
SIYAASADDA QARAN EE {Genderka}
WAXAA SOO DIYAARISEY
WASAARADDA HAWEENKA & HORUMARINTA XUQUUQDA AADANAHA
2016
JAMHUURIYADDA FEDERALKA SOOMAALIYA
HORUDHAC……………………………………………………………………….3
Masuuliyadda Wasaaradda Haweenka & Horumarinta X.Aadanah
SHARCIYADA SIYAASADDA ………………………………………………….3
1.3. Dhaqanka Bulshada …………………………………………………………….4
1.4. Xaalka Naafada dagaalkii Sokeeye ka dib ……………………………………4
1.5. Xogaha…………………………………………………………………………....4
1.6. Qiimeynt Xaalada Dalka ……………………………………………………….5
1.6.1. Fursadaha jira …………………………………………………………….6
1.6.2. Caqabadaha ……………………………………………………………….7
2.0. Ujeedadda Hageysa Siyaasadan …………………………………………….…7
2.1. Hadafka, Ujeedada, Himilada iyo Mabaadi’da hageysa siyaasadan ………7
2.2. Ujeedada ………………………………………………………………………….7
2.3. Himilooyinka Siyaasadda Genderka Qaranka …………………………………..7
2.4. Mabaa’dida hagaya Siyaasadda ………………………………………………8
Sinnaanta Genderka ……………………………………………………………….8
Maamul Wanaaga iyo Dimuqraadiyadda …………………………………...8
Ku Dhaqanka Sharciga ………………………………………………………...8
Isoo Dhaweynta Farqiga u dhaxeeya Genderka ………………………………..8
3.0. Qorhaha fulinta Siyaasadda ……………………………………………………9
4.0. Arrimaha ahmiyadaha gaarka ah leh …………………………………………9
4.1. Genderka iyo Kobcinta Dhaqaalaha ………………………………………………9
Qorshaha Fulinta …………………………………………………………………9
4.2. Genderka iyo Caafimaadka ………………………………………………………...9
4.3. Genderka iyo Waxbarashada …………………………………………………......10
4.4. Genderka iyo kaqeybgalka Siyaasadda ………………………………………......11
5.0. Doorka iyo Waajibaadka Hey’adaha …………………………………………12
6.0. Kormeerka iyo Qiimeynt ……………………………………………………….14
6.1. Tusayaasha Qiimeynta Guud ………………………………………………..14
7.0. Xiliga loogu talagalay hirgelinta Siyaasadda Genderka Qaranka ……………15
8.0 Gaba-gabo iyo Gunaanad………………………………………………………………1
ARAR
Siyaasadan waxaa saldhig u ah iyo marjac loo noqdo Dimoqoraadiyadda , heshiisyada caalamiga ah iyo shuruucda dalka u yaala.
HORUDHAC
Maasuuliyada Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha
Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee Xukuumada Soomaaliya waa mashiinka qaranka ee kor u qaadista sinaanta Genderka iyo awoodsiinta Haweenka Soomaaliyeed, sameynta, horumarinta iyo dhaqangalinta siyaasadaha iyo shuruucda lagu dhowrayo xuquuqda Haweenka iyo Carruurta Soomaaliyeed, waxaana markii ugu horeysey la aasaasay sanadkii 2002 xiligaasoo dalka uu yeeshay dowlad ku meel gaar ah.
Howlaha Balaaran ee Wasaarada waxaa ka mid ah
Hadabba, sameynta siyaasada Genderka ee heer qaran waxay ku soo aadey xili ay Soomaaliya ka soo baxdey in ka badan labaatan sano oo dagaalo sokeeye la soo maray kuwaasoo bur-buriyey qaab dhismeedkii bulshada haddey noqon laheyd mid dhaqan, mid dhaqaale iyo mid siyaasadeedba.
Dhaddiga iyo laboodka colaadu waxay u saameysey siyaabo kala duwan,inkastoo ay labaduba waayeen daryeelkii qaranka kaasoo horseedey burburka naf iyo maal farbadan. Waxaa muhiim ah in la tilmaamo colaadu in ay meesha ka saartey qiimihiii ay lahaayeen Ragga Soomaaliyeed, hase yeeshee, taasi kama saamaxeeyso in ay dayacaan doorkii ay ku laahaayeen bulshada.
Inkastoo dumarka Soomaaliyeed ay colaadu si daran u saameysey ragga laftiisu kama nabad gelin lakiin dumarka waxaa u dheeraa in ay la kulmeen dhibaatooyin dhinaca xuquuqul aadanaha ah sidda xadgudubyada ka dhanka ah haweenka.
inkastoo ay colaaduhu si ba’an u saameeyeen dumarka hadana haweenka Soomaliyeed waxa ay muujiyeen karti iyo adkeysi badan.Tussaale ahaan waxay noqdeen kuwa masaruufa qoysaskooda taasoo ah mas’uuliyad dheeraad ah oo dumarka soo food saartey si ay u badbaadiyaan jiilka soo koraya. Siddaas oo ay tahay waa la cadaadiyaa dumarka qeybna kuma lahan go’aamada lagama marmaanka ah ee looga arinsado arimaha dalka iyo dadka.
Colaadu waxay kaloo meesha ka saartey horumarkii laga sameeyey dhinacyada waxbarashada,caafimaadka, cadaaladda iyo shaqaaleynta, dagaalka sokeeye ka hor waxeyna sababtey isku dheeli tir la’aan xuquuqdii Allah siiyey labka iyo dheddiga. In laga hadlo isu dheelitir la’aanta xuquuqda labka iyo dheddigu waxa ay muhiim u tahay soo kabashada iyo horumarka nabad waarta.
Xiliyadii dhawaa waxa ay Soomaaliya ku talaabsatey horumar la taaban karo marka laga eego dhanka amaanka, waxbarashada, siyaasada cusub ee furfuran iyo kaalmooyin laga helay beesha caalamka kuwaas oo horseedey fursado siyaasadeed iyo kuwa dhaqan dhaqaaleba.
SHARCIYADA SIYAASADDA:
Bina’aadamka Allaah ayaa karaameeyey siiyayna xuquuq lama taabtaan ah. Sidoo kale dastuurka federaalka ee ku meel gaarka ah waxuu siinayaa labka iyo dhedigga xuquuq siman. Lakiin ma jiro hab farsamo oo diyaar ah kaa soo xaqiijinaaya xuquuqaha ku xusan dastuurka federaaalka ee ku meel gaarka ah.
Waxaa lagama maarmaan ah in Dowlada Federaalka Soomaaliya ay saxiixdo dhamaan sharuucaha caalimga ah iyo kuwa heer gobol sida kan ciribtirka hayb sooca ka dhanka ah haweenka (CEDAW),heshiiska xuquuqul insaanka Afrika (ACHPR) heshiiskii xuquuqda dadka iyo haweenka 2003 ( the Mabuto pratocol), heshiiskii Solemn ee sinaanta labka iyo dhedigga ee Afrika (SDGEA), heshiiskii ka hortaga cadaadiska iyo faraxumeynta ka dhanka ah haweenka iyo caruurta , mabaa’didii talaabooyinka Beijing iyo qaraaradii qaramada midoobey oo tirsigoodu ahaa 1325 iyo 1820.
Siyaasadan waxaa lansixinayaa iyadoo axdiga ciribtirka hayb sooca ka dhanka ah Jaweenka (CEDAW) taasoo la magacaabey gudi ay u dhanyihiin dhamaan agaasimayaasha guud ee wasaaraddaha xukuumada federaalka Soomaaliyeed kuwaasoo muhiim u ah u ololeynaytan ansixinta dowladda iyo fulinteedaba.
Sidaasi si lamid ah, dowlada Soomaaliyaga oo masuul uga ah sameynta siyaasadaha iyo sharuucda lagu dhowrayo xuquuqda haweenka iyo caruurta ayaa dhameystirtey Sharciga mamnuucaya tacadiga Genderka kaasoo horyaala golaha wasiirada xukuumada federaalka si loo ansixiyo, wuxuuna sharciyaasi wax ka qaban doonaan tacadiyada Genderka sida kufsiga oo ah tacadi ka dhanka ah xuquuqda Haweenka iyo Carruurta, mudadii khilaafka wadanka ka jiray noqdey mid saameyn weyn ku yeesha haweenka Soomaaliyeed.
Ula jeedada laga leeyahay siyaasadda Genderka ee heer qaran (NGP) waa sidii ay hay’adaha dowladdu ay si dhab ah ugu hirgelin lahaayeen dhamaan heshiisyada caalimga ah oo la xiriira Genderka.
1.3. Dhaqanka Bulshada:
Qaab dhismeedka bulsho ee Soomaaliya waxaa laf dhabar u ah qabiilka oo ay hormuud ka yihiin raggu. Colaadu waxey dhidibada u sii adkaysay qaab dhismeedkii bulsho ee qabyaaladeysnaa kasoo hayb soocaayey haweenka dhiirina gelinaayey sinaan la ‘aanta xuquuqda dhediga iyo labka. Qaab dhismmedkan ku saleysan qabyaaladu wuxuu hoos u dhigayaa qiimaha dumarka wuxuuna ka hor joogsanyaa ka qeyb qaadashada go’aamada wax ku ool ka ah . Waxaa intaa u dheer haweenka iyo gabdhaha saameynta ay ku yeeshaan caadooyinka foosha xun oo ay ka mid yihiin gudniinka fircooniga ah, guurka gabdhaha aan qaan gaarin iyo guurka qasabka ah.
Gudniinka fircooniga ah oo ay Soomaaliya ka mid tahay wadamada aadka looga isticmaalo ayaa dowlada Soomaaliya golaheeda wasiiradda faderaal ay meelmariyeen bishii December 2015 siyaasadda qaran ee ka hortaga gudniinka fircooniga kaasoo ay soo diyaarisey wasaaradda Haweenka iyo Horumarina Xuquuqda Aadanaha oo markii hore u soo diyarisey qaab ahaa guud ahaan baabi’inta gudniinka gabdhaha hase ahaatee ay xukuumadu ugu dambeyntii ugu codeysey meelmarintiisa baabi’inta gudniinka fircooniga iyagoo baneeyey gudniinka suniga sida ay ku ansixiyeen siyaasada qaranee gudniinka gabdhaha. Dowlada Soomaaliya waxaa waajib ku ah in siyaasadda qaran ee gudniinka gabdhaha ay dib u eegis ku sameyso si ay u mamnuucdo dhamaan nuucyada gudniinka.
Caadooyinka faquuqaaya haweenka waa kuwo kusaleysan dhaqan oo aan diin meelna ka soo gelin maadaama ay ka horjoogasanyaan haweenka iyo gabdhaha fursadaha waxbarshada, caafimaadka, shaqada iyo ka qeyb galka siyaasadda. Waxeyna siyaasadan dhiirigalineysaa sidii looga gudbi lahaa dhaqankan qabiilka ku saleysan baabi’intiisa wuxuuna fursad siin doonaan Haweenka Soomaaliyeed iney raga kala mid noqdaasn dhinacyada go’aan gaarista.
1.4 Xaalka naafada dagaalkii sokeeye ka dib
Qasaaraha ugu weyn ee laga dhaxley dagaladdii sokeeye ayaa waxaa kor u kacay tirada naafada oo isugu jirta rag iyo dumar wiilal iyo gabdho kuwaas oo u baahan xanaano gaar ah. Lakiin nasiib darada kaloo jirta waxey tahay in bulshada Soomaliyeed aaney u dabacsaneyn naafada siddaa daraadeed waxaa lagama maarmaan ah in dowlada federaalka Soomaliya ay daboosho baahida gaar ahaaneed ee naafada iyadoo la qaadayo talaabooyinka ku haboon si wax looga qabto. iyadoo la raacayo dastuurka federaalka iyo sharuucaha kale ee u yaala. Waxaa soo dhaweyn mudan in dhawaan golaha xumuumadu ay ansixiyeen siyaasadda naafada ee heer qaran, iyadoo haatana la wado sharcigii lagu dhowrayey xuquuqda naafada Soomaaliyeed, waxaa kaloo jira dadaalo ay wado wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta xuquuqda aadanaha xukuumada federaalka Soomaaliyeed oo ah barnaamijyo wacyigalin ah oo lagu dhowrayo xuquuqda naafada Soomaaliyeed iyo sidoo kale abuurista barnaamijyada horumarinta waxbarasho iyadoo loo furayo goobo waxbarasho oo u dhameystiran wax alla wixii qalab ahaa oo naafo loogu talagalaey si ay u helaan waxbarasho tayo leh oo ay dalka iyo dadkaba uga faaiideyn karaan iyagana unoqoneyso shaqo abuur. Mudooyinkan dameb naafada waxa ay sameysteen ururo u ololeynaya iney helaan baahiyaha aasaasiga ah kuwaasooku xiran hay’adaha dowlada una suurtagalisey dowlada iney la socdaan baahiyaha gaar ah ka ay ku haminayaan in laga caabiyo, waxaa jira dad naafa ah oo ku haminaya iney shaqeystaan oo waliba goobaha dadweynaha caadiga ah kula wadaagaan shaqada, iyo sidoo kale loo tixgaliyo naafada ka qeybgalka siyaasada gaar ahaan dhinacyada ay awooda uleeyihiin iney wax ka qabtaan.
Siyaasadan Genderka waxa ay xoojineysaa in dadka naafada ah rag iyo dumar u sinaadaan ka qeyb qaadashada go’aamada siyaasada muhiimad gaar ahna loo arko naafada.
1.5 Xogaha
Dalka kama jirto xog laysku haleyn karo oo ku saabsan arimaha la xiriira Genderka. Maadama gobolada qaar aysan ku xooganeeyn awooda dowlada, taasoo keeneysa in xogaha sida loogu talagalay loo helo, Sidaa daraadeed waxaa jira dadaal ay dowladu wado taasoo ah xog lagu ogaanayo xaalada gender ee dalka ka jirta sida hab raac lagu soo ururiyo xog dhab ah oo kala duwan oo ku aadan xadgudubka iyo faraxumeynta haweenaka iyo gabdhaha meel kasta ay joogaan miyi iyo magaalaba, baahida aasaasiga ah ay qabaan Genderka .
Dowlada si ay u taabagaliso la dagaalanka tacadiyada Genderka ku salaeysan waxa ay sameysay sharciga mamnuucaya tacadiga Genderka (sexual offence bill) kaasoo horumar ficil leh ka sameynaynayo ka hortaga iyo ka jawaabida tacadiyada Genderka oo ay ku jirto faraxumeynta lagula kaco haweenka iyo gabdhaha. wuxuu sharcigan horyaalaa golaha wasiirada iyadoo dhaqangalintiisa la bilaabayo sanadkan 2016.
Xogta noocaas ahi waxey ka saacideysaa masuuliyiinta dowlada in ay fahmaan arimaha u garka ah ee ku taxaluqa Genderka si ay ula yimaadaan siyaasado cadcad iyo barnaamijyo waxa looga qabanaayo arimahaas.
1.6 Qiimeynta Xaalada Dalka
1.6.1 Fursadaha Jira
1.6.2 Caqabadaha:
Wax ka qabashada sinnaan la'aanta xuquuqda labka iyo dhediga waa lagama maarmaan si loo gaaro dib u soo kabasho, nabad iyo horumar waara xiliga colaada -ka dib. In kasta oo ay fursado jiraan haddana waxaa jira caqabado badan oo u baahan in laga gudbo si loo gaaro sinaanshaha Genderka ee Soomaaliya colaada-kadib. Caqabadaha ugu waaweyn waa kuwa soosocda:
ah kuwa aad u nugul
Hadafka siyaasaddan waa mid horseedaysa u xaq soorida Genderka taabagelinayna horumar bulsho oo la taaban karo. Iyadoo la xaqiijinayo in ay jirto qiimeyn sax ah oo muujineysa doorka ragga iyo dumarkuba ay ku leeyahiin dib u dhiska horumarinta qaranka colaadii sokeeye ka dib.
2.2 Ujeedada
Ujeedada siyaasadan waa in la hirgeliyo hanaan hogaamiya sameynta sharuuc, siyaasaddo iyo barnaamijyo suurta geliya u xaq soorida iyo u sinaanta fursadaha ee ragga iyo haweenka dhamaan nolasha qeybaheeda kala duwan.
2.3 Himilooyinka Siyaasadda Genderka Qaranka
Himillooyinka siyaasaddani ay hiigsaneyso waxaa ka mid ah:
2.4 Mabaa’dida hagaya siyaasadan
Siyaasadda Genderka Qaranka waxa hagi doona:
Sinaanta Genderka
Sinnaanta macnaheedu waxa weeye in aysan jirin takoorid ku salaysan Genderka qofka iyo In la hubiyo u hogaansanka mabda’a sinnaanta xaquuqda Genderka ee u dhexeeya ragga iyo dumarka, gabdhaha iyo wiilasha ee ku aadan xuquuqdooda, sinaanta fursadaha iyo xuquuqaha kale ee dastuuriga ah ee qoondeynta kheyraadka iyo helitaanka fursadaha waxbarashada, caafimaadka, shaqada iyo cadaalada.
Maamul wanaaga iyo Dimuqraadiyadda
Maamul wanaagu wuxuu yeelan karaa qeybo badan sida mid shaqsiyadeed oo reer qura ku kooban ama mid wadareed sida maamulida bulsho weyl leh deegaan iyo dal u gaar ah sida daleena Soomaaliya, qofka ama dadka wax maamulaya waa iney leeyihiin damiir wanaagsan, dareen Allah ka cabsi ah, khibrad maamul aqoon diineed iyo tu maadi oo heersare ah waana iney u dheertahay dareen iyo garasho for oo wadaninimo, sidaa darteed waa in maanka lagu hayaa aragtida kuwajahan isla xisaabtanka, hufnaanta iyo tixgelinta Genderka marka la qorshaynaayo lana fulinaayo barnaamijyada iyo mashaariicda.
Kudhaqanka Sharciga
Dastuurka federaalka ku meelgaarka ah iyo shuruucda kale ee dalka u yaalaa waxay si qoto dheer u hubin doonaan sinnaanta Genderka iyo u sinaanta fursadaha ee ragga iyo dumarka, wiilasha iyo gabdhaha, siyaasadana waxa ay dhiiri galineysaa u hogaansamida Dastuurka Kumeelgaarka ah iyo shuruuucda kale ee dalka u yaala.
Isasoo dhoweynta farqiga u dhexeeya Genderka
Si laysugusoo dhoweeyo farqiga u dhexeeya Genderka waxaa laga maarmaan ah in la ambaqaado talaabooyin lagu hirgelinaayo ka miradhalinta sharciyada dastuuriga ah dhamaan arimha laxiriira horumarka.
3.0 Qorshaha Fulinta Siyaasadda
Si loo gaaro hadafka iyo himilooyinka siyaasdan waxa laqaadi doonaa talaabiyinka soosocda:
4.0 Arimaha ahmiyadaha Gaarka ah leh
Arimaha khuseeya Genderka oo mudan in wax laga qabto waa tayeynta dhaqaalaha, caafimaadka, waxbarashada iyo ka qaybgalka siyaasadda. Mas'uuliyadda hirgelinta arimahaani waxay saaran tahay wasaaradaha xukuumada federaalka, hay’adaha kale ee dowlada, dawladaha hoose, bulshada rayidka ah iyo shacabkaba.
4.1 Genderka iyo Kobcinta Dhaqaalaha
Qorshaha fulinta
Si loo gaaro ama loogu helo adeeg caafimaad oo asaasi ah dhamaan ragga , dumarka, wiilasha iyo gabdhaha oo ay naafadu ku jirto waxaa la isticmaali doonaa qorsheyaasha soo socda:
Si loo gaaro koboc dhaqaale oo wax tar u leh labka iyo dhedigaba xataa kuwooda naafada ah waxaa la qaadi doonaa talaabooyinka soo socda:
4.2 Genderka iyo Caafimaadka
Sidda laga soo xigtey hay’adda caafimaadka aduunka (WHO) caafimaadku ma ahan maqnaanshaha cudurka oo kaliya ee waa hab nololeed saameeya maskaxda, jirka iyo daryeelka bulshada.
Qorshe Fulineed:
4.3 Genderka iyo Waxbarashada
Si loo gaaro ama loogu helo adeeg waxbarasho dhamaan ragga , dumarka wiilasha iyo gabdhaha oo ay naafadu ku jirto waxaa la isticmaali doonaa qorshe yaasha soo socda :
Qorshe Fulineed:
Siyaasadda Genderka waxa ay qeexaysaa in qof walba oo Soomaali ah uu xaq u leeyahay in uu ka qeyb galo siyaasadda dalka iyo go’aan ka qaadashadeeda.
Waxeyna si gooni ah ugu adkeynaysaa in ka qeybgalka dumarka dhinacyada go’aan qaadashada loola simo ragga.
Waxey sidoo kale adkeyneysaa siyaasadan in ka qeybgalka Haweenka siyaasada dalka heer degmo, heer maamul-goboleed iyo heer federal in haweenka qoondahooda ah 30% ay waajib tahay in laga siiyo, islamrkaana lagu xuso dastuurka qabyada ah ee dalku leeyahay.
Qorshe Fulineed:
5.0 Doorka iyo Waajibaadka hay’adaha.
|
Hay'addaha |
Doorka iyo Waajibaadka |
|
Waxbarashada |
|
|
Baarlamaanka |
Dejinta Sharciyada laxiriira waxbarshada |
|
Wasaarada Waxbarashada |
|
|
Ka Qeybgalka Siyaasadda |
|
|
Wasaarada Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha |
|
|
Awooda Dhaqaalaha |
|
|
Wasaaradda Maaliyadda Wasaaradda Qorsheynta Wasaarada Ganacsiga Wasaaradda Haweenka iyo horumarinta xuquuqda aadanaha
|
|
|
Caafimaadka |
|
|
Wasaaradda Caafimaadka iyo Adeega bulshada
|
|
|
Hubin |
|
|
Baarlamaanka Wasaaradda Cadaalada Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha |
|
|
|
|
6.0 Tayayn
Waa muhiim in lahelo tababaro iyo aqoon kororsi ku jaan go’an siyaasada iyo meelmarinta go’aamada ku wajahan horumarinta Genderka Qaran. Tababarka waa in la gaarsiiyo bulshada qaybaheeda kala duwan waana inuu noqdo mid si qoto dheer u gudbiya fariinta sinaanta jisiga iyo dhamaan wax yaaba xooga lagu saarayo arimaha Genderka Soomaaliya.
7.0 Maalgelinta
Masuuliyadda maalgelineed ee dhaqangalinta Siyaasada Genderka Qaran ee Soomaaliya waxa ay saaran tahay dhamaan hay’adaha dawladda federaalka Soomaaliyeed.Tani waxay muhiim u tahay gaaritaanka hadafka guud ee ay xambaarsantahay Siyaasada Qaran ee Genderka.
Sidaas daraadeed waa in dawladdu ku qancisaa ganacsatad, hay’adaha samafalka sidii ay uga qeybqaadan lahaayeen waajibaadka ka saaran horumarinta bulshada ayna uga qeybqaadan lahaayeen maalgelinta mashaariicda lagu horumarintayo arimaha Genderka Soomaaliya.
Waxeyna Dawladdu la kaashan doontaa ururada bulshada rayidka ee fuliya hawlaha lagu horumarinayo sinaanta Genderka iyo dhowrista xuquuqda Aadaha u qareemida barnaamijyo ballaaran oo lagu xoojinayo barashada arimaha Genderka, u sinaanta Ragga iyo Dumarka adeegyada caafimaadka, waxbarashada, Ganacsiga, shaqaaleysiinta, iyo ka qeyb-galka siyaasada rag iyo dumarba si siman
8.0 Kormeer iyo Qiimeyn:
Arimaha gendergu waxey ku dhex jiraan dhamaan qaybaha khuseeya horumarka nolosha aadanaha.Sidaa daraadeed qiimeynta horumarka lagu talaabsadey iyo saameynta hirgelinta arimaha la xirrira sinaanta xuquuqda Genderka waa mas’uuliyad saaran dhincyada ku howlan horumarka bini’aadamka. Hase yeeshee waxaa si gaar ah mas’uuliyadi uga saaran tahay gudiga Genderka oo ay hogaamiso wasaaradda haweenka iyo xuquuqul insaanka oo ku hamineysa in siyaasadani ay horseedo xiririinta kormeerka iyo qiimeynta siyaasadda Genderka qaranka taas oo aan ka baxsaneyn habraaca qiimeynta iyo kormeerka ee dowlada. Guddigu waxuu ka shaqeyn doonaa lana socon doonaa kormeerista Genderka ee waxayaha iyo hay’adaha kale,waxaa jiri doona in la qaabeeyo tuseyaal muujinaya natiijada ka soo baxda qiimeynta. Waxaa kaloo dib u eegis lagu sameyn doona hirgelinta siyaasaddan iyadoo la racayo qorshe fullineed xilile/waqtile ah.
6.1 Tuseyaasha qiimeynta guud:
Tusseyaasha soo socda waxey xog ku kordhin doonaan kormeerka iyo qiimeynta siyaasaddan
7.0 Xiliga loogu tala galay hirgelinta siyaasadda Genderka qaranka
8.0 Gaba-gabo iyo Gunaanad
Ugu horeyn waxaan u mahad celinayna Allah Subxaana Watacaalaa oo inoo saamaxay in aan diyaarino siyaasaddan oo muhiim u ah bulsha weynta Soomaaliyeed wax ku oolna u leh in ay daraaseeyaan Siyaasada Qaran ee Genderka
Sidoo kale waxaan u mahadcelinaynaa dhamaan dadka gacantaka geystay diyaarinta, xog-uriirinta iyo dhemeystirka siyaasaddan.
F.G: Wixii fikrad; talo iyo tusaalaba waxaad noogu soodiri kartaa ciwaanka hoos kuxusan:
Dhamaad
By Dahir Alasow | Waagacusub.net — Opinion / Analysis Mogadishu — The Federal Government of Somalia's decision to annul all cooperation agreements with the United Arab Emirates (UAE)—including security and defence-related arrangements—represents one of the most consequential foreign-policy turns Somalia has taken in years. Full Article
The Federal Republic of Somalia has issued a strong diplomatic condemnation following an unauthorized visit by Israel's Minister of Foreign Affairs to Hargeisa, declaring the move a grave violation of Somalia's sovereignty, territorial integrity, and political unity. Full Article
Waagacusub.net - Turkey has openly indicated that 2026 could become the historic year in which Somalia officially begins oil drilling and exploitation of its natural resources—a move that, if implemented, could fundamentally reshape the country's economic future. Full Article
Somalia's Foreign Minister Abdisalam Omer Dhaay has quickly become one of the most promising and effective young diplomats to emerge in recent years. In a political landscape too often dominated by internal disputes and inconsistent foreign policy, Dhaay stands out for his professionalism, clarity, and modern diplomatic approach. Full Article
Waagacusub.net - The security landscape of the Horn of Africa has entered a new and alarming chapter after the government of Israel — for the first time in history — publicly pointed to Somalia as a "growing strategic threat" to its national security. Full Article
Mogadishu – Somalia's Military Court has officially begun the trial of a senior al-Shabaab official, in a case that is being viewed as one of the most significant legal proceedings against the militant group in recent years. Full Article
Waagacusub.net Somalia's sports landscape is undergoing the most transformative progress in decades, thanks to the leadership of the Minister of Sports and Youth Affairs, Mohamed Abdulkadir Ali, whose term in office has redefined the role of sports in national development, youth empowerment, and international cooperation. Over the past period in leadership, the Minister has championed an ambitious reform agenda focused on rebuilding sports infrastructure, reactivating national and regional tournaments, empowering young athletes, and restoring Somalia's visibility on the global stage. His tenure has been characterized by strategic planning, hands-on management, and high-level diplomacy that positioned Somalia back into the heart of international sports. Full Article
The First Grade Court of Mudug Region in Gaalkacyo has issued an order mandating the immediate court appearance of two defendants: Hodan Maxamud Diiriye (34) and Cabdicaasiis Nuur Xaashi Calas (65). Both individuals are accused in a case filed by complainant Marxuumad Saabiriin Saylaan Cabdille Wees & DPL and her family. Full Article
Somalia is heading toward one of its most consequential political tests as the 2026 mandate cycle draws closer, with rising disputes over who has the constitutional authority to run elections — the Federal Government in Mogadishu or the Federal Member States (FMS). Hidden beneath technical legal debates are deep power struggles that may determine the future of Somalia's federal system. The decisions taken in the next months will shape not only how elections are run, but who controls political legitimacy and state power in the coming decade. Full Article
As Galmudug prepares for a decisive state leadership contest, Liban Ahmed has emerged as a powerful consensus candidate with broad support from influential community and political blocs across the region. His candidacy is gaining momentum among Galmudug's 11 clans, many of whom describe his rise as the result of consultation rather than confrontation. Community elders, youth groups, women's organisations, and local political actors in several districts say Liban represents a stabilizing choice at a politically sensitive moment. Many describe him as a neutral figure capable of balancing competing interests in a landscape where political alliances often shift rapidly. Full Article
The Federal Republic of Somalia has issued a strong diplomatic condemnation following an unauthorized visit by Israel's Minister of Foreign Affairs to Hargeisa, declaring the move a grave violation of Somalia's sovereignty, territorial integrity, and political unity.
Washington – U.S. President Donald Trump has announced the immediate cancellation of deportation protections for Somali nationals living in the state of Minnesota, sending shockwaves through one of the largest Somali diaspora communities in the world. In a strongly worded post shared online, President Trump stated: "Somali gangs are terrorizing the people of that great State, and BILLIONS of Dollars are missing. Send them back to where they came from. It's OVER!" The message has triggered widespread fear among Somali immigrants and families in Minnesota, many of whom have lived in the United States for decades and built stable communities.
By Dahir Abdulle Alasow – Investigative Sports Journalist Amsterdam – 18 November 2025 =The Dutch national football team is celebrating a historic achievement after officially qualifying for the FIFA World Cup 2026 with a dominant 4–0 victory over Lithuania in Amsterdam on Monday night.
Addis Ababa, Ethiopia – In a move highlighting Ethiopia's growing focus on Gulf partnerships, Prime Minister Abiy Ahmed has appointed Ambassador Jamal Bakar, a senior diplomat from the Somali Regional State, as the country's new Ambassador to the United Arab Emirates (UAE).
By Dahir Alasow – Investigative Journalist, Waagacusub Media Mogadishu | Waagacusub.net | November 2025 A new political alliance is taking shape in Somalia as nine influential political figures — drawn from different parties, civic movements, and government backgrounds — have united under one banner known as the Union for National Dignity (Midowga Haybad Qaran). The coalition, announced through a joint press statement in Mogadishu, aims to create a unified political front capable of "restoring national cohesion, governance integrity, and public confidence in Somalia's democracy."
Security forces in Mogadishu have arrested several young Bajaj drivers who staged protests against rising fuel prices, reflecting growing frustration among Somalia's youth over economic hardship and unemployment. The demonstrations were organized by Bajaj drivers who depend on the three-wheel taxis as their main source of income. Drivers say the increasing cost of fuel has severely reduced their earnings, making it difficult to support themselves and their families. Full Article
AASHEEDGUURTA, a Somali-American entrepreneur, has emerged as one of the most respected philanthropic figures on TikTok, widely recognized for her compassion, calm public demeanor, and consistent financial support to vulnerable Somali communities. Her name, "AASHEEDGUURTA," symbolically reflects moderation, patience, and a composed approach to society—qualities that many supporters say are clearly visible in her humanitarian work and online conduct. Full Article
A Somali IT and cybersecurity professional, Yasmin Abdi Qaraare, has become a subject of growing discussion across social media and online tech forums, as her profile circulates widely within Somali communities and diaspora networks. Her reported involvement in cybersecurity and international technology events has led many to recognize her as part of a new generation of Somali professionals working in the global digital sector. Full Article
A new report by Human Rights Watch warns that civilians across the Horn and East Africa are facing escalating war crimes, widespread abuses, and shrinking civic space as governments and armed groups act with near-total impunity. In its World Report 2026, Human Rights Watch documents grave violations in Sudan, South Sudan, Ethiopia, Kenya, Tanzania, Uganda, Somalia, and other countries, where conflicts and political repression have severely undermined civilian protection, free expression, and democratic processes. Full Article
SOLDA Safety Network has submitted a comprehensive evidence-based report to the Government of Egypt detailing how Cairo has emerged as a key transit hub in human trafficking routes used to smuggle Somali migrants toward North Africa and Europe. According to the organization, the dossier contains testimonies, field intelligence, communication records, and documented trafficking patterns showing that Somali youth are routinely transported from Somalia to Egypt before being moved onward to Libya and other transit countries. Full Article
Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article
Former Intel official stripped from NISA membership Full Article
PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article
Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article
Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article
[Topnews:- Akhri Sir Culus] Dukumiintigii lagu ansixiyay sharcigga khaniisinta Somalia iyo sinaanta Ragga iyo dumarka ?
Warbaahinta Waagacusub waxeey Shacabka Soomaaliyeed u soo gudbineysaa sharcigga golaha Wasiiradda Somalia ansixiyeen ee ku saabsan iney Ragga isguursan karaan,ineysan naagtu u baahneeyn iney cudo tirsato haddii la furo ama laga dhinto. hadaba akhri d