan qof soo dalbadeen ee habeen hore Live loo tebiyay

Click here to listen »

Dhageyso hees Yaa Leeylo oo Xasan Cujeeri si qurux badan u tumay

Hits: 17294 | Tuesday November 15, 2016 - 09:34:57
Fanaan Xasan Wado ayaa dib u soo qaaday heesta Yaa Leeyla kadib markii Musikiistaha weyn ee Xasan Cujeeri dib u tumay.

Click here to listen »

Dhageyso Dowladda Mareykanka oo ceebeeysay Puntland iyo fadeexadii ka dhalatay weerarkii lagu dilay Askarta Galmudug

Hits: 14636 | Saturday November 12, 2016 - 01:22:47
Dhageyso Dowladda Mareykanka oo ceebeeysay Puntland iyo fadeexadii ka dhalatay weerarkii lagu dilay Askarta Galmudug

Click here to listen »

Dhageyso Saraakiisha Puntland oo ku dhaartay iney dagaalka wadi doonaan waxna ka quseeyn xabadjoojinta

Hits: 16516 | Thursday November 10, 2016 - 01:18:43
Dhageyso Saraakiisha Puntland oo ku dhaartay iney dagaalka wadi doonaan waxna ka quseeyn xabadjoojinta

Click here to listen »

Dhageyso Suldaanka Habargidir oo ku dhaartay inuusan dagaalka Galkacyo istaagi doonin ilaa dhulka la simo Daaraha Majeerteen

Hits: 31252 | Tuesday November 08, 2016 - 09:42:19
Dhageyso Suldaanka Habargidir oo ku dhaartay inuusan dagaalka Galkacyo istaagi doonin ilaa dhulka la simo Daaraha Majeerteen

Click here to listen »

Dhageyso Saraakiisha Puntland looga dilay dagaalka Galkacyo

Hits: 8423 | Monday November 07, 2016 - 04:40:42
Dhageyso Saraakiisha Puntland looga dilay dagaalka Galkacyo

Click here to listen »

Dhageyso Barnaamij laga sameeyay colaadda Galkacyo iyo heshiiska Puntland iyo Galmudug dhexmaray

Hits: 10892 | Saturday November 05, 2016 - 23:44:26
Dhageyso Barnaamij laga sameeyay colaadda Galkacyo iyo heshiiska Puntland iyo Galmudug dhexmaray

Click here to listen »

Dhageyso Garguurte oo Ookiyaalahii kaligii taliyeyaasha xirtay iyo ceebta ka raacday in maamuladii Somalia la geeyo Emirate-ka

Hits: 16586 | Friday November 04, 2016 - 21:17:03
Dhageyso Garguurte oo Ookiyaalahii kaligii taliyeyaasha xirtay iyo ceebta ka raacday in maamuladii Somalia la geeyo Emirate-ka

Click here to listen »

Dhageyso qaxootiga Somalida ee Kenya laga celshay oo wadooyinka Somalia daadsan iyo dacdaradda ku dhacday ?

Hits: 7993 | Wednesday November 02, 2016 - 07:37:08
Qaybo badan oo Soomaaliya ah waxaa gaaray qaxooti ka soo laabtay xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab, waxaana dawlad goboleedka Koonfur Galbeed ay sheegeen inay dib-u-dejin u sameeyeen illaa 8,000 oo qaxooti ah iyaga oo kaashanaya hay'adaha Qaramada Midoobay. Haddaba, waa sidee xaaladda Qaxootigaasi? Maxayse kala kulmeen deegaanada ay dib ugu soo laabteen? Weriyaha VOA Maxamed Faarax Shire oo ku sugan magaalada Baydhabo ayaa la kulmay qaar ka mid ah qaxootiga dib u soo laabtay, wuxuuna ka soo diray warbixintan.

Click here to listen »

Dhageyso Wasiiradii Ethiopia oo xilalkii laga qaaday iyo burburka dalkaas wajahay

Hits: 12631 | Wednesday November 02, 2016 - 07:27:07
Ra'iisul wasaaraha Itoobiya Xayle Maryam Desaleng ayaa maanta aqalka baarlamaanka dalkaasi kaga hor dhawaaqay isku shaandhayn uu ku sameeyey golihiisa wasiirrada oo ka kooban 21 xubnood. Xubnaha ugu waaweyn ee shaqada waayey waxaa ka mid ah wasiirkii arrimaha dibedda Tedros Adhenan iiyo wasiirka Isgaarsiinta Gethachew Reda. Golaha wasiirrada waxaa ku jira tiro door ah oo kasoo jeeda qomwiyadda Oromoda. Isku shaandhaynta ayaa imanaysa kaidb bilo badan oo kacdoon uu waddankaasi ka socday. Haddaba, isku shaandhaynta ma qaboojin kartaa xiisadda ka aloosan waddankaasi? Su'aashaas iyo kuwo kale ayaa Jaamac Buulle Jaamac uu weydiiyey Prof. Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad oo wax ka dhiga Jaamacadda Nairobi University.

Click here to listen »

Somalia Condemns Israeli Foreign Minister's Visit to Hargeisa as Violation of Sovereignty

The Federal Republic of Somalia has issued a strong diplomatic condemnation following an unauthorized visit by Israel's Minister of Foreign Affairs to Hargeisa, declaring the move a grave violation of Somalia's sovereignty, territorial integrity, and political unity.

President Donald Trump Revokes Deportation Protections for Somalis in Minnesota, Sparking Tension and Fear

Washington – U.S. President Donald Trump has announced the immediate cancellation of deportation protections for Somali nationals living in the state of Minnesota, sending shockwaves through one of the largest Somali diaspora communities in the world. In a strongly worded post shared online, President Trump stated: "Somali gangs are terrorizing the people of that great State, and BILLIONS of Dollars are missing. Send them back to where they came from. It's OVER!" The message has triggered widespread fear among Somali immigrants and families in Minnesota, many of whom have lived in the United States for decades and built stable communities.

Netherlands Secure World Cup 2026 Spot in Style – Koeman Warns: "Victory Is Only the Beginning"

By Dahir Abdulle Alasow – Investigative Sports Journalist Amsterdam – 18 November 2025 =The Dutch national football team is celebrating a historic achievement after officially qualifying for the FIFA World Cup 2026 with a dominant 4–0 victory over Lithuania in Amsterdam on Monday night.

Ethiopia Strengthens Gulf Ties: Somali-Region Diplomat Jamal Bakar Named Ambassador to UAE

Addis Ababa, Ethiopia – In a move highlighting Ethiopia's growing focus on Gulf partnerships, Prime Minister Abiy Ahmed has appointed Ambassador Jamal Bakar, a senior diplomat from the Somali Regional State, as the country's new Ambassador to the United Arab Emirates (UAE).

Union for National Dignity: Inside Somalia's New Political Power Bloc Ahead of 2026 Elections

By Dahir Alasow – Investigative Journalist, Waagacusub Media Mogadishu | Waagacusub.net | November 2025 A new political alliance is taking shape in Somalia as nine influential political figures — drawn from different parties, civic movements, and government backgrounds — have united under one banner known as the Union for National Dignity (Midowga Haybad Qaran). The coalition, announced through a joint press statement in Mogadishu, aims to create a unified political front capable of "restoring national cohesion, governance integrity, and public confidence in Somalia's democracy."

AASHEEDGUURTA: The Calm Philanthropist Transforming TikTok Giving into Direct Humanitarian Aid

AASHEEDGUURTA, a Somali-American entrepreneur, has emerged as one of the most respected philanthropic figures on TikTok, widely recognized for her compassion, calm public demeanor, and consistent financial support to vulnerable Somali communities. Her name, "AASHEEDGUURTA," symbolically reflects moderation, patience, and a composed approach to society—qualities that many supporters say are clearly visible in her humanitarian work and online conduct. Full Article

 

Somali Cybersecurity Figure Yasmin Abdi Sparks Discussion on Merit, Representation, and Online Narratives

A Somali IT and cybersecurity professional, Yasmin Abdi Qaraare, has become a subject of growing discussion across social media and online tech forums, as her profile circulates widely within Somali communities and diaspora networks. Her reported involvement in cybersecurity and international technology events has led many to recognize her as part of a new generation of Somali professionals working in the global digital sector. Full Article

 

Horn and East Africa: War Crimes and Election Repression Deepen Human Rights Crisis

A new report by Human Rights Watch warns that civilians across the Horn and East Africa are facing escalating war crimes, widespread abuses, and shrinking civic space as governments and armed groups act with near-total impunity. In its World Report 2026, Human Rights Watch documents grave violations in Sudan, South Sudan, Ethiopia, Kenya, Tanzania, Uganda, Somalia, and other countries, where conflicts and political repression have severely undermined civilian protection, free expression, and democratic processes. Full Article

 

SOLDA Safety Network Submits Evidence to Egypt Linking Cairo to Somali Human Trafficking Routes

SOLDA Safety Network has submitted a comprehensive evidence-based report to the Government of Egypt detailing how Cairo has emerged as a key transit hub in human trafficking routes used to smuggle Somali migrants toward North Africa and Europe. According to the organization, the dossier contains testimonies, field intelligence, communication records, and documented trafficking patterns showing that Somali youth are routinely transported from Somalia to Egypt before being moved onward to Libya and other transit countries. Full Article

 

Minneapolis Police Identify Suspect in Chemical Spray Attack on Rep. Ilhan Omar During Public Town Hall

Minneapolis, Minnesota — Minneapolis police have identified and charged a 55-year-old man after he sprayed an unknown liquid at U.S. Representative Ilhan Omar during a public town hall meeting focused on immigration and federal enforcement policies. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article