
LIFAAQA I:
Qorshaha Hirgelinta iyo Jadwal Waqtiyeedka
24-ka June Dib u eegidda iyo dhamaystirka liiska 135ka odey dhaqameed ee hadda jira. Madasha Hogaanka Qaranka (MHQ)
24-ka June Dhameeystirka, magacaabista iyo kudhawaaqidda Guddiyada doorasho ee heer Federaal (GFHDD) iyo heer dowlad goboleed (GDGHDD) MHQ
24 ka June – 1-da July Magacaabista Gudiga Xalinta Khilaafaadka iyo Dhameeystirka hannaanka xallinta khilaafaadka MHQ
26-29 – Ka June Tababarka guddiga GFHDD iyo GDGHDD IESG (UN)
30-ka June Guddiyada GFHDD iyo GDGHDD ayaa billaabaya wacyigelinta dadweynaha ololaha doorashooyinka 2016.
8-da July Guddiyada SEITs ayaa laamaha fulinta dowlad goboleedyada federaalka ugu yeeraya inay murashaxiin u soo magacaabaan Aqalka Sare. `
8-da July Guddiga GDGHDD ayaa Odey Dhaqameedyada ugu yeeraya inay soo xulaan ergooyinka doorashada. GDGHDD Soo gudbinta/magaacibadda murashaxiinta u tartamaya Aqalka Sare.
Laamaha Fulinta ee Dowlad Goboleedyada
9-10-ka July: Guddiyada GDGHDD ayaa diwaangalinaya xubnaha murashaxiinta ee u tartamaya Aqalka Sare. GDGHDD
10-13 Ka July Odey dhaqameedyada waxay diyaarinayaan liiska ergooyinka cod bixiyeyaasha ayagoo tix gelinaya kuraasta sida gaarka ah loogu asteeyay ee loo qoondeeyay haweenka iyadoo la raacayo habka ay ogolaatay Madasha Hogaanka Qaran (ugu yaraan 30% Aqalka Hoose). Odayaasha Dhaqanka.
10-ka July Dejinta habraac iyo arrimo farsamo (oo ay ka midyihiin shuruudaha murashaxmimada, diiwaangelinta murashaxiinta,
xarumaha codbixinta, waraaqaha codeynta, kormeerka doorashada, wacyigelinta dadweynaha iyo ololaha).
14-15 ka July: Dhegeysiga khudbadha murashaxiinta u tartamaya Aqalka Sare. Baarlamaanada Dowladaha xubnaha ka ah Federaalka.
15-ka July Kulanka Madasha Hogaanka Qaran ee lagu oggolaado:
Liiska faahfaahsan ee 30% kuraasta qoondada haweenka • Arrimaha kale ee la ogaado una baahan ka doodidda/go’aanka Madasha Hoggaanka Qaran. MHQ LUULYO (Ramadaan/ Ciid) 1-16-ka July Soo xulidda ergooyinka doorashada Odayaasha Dhaqanka.
16ka July Soo gudbinta iyo hubinta liiska kama dambeeysta ah ee ergooyinka Odayaasha Dhaqanka Iyo GDGHDD.
16-23-ka July Guddiyada GDGHDD ayaa dib u eegid ku sameynaya qaybaha ay ka kooban yihiin ergooyinka doorashada kana eegaya in loo wada dhanyahay (dhallinyarada, bulshada rayidka, ugu yaraan 30% haween ah) GDGHDD
16-19 ka July: Daabacidda waraaqaha codeynta Aqalka Sare iyo ogolaansho la siiyo goobjoogayaasha hanaanka codeynta iyo tirinta codadka. Baralamaanada Dawladaha Xubnaha ka ah Federaalka.
20-ka July: Codeynta Aqalka Sare (oo hal maalin kawada dhacaysa dalka), oo ay ku xigto tirinta iyo isu geynta codadka, ansaxinta iyo ku dhawaaqidda natiijada iyo saxiixidda liiska rasmiga ah ee xubnaha la doortay ee Aqalka Sare. Baralamaanada Dawladaha Xubnaha ka ah Federaalka.
27 July: Doorashada godoonka aqalka sare ee baarlamaanka Aqalka Sare ee Baarlamaanka.
22-30-ka July Asteynta iyo diyaarinta xarumaha codeynta doorashada Aqalka Hoose ee ku yaalla caasimadaha dowlad goboleedyada federaalka iyo magaalada Muqdisho.
25-ka July Xubnaha ergooyinka doorashada ayaa lagu wargelinayaa in la soo xulay waxaana loogu yeerayaa inay ka qaybqaataan codeynta kuraasta Aqalka Hoose.
GDGHDD AGOOSTO 2016 2-7 August: Daabacidda waraaqaha codeynta Aqalka Hoose iyo bixinta ogolaansho la siiyo goobjoogayaasha hanaanka codeynta iyo tirinta codadka.
GFHDD 7-12-ka August: Imaanshaha iyo Wacyigelinta ergooyinka codeynaya , soo jeedinta khudbadaha murashaxiinta u tartamaya Aqalka Hoose ee Barlamaanka.
GDGHDD 13-20-ka August:
U codeynta Aqalka Hoose (oo isla maalin ka dhacda dhammaan goobaha, haddii loo baahdana la sii wado dhowr maalmood), oo ay ku xigto tirinta iyo isu geynta codadka, ansaxinta iyo ku dhawaaqidda natiijada iyo saxiixidda liiska rasmiga ah ee xubnaha la doortay ee Aqalka Hoose. Liiska kama danbaysta ah ee Xildhibaanada Aqalka hoose oo lagu dhawaaqo. Fadhiga ugu horeeya ee lagu dhaarinaayo xildhibaanada aqalka hoose oo qabsooma. GDGHDD iyo GFHDD oo midba shaqada uga jira halka uu ka leeyahay
21-30-ka August: Doorashada guddoonnka Aqalka Hoose ee Barlamaanka
SEBTEMBER 2016 1-8-ka ka September Olalaha Murashaxiinta Madaxtinimada
10-ka September Doorashada Madaxweynaha JFS
MOGADISHU, Somalia — Turkey's growing political, military, and economic influence in Somalia is increasingly drawing attention across the Horn of Africa and Red Sea region as geopolitical competition intensifies between regional and international powers. Full Article
Somalia is facing a deepening humanitarian and political crisis following widespread forced evictions, deadly security operations, and escalating tensions between the federal government and opposition groups. Full Article
MOGADISHU, Somalia — Somalia's Defense Minister Ahmed Moalim Fiqi has sparked outrage after issuing strong threats against opposition leaders planning anti-government demonstrations in Mogadishu, warning that security forces would respond forcefully to any protests challenging the federal government. Full Article
The Associated Somali Journalists (ASOJ) has expressed concern over what it describes as growing pressure, intimidation, and suppression targeting independent media and freedom of expression in Somalia. Full Article
MOGADISHU, SOMALIA — Turkey is increasingly emerging as the dominant foreign diplomatic force in Somalia following the failure of political talks previously supported by the United States, the United Kingdom, and international partners, highlighting a major shift in influence inside Somalia's political landscape. Full Article
By Dahir Alasow | Waagacusub.net — Opinion / Analysis Mogadishu — The Federal Government of Somalia's decision to annul all cooperation agreements with the United Arab Emirates (UAE)—including security and defence-related arrangements—represents one of the most consequential foreign-policy turns Somalia has taken in years. Full Article
The Federal Republic of Somalia has issued a strong diplomatic condemnation following an unauthorized visit by Israel's Minister of Foreign Affairs to Hargeisa, declaring the move a grave violation of Somalia's sovereignty, territorial integrity, and political unity. Full Article
Waagacusub.net - Turkey has openly indicated that 2026 could become the historic year in which Somalia officially begins oil drilling and exploitation of its natural resources—a move that, if implemented, could fundamentally reshape the country's economic future. Full Article
Somalia's Foreign Minister Abdisalam Omer Dhaay has quickly become one of the most promising and effective young diplomats to emerge in recent years. In a political landscape too often dominated by internal disputes and inconsistent foreign policy, Dhaay stands out for his professionalism, clarity, and modern diplomatic approach. Full Article
Waagacusub.net - The security landscape of the Horn of Africa has entered a new and alarming chapter after the government of Israel — for the first time in history — publicly pointed to Somalia as a "growing strategic threat" to its national security. Full Article
Somalia is facing a deepening humanitarian and political crisis following widespread forced evictions, deadly security operations, and escalating tensions between the federal government and opposition groups.
The Federal Republic of Somalia has issued a strong diplomatic condemnation following an unauthorized visit by Israel's Minister of Foreign Affairs to Hargeisa, declaring the move a grave violation of Somalia's sovereignty, territorial integrity, and political unity.
Washington – U.S. President Donald Trump has announced the immediate cancellation of deportation protections for Somali nationals living in the state of Minnesota, sending shockwaves through one of the largest Somali diaspora communities in the world. In a strongly worded post shared online, President Trump stated: "Somali gangs are terrorizing the people of that great State, and BILLIONS of Dollars are missing. Send them back to where they came from. It's OVER!" The message has triggered widespread fear among Somali immigrants and families in Minnesota, many of whom have lived in the United States for decades and built stable communities.
By Dahir Abdulle Alasow – Investigative Sports Journalist Amsterdam – 18 November 2025 =The Dutch national football team is celebrating a historic achievement after officially qualifying for the FIFA World Cup 2026 with a dominant 4–0 victory over Lithuania in Amsterdam on Monday night.
Addis Ababa, Ethiopia – In a move highlighting Ethiopia's growing focus on Gulf partnerships, Prime Minister Abiy Ahmed has appointed Ambassador Jamal Bakar, a senior diplomat from the Somali Regional State, as the country's new Ambassador to the United Arab Emirates (UAE).
MOGADISHU, Somalia — Turkey's growing political, military, and economic influence in Somalia is increasingly drawing attention across the Horn of Africa and Red Sea region as geopolitical competition intensifies between regional and international powers. Full Article
Somalia is facing a deepening humanitarian and political crisis following widespread forced evictions, deadly security operations, and escalating tensions between the federal government and opposition groups. Full Article
MOGADISHU, Somalia — Somalia's Defense Minister Ahmed Moalim Fiqi has sparked outrage after issuing strong threats against opposition leaders planning anti-government demonstrations in Mogadishu, warning that security forces would respond forcefully to any protests challenging the federal government. Full Article
The Associated Somali Journalists (ASOJ) has expressed concern over what it describes as growing pressure, intimidation, and suppression targeting independent media and freedom of expression in Somalia. Full Article
MOGADISHU, SOMALIA — Turkey is increasingly emerging as the dominant foreign diplomatic force in Somalia following the failure of political talks previously supported by the United States, the United Kingdom, and international partners, highlighting a major shift in influence inside Somalia's political landscape. Full Article
Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article
Former Intel official stripped from NISA membership Full Article
PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article
Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article
Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article
[Topnews:-] Akhri Ajandaha doorashooyinka Somalia iyo xilliyadda lagu hardhay shax soo baxday?
Waagacusub.net - Shirkii Baydhabo ka socday waxaa laga soo saaray shaxda ama ajandaha lagu gaari doono maalinta doorashadda Madaxtooyadda dhaceeysa iyo doorashooyinka ka horeeyo.hadaba halkaan ka akhri.