HEADLINES:

Heesaha Alasow

Hees Dhageyso hees Raran -Dhaanto cusub Fanaan MM Xabeeb

Hits: 3457 | Monday July 28, 2014 - 20:44:30
Hees cusub

Click here to listen »

Dhageyso hees Yaa Leeylo oo Xasan Cujeeri si qurux badan u tumay

Hits: 17311 | Tuesday November 15, 2016 - 09:34:57
Fanaan Xasan Wado ayaa dib u soo qaaday heesta Yaa Leeyla kadib markii Musikiistaha weyn ee Xasan Cujeeri dib u tumay.

Click here to listen »

Dhageyso Laxanka hees kumanaan qof soo dalbadeen ee habeen hore Live loo tebiyay

Hits: 14595 | Tuesday November 15, 2016 - 11:30:30
Dhageyso Laxanka hees kumanaan qof soo dalbadeen ee habeen hore Live loo tebiyay

Click here to listen »

Dhageyso Maxaad ka taqaan heesta Qarniga

Hits: 12653 | Thursday November 24, 2016 - 22:43:56
Maxaad ka ogtahay heesta ugu macaan heesaha la soo qaaday wixii ka dambeeyay 1990-kii ? waa hees aan dhageeysigeeda laga xiiso dhici karin marnaba ?

Click here to listen »

Fanaanad si cajiiba u qaaday hees uu sameeyay Wariye caana

Hits: 26156 | Sunday December 04, 2016 - 23:07:11
Waxa aan riyoodoo U Riyaaqo beenoo Runa aan u moodaa Raacdo gaari waayoo Talo iga ragaadee Roonoow allahayoow Alloow Reeys Barwaaqaa Erayo: Cabdiraxiim Daacad Laxan: Dahir Alasow Music: Cujeeri . Codka: Laylo Laki Isku duba ridka Ahmed Omar

Click here to listen »

Hees Madadaalo - maxaa laba is jeceloo -isha milicsigeediyo -muxubadda ku doogsadda

Hits: 13002 | Monday December 05, 2016 - 03:38:06
Maxaa laba is jeceloo Isha milicsigeediyo Muxubadda ku doogsadda Intuu Milliygu kala waday Midba meel ku nool yahay ? Maxaa laba Mantaanoo Meher iyo aroosiyo Mudo badan sugaayeen Intuu Milliygu kala waday Midba meel ku nool yahay ?

Click here to listen »

Fanaanadda Xafso Xubbi oo soo saartay heestii Deeqsi ee la wada sugaayey mudada dheer

Hits: 15015 | Tuesday December 06, 2016 - 01:59:44
Sida geed harweeynoo, ishcalaa Fanaanadda Xafso Xubbi oo soo saartay heestii la wada sugaayey ee Deeqsi.

Click here to listen »

Fanaan Iidle Yare oo soo saaray heestii la wada sugaayey ee HIBO

Hits: 23552 | Monday February 13, 2017 - 19:02:16
1-Haddii aan heli lahaay 2-Hibo aan guursan laa 3-Hooy qura intaan la dego 4-Habeeno la seexan laa 5-Hamuuntu weey deeyn laheyd 6-Haraad waa bi'i lahaay 7-Horaadkaan saari laa 8-Naftaan u hibeeyn lahaa 9-Heesaan ku amaani laa -Ileen waa hoodo wacan Illaah hibo iiga dhigay. 1-Hadaan hobyo tegi lahaay 2-Hawadda jawigaas macaan 3-Horweyn geel intaan ku dhaqo 4-Haaneed san ku maali laa 5-Hilloowga weyn deeyn lahaay 6-Hantaqaan ka reeysan laa 7-Haasawaan geli lahaay 8-Heelaan ku tuman lahaa 9-Hibaan ku aroosi laa Ileen waa hoodo wacan Illaah hibo iiga dhigay.

Click here to listen »

Dhageyso Hees Muqdisho Fanaaniinta Yurub Geenyo iyo Mohamed Tobanle

Hits: 38384 | Tuesday February 14, 2017 - 11:33:49
Yurub Geenyo —— ? —— Magaalo Madaxdeena Muqdishoo Waa Muraayadaan Ka dhexmuuqanee ————————— Mohamed Tobanle——— ? Maashaa allee Ma majiirataa Milicsigaa quruxdeeda ----------------- Yurub Geenyo——— ? Haa,haa ,haa , My City Muqdisho My Motherland I Miss to her, Macaanoow waan u xiisay ------ Mohamed Tobanle —— ? Macaanidaa Cimiladeeda Hawadeeda meel dhexaadka Maanyadeeda Sugunto liido Ku maansheeysigeeda ——— Yurub Geenyo —— ? Maka heshaa? Madadaaladeeda Maadiyo qosolkeeda. -------- Mohamed Tobanle —— ? Haa,haa ,haa , My City Muqdisho My Motherland I Miss to her, Macaaneey waan u xiisay ------- Yurub Geenyo ———? Mahuraanka geyigeenna Muqdishoo Ma Macaansataa? Malabkiyo Caanaheeda -------- Mohamed Tobanle—— ? Maka heshaa Malaaygiyo Khudradeeda Mooskiyo Canbaheeda ——— —— Yurub Geenyo ——? Haa,haa ,haa , My City Muqdisho My Motherland I Miss to her, Macaanoow waan u xiisay. --- Erayo & Laxan Dahir Abdulle Alasow

Click here to listen »

Dhageyso Fanaanad caana oo soo saartay hees jaceyl dhaba oo aad la ooyi doontid

Hits: 25287 | Tuesday March 07, 2017 - 03:16:09
Adaan kuu ololayaa Adaan kuu oon qabaa Addaa Arramidda Jaceyl UUrkeeyga ku beerayee Aboowe miyaad ogeeyn Inaan oontii ka go-ay Aboowoow miyaad ogeyn Inaan hurda aawadaa Ayaamahaan seexanoo Adiga kuu ilmeeynayaa

Click here to listen »

Dhageyso Fanaanadda Yurub Geenyo oo soo saartay heesta Lugooyo daqiiqado ka hor

Hits: 21299 | Saturday March 11, 2017 - 01:35:00
Lugooyadda ila hadhiyo Jaceylkaan i laasimee Laag iyo iga tuuray buur Habeen qura kama ladoo Laciif buu iga dhigee Sidee baan uga lug bixi? ———— Hadaad laqdabiyo xumaan Nafyaheey ka ladaabatoo Laxwiga Caashaqaan i helay Lurkiisaba aaddan qabin Inaan kaligeey lug go-o Qof aan igu laba aheyn Inaan Laan ubax u lulo Hoheey weeygu liidnimee Nafteeyda miyaan lunshaa? ——— Anoo leexada sariyo Lalaaya daruurahaa Lurkii Caashaqa i helay Lilaahi qof aan aheyn Miyaan laaciisa iyo U Laab kacay hiigsigii

Click here to listen »

Heesta Adaan kuu ololayaa Fanaanadda Nadar M Elmi

Hits: 16541 | Sunday March 12, 2017 - 03:38:32
Halkaan kala deg heesta Adaan kuu ololayaa, Adaan kuu oon qabaa, adaa arrimadda Jaceyl Uurkeeyga ku beerayee, Aboow miyaad ogeeyn ,inaan oontii ka go'ay.

Click here to listen »

Hees loo sameeyay Saxaafiyad Eglan Saleh -Ishcalaa

Hits: 24049 | Saturday March 18, 2017 - 05:13:20
Hees loo sameeyay Saxaafiyad Eglan Saleh -Ishcalaa

Click here to listen »

Fanaanadda Qaali Ladan oo score cusub jibisay kadib markeey soo saartay Jees jeestayoo waayahaan

Hits: 14922 | Friday March 31, 2017 - 15:14:03
Jees jeestayoo waayadaan Afkibaa juuqdii gabee Jawaabahii yaabka laay Jihadda soow igama lumin. Waa jabkeeygee allaa ,waa jabkeeygee Inaan ku jersoon ku helin Jaarkuba soow muu ogaan. ———————— Nafteeyda kumeey jeclaateen dartaada umeey jirooteen Macaan ma dhaheen had iyo jeer Wiilkaan kaligii jantaad tahay iyo Adaan ragga kugu jecelahayee.

Click here to listen »

Fanaanad Cod Macaan oo Muqdisho ka soo baxday iyo hees qiso dhabba xambaarsan

Hits: 9790 | Thursday June 29, 2017 - 05:40:31
Fanaanad cod macaan oo la yiraa Shaadiya Sharaf ayaa hees cajiiba ka soo qaaday Muqdisho. Tabashadda Ooridaada Tusan baa loo dhaqaaye Inaad ka tilaabsataa Talaahi Jaceylku maaha

Click here to listen »

Fanaanka weyn Nuur Daalacay oo Arooska Fanaanadda Xaawo Kiin hees cajiiba uga qeybgalay

Hits: 11415 | Friday February 23, 2018 - 06:30:41
Hanaan qurux iyo Asluub Marwo lagu hagoogayoo Dhaqankiyo hiddihii ka tegin Hadaad heshay waa hubaal ———————— Naga hano , Naga hanoo Hambalyo iyo ducaba Naga hanoo Xaawo Kiin ducadda naga hanoo Hambalyo iyo Salaan naga hano Naga hano , Naga hanoo Cabdirisaq Ducadda naga hanoo ——————————— Hankaagii waad heshoo Hamigaagii wuu hirgelay Halyeey lagu dhaadan karo Hadaad hooy wada gasheen

Click here to listen »

Niikadii aduunka iyo Heesta Iyeeyoow Fanaan Xasan Adan Samatar

Hits: 595 | Sunday April 08, 2018 - 05:13:53
iyeeyow_iyeeyow_xasan_adan_samatar

Click here to listen »

EU Deepens Greenland Ties With €200 Million Strategic Investment

The European Union is dramatically expanding its economic and strategic engagement with Greenland, committing another €200 million as the Arctic island becomes an increasingly important arena of competition over security, critical minerals, infrastructure and geopolitical influence.

EXCLUSIVE: Sharma Boy Under Scrutiny Over U.S. Blackmail Allegations as Past Cases Resurface

MOGADISHU / MINNEAPOLIS — Somali rapper Sharmarke Abdinasir Mohamed, widely known as Sharma Boy, is facing renewed scrutiny following allegations that he used threats, blackmail and sustained pressure to obtain thousands of dollars from a Somali-American woman in the United States.

Somalia Faces Growing Fears of Militarization as Political Crisis Deepens

MOGADISHU — Concerns are growing among Somali intellectuals, civil society organizations, retired military officers, and democracy advocates that Somalia is entering a dangerous period of political instability marked by increasing militarization and shrinking space for democratic participation. The concerns come amid escalating confrontations in Mogadishu and reports of civilian casualties, displacement, and destruction resulting from recent clashes between government forces and opposition-aligned groups.

Somali Investigative Journalist Dahir Alasow Named Humanitarian of the Year 2026

Prominent Somali investigative journalist and philanthropist Dahir Abdulle Alasow has been honored with the prestigious Humanitarian of the Year 2026 Award, recognizing his growing humanitarian impact through the international charity organization Alasow Foundation.

Mass Evictions and Political Tensions Push Somalia Deeper Into Crisis

Somalia is facing a deepening humanitarian and political crisis following widespread forced evictions, deadly security operations, and escalating tensions between the federal government and opposition groups.

EU Opens Door for Canada to Become Its First 'Associate Member'

BRUSSELS (Waagacusub.net) — The European Union has opened the door to an unprecedented new relationship with Canada, with European Commission President Ursula von der Leyen proposing that the country become the bloc's first-ever "associate member." The proposal, announced on September 16, could significantly deepen cooperation between Canada and the 27-member European Union in defence, energy, critical minerals, artificial intelligence and digital trade. Full Article

 

EU Moves Toward Landmark Social Media Ban for Children Under 13

BRUSSELS (Waagacusub.net) — The European Union is moving toward one of the world's toughest child-safety regimes for social media, with the European Commission proposing to prohibit children under 13 from holding social media accounts and impose strict safeguards on teenagers. Full Article

 

EU Deepens Greenland Ties With €200 Million Strategic Investment

The European Union is dramatically expanding its economic and strategic engagement with Greenland, committing another €200 million as the Arctic island becomes an increasingly important arena of competition over security, critical minerals, infrastructure and geopolitical influence. Full Article

 

Hungary Turns on Moscow, Expels 10 Russian Diplomats

Hungary has ordered 10 Russian diplomats to leave the country over activities Budapest says were incompatible with their diplomatic status, triggering an angry response from Moscow and marking one of the clearest signs yet of Hungary's dramatic foreign-policy realignment. Full Article

 

Historic AfD Victory Rocks Germany and Deepens Merz's Political Crisis

BERLIN — September 8, 2026 — Germany has entered a new period of political uncertainty after the far-right Alternative for Germany, AfD, scored a historic landslide victory in Saxony-Anhalt, dealing a severe blow to Chancellor Friedrich Merz and his governing coalition. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article