HEADLINES:

Topnews:-Madaxweyne Garguurte oo xilkii Tarsan u magacaabay Muungaab

1
Thursday February 27, 2014 - 16:07:09 in Daily News by Super Admin
  • Visits: 4431
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Topnews:-Madaxweyne Garguurte oo xilkii Tarsan u magacaabay Muungaab

    Madaxweyne Garguurte ayaa xilka qaadis ku sameeyay Gudoomiyahii gobolka Banaadir ee Tarsan oo l rumeeysan yahay inuu horumar gaarsiiyay Muqdisho sidoo kalena ka lacageeystay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Garguurte ayaa xilka qaadis ku sameeyay Gudoomiyahii gobolka Banaadir ee Tarsan oo l rumeeysan yahay inuu horumar gaarsiiyay Muqdisho sidoo kalena ka lacageeystay. Madaxweyne Garguurte wuxuu xilkii Gudoomiye Tarsan u magacaabay Gudoomiyahii Ciidamadda qalabka sida Jeneral Muungaab.
Muungaab waa nin wax ku bartay dalka Turkiga,wuxuuna dhalasho ahaan ka soo jeedaa beesha Celi Cumar ee Wacbuudhan Abgaal.
Inkastoo Madaxweyne Garguurte uu yasi jiray beesha Iska leh degaanka Muqdisho ee Wacbuudhan gaar ahaan Mantaan Cabdulle hadana waxaa calaamatu su-aal dulsaaran tahay Gudoomiye Muungaab oo dad badan isweydiinayaan wuxuu qaban doono..
Gudoomiye Tarsan wuxuu xooga saaray horumarinta Muqdisho,isagoo suuq geeyn wanaagsan u sameeyay sidii sumcada Caasimada u noqon laheyd mid hagaagsan.
Tarsan waxaa lagu xasuusan doonaa halgan uu Muqdisho u galay sidii ay Caasimadaha dunida ula tartami laheyd laakiin dhinaca kale wuxuu safka hore uga jiraa shaqsiyaadka hantida Qaranka dhacay ee guryaha ka iibsaday qurbaha.
Si kastaba ha ahaatee,xilka qaadista Tarsan kadib lama oga wuxuu sameeyn doono,waxaana hubaala inuu yahay aftahan qaban qaabo xoogan u geli doono sidii loo wiiqi lahaa kooxda Damu jadiid ee taladii dalka Somalia fara marooqsatay.
Share on Social Media

[TOPNEWS] Waa kuma ninka loo magacaabay Ra'isulwasaaraha Somalia Hassan Khaire ?

Waagacusub.net - Rajadii laga qabay in Somalia cagaheeda isku taagto mar kale ayaa saakay god dheer ku dhacday kadib markii Madaxweyne Farmaajo uu Ra'isulwasaarahiisa u magacaabay shaqsigii ugu tuuganimadda badnaay oo abaabulay heshiiskii Kenya loogu saxiixay badda Somalia. Full Article

 

[Wardegdega:] Madaxweyne Farmaajo oo Ra'isulwasaare u magacaabay khaa-inkii ugu weeynaay

Waagacusub.net - Madaxweynaha cusub ee Somalia Mohamed Farmaajo ayaa saakay Ra'isulwasaare u magacaabay ninkii ugu khaa-insanaa Somalia ,taas oo ka dhigan iney rajadii Somalia god dheer ku dhacday. Full Article

 

[DAAWO:] Musharrax Tarsan oo wareysigii ugu kululaa lala yeeshay iyo Jawaabo uu bixiyey oo dad badan soo jiitay

Maxamed Axmed Nuur Tarsan oo ka mid ah Musharraxiinta u tartamaya Xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxa Wareysi kulul la yeeshay Tv-ga Universal. Full Article

 

[Daawo Live] khudbadii Musharaxiinta Xalweyste Farmaajo iyo Tarsan

Daawo Live khudbadii Cumar Xalweyste oo socota iyo Farmaajo oo ku xigi doona ? Full Article

 

[Daawo] Raisulwasaaraha Ethiopia oo cadeeyay iney Garguurte taageersan yihiin laakiin Somaliland rajo beel ku riday

Ethiopian Prime Minister talks out the current election in Somalia and Somaliland administration . Full Article

 

[DAAWO:]Garguurte oo si yaab leh u weeraray Shariif, Farmaajo iyo Xalweyste ?

Musharrax Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horreysay si aan gambasho lahayn waxa uu weerar afka ah ugu qaadey musharraxiin isaga uu aad uga cabsi qabo in meesha ay kala wareegaan. Full Article

 

[Daawo] Fadeexad hareeysay Xildhibaan Xidig iyo tiradda Garguurte heeysto

Daawo Fadeexad hareeysay Xildhibaan Xidig iyo tiradda Garguurte heeysto Full Article

 

[Daawo] ceebta ku dhacday Garguurte ["Xildhibaan diiday inuu Salaamo oo Xidig iyo Fartaag leeyihiin iska salaan doqonka"]

[Daawo] ceebta ku dhacday Garguurte ["Xildhibaan diiday inuu Salaamo oo Xidig iyo Fartaag leeyihiin iska salaan doqonka"] Full Article

 

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Somalia accuses Ethiopia of weapons smuggling for fourth time

Somalia's government on Sunday accused Ethiopia of smuggling arms into the country for the fourth time this year, further alleging its involvement in supporting regional officials, subject to court warrants and actively pursued, in efforts to destabilize the nation.

Villa Somalia and Jubaland now teeter on the edge of full-blown war

Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud and Jubaland leader Ahmed Madobe, previously allies in the nation's political landscape, now find themselves on the brink of war after a divisive National Consultative Council meeting revealed profound rifts, prompting both sides to mobilize for a possible showdown.

Somalia:War to Defeat Al Shabab Militarily

President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government.

Somalia:$17 million external support has not been channeled through the country's single treasury account

Waagacusub.net -Auditor General Mohamed Ali alias Afgoi has exposed missing millions of dollars from key departments within the Federal Government of Somalia [FGS], in what could raise questions about government expenditures. In his report, Afgoi said 25 entities and three embassies have been audited. Unsupported expenditure amounts to $9M; contracts worth $31M not registered with auditor general's office, the existence of unauthorized bank accounts outside the Treasury Single Account.

Al-qaida Share ,IBS bank Somalia launches Visa Card Payment

Waagacusub.net - IBS Bank Somalia, which is believed to have the largest amount of money, Al-Qaeda Finance Secretary Fazul Abdallah from Comoros has started issuing Visa Card Payments for the first time. Al-Shabaab's finance secretary confirmed that Mohamed Ali Warsame had $ 157 million in cash, according to Khalif Ereg, who was later bribed with $ 2 million.

Somalia army and Jubaland forces edge closer to conflict

Waagacusub.net- Somalia's army and Jubaland forces are teetering on the edge of conflict, as the military buildup intensifies daily and tensions show no signs of de-escalating, Caasimada Online news website reported on Monday. Full Article

 

Somalia accuses Ethiopia of weapons smuggling for fourth time

Somalia's government on Sunday accused Ethiopia of smuggling arms into the country for the fourth time this year, further alleging its involvement in supporting regional officials, subject to court warrants and actively pursued, in efforts to destabilize the nation. Full Article

 

Villa Somalia and Jubaland now teeter on the edge of full-blown war

Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud and Jubaland leader Ahmed Madobe, previously allies in the nation's political landscape, now find themselves on the brink of war after a divisive National Consultative Council meeting revealed profound rifts, prompting both sides to mobilize for a possible showdown. Full Article

 

President Mahad Salaad: the Only Guarantor for Galmudug's Security and Prosperity

Galmudug State is not just the geographic heart of Somalia but the quintessential soul of the Somali nation. Within Galmudug, all the major Somali clan lineages- the Hawiye, Dir, Darood and Madhibaan are represented. No other Somali region or state is home to such diverse and influential clans with such extensive historical significance in Somalia as found in the Galmudug territory. Economically, Galmudug in 2024 is set to be the first location for the offshore oil and gas that the Somali Federal Government in partnership with the Houston-based American company, Coastline Exploration have commenced work on off the Hobyo coast since 2021. Full Article

 

Somalia's leader mourns death of Namibia president

Waagacusub.net - Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday mourned the death of Namibia President Hage G. Geingob and sent condolences to the government of the African country. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article