HEADLINES:

[Sirculus] 11 Milyan oo Dahabshiil looga qabtay Norway iyo Warbaahinta dalkaas oo toosh ku shiday

0
Sunday September 04, 2016 - 02:10:23 in Articles by Super Admin
  • Visits: 3727
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    [Sirculus] 11 Milyan oo Dahabshiil looga qabtay Norway iyo Warbaahinta dalkaas oo toosh ku shiday

    Ilaalada garoonka diyaaradaha diyaaradaha Gardermoen ayaa sheegay inay qabteen lacag ku jirto baco oo gaarayso 11 milyan, lana rabay in wadanka laga bixiyo loona diro Ingiriiska.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ilaalada garoonka diyaaradaha diyaaradaha Gardermoen ayaa sheegay inay qabteen lacag ku jirto baco oo gaarayso 11 milyan, lana rabay in wadanka laga bixiyo loona diro Ingiriiska.

Sida ay sheegeen booliska waxaa lacagtan lala xiriirinayaa urur soomaali ah oo lagu magacaabo Somali Remittance Service, kana shaqeeyo xawaalad. Booliska ayaa intaas ku daray in ururkan soomaalida ah hada lagu oogay dacwad ku saabsan inaysan bixin canshuur gaarayso malyan iyo dheeraad ah. 

Ilaalada garoonka diyaaradaha ayaa sheegay in lacagtan ay tahay tii ugu badneyd abid, oo ay halmar isku meel ku qabtaan. Booliska ayaa sidoo kale sheegay inay su-aal ka keeneen sababta keentay in ururkan soomaalida ah ay rabeen in lacagtan iyada oo cadaan ah wadanka ka bixiyaan, maadaama Norwey iyo Ingiriiskaba ay leeyihiin bank-system lacagaha  lagu kala dirsan karo. Arintaasna ay keentay shaki sababay in baaritaan lagu sameeyo ururkan.

Booliska ayaa sheegay in ay baaritaan ku sameeyeen goobta ay ururkan ku shaqeeyaan, iyaga oo halkaas ka helay lacago kale oo cadaan ah iyo diiwaano magacyo ah. Sidaasna ay ku ogaadeen in ururkan uu ka shaqeeyo xawaalad, isla markaana uu lacag boqolaal milyan ah u diro wadanka dibadiisa. Waxaana hada lagu soo oogay dacwad ah inaysan canshuur(skatt) ka bixin khidmada/dulsaarka  ay qaadan jireen si ay lacagahaas u diraan. 

Qareenka u doodaya ururkan Soomaalida ah oo lagu magacaabo Somali Remittance Service ayaa NRK u sheegay inuusan ku qanacsaneyn sida ay booliska wax u dhigayaan. isagoo intaas raaciyay in ururkan ay sheegeen inaysan wax lacag ah aysan ka shaqeysan jirin lacagta ay diraan, isla markaana aysan canshuur ku waajibin. isagoo intaas raaciyay in Lacagta ay ururkan diraan ay wax badan ka yartahay lacagta ay boolisku sheegayaan.  Qareenka ayaa sidoo kale sheegay in kiiskan uu yahay mid hada bilow ah, isla markaana uusan bixin karin macluumaad dheeri ah.

Warbaahinta NorSom News ayaa xiriir la sameysay Ahmed Cawad Ismaaciil oo ah gudoomiyaha shirkada dahabshiil Norwey , bal si aan u waydiino inuu faah-faahin dheeri ah naga siiyo arintan. Axmed Cawad ayaa sidoo kale  ah maamulaha ururkan lagu magacaabo Somali Remittance Service.

hqdefaultAdeer waa intaas uu lowyerkeenu sheegay. waxaan kaliya oo kuugu dari karaa  in lacagtan aysan aheyn mid sharci daro ah, oo aan wadanka tahriib ahaan uga saari rabney. Waxay ahayd lacag la yaqaan ay labo shirkadood oo internatiol ah oo ku kala yaalo labada wadan ay isu gudbinayeen. Hadey tahay lacag sharci daro ah ama tahriib, miyaan intaan shirkad kale u dhiibno, garoon caalami ah ka dhoofin laheyn. Wax dhib ah ma jiraan, waan isku kalsoonahay, waxaan qarineynana meesha ma yaalaan.



Source : 

Xigasho/kilde: NRK

Share on Social Media

Somali PM accuses Dahabshiil of funding al-Shabaab

Struggling government sparks concern in West Full Article

 

Akhri Liiska qabiiladda Wafdiggii Saudi Arabia tegay iyo sida Hawiye looga ilaalshay.

Liiska Wafdiga u xilsaaran Mashaariicda Saudi Arabia ka fulineyso Soomaaliya: Full Article

 

Daawo Xildhibaano Puntland Laaluush ka qaatay oo feer looga saaray baarlamaanka Galmudug ?

Waagacusub.net - Kalafadhigii baarlamaanka Galmudug ayaa guul ku dhamaaday kadib markii Xildhibaanadda u codeeyeen in doorashadda Madaxweynaha Galmudug la qabto 10 April 2017. Full Article

 

[Daawo] Fanaanadda Sacdiyo Siman oo heestii ugu horeeysay looga duubay diyaaradda Drone-ka

Daawo Fanaanadda Sacdiyo Siman oo heestii ugu horeeysay looga duubay diyaaradda Drone-ka Full Article

 

[Sirculus] Digniin ku socota Madaxweyne Farmaajo,

Waagacusub.net - Waxaan halkaan Ku soo gudbinayaa arrin qatar ah oo ay sameeyeen Sirdoonka Ethiopia oo ah in ay heystaan isla markaana ay maamulaan Qaar ka mid ah kaamirooyin-ka (CCTV) ee ku xiran Xarunta (Villa Somalia) . Full Article

 

[Daawo] Sarkaalkii uu Farmaajo sheegay inuu ka wadanisan yahay oo ka sheekeeyay qisadii lacagtii uu qabtay iyo xasuusta khudbadii Farmaajo

Daawo Sarkaalkii uu Farmaajo sheegay inuu ka wadanisan yahay oo ka sheekeeyay qisadii lacagtii uu qabtay iyo xasuusta khudbadii Farmaajo Full Article

 

[Daawo] Warbaahinta Kenya oo si yaab leh uga warantay guuldaradii dacwadda badda ka raacday ICJ

Kenya awaits with bated breath to know its fate regarding the disputed lucrative triangular stretch of 100,000 square Kilometers of off shore territory after Somalia filed a case at the international court of justice over its maritime border. Attorney General Professor Githu Muigai who is leading a high powered delegation has already traveled to the hague based court in the netherlands to defend Kenya's Maritime border. Depending on how the ruling turns out, Kenya either stands to gain a lot in terms of the rich minerals such as oil and gas believed to be contained in the vast area, or lose it all if the court re-draws the border towards the South East as per Somalia's assertions. Full Article

 

[Daawo] Wariyeyaasha oo suaal uga nixiyay Madaxweyne Trump iyo Raisulwasaare Theresa oo shir jaraa-id wada qabtay.

President Donald Trump and British Prime Minister Theresa May hold a joint news conference after their bilateral meeting in the Oval Office. Full Article

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Somalia:Terrorists receive 52 million dollars in Mogadishu annually.

Waagacusub.net - It has been known that Al-Shabab receives 52 Million dollars annually from Mogadishu. It gets from commercial companies, and public as taxes (zakawat)

Chinese oil companies behind unlawful "extradition" of a Somali to Ethiopia

Waagacusub.net - A Chinese oil company was involved in the smuggling of a former Somali rebel officer, Colonel Abdikariim Sheikh Muse, to Ethiopia because his organization of the Ogaden National Liberation Front (ONLF) was against oil and mineral exploration in Ogaden of the southeastern Ethiopia by China.

Journalist Alasow "Somalische Minister houdt Amsterdamse rechter vals bewijs Voor"

Volgens de rechter zou de minister hebben aangetoond dat afpersingspraktijken van Somalische journalisten een bekend probleem zijn en stelde de bewindsman daarmee een ernstige misstand aan de kaak. Dat is een kwestie van algemeen belang en de minister moet daarover in de openbaarheid kunnen treden, overwoog de rechter.

Somalia:List Document retrieved from house of AlShabaab leader

Waagacusub.net– An American unmanned drone launched a missile attack on one of Alshabab's most cold-blooded leaders on Sunday, 30 July 2017 in southern Somalia. The drove attack killed a man, who is dubbed the cruelest terror mastermind in the Mogadishu's history.

Somali President true scandal "violation of law"

Waagacusub.net - The presidency of Somalia's Mohamed Abdullahi Farmaajo is only eight months old but already his administration faces its first crisis - and it is one of their own making.

Somali Prime Minister welcomes high-level Eritrean delegation in Mogadishu

Mogadishu, Somali Prime Minister Hassan Ali Khaire received a high-level delegation from Eritrea including foreign minister, H. E. Ahmed Saleh and adviser to President of Eritrea, Mr. Yamane Gebreab, who are on an official visit to Somalia at the invitation of President of the Somalia, H. E Mohamed Abdullahi Mohamed (Farmajo). Full Article

 

Somalia: President expected to travel to Burundi while half a million suffer from flooding

Waagacusub.net- President Farmajo is expected to travel to Burundi on Saturday ahead of the CECAFA U-17 finals on Sunday while close to half a million people in the country are affected by severe flooding. Full Article

 

Press Release by Ministries of Information of Regional States of Federal Republic of Somalia

Today, 21/04/2018, Ministers of Information of five (5) Regional States of Federal Republic of Somalia, namely Puntland, Jubbaland, SouthWest, Galmudug and Hirshabelle were invited to Multi-Stakeholders Safety of Journalists Forum in Mogadishu whereas Regional States of Somalia and Independent Journalist Organisations were given no meaningful task or function. Full Article

 

Ugandan President warns against oral sex because 'the mouth is for eating'

Waagacusub.net - Strangely, there are few topics more controversial than sex. Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article

 

Argentina Cancels Israel Match After Messi Protests Over Palestinian Killings

Argentina Cancels Israel Match After Messi Protests Over Palestinian Killings Full Article

 

Xildhibaan Cabdiweli Qanyare oo ka digay Fadwooyinka Beenta ee wadaadada Qaar?

Xildhibaan Cabdi weli Maxamed Qanyare ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay Wadaadada ku fadwoonaya Xildhibaanada iyo Siyaasinta mucaaradka, isagoo oo tilmaamay in hadaan Siyaasada laga heshiin oo madaxda aqligooda soo noqon aay imaan karto Hurumar la,aan Amni xumo,laalush iyo is qabqabsi joogta taaso lagu maareyn karin siduu hadalka u dhigay wadaadada la soo kireestay ee beenta fadwooda. Full Article