HEADLINES:

[Topnews]:-Somaliland oo taliye ka dhigtay Ninkii qarxiyay Hargeysa "Khaarijinta Garaadka iyo Prof Galeydh"

3
Saturday February 27, 2016 - 06:55:45 in Somali News by Super Admin
  • Visits: 15971
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 3 1
  • Share via Social Media

    [Topnews]:-Somaliland oo taliye ka dhigtay Ninkii qarxiyay Hargeysa "Khaarijinta Garaadka iyo Prof Galeydh"

    Waagacusub.net - Sarkaalkii abaabulay weeraradii lagu qaaday Hargeysa 29 October 2008 oo ka tirsan Saraakiisha Amniyaatka Al-Shabaab ayaa markii ugu horeeysay dib ugu laabtay Caasimadda Somaliland kadib markii xil taliye Ciidan loo magacaabay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.net - Sarkaalkii abaabulay weeraradii lagu qaaday Hargeysa 29 October 2008 oo ka tirsan Saraakiisha Amniyaatka Al-Shabaab ayaa markii ugu horeeysay dib ugu laabtay Caasimadda Somaliland kadib markii xil taliye Ciidan loo magacaabay.

Sarkaalkaan oo lagu magacaabo Cabdillahi Carabeey una dhashay beesha Dhulbahante gaar ahaan Bah hararsame ayaa horey mudo ugu xirnaay Hargeysa .

"Cabdullahi Carabeey waxaa hada loo magacaabay Taliye Ciidan iyadoo qorshahu yahay inuu khaarijiyo,dilo Garaadka guud ee beesha Dhulbahante Garaad Jamac Garaad Cali iyo Madaxweynaha Khaatumo Prof Galeydh” ayuu yiri Sarkaal sare oo ka tirsan Sirdoonka Somaliland.

Wasiir hore oo ka tirsanaan jiray Maamulkii Dahir Reyale ayaa Waagacusub u sheegay inuu Hargeysa ku arkay Cabdillahi Carabeey iyo madaxii amniyaatka Al-Shabaab ee Puntland Somaliland Mr Mowliid Faarax Lelon oo ahaay ninkii fulin jiray dilalkii Laascaano xilligii Dahir Reyale Kahin.

"Mowliid Lelon wuxuu u dhashay Dhulbahante gaar ahaan Qayaad,waana nin halisa oo buuraha Galgala ku jiray laakiin ma garan karo sababta Xukumadda Somaliland ugu yeertay ,balse waxaan kuu xaqiijinayaa inuu yahay ninkii soo abaabulay weerarkii lagu dhamaaday ee Hargeysa ka dhacay 29 October 2008 ,lagana dhigay Taliye Unug” ayuu yiri Wasiir hore oo codsaday inaan magaciisa la xigan.

Goobaha Al-Shabaab weerartay ee magaalada Hargeysa waxa ka mid ah aqalka madaxtooyada, xafiis ay dowlada Ethiopia ku lahayd halkaasi oo qaabilsan xiriirka ganacsiga ee Somaliland iyo Ethiopia iyo xafiiska ururka Qaramada Midoobey ugu qaabilsan horumarinta ee UNDP.

Dadka ku dhintay weerarkaas  waxaa ka mid ahaay la-taliyihii Madaxweynaha ee hay'adaha caalamiga ah Xuseen Afgaab, Taliyahii Nabadsugida Hargeysa Ibrahim Hutu ,Xubin Golaha Guurtida ka tirsanaa oo la dhihi jiray Maxamed Cismaan Libaax, xoghayaha xafiiska madaxtooyada ee Somaliland Daahir Cali Ciid iyo madaxii Nabadgelyada ee hey'adda UNDP xafiiska somaliland Axmed Cilmi Geelle.

Maamulka Somaliland ayaa Al-Shabaab heshiis la galay markii Dahir Reyale xukunka isaga degay,waxaana la rumeeysan yahay in Ciidanka Amniyaatka Al-Shabaab lagu tababaro gudaha goboladda Somaliland.

Sikastaba ha ahaatee,waxaa la xaqiijiyay iney Somaliland u diyaar garoowday khaarijinta Garaad Jamac iyo Prof Galeydh.

Share on Social Media

[Daawo] Rag Cadaana oo Hargeysa ku afduubtay gabdho ay kelyaha iyo beerka kala baxeen iyo gabadh Fanaan caana dhalay oo ka badbaaday

Daawo Rag Cadaana oo Hargeysa ku afduubtay gabdho ay kelyaha iyo beerka kala baxeen iyo gabadh Fanaan caana dhalay oo ka badbaaday Full Article

 

[Daawo] falkii ugu naxdinta badnaay ee Hargeysa ka dhacay kadib markii Nin laga dhigay gabadh Malxiisa

Daawo falkii ugu naxdinta badnaay ee Hargeysa ka dhacay kadib markii Nin laga dhigay gabadh Malxiisa Full Article

 

Ethiopian professor writes about Ethiopia's policy of destabilizing Somalia

Ethiopian foreign policy and the Ogaden War: the shift from "containment" to "destabilization," 1977–1991 Full Article

 

[Daawo] sidii loo xiray Wariye Coldoon oo Hargeysa ka degay

Daawo sidii loo xiray Wariye Coldoon oo Hargeysa ka degay Full Article

 

[Daawo] Odayaashii Isaaqa oo baarlamaanka isku dhex garaacay iyo xiisad ka taagan Hargeysa

Daawo Odayaashii Isaaqa oo baarlamaanka isku dhex garaacay iyo xiisad ka taagan Hargeysa Full Article

 

[Dhageyso:] Al-shabaab oo baahisay Magaca, Qabiilka iyo Wareysiga ninkii isku qarxiyey Xerada Kulbiyow

Ururka Al-Shabaab ayaa soo bandhigay magaca iyo Qabiilka mid ka mid ah raggii fuliyay weerarkii is qarxinta ahaa ee jimcihii la soo dhaafay ka dhacay xero ciidamada Kenya ku lahaayeen deegaanka Kulbiyow ee Gobolka Jubadda Hoose. Full Article

 

[Wardegdega] Daawo Maxkamadda New York oo waxba kama jiraan ka dhigtay amarkii Madaxweynaha Mareykanka

A federal judge in Brooklyn ordered a stop to the Trump administration's deportations of hundreds of travelers who arrived in the US on Friday and Saturday from seven predominately Muslim countries. Judge Ann Donnelly on Saturday night granted a request from the American Civil Liberties Union to stop deportations of those who were on their way to the US as Trump's order took effect. The 100 to 200 detainees, including at least 10 at Kennedy Airport, will not be released immediately. But for now, they also will not be sent back to where they came from. Donnelly issued her order after ACLU lawyer Lee Gelernt stated that at least one person at JFK was being put on a flight back to Syria as the hearing commenced. That led the judge to ask aloud if the Trump administration could assure that the people about to be deported would not suffer irreperable harm. Susan Riley, a civil lawyer who works in the Brooklyn US Attorney's office, couldn't answer the judge's question. Modal Trigger Judge Ann DonnellyNew York Law Journal "This has unfolded with such speed that we haven't had any opportunity to address any of the issues, the legal issues of the status of anyone who may be at the airport," Riley said. "If they had come in two days ago we wouldn't be here. Am I right?" Donnelly asked. The judge noted that the government did not argue that the detainees posed any risk. The government hasn't shared the names of those detained and won't let ACLU lawyers see all the detainees, ACLU lawyer Lee Gelernt said. The ACLU insisted the detainees posed no risk. "It's not as if these people weren't vetted, they were just caught in transit. They were in a horrible position," said Gelernt.. Donnelly's decision came in a class action lawsuit filed in Brooklyn federal court earlier Saturday. Hundreds of people gathered outside the courthouse in downtown Brooklyn, and a few filtered in to the courtroom to attend the hearing. The detainees may find themselves in government detention for several weeks at least. Further proceedings in the case are set for next month. Full Article

 

[Dhageyso:] Alshabaab oo baahisay Magaca, Sawirka, Qabiilka iyo Dardaaranka ninkii isku Qarxiyey Hotel Dayax

Warbaahinta Alshabaab ayaa baahisay farriin dardaaran ah oo laga duubay mid ka mida is-midaamiyeyaashii isku qarxiyay Hotelka Dayax ee magaalada Muqdisho. Full Article

 

[Dhageyso] Ajakis oo afka furtay isagoo sheegay sidii loo dilay iyo ninkii Xabsiga dhigay oo Malaku moowd la mooday madoowgiisa

Dhageyso Ajakis oo afka furtay isagoo sheegay sidii loo dilay iyo ninkii Xabsiga dhigay oo Malaku moowd la mooday madoowgiisa Full Article

 

[Daawo:] Haweeneey Soomaali ah lala qabtay ninkii dadka ku laayey Istanbul

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgal xalay booliska Turkigu ku soo qabteen ninkii ka dambeeyay weerarkii habeenkii sanadka cusub lagu qaaday goob lagu caweeyo oo ku taalla Istanbul. Full Article

 

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Somalia:War to Defeat Al Shabab Militarily

President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government.

Somalia:$17 million external support has not been channeled through the country's single treasury account

Waagacusub.net -Auditor General Mohamed Ali alias Afgoi has exposed missing millions of dollars from key departments within the Federal Government of Somalia [FGS], in what could raise questions about government expenditures. In his report, Afgoi said 25 entities and three embassies have been audited. Unsupported expenditure amounts to $9M; contracts worth $31M not registered with auditor general's office, the existence of unauthorized bank accounts outside the Treasury Single Account.

Al-qaida Share ,IBS bank Somalia launches Visa Card Payment

Waagacusub.net - IBS Bank Somalia, which is believed to have the largest amount of money, Al-Qaeda Finance Secretary Fazul Abdallah from Comoros has started issuing Visa Card Payments for the first time. Al-Shabaab's finance secretary confirmed that Mohamed Ali Warsame had $ 157 million in cash, according to Khalif Ereg, who was later bribed with $ 2 million.

UGANDA: New Cabinet Members and Ministers of State

I hereby inform the country that By virtue of the Authority given to the President of Uganda by Articles: 108(2), 108A(1), 113(1) and 114(1) of the 1995 Constitution of the Republic of Uganda, I hereby appoint H.E. the Vice President, Rt. Hon. Prime Minister, Honourable Cabinet Ministers and other Ministers as indicated below:

Journalists barred from covering Somali leaders' meeting

The Associated Somali Journalists is deeply concerned that journalists were today barred from covering the meeting of the leaders of the Federal Government of Somalia and Federal Member States (FMSs) as well as the Governor and Mayor of Mogadishu.

Somalia's leader mourns death of Namibia president

Waagacusub.net - Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday mourned the death of Namibia President Hage G. Geingob and sent condolences to the government of the African country. Full Article

 

Somalia's ex-president warns of risk of 'political crisis' over plans to overhaul constitution

Waagacusub.net - Somalia's former President Mohamed Abdullahi Farmajo on Monday warned of the risk of political crisis over plans by the incumbent President Hassan Sheikh Mohamud to overhaul the constitution. Full Article

 

Egyptian President says will protect Somalia against anz threat

Waagacusub.net - Egyptian President Abdel Fattah el-Sissi said his country will protect Somalia against any threat in what can be described as an indirect response to recent Ethiopia's move to access the seaport of Somaliland. Full Article

 

Egypt Condemns Suicide Bomber Attack in Somalia

Egypt on Tuesday condemned a suicide bomber attack in Somalia that killed at least 20 soldiers. The attack took place at a training camp in the Somali capital, Mogadishu, on Monday. The al-Shabab terrorist group claimed responsibility. Full Article

 

Somalia:War to Defeat Al Shabab Militarily

President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article