
"Mustafe Dhuxulow oo ah Sarkaal ka tirsan Sirdoonka Ethiopia wuxuu mudo dheer ka shaqeeynaayey inuu fashiliyo Dowladda Farmaajo,waana ku guuleeystay %90 sidaas darteed hadda wuxuu safar ugu baxay Emirate-ka si uu mashruuciisa guuleeystay uga helo abaalmarin, wuxuu dhawaan Xildhibaanka horkacayaa ololaha xilka qaadista Ra’isulwasaare Kheyre laakiin marnaba isma muujin doono maxaa yeelay wuxuu rajo ka qabaa in isagga loo magacaabo xilka Ra’isulwasaaraha” ayuu yiri Wasiir ka tirsan Xukumadda Somalia oo codsaday inaan magaciisa la xigan.
Mustafe Dhuxulow waxaa hoowlahiisa fashilinta Dowladda Farmaajo gacan ku siiyay Safiirka Ethiopia u soo magacaawday Somalia Amb Jamaaludiin Mustafe oo u dhashay beesha Karinle Hawiye ,ahna ninkii Sirdoonka Ethiopia qaabilsanaay xilligii Cabdullahi Yusuf iyo Ciidanka Melleteriga Ethiopia ka wadeen xasuuqa baahsan Magaaladda Muqdisho.
Sarkaal ka tirsan Hay’adda Sirdoonka Somalia ee NISA ayaa sheegay in Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke iyo Mustafe Dhuxulow muddo dheer hoos kala shaqeeynayeen Emirate-ka iyo Ethiopia si loo fashiliyo Dowladda Farmaajo oo la safatay Dowladda Qatar laakiin inta badan hoowlahii loo igmaday waa ku guuleeysteen.
Senator Cumar Cabdirashiid ayaa shaqadda geeystay Cabdullahi Sanbaloolshe,wuxuuna markiiba fuliyay sidii loo nici lahaay Ra’isulwasaare Kheyre iyo Madaxweyne Farmaajo, isagga iyo Mustafe Dhuxulow waxeey xilalkii ka qaadeen dhamaan masuuliyiintii u dhashay Habargidir iyo Abgaal, waa weerareen oo shalay oo ugu dambeeysay wixii dhacay waxaa ka shaqeeyay Sirdoonka Emirate-ka iyo Taliye Sanbaloolshe” ayuu yiri Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Somalia.
Dhinaca kale , Gudoomiyaha gobolka Banaadir Mr Taabit Cabdi ayaa damac uga jiraa inuu xilka Ra’isulwasaaraha loo magacaabo marka shaqadda laga eryo Ra’isulwasaare Kheyre bisha September 2017.
Dowladda Farmaajo oo awooddeeda ku kooban tahay Muqdisho degmooyin ka tirsan waxeey lumisay kalsooniddii shacabka ,iyadoo heer kulka qabyaaladda iyo musuqmaasuqa,ku laran Cadaaladdaradda gaaray heerkii ugu xumaay taariikhda Dowladnimadda Somalia.
Sikastaba ha ahaatee, Xildhibaan Mustafe Dhuxulow oo ah nin aad u afmacaan wuxuu Emirate-ka u joogaa inuu ka qaato lacagtii lagu riddi lahaay Ra’isulwasaare Kheyre oo ay isku juffo hoose yihiin.
By Dahir Alasow
Xildhibaan Cabdi weli Maxamed Qanyare ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay Wadaadada ku fadwoonaya Xildhibaanada iyo Siyaasinta mucaaradka, isagoo oo tilmaamay in hadaan Siyaasada laga heshiin oo madaxda aqligooda soo noqon aay imaan karto Hurumar la,aan Amni xumo,laalush iyo is qabqabsi joogta taaso lagu maareyn karin siduu hadalka u dhigay wadaadada la soo kireestay ee beenta fadwooda. Full Article
Ciidamo ka tirsan kuwa Nabad Sugida Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo ku Xayirey Xildhibaano ka mid ah Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed kuwaasi oo ka Tagay Magaalada Muqdisho. Full Article
Warbaahinta Waagacusub ayaa heshay tiro Wasiiro ah oo seefta xilka qaadista haleeshay iyo kuwa cusub ee lagu bedelay xilalka laga qaaday ,waxeeyna kala yihiin sidaan inta la xaqiijiyay. Full Article
Waxaa qoray Cali Hassan (Cali Mareexaan), Wasiirka Howlaha Guud ee Somaliland. Full Article
Qatar Waa dawlad yar oo dadkeedu 300 oo kun yahay. Laakiin waxay leedahay dhaqaale aad u fara badan. Waxaa kaydkeeda dhaqaale lagu qiyaasaa 300 oo bilyan oo dollar. Waxay leedahay Gaas Dabiiciga kan labaad ee Aduunka ugu badan marka laga tago Ruushka. Sanadkii 1995 ayaa talada dalka waxaa Afganbi kula wareegay Sheekh Xamad oo ah odayga dhalay Amiirka hataan xilka haya ee Sheekh Tamim Bin Xamad. Sheekh Xamad wuxuu dalkiisa u jeexay siyaasad ka duwan siyaasadaha dawladaha kale ee Khaliijka. Si uu saamayn ugu yeesho loona maqlo magaca dalkiisa aadka u yar ee Qatar wuxuu ka hawl galay siyaasad labo dhinac ah. Full Article
Waagacusub.net - Saraakiil ay ka mid yihiin Afhayeenka Amisom Jeneral Subagle oo u dhashay qabiilka Ciisaha Jibouti ee Dirta ayaa hub iyo gabaad siiyay Maleeshiyaad beesha Biyomaal u dhashay oo xasuuq baahsan kula kacay dad rayida oo u dhashay beelsha Hawiye. Full Article
Waagacusub.net - Dowladda Federaalka Somalia ayaa qorsheysay in 2,000 (Laba kun) qofood oo u dhashay beelo cayiman lagu kordhiyo shaqaalaha Dowladda Federaalka iyo maamulka Gobolka Banaadir. Full Article
Waagacusub.net Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Xaquuqul Insaanka Dowladda Farmaajo ayaa boggeeda Internet-ka ku soo xayeysiisay jagooyin ka bannaan Guddiga Madaxa Banaan ee Xuquul Insaanka iyo sharuudaha qofka shaqa doonka ee soo codsanaya jagooyinkaas ku dartay qabiilkiisa iyo jufadiisa hoose . Full Article
Mudaneyaal ka kala tirsan Baarlamanka Fedaraalka Somalia Iyo Maamulka Galmudug Kuna heyb ah ra'isal wasaare Xasan Cali Khayre ayaa Magaalada Muqdisho ka bilaabay Olole logu mucaaradayo Xukumadiisa. Full Article
Madaxweyne Farmaajo ayaa u sheegay Dowladda Uganda iney Ciidankooda jooga Somalia iska bixi karaan xilli kasta kadib markii uu Dowladda Ethiopia ka helay 50.000 oo ka tirsan Ciidanka Melleteriga dalkaas kuwaas oo caawa gaaray degaanka Leego ee gobolka Shabeeladda hoose ,sida ay Waagacusub u xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan Ciidanka Amisom iyo maamulka Shabeeladda hoose. Full Article
DUBLIN (Waagacusub.net) — The International Monetary Fund has warned European policymakers that the rapid expansion of artificial intelligence could boost economic productivity while also disrupting labour markets, widening inequality, straining electricity networks and increasing Europe's dependence on foreign technology.
The European Union is dramatically expanding its economic and strategic engagement with Greenland, committing another €200 million as the Arctic island becomes an increasingly important arena of competition over security, critical minerals, infrastructure and geopolitical influence.
MOGADISHU / MINNEAPOLIS — Somali rapper Sharmarke Abdinasir Mohamed, widely known as Sharma Boy, is facing renewed scrutiny following allegations that he used threats, blackmail and sustained pressure to obtain thousands of dollars from a Somali-American woman in the United States.
MOGADISHU — Concerns are growing among Somali intellectuals, civil society organizations, retired military officers, and democracy advocates that Somalia is entering a dangerous period of political instability marked by increasing militarization and shrinking space for democratic participation. The concerns come amid escalating confrontations in Mogadishu and reports of civilian casualties, displacement, and destruction resulting from recent clashes between government forces and opposition-aligned groups.
Prominent Somali investigative journalist and philanthropist Dahir Abdulle Alasow has been honored with the prestigious Humanitarian of the Year 2026 Award, recognizing his growing humanitarian impact through the international charity organization Alasow Foundation.
The European Union has expressed concern over reported plans by the United States to temporarily restrict diesel exports, warning that such a move could have economic consequences on both sides of the Atlantic at a time when Europe is already facing elevated energy costs. Full Article
Ethiopia is confronting its most dangerous northern military escalation since the 2022 Pretoria peace agreement, as renewed fighting spreads across Tigray, Amhara and Afar and raises fears that a country still carrying the scars of its last devastating war could be sliding toward another major conflict. Full Article
Dutch riot police arrested 24 people on Saturday after a demonstration in The Hague descended into violence, with protesters throwing fireworks and other objects at police officers. Full Article
DUBLIN (Waagacusub.net) — The International Monetary Fund has warned European policymakers that the rapid expansion of artificial intelligence could boost economic productivity while also disrupting labour markets, widening inequality, straining electricity networks and increasing Europe's dependence on foreign technology. Full Article
BRUSSELS (Waagacusub.net) — The European Union has opened the door to an unprecedented new relationship with Canada, with European Commission President Ursula von der Leyen proposing that the country become the bloc's first-ever "associate member." The proposal, announced on September 16, could significantly deepen cooperation between Canada and the 27-member European Union in defence, energy, critical minerals, artificial intelligence and digital trade. Full Article
Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article
Former Intel official stripped from NISA membership Full Article
PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article
Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article
Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article
Topnews:- Xildhibaan Dhuxulow iyo Gudoomiye Taabit oo rajo ka qabo kursiga Ra'isulwasaaraha "Socdaalkiisa Emirate-ka"
Waagacusub.net - Xildhibaan Mustafe Dhuxuloow oo ka mida seddexda qof ee daaha gadaashiisa ka maamula Xafiiska Ra'isulwasaare Xasan Kheyre ayaa safar degdega ugu baxay dalka Emirate-ka Carabta kadib markii sida la xaqiijiyay uu ku guuleeystay fa