
Sharciyadda Caalamiga marka la qiimeeyo wuxuu afduubkaan ceeb iyo dimbi ku yahay Dowladda Kenya oo jibisay sharuucda iyo xeerarka dalkeeda u degsan oo mamnuucaya in siyaasiyiinta iyo diplomaasiyiinta loo gacan gelin kara maamuladda madaxabanaan ee ay mucaaradsan yihiin laakiin dhinaca kale waxeey tani ka dhigan tahay in Muwaadin Somali kenyan ah afduubeen Sirdoonka Kenya loona gacan geliyay Urur diimeedka Damujadiid oo la rumeeysan yahay iney Calaaqaad la leeyihiin argagixisadda Al-Shabaab.
Saraakiil ka tirsan Sirdoonka Kenya ayaa Waagacusub u sheegay in Cabdiwaal laga afduubay Hotel uu ka deganaay Nairobi kadib markii ganacsato la shaqeeya Sirdoonka Urur diimeedka Damujadiid lacag dhan boqol kun oo dollar siiyeen seddex ka mida Saraakiisha amaanka Kenya kuwaas oo ugu dambeeyn fududeeyay in isagoo labada gacmood ka xiran laga dhoofiyo garoonka diyaaradaha Wilson Airport Nairobi.
Siyaasigga Cabdi Nurre Siyaad oo ah taliyaha Ciidanka Maamulka goboladda dhexe ee Somalia wuxuu leeyahay taariikh dheer iyo khibrad dagaal hasse yeeshee wuxuu si weyn uga mid yahay siyaasiyiinta mucaaradsan siyaasadda iyo xukunka madaxda Urur diimeedka Damujadiid ee Dowladda Somalia ,sida Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Galmudug Cabdikariim Guled.
"Saraakiisha Sirdoonka Urur diimeedka Damujadiid ee hoos taga Sirdoonka Dowladda Somalia waxeey kireeysteen diyaarad qaasa,waxaana Cabdiwaal Hotel-kiisa ka afduubay Sirdoonka Kenya iyagoo garoonka Wilson Airport geeyay kadibna sidaas ugu wareejiyay Sirdoonka Dowladda Somalia ka socday” ayuu yiri Sarkaal ka tirsan saraakiisha amniga Laanta socdaalka Kenya.
Sarkaal ka tirsan Ciidanka dimbi baarista Kenya ayaa isagana sheegay in Ganacsade lagu magacaabo Xuseen Cali Salaad oo ay isku beel yihiin Cabdiwaal bixiyay lacag laaluusha oo dhan boqol kun oo dollar taas oo la siiyay Saraakiisha Sirdoonka Kenya .
Sirdoonka Damujadiid ayaa isku dayay iney dilaan Siyaasigga Cabdiwaal laba sano ka hor hasse yeeshee waa ka badbaaday isagoo si lama filaano ku tegay Degmadda Guriceel ee gobolka Galgaduud .
Siyaasi Cabdiwaal markii uu tegay Guriceel wuxuu bilooyin kooban kadib noqday ninka ugu awoodda badan goboladda dhexe ,wuxuuna isku dubba ritay Ciidan lagu qiyaasay shan boqol oo askari iyo baabuur dagaal kuwaas oo diiday iney ka mid noqdaan maamulka Galmudug,kuna dhawaaqay iney ka tirsan yihiin Maamulka Central Somalia ee Sheekh Shaakir Madaxweynaha ka yahay.
"Wasiiradda Arrimaha dibadda Kenya Marwo Amina Mohamed ayaa i casuuntay ,sidaas ayaan Kenya u imid” ayuu yiri Cabdiwaal oo telefoon kula hadlay Tifaftiraha Waagacusub inta aan la qaban todobaad ka hor.
Inkastoo la rumeeysan yahay in kooxda Damujadiid Cabdinurre ku xukumi doonto dil toogasho ah hadana dhinaca kale waxaa hubaala in afduubashadda siyaasigaas ay ka dhalan doonto dagaalo sokeeye iyo xasilooni daro baahsan maadama uu Madaxweynaha Somalia bartilmaameed ka dhigtay siyaasiyiin dhamaantood ka soo jeeda beesha Habargidir gaar ahaan Ceyr kuwaas oo la qabiila siyaasigga uu afduubtay.
Cabdinurre Siyad oo ka mid ahaay hogaamiye kooxeedyadii Somalia wuxuu dagaal xun la galay argagixisadda Al-Shabaab iyo Midowgii Maxaakiimta isagoo xubin ka ahaay hogaamiyeyaashii ku midoobay Isbaheysigii la dagaalanka argagixisadda ee Muqdisho looga dhawaaqay sanadkii 2004-tii.
Madaxweynaha Somalia Mr Xasan Garguurte wuxuu sababaha loo afduubay Siyaasi Cabdinurre ku sifeeyay isagoo ka mida dagaal oogayaasha Somalia ee ka soo horjeeda siyaasaddiisa laakiin hadalka Madaxweynaha waa mid xaqiiqada ka fog maxaa yeelay Somalia waxaa ku nool dagaal oogayaal xasuuqyo waaweyn geystay sida Cali Mahdi Maxamed,.Shariif Sheekh Axmed,Cabdi Qeybdiid, Muse Suudi Yalaxow,Maxamed Qanyare,Cali Maxamed Geedi,Cabduqadir Cali Cumar,Bootaan Ciise Calin,Maxamed Maxamuud Gacmadheere,Axmed Madoobe,Xasan Dahir Aweys, Zakariye Axmed Ismaaciil Xirsi,Maxamed Saciid Atam ,Adan Madoobe ,Yusuf Indhacadde ,Barre Hiiraale,Jeneral Morgan ,Muuse Biixi Cabdi,Cadde Muse Xersi,Cabdikariim Xuseen Guled iyo Cabdiraxmaan Odowaa.
By Dahir Alasow
MOGADISHU — Concerns are growing among Somali intellectuals, civil society organizations, retired military officers, and democracy advocates that Somalia is entering a dangerous period of political instability marked by increasing militarization and shrinking space for democratic participation. The concerns come amid escalating confrontations in Mogadishu and reports of civilian casualties, displacement, and destruction resulting from recent clashes between government forces and opposition-aligned groups. Full Article
MOGADISHU, Somalia – As Somalia approaches planned demonstrations on June 4, concerns continue to grow over the state of human rights, freedom of expression, and civic space in the country. Full Article
MOGADISHU, Somalia — Turkey's growing political, military, and economic influence in Somalia is increasingly drawing attention across the Horn of Africa and Red Sea region as geopolitical competition intensifies between regional and international powers. Full Article
Somalia is facing a deepening humanitarian and political crisis following widespread forced evictions, deadly security operations, and escalating tensions between the federal government and opposition groups. Full Article
MOGADISHU, Somalia — Somalia's Defense Minister Ahmed Moalim Fiqi has sparked outrage after issuing strong threats against opposition leaders planning anti-government demonstrations in Mogadishu, warning that security forces would respond forcefully to any protests challenging the federal government. Full Article
The Associated Somali Journalists (ASOJ) has expressed concern over what it describes as growing pressure, intimidation, and suppression targeting independent media and freedom of expression in Somalia. Full Article
MOGADISHU, SOMALIA — Turkey is increasingly emerging as the dominant foreign diplomatic force in Somalia following the failure of political talks previously supported by the United States, the United Kingdom, and international partners, highlighting a major shift in influence inside Somalia's political landscape. Full Article
A Somali woman identified as Farhiya Abdi Mudey, also known as "HaafTurki," has reportedly been arrested in Nairobi under controversial circumstances, with emerging claims suggesting that her detention may be linked to alleged bribery involving Kenyan police officers. Full Article
By Dahir Alasow | Waagacusub.net — Opinion / Analysis Mogadishu — The Federal Government of Somalia's decision to annul all cooperation agreements with the United Arab Emirates (UAE)—including security and defence-related arrangements—represents one of the most consequential foreign-policy turns Somalia has taken in years. Full Article
The Federal Republic of Somalia has issued a strong diplomatic condemnation following an unauthorized visit by Israel's Minister of Foreign Affairs to Hargeisa, declaring the move a grave violation of Somalia's sovereignty, territorial integrity, and political unity. Full Article
DUBLIN (Waagacusub.net) — The International Monetary Fund has warned European policymakers that the rapid expansion of artificial intelligence could boost economic productivity while also disrupting labour markets, widening inequality, straining electricity networks and increasing Europe's dependence on foreign technology.
The European Union is dramatically expanding its economic and strategic engagement with Greenland, committing another €200 million as the Arctic island becomes an increasingly important arena of competition over security, critical minerals, infrastructure and geopolitical influence.
MOGADISHU / MINNEAPOLIS — Somali rapper Sharmarke Abdinasir Mohamed, widely known as Sharma Boy, is facing renewed scrutiny following allegations that he used threats, blackmail and sustained pressure to obtain thousands of dollars from a Somali-American woman in the United States.
MOGADISHU — Concerns are growing among Somali intellectuals, civil society organizations, retired military officers, and democracy advocates that Somalia is entering a dangerous period of political instability marked by increasing militarization and shrinking space for democratic participation. The concerns come amid escalating confrontations in Mogadishu and reports of civilian casualties, displacement, and destruction resulting from recent clashes between government forces and opposition-aligned groups.
Prominent Somali investigative journalist and philanthropist Dahir Abdulle Alasow has been honored with the prestigious Humanitarian of the Year 2026 Award, recognizing his growing humanitarian impact through the international charity organization Alasow Foundation.
The European Union has expressed concern over reported plans by the United States to temporarily restrict diesel exports, warning that such a move could have economic consequences on both sides of the Atlantic at a time when Europe is already facing elevated energy costs. Full Article
Ethiopia is confronting its most dangerous northern military escalation since the 2022 Pretoria peace agreement, as renewed fighting spreads across Tigray, Amhara and Afar and raises fears that a country still carrying the scars of its last devastating war could be sliding toward another major conflict. Full Article
Dutch riot police arrested 24 people on Saturday after a demonstration in The Hague descended into violence, with protesters throwing fireworks and other objects at police officers. Full Article
DUBLIN (Waagacusub.net) — The International Monetary Fund has warned European policymakers that the rapid expansion of artificial intelligence could boost economic productivity while also disrupting labour markets, widening inequality, straining electricity networks and increasing Europe's dependence on foreign technology. Full Article
BRUSSELS (Waagacusub.net) — The European Union has opened the door to an unprecedented new relationship with Canada, with European Commission President Ursula von der Leyen proposing that the country become the bloc's first-ever "associate member." The proposal, announced on September 16, could significantly deepen cooperation between Canada and the 27-member European Union in defence, energy, critical minerals, artificial intelligence and digital trade. Full Article
Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article
Former Intel official stripped from NISA membership Full Article
PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article
Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article
Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article
Topnews:-Sirdoonka Somalia oo siyaasi caana ka afduubtay Nairobi ?
Guutadda Ruuxaanta Damujadiid ee ka tirsan Hay'adda Sirdoonka Dowladda Somalia ayaa Magaaladda Nairobi ka afduubtay Siyaasigga Cabdi Nuure Siyaad {Cabdi Waal} oo ah Somali Kenyan heysta dhalashadda dalkaas.sida ay Waagacusub u xaqiijiyeen ila wa