HEADLINES:

[Topnews:-]Guddigga Khaatleeyda oo khilaaf ka dhex curtay Lacagta musuqmaasuqa Manaan iyo Afrax qeybta 1-aad.

0
Monday May 30, 2016 - 08:58:24 in Articles by Super Admin
  • Visits: 8093
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 3 0
  • Share via Social Media

    [Topnews:-]Guddigga Khaatleeyda oo khilaaf ka dhex curtay Lacagta musuqmaasuqa Manaan iyo Afrax qeybta 1-aad.

    Warbaahinta Waagacusub oo baaris qoto dheer ku sameeysay musuqmaasuqa gudigga Khaat Walayaasha Muqdisho ayaa go-aansatay iney biloowdo warbixino xasaasiya oo taxane noqon doono kuwaas oo aan marba laba ka mida gudigga ku qaadaa dhigi doono.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warbaahinta Waagacusub oo baaris qoto dheer ku sameeysay musuqmaasuqa gudigga Khaat Walayaasha Muqdisho ayaa go-aansatay iney biloowdo warbixino xasaasiya oo taxane noqon doono kuwaas oo aan marba laba ka mida gudigga ku qaadaa dhigi doono.

Gudoomiye ku xigeenka gudigga khaadleeyda Mr Cabdullahi Afrax Siyaad oo ah isku xiraha Wasiiru dowlaha Maaliyadda gudigga wuxuu qaabilsan lacag qabashadda shatiyadda ama Leesinadda,iyadoo qofkii u baahan shati shaqo uu ka qaado laba kun iyo shan boqol oo dollar halka Wasaaradda Ganacsigga ay sharciyan shatiyadda qaado kun iyo todobo boqol dollar. iyadoo halkaas calaa diyaarad u saaran tahay 800$.


Shirkaddaha Khaat-ka keeno  Xamar maalin walba waxeey gaarayaan 38 Shirkadood.

Mr Afrax wuxuu lacagta shati aruurinta ka helay 30400$, [soddon kun iyo afar boqol oo dollar]

Mr Cabdi Manaan wuxuu gudigga u qaabilsan yahay baabuurta goboladda ,wuxuuna masuul ka yahay afar Caasi oo u kala baxda Shabeeladda dhexe iyo Shabeeladda hoose,wuxuuna Baabuur walba bishii ka qaataa lacag dhan shan boqol oo dollar.taas oo ah gelitaankooda garoonka diyaaradaha Muqdisho.

Mr Manaan Khaat-ka loo qaado goboladda Labada Shabeelle wuxuu Jawaan walba ku leeyahay 15$ dollar,waxaana maalin walba ay qaadaan afarta Caasi, lixdan Jawaan oo khaat ah. taas oo ka dhigan inuu Cabdi Manaan maalin walba helo sagaal boqol dollar.

Cabdi Manaan wuxuu sidoo kale yahay u  qaabilsanaha  Canshuurta diyaaradaha Khaat-ka ee Wasiiru dowlaha Maaliyadda Mr Cabdullahi Maxamed Nur . wuxuuna diyaarad kasta ka qaadaa maalin walba lacag dhan 4800$ dollar. iyadoo maalin walba ay Garoonka Muqdisho yimaadaan 14 diyaaradood. waxeeyna lacagta uu maalin kasto qaado gaareeysaa 67200$ .


Cabdi Manaan wuxuu lacagtaan ku leeyahay maalin walba mushqaayad ama dalaal dhan 7200$ dollar laakiin lacagtaan uu helo  wuxuu labadii biloodba mar ugu dalxiisaa Ethiopia ,Kenya iyo Uganda.

Dhinaca kale, Gudigga khaatleeyda Xamar waxaa ka dhex biloowday khilaaf cusub kadib markii Mursal Maxamed Fuje oo ka mida uu diiday in Khaat-ka u soo dego Ganacsade Cabdullahi Jiis lagu celsho Garoonka ama laga qaado lacagta baadda hasse yeeshee waxaa qadiyadda Mursal Fuje ka hor yimid Gudoomiyaha gudiggaas Qooje Maxamuud Qeeyliye.

La yaabka wuxuu yahay in Qooje Maxamuud Qeeyliye uu adeer u yahay Ganacsadaha uu rabo in khaat-kiisa la qalajiyo ama lacag baadda uu bixiyo.

Sikastaba ha ahaatee,Khaatka oo halis geliyay dhaqaalahii Somalia waxaa muuqato inuu sababi doono colaad ama burbur galaafta amaanka Dowladda Somalia,waxaana laga yaabaa in dhawaan la furo garoonka N50 si halkaas looga dejiyo.

Sikastaba ha ahaatee qeybta 2-aad waxaan ku qaadaa dhigi doonaa Qooje Maxamuud Qeeyliye iyo Maxamed Cismaan Cariif [Afdheere] Muroole ,iyadoo aan soo bandhigi doono muuqaaladooda iyo sideey musuqmaasuqa uga macaasheen laakiin waa kuma Qooje Qeeyliye?

Halkaan ka daawo warbixin maqal iyo muuqaala Musuqmaasuqa iyo baadda ay gudigga ku kaceen .

Share on Social Media

SIRCULUS: Qeybta 2-aad Jaajuusnimada iyo qiyaanadii uu xilka ku helay Taabit Cabdi iyo sida loo qiyaanay Farmaajo

Thabid Cabdi oo isticmaalayo tasiilaadka safaaradda waxa uu hoos ka bilaabay in uu xiriir toos ah la sameeyo hay'ado iyo shaqsiyaad Maraykan ah oo uu ku qancinayo in mudane Xassan Shiikh uu yahay qof aan lagu sii aamini karin mas'uuliyadda qaranka. Isaga oo isticmaalayo magaca safaaradda Soomaaliya ayuu bilaabay burburinta dowlada Soomaaliya. Full Article

 

SIRCULUS: Qeybta 1-aad Jaajuusnimada iyo qiyaanadii uu xilka ku helay Taabit Cabdi iyo sida loo qiyaanay Farmaajo

Waagacusub.net - Waxaa mudo laga joogo afar asbuuc la magacaabay Gudoomiyaha ahna Duqa Magaalada Muqadishu, Mudane Thabid Cabdi Maxamed, dad badan ayey ku noqotay yaab iyo fajac sababta keentay in will dhalinyaro ah oo aan khibrad u lahayn howlaha maamulka gobolka aqoontiisa tacliimeedna ay aad u gaaban tahay in mas'uuliyad balaaran oo ka wayn loo magacaabo. Sababo badan ayaa ka danbeeyo magacaabista Thabid Cabdi waxeyna salka ku haysaa arrimo siyaasadeed iyo mid qabiil. Full Article

 

Daawo Akhri taxanaha Jaajuus Ethiopia jago kama waayo Somalia qeybta 1-aad

Waa kuma Garyaqaan Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar)..? Raysalwasaare Xigeenka Cusub ee Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa ah nin Sharci yaqaan, macalin sharciga ka ahaa Jaamacada Hargeisa. Full Article

 

[Daawo] Riwaayadda qosolka badan ee Qooto qooto qeybta 31 aad

Daawo Riwaayadda qosolka badan ee Qooto qooto qeybta 31 aad Full Article

 

[Daawo] farxadda Shacabka Galkacyo oo ciyaartii ugu adkeeyd dhexmartay

Daawo farxadda Shacabka Galkacyo oo ciyaartii ugu adkeeyd dhexmartay Full Article

 

[Daawo] Colaadii ugu xumeeyd oo beesha isaaq ka dhex curatay

Daawo Colaadii ugu xumeeyd oo beesha isaaq ka dhex curatay Full Article

 

[Daawo] Odayaashii Isaaqa oo baarlamaanka isku dhex garaacay iyo xiisad ka taagan Hargeysa

Daawo Odayaashii Isaaqa oo baarlamaanka isku dhex garaacay iyo xiisad ka taagan Hargeysa Full Article

 

[Daawo wardegdega] iyo kacdoonka Xamar ka curtay oo odayaashii soo xulay Baarlamaanka qasbay

Daawo wardegdega iyo kacdoonka Xamar ka curtay oo odayaashii soo xulay Baarlamaanka qasbay Full Article

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Somalia Faces Growing Fears of Militarization as Political Crisis Deepens

MOGADISHU — Concerns are growing among Somali intellectuals, civil society organizations, retired military officers, and democracy advocates that Somalia is entering a dangerous period of political instability marked by increasing militarization and shrinking space for democratic participation. The concerns come amid escalating confrontations in Mogadishu and reports of civilian casualties, displacement, and destruction resulting from recent clashes between government forces and opposition-aligned groups.

Somali Investigative Journalist Dahir Alasow Named Humanitarian of the Year 2026

Prominent Somali investigative journalist and philanthropist Dahir Abdulle Alasow has been honored with the prestigious Humanitarian of the Year 2026 Award, recognizing his growing humanitarian impact through the international charity organization Alasow Foundation.

Mass Evictions and Political Tensions Push Somalia Deeper Into Crisis

Somalia is facing a deepening humanitarian and political crisis following widespread forced evictions, deadly security operations, and escalating tensions between the federal government and opposition groups.

Somalia Condemns Israeli Foreign Minister's Visit to Hargeisa as Violation of Sovereignty

The Federal Republic of Somalia has issued a strong diplomatic condemnation following an unauthorized visit by Israel's Minister of Foreign Affairs to Hargeisa, declaring the move a grave violation of Somalia's sovereignty, territorial integrity, and political unity.

President Donald Trump Revokes Deportation Protections for Somalis in Minnesota, Sparking Tension and Fear

Washington – U.S. President Donald Trump has announced the immediate cancellation of deportation protections for Somali nationals living in the state of Minnesota, sending shockwaves through one of the largest Somali diaspora communities in the world. In a strongly worded post shared online, President Trump stated: "Somali gangs are terrorizing the people of that great State, and BILLIONS of Dollars are missing. Send them back to where they came from. It's OVER!" The message has triggered widespread fear among Somali immigrants and families in Minnesota, many of whom have lived in the United States for decades and built stable communities.

Somalia Faces Growing Fears of Militarization as Political Crisis Deepens

MOGADISHU — Concerns are growing among Somali intellectuals, civil society organizations, retired military officers, and democracy advocates that Somalia is entering a dangerous period of political instability marked by increasing militarization and shrinking space for democratic participation. The concerns come amid escalating confrontations in Mogadishu and reports of civilian casualties, displacement, and destruction resulting from recent clashes between government forces and opposition-aligned groups. Full Article

 

Somalia Faces Human Rights Test Ahead of June 4 Protests

MOGADISHU, Somalia – As Somalia approaches planned demonstrations on June 4, concerns continue to grow over the state of human rights, freedom of expression, and civic space in the country. Full Article

 

Somali Investigative Journalist Dahir Alasow Named Humanitarian of the Year 2026

Prominent Somali investigative journalist and philanthropist Dahir Abdulle Alasow has been honored with the prestigious Humanitarian of the Year 2026 Award, recognizing his growing humanitarian impact through the international charity organization Alasow Foundation. Full Article

 

Turkey's Expanding Influence in Somalia Raises Regional Concerns

MOGADISHU, Somalia — Turkey's growing political, military, and economic influence in Somalia is increasingly drawing attention across the Horn of Africa and Red Sea region as geopolitical competition intensifies between regional and international powers. Full Article

 

Mass Evictions and Political Tensions Push Somalia Deeper Into Crisis

Somalia is facing a deepening humanitarian and political crisis following widespread forced evictions, deadly security operations, and escalating tensions between the federal government and opposition groups. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article