HEADLINES:

[Faalo:] Tigray-ga iyo Axmaarta ugu hamuumayaan dhulka Soomaaliyeed ?

0
Tuesday July 26, 2016 - 01:57:59 in Articles by Super Admin
  • Visits: 13058
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    [Faalo:] Tigray-ga iyo Axmaarta ugu hamuumayaan dhulka Soomaaliyeed ?

    Waagacusub.net - Wax yar aan u dawaafno dhankaas iyo arlada Axmaarta iyo Tigray-ga iyo sirta ku duugan. ‪#‎Gheralta_Mountains‬ iyo ‪#‎Simien_Mountains‬ waxa ay ka mid yihiin buuraleyda Tigray-ga iyo Axmaarta...labada qabiil ee la is

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.net - Wax yar aan u dawaafno dhankaas iyo arlada Axmaarta iyo Tigray-ga iyo sirta ku duugan. ‪#‎Gheralta_Mountains‬ iyo ‪#‎Simien_Mountains‬ waxa ay ka mid yihiin buuraleyda Tigray-ga iyo Axmaarta...labada qabiil ee la is ku yidhaahdo reer ‪#‎Abasiiniya‬.

Waan kaaga qisoone u dhaga qaad...

Aan ku bilaabee, buuraha ‪#‎Gheralta‬ oo ku yaala gobalka Tigray-ga waa qorofyo aad moodo in Allihii Abuurayba ugu tala galin in ay dad ku noolaadaan. dhagaxda ayaa rakab-rakabyo ah oo ma aha dhul daaqsin ay ka heli karaan xoolahoodu.

Buuraha ‪#‎Simien‬ oo iyaguna ku yaal Waqooyiga Itoobiya gaar ahaan dhacda W/Bari magaalada Gondhar ee is maamulka Axmaarada ...waa mid sidoo kale aan daaq bixin oo daanyeeradu is dul korkoraan, beero ay ka qotaan oo galad ay ka soo gurtaan waa tii saancad laga qaadaa.

Markaa labadan qabiil oo ahaa guriga Itoobiya waxa la dhoho waligood looga talin jiray waxa ay dan ku qasabtay in ay dadka ‪#‎Oromada‬,‪#‎Canfarta‬ ‪#‎Gambellaha‬, Sidamaha ‪#‎Benishangul‬-ka iyo Somali Galbeed ku dul noolaadaan...dee halkey u kacayaan ma dhagaxda ayay cunayaan.

Nin taariikhda wax ka qora ayaa igu yidhi Bible waxa ku qoran in buuraleyda Axmaarta ee Simien ay ku qoran tahay buurihii la nacdalay. Waana halkii uu tagey James Bruce kii aan taariikhdiisa idiin soo sheegay horay.

Marka ay dhulkeena yimaadaan, waxa ay u qaataan in ay yimaadeen wadan janada ka agdhow.

Share on Social Media

Ra'isulwasaare Kheyre oo la kulmay haweenka Soomaaliyeed

Muqdisho, 31 May 2017 - Ra'iisul Wasaaraha XFS Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kulan la qaatey qaar kamid ah Haweenka Soomaaliyeed, wuxuuna kala hadley qaabkii la iskaga kaashan lahaa shaqada dalka ka socto haweenkuna ay qayb tooda uga qaadan lahaayeen howsha Qaran.waxaana kulankan soo qaban qabiyey Wasaarada Haweenka iyo Xaquuqul Insaanka ee Soomaaliya. Full Article

 

[DAAWO:] Wax badan ka ogow Sababta dadka Soomaaliyeed ku jeclaadeen Madaxweyne Farmaajo ?

Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa noqday Madaxweynihii ugu taageerada badnaa Hogaamiyaashii Dalka soo maray kadib bur burkii Dowladdii dhexe ee Soomaaliya. Full Article

 

[Topnews:-] Akhri Human rights oo faafisay tacadiyadda Damujadiid iyo NISA kula kaceen shacabka Soomaaliyeed ?

Dadka rayidka ah ee Soomaaliya oo u adkeysanayay tacaddiyada ay kala kulmayeen dhammaan dhinacyada ku lugta leh dagaalka, ayna taa u dheertahay xaalad adag oo bani'aadannimo, ayaa weli waxa ay dhibaato kala kulmayaan colaadda muddada ka socotay dalkaasi. Ballanqaadkii dowladda ee ahaa in ay wanaajineyso ammaanka deegaannada ay maamusho, isla markaana ay dhiseyso tayada hay'adaha sharciga, ayaanay waxbadan ka hirgelin sanadkii 2016-ka. Full Article

 

[Daawo] Odayaasha Soomaaliyeed oo dhiiga ku kariyay Xasan Garguurte kadib markeey kacdoono ka bilaabeen ?

Daawo Odayaasha Soomaaliyeed oo dhiiga ku kariyay Xasan Garguurte kadib markeey kacdoono ka bilaabeen Muqdisho Full Article

 

[Dhageyso] Suldaanka Habargidir oo ku dhaartay inuusan dagaalka Galkacyo istaagi doonin ilaa dhulka la simo Daaraha Majeerteen

Dhageyso Suldaanka Habargidir oo ku dhaartay inuusan dagaalka Galkacyo istaagi doonin ilaa dhulka la simo Daaraha Majeerteen Full Article

 

[AKHRISO: Shaxda Beelaha Soomaaliyeed] ee Aqalka Sare (Yaa badsaday?)Maxay tahay Sababtu

Dhismaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa gabagabo ku dhow, iyadoo beelaha Soomaaliyeed iska dhex arkayaan Aqalkan oo ku cusub dalka. Full Article

 

[Daawo full Video] -Qareenadii dacwadda badda Somalia oo seddex saac soconeysa iyo garyaqaanadii Soomaaliyeed ee geesiyadda qarniga

Daawo full Video -Qareenadii dacwadda badda Somalia oo seddex saac soconeysa iyo garyaqaanadii Soomaaliyeed ee geesiyadda qarniga Full Article

 

[DAAWO] Qareenada Soomaaliya oo dhulka ku jiiday been abuurkii iyo boobkii Kenya,[ Guulna ka soo Hooyay]

Fadhigii Maalintii labaad Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda ICJ ee fadhigeedu yahay Magaalada Hague ee Dalka Netherland ka socoday dhageysiga dacwadda dhinaca badda ee Soomaaliya iyo Kenya ayaa soo idlaaday, iyadoo Masuuliyiinta Soomaalida ay daaqada ka saareen maanta been abuurkii dowlada kenya ee shalay. Full Article

 

[Dhageyso] Xildhibaano sheegay in Madaxweyne Garguurte maalin la weeydiin doono sideey Ethiopia ku yeelatay dhulka Soomaaliyeed ?

Dhageyso Xildhibaano sheegay in Madaxweyne Garguurte maalin la weeydiin doono sideey Ethiopia ku yeelatay dhulka Soomaaliyeed ? Full Article

 

[Daawo] qiyaano Qaran Madaxweyne Garguurte oo dhulka Somali Galbeed siiyay Ethiopia [ "Jaajuusnimadiisa ayuu cadeeystay"]

[Daawo] qiyaano Qaran Madaxweyne Garguurte oo dhulka Somali Galbeed siiyay Ethiopia [ "Jaajuusnimadiisa ayuu cadeeystay"] Full Article

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Somalia:War to Defeat Al Shabab Militarily

President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government.

Somalia:$17 million external support has not been channeled through the country's single treasury account

Waagacusub.net -Auditor General Mohamed Ali alias Afgoi has exposed missing millions of dollars from key departments within the Federal Government of Somalia [FGS], in what could raise questions about government expenditures. In his report, Afgoi said 25 entities and three embassies have been audited. Unsupported expenditure amounts to $9M; contracts worth $31M not registered with auditor general's office, the existence of unauthorized bank accounts outside the Treasury Single Account.

Al-qaida Share ,IBS bank Somalia launches Visa Card Payment

Waagacusub.net - IBS Bank Somalia, which is believed to have the largest amount of money, Al-Qaeda Finance Secretary Fazul Abdallah from Comoros has started issuing Visa Card Payments for the first time. Al-Shabaab's finance secretary confirmed that Mohamed Ali Warsame had $ 157 million in cash, according to Khalif Ereg, who was later bribed with $ 2 million.

UGANDA: New Cabinet Members and Ministers of State

I hereby inform the country that By virtue of the Authority given to the President of Uganda by Articles: 108(2), 108A(1), 113(1) and 114(1) of the 1995 Constitution of the Republic of Uganda, I hereby appoint H.E. the Vice President, Rt. Hon. Prime Minister, Honourable Cabinet Ministers and other Ministers as indicated below:

Journalists barred from covering Somali leaders' meeting

The Associated Somali Journalists is deeply concerned that journalists were today barred from covering the meeting of the leaders of the Federal Government of Somalia and Federal Member States (FMSs) as well as the Governor and Mayor of Mogadishu.

Somalia's leader mourns death of Namibia president

Waagacusub.net - Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday mourned the death of Namibia President Hage G. Geingob and sent condolences to the government of the African country. Full Article

 

Somalia's ex-president warns of risk of 'political crisis' over plans to overhaul constitution

Waagacusub.net - Somalia's former President Mohamed Abdullahi Farmajo on Monday warned of the risk of political crisis over plans by the incumbent President Hassan Sheikh Mohamud to overhaul the constitution. Full Article

 

Egyptian President says will protect Somalia against anz threat

Waagacusub.net - Egyptian President Abdel Fattah el-Sissi said his country will protect Somalia against any threat in what can be described as an indirect response to recent Ethiopia's move to access the seaport of Somaliland. Full Article

 

Egypt Condemns Suicide Bomber Attack in Somalia

Egypt on Tuesday condemned a suicide bomber attack in Somalia that killed at least 20 soldiers. The attack took place at a training camp in the Somali capital, Mogadishu, on Monday. The al-Shabab terrorist group claimed responsibility. Full Article

 

Somalia:War to Defeat Al Shabab Militarily

President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article