
Gudoomiye Taabit ayaa go’aankiisii ka laabtay kadib markii maamulka Beerta Nabadda sheegeen in hadalkiisu yahay Riyo maalmeed iyo qof iska hadlay .
Gudoomiye Taabit Cabdi wuxuu horey u soo saaray Amaradaan:
1- In Gaadiidka Amisom mari karin wadada Maka Al Mukarama laakiin waa shaqeeyn waayey oo hadda ayey ka sii dareen .
2- Wuxuu amar ku bixiyay inaan Gaadiid la dhigan karin hareeraha laamigga Maka Al Mukarama laakiin hadda unbaa meel walba la dhigtay.
3- Wuxuu amar ku bixiyay in magaca Banaadir laga dhigay Benaadir sidaas darteedna tilaabo laga qaadi doono qofkii isticmaalo magaca saxda ah ee Banaadir .
Gudoomiye Taabit magaciisii wuxuu noqday mid lagu maadsado isagoo lagu qasbay inuu ka laabto Benaadir ,hadana isticmaalo magaca Banaadir.
4- Gudoomiye Taabit wuxuu amar ku bixiyay inaan beerta Nabadda dadka lacagta 2 dollar laga qaadi karin laakiin markii maamulka beertaas shaaciyeen ineysan u hogaansameen amarkaas wuxuu Taabit Cabdi ugu dambeeyn Saxaafadda u sheegay in amarkaas uu ka laabtay.
Sikastaba ha ahaatee, Fadeexadahaan isbarkan ee Gudoomiye Taabit hareeyay waxeey ka marqaati kacayaan go’aanadda aan ka fiirsashadda laheyn ee Madaxda Dowladda Fudeed Farmaajo ?
By Dahir Alasow
Mogadishu (Waagacusub Media) – Former Somali President Mohamed Abdullahi Farmaajo arrived in Mogadishu on Thursday morning, marking his first visit to the capital in several months. Farmaajo and his delegation landed at Aden Adde International Airport, where they were received by members of parliament, political figures, and sections of the public who had gathered to welcome him. Full Article
Regional Leaders Set Conditions For Meeting Farmaajo Full Article
horde Full Article
Warbaahinta Waagacusub ayaa heshay tiro Wasiiro ah oo seefta xilka qaadista haleeshay iyo kuwa cusub ee lagu bedelay xilalka laga qaaday ,waxeeyna kala yihiin sidaan inta la xaqiijiyay. Full Article
Waxaa qoray Cali Hassan (Cali Mareexaan), Wasiirka Howlaha Guud ee Somaliland. Full Article
Qatar Waa dawlad yar oo dadkeedu 300 oo kun yahay. Laakiin waxay leedahay dhaqaale aad u fara badan. Waxaa kaydkeeda dhaqaale lagu qiyaasaa 300 oo bilyan oo dollar. Waxay leedahay Gaas Dabiiciga kan labaad ee Aduunka ugu badan marka laga tago Ruushka. Sanadkii 1995 ayaa talada dalka waxaa Afganbi kula wareegay Sheekh Xamad oo ah odayga dhalay Amiirka hataan xilka haya ee Sheekh Tamim Bin Xamad. Sheekh Xamad wuxuu dalkiisa u jeexay siyaasad ka duwan siyaasadaha dawladaha kale ee Khaliijka. Si uu saamayn ugu yeesho loona maqlo magaca dalkiisa aadka u yar ee Qatar wuxuu ka hawl galay siyaasad labo dhinac ah. Full Article
Waagacusub.net - Saraakiil ay ka mid yihiin Afhayeenka Amisom Jeneral Subagle oo u dhashay qabiilka Ciisaha Jibouti ee Dirta ayaa hub iyo gabaad siiyay Maleeshiyaad beesha Biyomaal u dhashay oo xasuuq baahsan kula kacay dad rayida oo u dhashay beelsha Hawiye. Full Article
Waagacusub.net - Dowladda Federaalka Somalia ayaa qorsheysay in 2,000 (Laba kun) qofood oo u dhashay beelo cayiman lagu kordhiyo shaqaalaha Dowladda Federaalka iyo maamulka Gobolka Banaadir. Full Article
Daawo Video CCTV Fadeexadii doorashadii Gudoonka Wakiiladda Somaliland oo la helay Full Article
Waagacusub.net Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Xaquuqul Insaanka Dowladda Farmaajo ayaa boggeeda Internet-ka ku soo xayeysiisay jagooyin ka bannaan Guddiga Madaxa Banaan ee Xuquul Insaanka iyo sharuudaha qofka shaqa doonka ee soo codsanaya jagooyinkaas ku dartay qabiilkiisa iyo jufadiisa hoose . Full Article
The European Union is dramatically expanding its economic and strategic engagement with Greenland, committing another €200 million as the Arctic island becomes an increasingly important arena of competition over security, critical minerals, infrastructure and geopolitical influence.
MOGADISHU / MINNEAPOLIS — Somali rapper Sharmarke Abdinasir Mohamed, widely known as Sharma Boy, is facing renewed scrutiny following allegations that he used threats, blackmail and sustained pressure to obtain thousands of dollars from a Somali-American woman in the United States.
MOGADISHU — Concerns are growing among Somali intellectuals, civil society organizations, retired military officers, and democracy advocates that Somalia is entering a dangerous period of political instability marked by increasing militarization and shrinking space for democratic participation. The concerns come amid escalating confrontations in Mogadishu and reports of civilian casualties, displacement, and destruction resulting from recent clashes between government forces and opposition-aligned groups.
Prominent Somali investigative journalist and philanthropist Dahir Abdulle Alasow has been honored with the prestigious Humanitarian of the Year 2026 Award, recognizing his growing humanitarian impact through the international charity organization Alasow Foundation.
Somalia is facing a deepening humanitarian and political crisis following widespread forced evictions, deadly security operations, and escalating tensions between the federal government and opposition groups.
The European Union is dramatically expanding its economic and strategic engagement with Greenland, committing another €200 million as the Arctic island becomes an increasingly important arena of competition over security, critical minerals, infrastructure and geopolitical influence. Full Article
Hungary has ordered 10 Russian diplomats to leave the country over activities Budapest says were incompatible with their diplomatic status, triggering an angry response from Moscow and marking one of the clearest signs yet of Hungary's dramatic foreign-policy realignment. Full Article
BERLIN — September 8, 2026 — Germany has entered a new period of political uncertainty after the far-right Alternative for Germany, AfD, scored a historic landslide victory in Saxony-Anhalt, dealing a severe blow to Chancellor Friedrich Merz and his governing coalition. Full Article
MOGADISHU / MINNEAPOLIS — Somali rapper Sharmarke Abdinasir Mohamed, widely known as Sharma Boy, is facing renewed scrutiny following allegations that he used threats, blackmail and sustained pressure to obtain thousands of dollars from a Somali-American woman in the United States. Full Article
MOGADISHU — Concerns are growing among Somali intellectuals, civil society organizations, retired military officers, and democracy advocates that Somalia is entering a dangerous period of political instability marked by increasing militarization and shrinking space for democratic participation. The concerns come amid escalating confrontations in Mogadishu and reports of civilian casualties, displacement, and destruction resulting from recent clashes between government forces and opposition-aligned groups. Full Article
Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article
Former Intel official stripped from NISA membership Full Article
PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article
Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article
Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article
Topnews:- Fadeexadii 4aad oo hareeysay Gudoomiyaha Dowladda Fudeed Farmaajo ?
Waagacusub.net - Gudoomiyaha gobolka Banaadir Mr Taabit Cabdi oo Muqdisho looga bixiyay Taabit Gorgoro ayaa fadeexadii afaarad wajahay kadib markii uu ku hungoobay ,oo shaqeeyn waayey amar uu ku mamnuucay in shacabka lacag ku galaan Beerta loo dalxii