HEADLINES:

Daawo Dukumiintiyo Cadeeynaya doorkii Fawziya Adam ku laheyd in la xado lacagta Somalia u taal dalalka dibadda -Warqado ay qortay

6
Thursday August 07, 2014 - 03:54:54 in Articles by
  • Visits: 18117
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 1
  • Share via Social Media

    Daawo Dukumiintiyo Cadeeynaya doorkii Fawziya Adam ku laheyd in la xado lacagta Somalia u taal dalalka dibadda -Warqado ay qortay

    http://waagacusub.net-Wasiiradii arrimaha dibadda Somalia Fawziya Haji Adam ayaa noqotay qofka ugu indha adag siyaasiyiinta Somalida kadib markii ay astaan u noqotay inkirmada iyo hanjabaad aan afka baarkiisa dhaafsiisneeyn.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

http://waagacusub.net-Wasiiradii arrimaha dibadda Somalia Fawziya Haji Adam ayaa noqotay qofka ugu indha adag siyaasiyiinta Somalida kadib markii ay astaan u noqotay inkirmada iyo hanjabaad aan afka baarkiisa dhaafsiisneeyn. Fawziya Haji Adam waxay telefishinka Horncable si cad uga dafartay inay wax luga ku laheyd lacagahii dibadda u yaalay Somalia iyo in laga qaado dalalka Caalamka.
Warbaahinta Waagacusub waxay heshay oo mudo dheer heeysay Dukumiintiyo ciidda ka badan oo cadeeynaya gulufkii Fawziya u gashay inay lacagaha dibadda u yaal la wareegaan iyada iyo Ganacsade Muuse Ganjab iyo Shirkadda Shulman Rogers.
Fawziya waxay sheegtay inaysan waligood ku lug yeelan lacagtaas ,waxna ka ogeyn hasse yeeshee HALKAAN RIIX SI AAD U AKHRISID DUKUMIINTI CADEEYNAYA INAY KU KACDAY FAL XATOOYO HANTI QARAN.
Fawziya ma waxaa beena inay Canada u tahriibisay rag uu ka mid yahay Wariye caana ? ma waxaa beena dukumiintiga aan halkaan ku lifaaqnay? mise waxay leedahay Warbaahinta Somalida indhaha iyo afka hala qabto oo xatooyada dhaqaalaha Qaranka Somalia lagama hadli karo?
Fawziya waxay Wareeysigeeda ku sheegeeysaa inay iyada keentay Yusra Abrar hadana waxay leedahay waxaa keensaday Jarat Chopra iyo Monitoring Group? labadaan tee baa runa? hadii ay keentay ee dhaqaalahii Somalia oo dhan la joojiyay yaa dimbiga leh ? Fawziya mise Yusra?
Fudeedka waa cudur aan dawo laheyn sidaas darteed hanjabaadeeda iyo cagajugleynteeda waxaa dhaami laheyd inay xaqiiqada u sheegto shacabka,sidoo kalena weydiisato cafis dhamaan dadkeey kula coloowday dhab ka hadalka iyo ilaalinta hantida Qaranka Somalia?
Hadii aysan Fawziya Haji Adam labadaas sameeyn ,taariikhda nolosheeda xil dambe kama qaban doonto Jamhuuriyadda Somalia maxaa yeelay waxay astaan u noqotay inkirmo,hanjabaad iyo dabeecad xumo.
Tusaale kooban hadji aan soo qaato waxay caay u dhurtay oo colaadisay gabadhii Siyaasadda soo gelisay ee Xilka Wasiirka Arrimaha dibadda Somalia iyo Ra'isulwasaare ku xigeenka Xukumadda Somalia u dhameeysay ,Marwo Caasha Xaaji Cilmi.
Warbaahinta Waagacusub xilligii Sheekh Shariif ee awood qeybsiga  Ahlusunah iyo Dowladii KMG gaar aheyd ayaan daabacnay in Fawziya loo magacaabi doono Wasiirka Arrimaha dibadda iyo ku xigeenka Wasiirka koowaad.
Fawziya oo yaaban ayaa igula soo hadashay telefoon,waxayna igu tiri "Eedo warkaan xageed ka keentay,waxay ii sii raacisay lahjadaan waa taadii meesha ku qoran"
Fawziya suuq geeyntii aan u sameeynay iyo ololahii sababay inaan shaqsiyadeeda gaarsiino Koofurta Somalia marnaba ma garwaaqsan laakiin taas abaalkeeda waxay ku bedeshay caay iyo hanjabaad ,iyadoo la safatay cadawgii Waagacusub dagaalka xun kula jiray.
Fawziya waxay ka dhigan tahay DUKE NASIIB UU CAANO KU HELO WAA LEEYAHAY LAAKIIN NASIIB UU KU CABO MALEH?
Waxay gabadhii ugu horeeysay ee Jaamacad ka hergelisa Hargeysa hasse yeeshee nasiibdaro maanta waxay ka tahay marti?
Fawziya inay la coloowdo qofkastoo ay isbartaan! inay noqoto kaligii talis madax adag oo bulshada iskala qabweyn,waxay ku riixday inay ugu dambeyn kursi Xildhibaan ka iibsatay nin ay isku reer yihiin laakiin waxay si rasmiya London ugu soo laaban doontaa marka la gaaro doorasho madaxbanaan oo Xildhibaanada waxaa lagu soo dooran doonaa one man one vote.
HALKAAN HOOSE WAXAAN KU DAABACAY WARBIXIN ENGLISH AH OO AY KA OOREEN FAWZIYA  GUDIGGA DABAGALKA QARAMADDA MIDOOBAY EE ARRIMAHA SOMALIA TAAS OO SOO BIXI DOONTO BARTAMAHA BISHA SEPTEMBER.





This letter describes the evolution of contractual relations of the U.S. law firm of Shulman Rogers, Gandal, Pordy & Ecker, P.A. (hereafter "Shulman Rogers”) initially with the Transitional Federal Government (TFG) of Somalia dating back to 2010 and subsequently with the FGS since 2013. It describes the practices of Somali authorities, Shulman Rogers and associated entities and individuals in the effort to recover Somali overseas assets in a manner contrary to the public good and the measures to protect vested interests in the privatisation of these funds, including through a ‘counter-investigation’ undertaken with FTI Consulting that was designed to cover-up the findings of the Monitoring Group’s previous report (S/2013/413), particularly those findings related to corruption and mismanagement of Central Bank funds. This letter further describes the role of an entity called Haden Global Services in the ‘counter-investigation’, in the recovery effort for overseas assets and as a mechanism for payments by Shulman Rogers to its facilitators, namely Musa Haji Mohamed Ganjab and Abdiaziz Hassan Giyaajo Amalo, who in a conflict of interest also acted as advisors to the Somali President, Hassan Sheikh Mohamud. In addition, this letter describes the use of the Podesta Group, Inc. for public and political relations in aid of the asset recovery enterprise. Finally, this letter makes reference to an arms transfer to Al-Shabaab involving Musa Haji Mohamed Ganjab and Abdiaziz Hassan Giyaajo Amalo, which is a case being further developed for the final report on Somalia of the Monitoring Group. As such, this letter raises concerns about any funds from overseas assets that may have been diverted to Al- Shabaab.

At this stage of the investigations of the Monitoring Group, the material presented below reflects exploitation of public authority for private interests and indicates at the minimum a conspiracy to divert the recovery of overseas assets in an irregular manner, involving Shulman Rogers, President Mohamud and his Office, Fawzia Yusuf H. Adam, then Deputy Prime Minister and Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the FGS, as well as Musa Haji Mohamed Ganjab and Abdiaziz Hassan Giyaajo Amalo. In addition, a complex architecture of multiple secret contracts, which defied a separation of powers between the Presidency and the Central Bank, created the opportunity and rationalization for the misappropriation of public resources. ‘Pie-cutting’ of overseas assets by those involved in the project entailed retention of excessive percentages and direct payments from recovered assets as well as attempts to circumvent deposits in the Central Bank of Somalia. While one transfer from Shulman Rogers to a Central Bank account in Turkey has to date been protected by the current Governor, the overall list of identified assets remains undisclosed and millions of dollars of funds are unaccounted for. Meanwhile, there are indefinite claims by Shulman Rogers and Haden Global Services on percentages of assets to be recovered in the future, which raise concerns given the association between Al-Shabaab, Musa Haji Mohamed Ganjab and Abdiaziz Hassan Giyaajo Amalo.

With the consent of President Mohamud and Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed, the Monitoring Group has sought to provide the FGS with advance notice of the findings of this letter, including through the Financial Governance Committee, which is also duly copied below.

In response to a Reuters article ("Graft allegations test West’s ties to Somali president”, 14 February 2014), former Foreign Minister Adam issued a press release on 22 February 2014 referring to documentary evidence supporting her position. On 25 February 2014, the Monitoring Group requested a meeting with former Foreign Minister Adam as well as the documentary evidence referred to, both of which are pending pursuant to exchanges of correspondence.



Share on Social Media

Somalia's Break with the UAE Signals a New Gulf Power Equation — and a High-Risk Reset

By Dahir Alasow | Waagacusub.net — Opinion / Analysis Mogadishu — The Federal Government of Somalia's decision to annul all cooperation agreements with the United Arab Emirates (UAE)—including security and defence-related arrangements—represents one of the most consequential foreign-policy turns Somalia has taken in years. Full Article

 

Somalia Condemns Israeli Foreign Minister's Visit to Hargeisa as Violation of Sovereignty

The Federal Republic of Somalia has issued a strong diplomatic condemnation following an unauthorized visit by Israel's Minister of Foreign Affairs to Hargeisa, declaring the move a grave violation of Somalia's sovereignty, territorial integrity, and political unity. Full Article

 

Turkey Announces 2026 as the First Official Oil Drilling Year in Somalia Amid Political Uncertainty

Waagacusub.net - Turkey has openly indicated that 2026 could become the historic year in which Somalia officially begins oil drilling and exploitation of its natural resources—a move that, if implemented, could fundamentally reshape the country's economic future. Full Article

 

Somalia Needs More Leaders Like Foreign Minister Abdisalam Dhaay

Somalia's Foreign Minister Abdisalam Omer Dhaay has quickly become one of the most promising and effective young diplomats to emerge in recent years. In a political landscape too often dominated by internal disputes and inconsistent foreign policy, Dhaay stands out for his professionalism, clarity, and modern diplomatic approach. Full Article

 

Israel Identifies Somalia as Emerging Strategic Threat Amid Rising Turkish Military Presence in Mogadishu

Waagacusub.net - The security landscape of the Horn of Africa has entered a new and alarming chapter after the government of Israel — for the first time in history — publicly pointed to Somalia as a "growing strategic threat" to its national security. Full Article

 

Somalia's Military Court Opens Trial of High-Ranking al-Shabaab Leader Abu Abbas

Mogadishu – Somalia's Military Court has officially begun the trial of a senior al-Shabaab official, in a case that is being viewed as one of the most significant legal proceedings against the militant group in recent years. Full Article

 

Somalia's Sports Sector Reborn: Minister Mohamed Abdulkadir Ali Delivers Record Achievements in Office

Waagacusub.net Somalia's sports landscape is undergoing the most transformative progress in decades, thanks to the leadership of the Minister of Sports and Youth Affairs, Mohamed Abdulkadir Ali, whose term in office has redefined the role of sports in national development, youth empowerment, and international cooperation. Over the past period in leadership, the Minister has championed an ambitious reform agenda focused on rebuilding sports infrastructure, reactivating national and regional tournaments, empowering young athletes, and restoring Somalia's visibility on the global stage. His tenure has been characterized by strategic planning, hands-on management, and high-level diplomacy that positioned Somalia back into the heart of international sports. Full Article

 

Somalia: Puntland Court Orders Urgent Hearing Without Mental Health Assessment, Raising Concerns of Possible Injustice

The First Grade Court of Mudug Region in Gaalkacyo has issued an order mandating the immediate court appearance of two defendants: Hodan Maxamud Diiriye (34) and Cabdicaasiis Nuur Xaashi Calas (65). Both individuals are accused in a case filed by complainant Marxuumad Saabiriin Saylaan Cabdille Wees & DPL and her family. Full Article

 

Somalia's 2026 Mandate: Federal–State Election Standoff Intensifies as Power Struggle Deepens

Somalia is heading toward one of its most consequential political tests as the 2026 mandate cycle draws closer, with rising disputes over who has the constitutional authority to run elections — the Federal Government in Mogadishu or the Federal Member States (FMS). Hidden beneath technical legal debates are deep power struggles that may determine the future of Somalia's federal system. The decisions taken in the next months will shape not only how elections are run, but who controls political legitimacy and state power in the coming decade. Full Article

 

Somalia: Unity Over Division: Liban Ahmed Gains Widespread Support in Galmudug Elections

As Galmudug prepares for a decisive state leadership contest, Liban Ahmed has emerged as a powerful consensus candidate with broad support from influential community and political blocs across the region. His candidacy is gaining momentum among Galmudug's 11 clans, many of whom describe his rise as the result of consultation rather than confrontation. Community elders, youth groups, women's organisations, and local political actors in several districts say Liban represents a stabilizing choice at a politically sensitive moment. Many describe him as a neutral figure capable of balancing competing interests in a landscape where political alliances often shift rapidly. Full Article

 

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Somalia Condemns Israeli Foreign Minister's Visit to Hargeisa as Violation of Sovereignty

The Federal Republic of Somalia has issued a strong diplomatic condemnation following an unauthorized visit by Israel's Minister of Foreign Affairs to Hargeisa, declaring the move a grave violation of Somalia's sovereignty, territorial integrity, and political unity.

President Donald Trump Revokes Deportation Protections for Somalis in Minnesota, Sparking Tension and Fear

Washington – U.S. President Donald Trump has announced the immediate cancellation of deportation protections for Somali nationals living in the state of Minnesota, sending shockwaves through one of the largest Somali diaspora communities in the world. In a strongly worded post shared online, President Trump stated: "Somali gangs are terrorizing the people of that great State, and BILLIONS of Dollars are missing. Send them back to where they came from. It's OVER!" The message has triggered widespread fear among Somali immigrants and families in Minnesota, many of whom have lived in the United States for decades and built stable communities.

Netherlands Secure World Cup 2026 Spot in Style – Koeman Warns: "Victory Is Only the Beginning"

By Dahir Abdulle Alasow – Investigative Sports Journalist Amsterdam – 18 November 2025 =The Dutch national football team is celebrating a historic achievement after officially qualifying for the FIFA World Cup 2026 with a dominant 4–0 victory over Lithuania in Amsterdam on Monday night.

Ethiopia Strengthens Gulf Ties: Somali-Region Diplomat Jamal Bakar Named Ambassador to UAE

Addis Ababa, Ethiopia – In a move highlighting Ethiopia's growing focus on Gulf partnerships, Prime Minister Abiy Ahmed has appointed Ambassador Jamal Bakar, a senior diplomat from the Somali Regional State, as the country's new Ambassador to the United Arab Emirates (UAE).

Union for National Dignity: Inside Somalia's New Political Power Bloc Ahead of 2026 Elections

By Dahir Alasow – Investigative Journalist, Waagacusub Media Mogadishu | Waagacusub.net | November 2025 A new political alliance is taking shape in Somalia as nine influential political figures — drawn from different parties, civic movements, and government backgrounds — have united under one banner known as the Union for National Dignity (Midowga Haybad Qaran). The coalition, announced through a joint press statement in Mogadishu, aims to create a unified political front capable of "restoring national cohesion, governance integrity, and public confidence in Somalia's democracy."

Government Arrests Bajaj Drivers Protesting Rising Fuel Prices in Mogadishu

Security forces in Mogadishu have arrested several young Bajaj drivers who staged protests against rising fuel prices, reflecting growing frustration among Somalia's youth over economic hardship and unemployment. The demonstrations were organized by Bajaj drivers who depend on the three-wheel taxis as their main source of income. Drivers say the increasing cost of fuel has severely reduced their earnings, making it difficult to support themselves and their families. Full Article

 

AASHEEDGUURTA: The Calm Philanthropist Transforming TikTok Giving into Direct Humanitarian Aid

AASHEEDGUURTA, a Somali-American entrepreneur, has emerged as one of the most respected philanthropic figures on TikTok, widely recognized for her compassion, calm public demeanor, and consistent financial support to vulnerable Somali communities. Her name, "AASHEEDGUURTA," symbolically reflects moderation, patience, and a composed approach to society—qualities that many supporters say are clearly visible in her humanitarian work and online conduct. Full Article

 

Somali Cybersecurity Figure Yasmin Abdi Sparks Discussion on Merit, Representation, and Online Narratives

A Somali IT and cybersecurity professional, Yasmin Abdi Qaraare, has become a subject of growing discussion across social media and online tech forums, as her profile circulates widely within Somali communities and diaspora networks. Her reported involvement in cybersecurity and international technology events has led many to recognize her as part of a new generation of Somali professionals working in the global digital sector. Full Article

 

Horn and East Africa: War Crimes and Election Repression Deepen Human Rights Crisis

A new report by Human Rights Watch warns that civilians across the Horn and East Africa are facing escalating war crimes, widespread abuses, and shrinking civic space as governments and armed groups act with near-total impunity. In its World Report 2026, Human Rights Watch documents grave violations in Sudan, South Sudan, Ethiopia, Kenya, Tanzania, Uganda, Somalia, and other countries, where conflicts and political repression have severely undermined civilian protection, free expression, and democratic processes. Full Article

 

SOLDA Safety Network Submits Evidence to Egypt Linking Cairo to Somali Human Trafficking Routes

SOLDA Safety Network has submitted a comprehensive evidence-based report to the Government of Egypt detailing how Cairo has emerged as a key transit hub in human trafficking routes used to smuggle Somali migrants toward North Africa and Europe. According to the organization, the dossier contains testimonies, field intelligence, communication records, and documented trafficking patterns showing that Somali youth are routinely transported from Somalia to Egypt before being moved onward to Libya and other transit countries. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article