Inkastoo Dowladda Mareykanka amaro culus dul dhigtay maamulka Puntland hadana waxaa hareeyay maamulkaas ceeb iyo weji gabax kadib markii Dowladda Mareykanka shaacisay iney weerarkii 28 September 2016 ku dileen Saraakiil iyo Askar ka tirsan Galmudug kuwaas oo aan ka tirsaneeyn kuna lug laheyn Al-Shabaab.
Wakaaladda Wararka Reuters ayaa daabacday Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Mareykanka taas oo lagu cadeeyay iney Puntland warbixin beena ku hoowlgelisay Ciidanka Mareykanka taas oo ka dhigan dimbigii weynaay ee maamul ka tirsan maamuladda Somalia ka galo Dowladda Mareykanka.HALKAAN KA AKHRI WARSAXAAFADEEDKA DOWLADDA MAREYKANKA.
ila wareedyo muhiima ayaa Waagacusub u sheegay in Puntland la hordhigay sharuudo ay ka mid yihiin.
1- Iney bixiso dhaqaalahii ku baxay hoowlgalkii lagu dilay Saraakiisha iyo Askarta Galmudug sidoo kalena ay bixiyaan magta Ciidankii Galmudug ee lagu dilay duqeyntaas loo adeegsaday diyaaradaha Drone-ka.
2- In Sirdoonka Maamulka Puntland sharaxaad ka bixiyo sababtii ku qasabtay iney Dowladda Mareykanka siiyaan xog qaldan , iyo iney raaligelin buuxda ka bixiyaan xogtaas beentaa ee ay siiyeen Dowladda Mareykanka.
Haddii Puntland fuliso labadaas sharuudood waxeey Dowladda Mareykanka ka fiirsan doontaa shan sano kadib iney dib wada shaqeeyn ula yeelan kareeyso Maamulka Puntland.
Sikastaba ha ahaatee, waxaan shaki ku jirin in Maamulka Majeerteeniya isku qalday naceeybka kala dhaxeeya beesha Habargidir iyo muhiimadda dagaalka lagula jira argagixisadda,iyadoo loo baahan yahay inaan la dagaalanka argagixisadda lagu dhex milin isnaceybka iyo colaadaha ka dhex aloosan qaar ka mida beelaha wada dega ee Soomaaliyeed.
A September U.S. air strike in Somalia killed local militia forces and not al Shabaab militants as the Pentagon had initially believed, the U.S. military acknowledged in a draft statement obtained by Reuters on Thursday.
http://www.reuters.com/article/us-usa-somalia-idUSKBN13526O
The Sept. 28 strike in Somalia's Galkayo area killed 10 fighters and wounded three, the statement said. No civilian casualties were caused by the strike, it said.
Somalia's government had asked the United States to explain the strike, which it said had been conducted against forces of the semi-autonomous, northern region of Galmudug.
The errant strike illustrated the perils of Washington's efforts to battle al Shabaab, an al Qaeda-aligned group, by working with armed Somali factions that are often feuding.
Shabaab has been responsible for numerous attacks, including the September 2013 siege of Kenya's Westgate shopping mall that left at least 67 dead.
The day after the Sept. 28 U.S. strike in Somalia, officials in Galmudug accused a rival region, Puntland, of duping the United States into believing members of its security forces were in fact Islamist rebels.
An al Shabaab spokesman told Reuters at the time it did not have any fighters in the area of the strike.
The draft statement by the U.S. military's Africa Command said the air strike was carried out at the request of Puntland Security Forces "and our own assessment of the situation."
A PSF-led patrol had come under attack by a group of armed fighters and in response, "the U.S. conducted a self-defense strike to neutralize the threat, killing 10 armed fighters and wounding three others," the statement said.
A review of the strike, which began Oct. 4, determined that "The armed fighters were initially believed to be al-Shabaab but with further review it was determined they were local militia forces," it said.
"Operating under legal authorities, U.S. forces lawfully utilized self-defense to support the PSF in response to hostile actions conducted by the armed group against a partnered force," the review concluded. "No U.S. forces were killed or injured as a result of this incident."
(Editing by Jonathan Oatis and David Gregorio)
Puntland president sacks officials after deadly attack on presidential guard Full Article
Hamarweyne DC Arrested After Audio Criticising Corruption In Govt Goes Viral Full Article
Waagacusub.net - Dowladda Federaalka Somalia ayaa qorsheysay in 2,000 (Laba kun) qofood oo u dhashay beelo cayiman lagu kordhiyo shaqaalaha Dowladda Federaalka iyo maamulka Gobolka Banaadir. Full Article
DALKAAN LAGUMA MAAMULI KARO WAREEGTO IYO WARSAXAAFADEED! Full Article
Dawladda Itoobiya ayaa ku wareejinaysa Raiisul Wasaare Xasan Cali Khayre Maxaabiis Soomaali ah oo tiradoodu gaarayso 120 Maxbuus, kuwaas oo ku xirnaa Xabsiyo ku yaala Dalkeeda, loona haystay Dambiyo ay ka mid yihiin Aragixisanimo. Full Article
Ugu horeyn Alle ha u naxariisto Siraaji. Waxanan halkan ku cadeynayaa in aan ka xumaaday dhacdadaa lagu waayey wiilka da'da yaraa ee mustaqbalka fiican lahaa. Full Article
Waxaan halkaan idinkugu soo gudbinayaa maqaal aan ugu talo galay inaan ku iftiimiyo qayb kamid ah qaladaadka joogtada ah ee qaar kamid ah Madaxda Qaranku ka galayaan Dalkii iyo Dadkii ay mas'uuliyada uhayeen. Si loo saxo, Dowladuna aysan dhumin kalsoonidii Shacabka Soomaaliyeed u muujiyeen Doorashadii Madaxweynaha, Magacaabistii Ra'iisul Wasaaraha iyo Dhismihii Xukuumada. Kalsoonidaas oo hadii aan la'dabo qaban ay suurtogal tahay in ay noqoto LA MOOD NOQONSE WEYDAY! Full Article
Waagacusub.net - Liiskii ugu yaabka badnaay ee ay ka soo dhexmuuqdeen gabdho Saaxiibo la ah Wasiiradda iyo Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa soo baxay. Full Article
DAWLADDA FARMAAJO OO KAMID NOQOTAY MAAMUL GOBOLEEDYADA. SHAQADA XILDHIBAANADA IYO SENATORS -KANA MEEL UGA DHACDAY! Waagacusub.net - Shirkii Qeybsiga Kaluunka Tunada Badweynta Hindiya oo u dhaxeeyey wasiiradda Kaluumeysiga Maamul Goboleedyada iyo dowladda Dhexe oo Guuldarro ku soo dhamaaday! Full Article
DAWLADDA FARMAAJO OO KAMID NOQOTAY MAAMUL GOBOLEEDYADA. SHAQADA XILDHIBAANADA IYO SENATORS -KANA MEEL UGA DHACDAY! Full Article
President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government.
Waagacusub.net -Auditor General Mohamed Ali alias Afgoi has exposed missing millions of dollars from key departments within the Federal Government of Somalia [FGS], in what could raise questions about government expenditures. In his report, Afgoi said 25 entities and three embassies have been audited. Unsupported expenditure amounts to $9M; contracts worth $31M not registered with auditor general's office, the existence of unauthorized bank accounts outside the Treasury Single Account.
Waagacusub.net - IBS Bank Somalia, which is believed to have the largest amount of money, Al-Qaeda Finance Secretary Fazul Abdallah from Comoros has started issuing Visa Card Payments for the first time. Al-Shabaab's finance secretary confirmed that Mohamed Ali Warsame had $ 157 million in cash, according to Khalif Ereg, who was later bribed with $ 2 million.
I hereby inform the country that By virtue of the Authority given to the President of Uganda by Articles: 108(2), 108A(1), 113(1) and 114(1) of the 1995 Constitution of the Republic of Uganda, I hereby appoint H.E. the Vice President, Rt. Hon. Prime Minister, Honourable Cabinet Ministers and other Ministers as indicated below:
The Associated Somali Journalists is deeply concerned that journalists were today barred from covering the meeting of the leaders of the Federal Government of Somalia and Federal Member States (FMSs) as well as the Governor and Mayor of Mogadishu.
Galmudug State is not just the geographic heart of Somalia but the quintessential soul of the Somali nation. Within Galmudug, all the major Somali clan lineages- the Hawiye, Dir, Darood and Madhibaan are represented. No other Somali region or state is home to such diverse and influential clans with such extensive historical significance in Somalia as found in the Galmudug territory. Economically, Galmudug in 2024 is set to be the first location for the offshore oil and gas that the Somali Federal Government in partnership with the Houston-based American company, Coastline Exploration have commenced work on off the Hobyo coast since 2021. Full Article
Waagacusub.net - Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday mourned the death of Namibia President Hage G. Geingob and sent condolences to the government of the African country. Full Article
Waagacusub.net - Somalia's former President Mohamed Abdullahi Farmajo on Monday warned of the risk of political crisis over plans by the incumbent President Hassan Sheikh Mohamud to overhaul the constitution. Full Article
Waagacusub.net - Egyptian President Abdel Fattah el-Sissi said his country will protect Somalia against any threat in what can be described as an indirect response to recent Ethiopia's move to access the seaport of Somaliland. Full Article
Egypt on Tuesday condemned a suicide bomber attack in Somalia that killed at least 20 soldiers. The attack took place at a training camp in the Somali capital, Mogadishu, on Monday. The al-Shabab terrorist group claimed responsibility. Full Article
Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article
Former Intel official stripped from NISA membership Full Article
PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article
Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article
Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article
[Topnews:-] Puntland oo baxar weyn gashay iyo Mareykanka oo u hanjabay ?
Waagacusub.net - Saraakiil ka tirsan Sirdoonka Mareykanka ayaa Waagacusub u sheegay inuu xumaaday xiriirkii ay lahaayeen Maamulka Puntland kadib markii ay siiyeen xog qaldan oo lagu laayay Saraakiil iyo Askar ka tirsan Maamulka Galmudug State.