HEADLINES:

[Daawo Akhri Sir culus iyo dukumiintiyo] -Safiirka Somali u fadhiya Masar iyo sidii dadka u iibsaday ?

0
Monday May 02, 2016 - 12:53:14 in Articles by Super Admin
  • Visits: 22108
  • (Rating 2.8/5 Stars) Total Votes: 5
  • 3 0
  • Share via Social Media

    [Daawo Akhri Sir culus iyo dukumiintiyo] -Safiirka Somali u fadhiya Masar iyo sidii dadka u iibsaday ?

    Sii hayaha Safaaradda Soomaaliya ee Masar Ilyaas Sheekh Cumar waaa nin aan mas'uul ahayn, una qalmin in uu matalo qaranka Soomaaliya arimo dhowra awgood.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

File Attachment
Size: 2 MB
Sii hayaha Safaaradda Soomaaliya ee Masar Ilyaas Sheekh Cumar waaa nin aan mas'uul ahayn, una qalmin in uu matalo qaranka Soomaaliya arimo dhowra awgood.
Marka koowaad Ilyaas markiisii hore Safaaradda kuma iman qaab dowladeed oo rasmi eh ee waxaa shaqaaleeyay oo diplomasi ka dhigay AUN Safiirkii hore ee Soomaaliya, arintaasina ma waafaqsana hanaanka diplomasiyadda sababta oo ah diplomaasiyiinta waxaa magacaabi kara oo kaliya Wasiirka Arrimaha Dibadda.

Ilyaas waxa uu Safaradda ka shaqo billaabay xilli wadanka uu ku jiro marxalad kala guur ah, isaga oo ka faa'ideysanaayo Xukuumaddii Shariif oo u xiligaas waqtigeedii dhamaaday iyo khilaafkii xiligaas soo kala dhex galay Safiir Cabdullaahi Xasan iyo Qunsulkii sharciga ahaa Ismaaciil Cabdi Xuseen. Halkan ka daawo akhbaarta khilaafka xiliigaas iyo xirista Safaradda, iyo walibo Ilyaas oo markaasi jabsaday xafiiska Qusnulka Sharciga ah.

Wasiiraddii hore ee Arimaha Dibadda  Soomaaliya Fawziya Xaaji Aadan oo aan run ahaantii dhihi karno waa qof ad adag ayaa is hortaagtay falalka sharci darrada ee uu Ilyaas Safaaradda ka waday, iyadoo Isla markaana warqad rasmi ah u soo qortay Safiirka in Ilyaas Sheekh Cumar uusan ahayn diplomaasi ka tirsan Safaaradda, sidaa awgeedna amar ku bixisay in uu ka baxo safaaradda furaha xafiiska qunsulkana wareejiyo. Halkan ka akhri warqaddii ay ka qortay wasaaradda Xilligaas.


Ilyas sidii caadada ahaydba warkii Wasiiradda wuu ka tallaabsaday, isagoo billaabay inuu u dhaqmo sida qunsul sharci ah. Waxyaabaha uu safaaradda ka sameeyay waxaa ka mida inuu lacagta Baasaboorada ku kordhiyay ardayda iyo qaxootiga Soomaaliyeed, isagoo diiday in uu sameeyo waraaqaha nikaaxa, shuruudo aan laga bixi karin iyo laaluushna hordhigay muwaadiniiinta, isagoo billaabay in Soomaalida ka soo jeedda Somaliland u diido baasaboorada, waxyaabaha uu Ilyaas sida foosha xun u sameeyo waxaa ka mida adeegsiga Nabadsugidda Masar oo uu  u adeegsado ardayda isagoo dhowr jeer xiray arday iyo cuqaal Somali ah oo ka tirsan jaaliyadda.

 

Sidoo kale wuxuu caadeystay in uu diido ama adkeeyo waraaqaha ogolaanshaha duugista meydadka Soomaaliyeed iyadoo ay Qaahira halheys ka noqotay "Haddaa Nooshahayna laaluush, haddaa dhimtidna tallaajad".

Ilyaas ayaa sidoo kale wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha diinta Soomaaliya Mudane Baghdadi ka celiyay Airportka Qaahiro , isagoo ku andacooday in magaciisa laga shakiyay. Halkan ka akhri dawad rasmiga ah uu danijrihii hore ee Soomaaliya  ka gudbiyay Ilyaaas Sheekh Cumar, dacwadaasii oo kaga hadlay xariga Wasiirka, lacag uu ilyaas lunsaday iyo shaki uu ka qabo in Ilyaas uu la shaqeeyo Al-Shabaab.




December sanadkii hore ayaa Wasiirka Arimaha Dibadda ee Soomaaliya Cabdisalaan Hadliye isku dayay in uu ninkan umadda qabto isagoo ku amray in uu wadanka soo galo, isla markaana jagadiisii ku magacaabay nin aqoon yahan ah oo horay safaarado kale oo Soomaaliyeed iyo wasaradda arimaha dibadda uga soo shaqeeyay. Wasiir Hadliye waxaa lama filaan ku noqotay in uu Ilyas ku laabtay Masar waliba uu is hortaagay Diplomaasigii ay wasaarada u soo magacawday sii haynta Safaaradda, kaasoo xitaa loo diiday in uu Masar oo ay Ilmo u joogaan uu soo galo. Halkan ka akhri magaacibistii sii hayaha uu ilyaas eryaday, iyo warqaddii uu Ilyaas ka qoray Diplomasiga la eryay Mr. Kheyre isagoo ku eedeeyay in uu ka tirsan ururka akhwaan al muslimiin si masaarida ay u diidaan aqabalaaddiisa.


Waxaa is weydiin mudan awoodda uu ninkan haysto meesha uu ka keenay, iyo cidda ka dmabeyso? Ma masaarida ayaa meesha ku hayso mise arimo kale ayaa jiro?

Waxaa xusid mudan in dowladda ay hadda Safiir cusub oo ay isku reer yihin AUN safiirkii hore ee geeriyooday u magacawday Masar, hase yeeshee waxaa laga cabsi qabaa in uu Ilyaas is hor taago sidaa awgeed Warqadaha Safiirka waxaa si toos ah loogu diray Masaarida si aan waafaqsaneyn baratakoolka iyadoo laga cabsanaayo in uu Ilyaas diido magacaabista. Wixii arintaas ku soo kordhana waan idin soo sheegi doonaa. 
Share on Social Media

Somalia's leader mourns death of Namibia president

Waagacusub.net - Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday mourned the death of Namibia President Hage G. Geingob and sent condolences to the government of the African country. Full Article

 

Somalia's ex-president warns of risk of 'political crisis' over plans to overhaul constitution

Waagacusub.net - Somalia's former President Mohamed Abdullahi Farmajo on Monday warned of the risk of political crisis over plans by the incumbent President Hassan Sheikh Mohamud to overhaul the constitution. Full Article

 

Egyptian President says will protect Somalia against anz threat

Waagacusub.net - Egyptian President Abdel Fattah el-Sissi said his country will protect Somalia against any threat in what can be described as an indirect response to recent Ethiopia's move to access the seaport of Somaliland. Full Article

 

Egypt Condemns Suicide Bomber Attack in Somalia

Egypt on Tuesday condemned a suicide bomber attack in Somalia that killed at least 20 soldiers. The attack took place at a training camp in the Somali capital, Mogadishu, on Monday. The al-Shabab terrorist group claimed responsibility. Full Article

 

Somalia:War to Defeat Al Shabab Militarily

President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government. Full Article

 

It secretly and unlawfully recruited about 7,500 young Somalis sent to Eritrea

Western Intelligence Agencies Oppose the Democratization of Somalia Intelligence Services (NISA) History documents the strong character of the Somali people associated with messy democratic rule that cherishes individual liberty, freedom of expression and opinion, Justice, and private entrepreneurship rather than with autocratic rule. British explorer, Sir Richard Burton wrote in 1856, "the Somalis are fierce race of republicans, constantly changing political loyalties – the Somalis lived in what amounted to a state of chronic, political schizophrenia, verging on of anarchy. Every freeborn man holds equal to his ruler and allows no loyalties or prerogatives to abridge his birthright of liberty." However, Somalis are docile to discipline and obedience if social mediation applied fairly. The appropriate model of government for Somalia is the democratic rule. Full Article

 

Somalia:$17 million external support has not been channeled through the country's single treasury account

Waagacusub.net -Auditor General Mohamed Ali alias Afgoi has exposed missing millions of dollars from key departments within the Federal Government of Somalia [FGS], in what could raise questions about government expenditures. In his report, Afgoi said 25 entities and three embassies have been audited. Unsupported expenditure amounts to $9M; contracts worth $31M not registered with auditor general's office, the existence of unauthorized bank accounts outside the Treasury Single Account. Full Article

 

Al-qaida Share ,IBS bank Somalia launches Visa Card Payment

Waagacusub.net - IBS Bank Somalia, which is believed to have the largest amount of money, Al-Qaeda Finance Secretary Fazul Abdallah from Comoros has started issuing Visa Card Payments for the first time. Al-Shabaab's finance secretary confirmed that Mohamed Ali Warsame had $ 157 million in cash, according to Khalif Ereg, who was later bribed with $ 2 million. Full Article

 

Somali Journalists Launch 'Disinformation Lab' to Combat Spread of Fake News.

Waagacusub.net - The Federation of Somali Journalists has launched a campaign to combat the spread of false information, fake news, hate speech and propaganda. The federation says Somalia is already seeing a huge spike in social media misinformation campaigns ahead of elections expected before the end of July. Full Article

 

Oman hold off plucky Somalia to make main draw

Waagacusub.net - Somalia displayed a lot of pluck but were left ruing their luck as Oman advanced to the main draw of the FIFA Arab Cup with a 2-1 win Sunday evening. The Omanis scored twice in the first half of the lively game at the Sheikh Jassim Bin Hamad Stadium before Somalia pulled one pack nine minutes after the break. Full Article

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Somalia:War to Defeat Al Shabab Militarily

President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government.

Somalia:$17 million external support has not been channeled through the country's single treasury account

Waagacusub.net -Auditor General Mohamed Ali alias Afgoi has exposed missing millions of dollars from key departments within the Federal Government of Somalia [FGS], in what could raise questions about government expenditures. In his report, Afgoi said 25 entities and three embassies have been audited. Unsupported expenditure amounts to $9M; contracts worth $31M not registered with auditor general's office, the existence of unauthorized bank accounts outside the Treasury Single Account.

Al-qaida Share ,IBS bank Somalia launches Visa Card Payment

Waagacusub.net - IBS Bank Somalia, which is believed to have the largest amount of money, Al-Qaeda Finance Secretary Fazul Abdallah from Comoros has started issuing Visa Card Payments for the first time. Al-Shabaab's finance secretary confirmed that Mohamed Ali Warsame had $ 157 million in cash, according to Khalif Ereg, who was later bribed with $ 2 million.

UGANDA: New Cabinet Members and Ministers of State

I hereby inform the country that By virtue of the Authority given to the President of Uganda by Articles: 108(2), 108A(1), 113(1) and 114(1) of the 1995 Constitution of the Republic of Uganda, I hereby appoint H.E. the Vice President, Rt. Hon. Prime Minister, Honourable Cabinet Ministers and other Ministers as indicated below:

Journalists barred from covering Somali leaders' meeting

The Associated Somali Journalists is deeply concerned that journalists were today barred from covering the meeting of the leaders of the Federal Government of Somalia and Federal Member States (FMSs) as well as the Governor and Mayor of Mogadishu.

Somalia's leader mourns death of Namibia president

Waagacusub.net - Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday mourned the death of Namibia President Hage G. Geingob and sent condolences to the government of the African country. Full Article

 

Somalia's ex-president warns of risk of 'political crisis' over plans to overhaul constitution

Waagacusub.net - Somalia's former President Mohamed Abdullahi Farmajo on Monday warned of the risk of political crisis over plans by the incumbent President Hassan Sheikh Mohamud to overhaul the constitution. Full Article

 

Egyptian President says will protect Somalia against anz threat

Waagacusub.net - Egyptian President Abdel Fattah el-Sissi said his country will protect Somalia against any threat in what can be described as an indirect response to recent Ethiopia's move to access the seaport of Somaliland. Full Article

 

Egypt Condemns Suicide Bomber Attack in Somalia

Egypt on Tuesday condemned a suicide bomber attack in Somalia that killed at least 20 soldiers. The attack took place at a training camp in the Somali capital, Mogadishu, on Monday. The al-Shabab terrorist group claimed responsibility. Full Article

 

Somalia:War to Defeat Al Shabab Militarily

President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article