
Afarta nin oo Muqdisho loo geeyay in lagu daweeyo maadama ay qabaan dhaawacyo iyo xanuuna kala duwan ayaa Baabuur lagala degay kadib markii ay ka baxeen Isbitaalka Madiina oo lagu daweeynaaye mudo.
Dhalinyaradaan u dhashay beesha Ogaadeen ee Caasimadda dalkooda hooyo loogu xiray shaki la xiriira iney u dagaalamayaan xoreynta dhulka Ethiopia ka heeysato Somalia waxaa lagu kala magacaabaa :-
1- Asad Adan Dheere
2-Xasan Xaashi
3- Cabdi Maxamed Xasan
4- Maxamed Sheekh Cabdi
"Nabadsugidda Ethiopia ayaa dhowr bilood heeysatay ,si xun ayaa loo jirdilay oo Caafimaadkooda waa liitaa,waxaana la keenay hadda xabsiga dhexe” ayuu yiri Sarkaal ka tirsan Ciidanka ilaaladda Xabsiga dhexe ee Muqdisho.
Sarkaal kale oo codsaday in magaciisa aan la xigan xaalad amaan darteed ayaa sheegay iney baaris ku sameeyeen afarta Nin ee looga shakiyay iney ONLF yihiin hasse yeeshee hay’ada NISA ku weeysay wax dimbiyo.
"Markii aan sheegnay inaan dimbi lagu heyn wuxuu Madaxweyne Xasan nagu dhahay afarta nin u gudbiya Xabsiga dhexe maxaa yeelay Safaaradda Ethiopia ee Muqdisho ayaa sidaas amartay Madaxweynaha” ayuu yiri Sarkaalka NISA ee Waagacusub u waramay.
Intaan Xabsiga dhexe loo gudbin waxaa afarta nin lagu haayey dhisma qarsoodiya oo Sirdoonka Ethiopia ku leeyihiin gudaha Muqdisho,waxaana lagu sameeyay jirdil ,sida uu sheegay Masuul ka tirsan Wasaaradda Amniga Qaranka Somalia.
Waa arrin fool xun oo dadnimadda ka fog in Muwaadiniin Soomaaliyeed loo cadaabo waxaad ka tirsan tihiin geesiyiin gobanimadoona oo doonaya iney dhulkooda ka xoreeystaan Cadawga Wayaanaha ama Xabashidda.
Sikastaba ha ahaatee, Taariikhda ayaa lagu qori doonaa in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud amray in dad Somalia lagu jirdilo Caasimadda Muqdisho ,iyadoo falkaasina uu yahay mid lagu raaligelinaa Xabashidda.
By Dahir Alasow
Ciidamo ka tirsan kuwa Nabad Sugida Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo ku Xayirey Xildhibaano ka mid ah Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed kuwaasi oo ka Tagay Magaalada Muqdisho. Full Article
Waagacusub.net - Dowladda Federaalka Somalia ayaa qorsheysay in 2,000 (Laba kun) qofood oo u dhashay beelo cayiman lagu kordhiyo shaqaalaha Dowladda Federaalka iyo maamulka Gobolka Banaadir. Full Article
Daawo Video CCTV Fadeexadii doorashadii Gudoonka Wakiiladda Somaliland oo la helay Full Article
Waagacusub.net Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Xaquuqul Insaanka Dowladda Farmaajo ayaa boggeeda Internet-ka ku soo xayeysiisay jagooyin ka bannaan Guddiga Madaxa Banaan ee Xuquul Insaanka iyo sharuudaha qofka shaqa doonka ee soo codsanaya jagooyinkaas ku dartay qabiilkiisa iyo jufadiisa hoose . Full Article
Dawladda Itoobiya ayaa ku wareejinaysa Raiisul Wasaare Xasan Cali Khayre Maxaabiis Soomaali ah oo tiradoodu gaarayso 120 Maxbuus, kuwaas oo ku xirnaa Xabsiyo ku yaala Dalkeeda, loona haystay Dambiyo ay ka mid yihiin Aragixisanimo. Full Article
Wasaaracda shaqada ee dowlada federaalka ayaa noqotay meel uu hareeyay musuq maasuq ba'an. Tan iyo markii uu yimid Wasiir Saalax Axmed Jaamac ayaa waxaa soo wajahay wasaarada jahawareer dhaqaale iyo xatooyo lacageed. Full Article
Saraakiil ka tirsan Sirdoonka Madaxtooyadda Somalia ayaa Waagacusub u xaqiijiyay inuu xalay kulan qarsoodiya dhexmaray Madaxweyne Farmaajo iyo Afhayeenka Al-Shabaab. Full Article
Waagacusub.net - Liiskii ugu yaabka badnaay ee ay ka soo dhexmuuqdeen gabdho Saaxiibo la ah Wasiiradda iyo Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa soo baxay. Full Article
DAWLADDA FARMAAJO OO KAMID NOQOTAY MAAMUL GOBOLEEDYADA. SHAQADA XILDHIBAANADA IYO SENATORS -KANA MEEL UGA DHACDAY! Waagacusub.net - Shirkii Qeybsiga Kaluunka Tunada Badweynta Hindiya oo u dhaxeeyey wasiiradda Kaluumeysiga Maamul Goboleedyada iyo dowladda Dhexe oo Guuldarro ku soo dhamaaday! Full Article
Waagacusub.net - Ciidanka Nabadsugidda iyo Sirdoonka Gobolka Banaadir ayaa maanta ku guuleeystay inuu toogasho ku dilo laba Sarkaal oo Al-Shabaab ka tirsan xilli ay qorsheeynayeen iney hoobiyeyaal ku garaacaan Garoonka Muqdisho iyo Xarunta Xalane,sida ay xaqiijiyeen Saraakiisha NISA. Full Article
The European Union is dramatically expanding its economic and strategic engagement with Greenland, committing another €200 million as the Arctic island becomes an increasingly important arena of competition over security, critical minerals, infrastructure and geopolitical influence.
MOGADISHU / MINNEAPOLIS — Somali rapper Sharmarke Abdinasir Mohamed, widely known as Sharma Boy, is facing renewed scrutiny following allegations that he used threats, blackmail and sustained pressure to obtain thousands of dollars from a Somali-American woman in the United States.
MOGADISHU — Concerns are growing among Somali intellectuals, civil society organizations, retired military officers, and democracy advocates that Somalia is entering a dangerous period of political instability marked by increasing militarization and shrinking space for democratic participation. The concerns come amid escalating confrontations in Mogadishu and reports of civilian casualties, displacement, and destruction resulting from recent clashes between government forces and opposition-aligned groups.
Prominent Somali investigative journalist and philanthropist Dahir Abdulle Alasow has been honored with the prestigious Humanitarian of the Year 2026 Award, recognizing his growing humanitarian impact through the international charity organization Alasow Foundation.
Somalia is facing a deepening humanitarian and political crisis following widespread forced evictions, deadly security operations, and escalating tensions between the federal government and opposition groups.
The European Union is dramatically expanding its economic and strategic engagement with Greenland, committing another €200 million as the Arctic island becomes an increasingly important arena of competition over security, critical minerals, infrastructure and geopolitical influence. Full Article
Hungary has ordered 10 Russian diplomats to leave the country over activities Budapest says were incompatible with their diplomatic status, triggering an angry response from Moscow and marking one of the clearest signs yet of Hungary's dramatic foreign-policy realignment. Full Article
BERLIN — September 8, 2026 — Germany has entered a new period of political uncertainty after the far-right Alternative for Germany, AfD, scored a historic landslide victory in Saxony-Anhalt, dealing a severe blow to Chancellor Friedrich Merz and his governing coalition. Full Article
MOGADISHU / MINNEAPOLIS — Somali rapper Sharmarke Abdinasir Mohamed, widely known as Sharma Boy, is facing renewed scrutiny following allegations that he used threats, blackmail and sustained pressure to obtain thousands of dollars from a Somali-American woman in the United States. Full Article
MOGADISHU — Concerns are growing among Somali intellectuals, civil society organizations, retired military officers, and democracy advocates that Somalia is entering a dangerous period of political instability marked by increasing militarization and shrinking space for democratic participation. The concerns come amid escalating confrontations in Mogadishu and reports of civilian casualties, displacement, and destruction resulting from recent clashes between government forces and opposition-aligned groups. Full Article
Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article
Former Intel official stripped from NISA membership Full Article
PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article
Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article
Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article
[Topnews Daawo :-] Rag lagu tuhmay iney ONLF yihiin oo Xamar lagu xiray -Yaa amray ?
Waagacusub.net - Afar nin oo u dhashay beesha Ogaadeen loogana shakiyay iney ka tirsan yihiin Jabhadda Gobanima u dirirka Ogadeniya ee ONLF ayaa laga deeyrinayaa xaaladooda Caafimaad kadib markii Ciidanka Nabadsugidda ay ka qabteen Degmadda Hodan ,ag