
Seddex ka mida Saraakiisha loo yaqaan [insiders] ee argagixisadda Al-Shabaab ka dhex kalluumeeysta ama xogaha ka soo gudbiya ayaa Waagacusub u sheegay in goobaha Bartilmaameedku yihiin Dekadda Berbera,Hotel Mansoor iyo goobo kale oo muhiima sida Xarumaha ajnabiyiinta ee Hargeysa .
Saraakiisha iyo ila wareedyadda ka tirsan Al-Shabaab ee xogtaan laga helay oo qaarkood uu khilaaf kala dhaxeeyo Amiirkooda Ahmed Diiriye waxeey Waagacusub u sheegeen in Maamulka Somaliland heshiis ay kula jireen uga baxay uuna saami dhan 10% siiyay Dowladda Ethiopia.
"Maamulka Somaliland waxaan kula jirnay heshiis lala galay xilligii uu noolaay Amiirkeenii Ahmed Godane laakiin waxeey tira ka seddex jeer ka baxeen heshiiskaas,waxaan la xiriirnay maalin dhaweeyd,waxaan uga dignay iney heshiiska Saamigga dekadda Berbera ee DP World 10% siiyaan Ethiopia maxaa yeelay Ethiopia waa dowlad cadaw ah,oo aan waxba ku laheyn dhulkaan Soomaaliyeed laakiin digniinteena dheg jalaq looma siin” ayuu yiri Sarkaal sare oo ka tirsan lixda qof ee Al-Shabaab ugu sareeysa.
Sarkaalka oo mudo xogo siinaayey Waagacusub wuxuu sheegay inaan Al-Shabaab laga hor istaagi karin weerarkasta oo ay damcaan balse wuxuu dhaliilay siyaasadda Amiirkooda Mr Ahmed Diiriye.
"kuuma sheegi karo goorta iyo goobta laakiin annagaa gacanteena uga aargoosan doono Maamulka nooga baxay beecaddii aan ku wada jirnay ee Somaliland” ayuu yiri Sarkaalkaan laga baqo ee Amniyaat-ka Al-Shabaab ka tirsan.
Warbaahinta Waagacusub ayaa ogaatay iney Al-Shabaab weerar ismiidaamina u diyaariyeen xaflad berri [Saakay] lagu wado in arday ka qalin jibisay Admas University loogu qabto Hotel Mansoor.
Jaamacadda Admas oo Ethiopia laga leeyahay waxeey xafladooda qalin jibinta ku casuumeen Safiirka Ethiopia u fadhiya Somaliland, Madaxweyne ku xigeenka Somaliland iyo Gudoomiyaha golaha Wakiiladda Somaliland Cabdiraxmaan Cirro.
Ciidanka sida gaarka u tababaran ee RRU ayaa lagu daadiyay Hotel Mansoor caawa iyadoo sidoo kalena Ciidan xoogan loo diray Dekadda Berbera si amaanka loo adkeeyo.
Tifaftiraha Website-ka Waagacusub Dahir Alasow ayaa digniin hordhaca wuxuu ku qoray bartiisa Facebook.
Dahir Alasow wuxuu horey digniino nuucaana ugu qoray bartiisa Facebook ,isagoo ka digay laba Weerar leeysku qarxiyay Waqooyigga Galkacyo, Weerarkii ugu dambeeyay ee Liido iyo Baabuurkii lagu qarxiyay Hotel SYL ee ahaay nuuca Xamuulka .
Dahir Alasow wuxuu sheegay in baabuurkaas weyn oo qaraxyo ku rakiban una socda Hotel Syl ama Beerta Nabadda uu yaalo xaafad ku taal Degmadda Dharkenley ee Muqdisho hasse yeeshee lama dhageeysan waxaana dhacday in 24 saac kadib digniinta Wariyaha uu baabuurkii isku qarxiyay Hotel Syl Muqdisho.
Serious allegations have emerged against two Somali TikTok users reportedly based in the United States, identified by their usernames @BeerxaaniBoy (Noor Shilow) and @Ongoye77 (Abukar Ibrahim), after a disturbing livestream featured an armed individual believed to be linked to the militant group Al-Shabaab. Full Article
Mogadishu – Somalia's Military Court has officially begun the trial of a senior al-Shabaab official, in a case that is being viewed as one of the most significant legal proceedings against the militant group in recent years. Full Article
Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article
But Al-Shabaab derives the bulk of its funding for its operations from taxing business people and most lucrative companies in Mogadishu and control of most businesses in rural Somalia. 51 -Over the years, the terrorist group has established a well-structured and oiled taxation infrastructure supported by courts, road tolls, and loyal revenue payers. At the edge of the knife, the group's operatives demands that all business people and companies pay tax to its agents. Full Article
Al-Shabaab is more than just a terrorist group. In 2011, its annual revenue was in the region of $70–100 million per year. In 2018, the President of the Somali Chamber of Commerce and Industry (SCCI) confirmed that Al-Shabaab collected an estimated $20 million dollars from South Somalia alone. Full Article
"Hormuud pays an estimated $200,000 every month to the Al-Shabaab", said a former head of Amniyat and now a top official of Somali government intelligence agency tracking Al-Shabaab movements. Full Article
Former Al-Shabaab deputy leader to seek elected office Full Article
Somalia: Al-Shabaab attacks hotel in Barawe Full Article
Eleven Al-Shabaab Fighters Killed In The Outskirts Of Baar Sanguun Full Article
NATO declares its readiness to defend allied territory as the European Union targets nearly 1,600 Russian individuals and companies, while fresh attacks on Ukraine raise doubts about Washington's diplomatic efforts.
DUBLIN (Waagacusub.net) — The International Monetary Fund has warned European policymakers that the rapid expansion of artificial intelligence could boost economic productivity while also disrupting labour markets, widening inequality, straining electricity networks and increasing Europe's dependence on foreign technology.
The European Union is dramatically expanding its economic and strategic engagement with Greenland, committing another €200 million as the Arctic island becomes an increasingly important arena of competition over security, critical minerals, infrastructure and geopolitical influence.
MOGADISHU / MINNEAPOLIS — Somali rapper Sharmarke Abdinasir Mohamed, widely known as Sharma Boy, is facing renewed scrutiny following allegations that he used threats, blackmail and sustained pressure to obtain thousands of dollars from a Somali-American woman in the United States.
MOGADISHU — Concerns are growing among Somali intellectuals, civil society organizations, retired military officers, and democracy advocates that Somalia is entering a dangerous period of political instability marked by increasing militarization and shrinking space for democratic participation. The concerns come amid escalating confrontations in Mogadishu and reports of civilian casualties, displacement, and destruction resulting from recent clashes between government forces and opposition-aligned groups.
Former President Joseph Kabila announces a new opposition coalition involving armed groups, raising fears of renewed conflict and threatening fragile peace efforts in eastern Congo. GOMA, DEMOCRATIC REPUBLIC OF CONGO — October 13, 2026 The Democratic Republic of Congo is facing a potentially dangerous political and security confrontation after former President Joseph Kabila announced the creation of a new coalition bringing together political opponents and armed groups, including the powerful M23 rebel movement. Full Article
The Somali-American lawmaker denounces the federal investigation as politically motivated, while authorities confirm a court-authorised search amid growing tensions over immigration, congressional independence and the November elections. Full Article
European Union leaders prepare for high-stakes negotiations on soaring energy prices, a controversial long-term budget, support for Ukraine and Europe's economic future. Full Article
NATO declares its readiness to defend allied territory as the European Union targets nearly 1,600 Russian individuals and companies, while fresh attacks on Ukraine raise doubts about Washington's diplomatic efforts. Full Article
The European Union has expressed concern over reported plans by the United States to temporarily restrict diesel exports, warning that such a move could have economic consequences on both sides of the Atlantic at a time when Europe is already facing elevated energy costs. Full Article
Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article
Former Intel official stripped from NISA membership Full Article
PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article
Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article
Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article
[Sirculus] Al-Shabaab oo weeraro ismiidaamina la damacsan Dekadda Berbera iyo Hotel Mansoor ?
Maleeshiyadda Argagixisadda Al-Shabaab ayaa la xaqiijiyay iney qorsheeynayaan weeraro ,qaraxyo ismiidaamina oo ay ku qaadaan Dekadda Berbera , Hotel Mansoor Hargeysa ,Qunsuliyadaha Ethiopia ku leedahay Hargeysa iyo Garowe sida ay Waagacusub ugu xog w