HEADLINES:

[Wardegdega Sirculus] Xaaska Garguurte iyo Saraakiil qaraxyadda Xamar ku lug lahaay oo la xiray ?

0
Sunday September 18, 2016 - 04:01:28 in Articles by Super Admin
  • Visits: 30156
  • (Rating 3.9/5 Stars) Total Votes: 7
  • 3 2
  • Share via Social Media

    [Wardegdega Sirculus] Xaaska Garguurte iyo Saraakiil qaraxyadda Xamar ku lug lahaay oo la xiray ?

    Fadeexadii ugu weeyneed ayaa Villa Somalia hareeysay kadib markii la ogaaday iney qaraxyadda iyo dilalka gobolka Banaadir fulin jireen Saraakiil ka tirsan Villa Somalia iyo Xaaska yar ee Madaxweynahii hore Somalia Mr Xasan Garguurte.sida ay kashif

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fadeexadii ugu weeyneed ayaa Villa Somalia hareeysay kadib markii la ogaaday iney qaraxyadda iyo dilalka gobolka Banaadir fulin jireen Saraakiil ka tirsan Villa Somalia iyo Xaaska yar ee Madaxweynahii hore Somalia Mr Xasan Garguurte.sida ay kashifeen dhalinyaro lagu qabtay hoobiyeyaal xilli ay doonayeen iney ku garaacaan qeybo ka mida Muqdisho,habeen hore.

Saraakiishaan ayaa xiriir wanaagsan la leh Marwadda Garguurte,Marwo Sahra Indhayar waxeeyna Madaxweyne Garguurte ka qaateen lacago badan kadib markii ay u sheegeen baabuur qaraxyo lagu raray kuwaas oo la qabtay laakiin markii ay tira ka lix jeer qaateen min konton kun oo dollar kadib ayaa la ogaaday iney iyagu diyaarin jireen baabuurta qaraxyadda kadibna dhigi jireen goobaha laga soo qabto.

Falkaan wuxuu ka marqaati kacay in qaraxyadda Xamar aysan Al-Shabaab kaliya ku lug laheeyn balse uu yahay qandaraas laga qaato dalal shisheeye iyo Somaliland oo xasilooni daradda Xamar ku raadineysa aqoonsi ?

Saraakiisha Villa Somalia ayaa goor dhaweeyd Waagacusub u xaqiijiyay in la soo qabtay Saraakiil iyo shaqsiyaad ku lug lahaay weerarkii hoobiyeyaasha ee xeradda Xalane, Baabuurtii qaraxyadda ee la qaban jiray iyo kuwii isku qarxiyay Banaadir Beach Liido,Hotel Syl Muqdisho, Baabuurkii Siinaay lagu qabtay ,hoobiyeyaashii Dayniile ,Boondheere iyo Wardhiigleey laga tuuray,

"Nin lagu magacaabo Cabduqadir Caraboow loona yaqaan Injineerka una dhashay beesha Daa-uud Abgaal ayaa ka mida dadka kiiska lugta geliyay ee hadda Villa Somalia la geeyay kadib markii Xasan Garguurte amray in la xiro” ayuu yiri Sarkaal ka tirsan Madaxtooyadda Somalia oo codsaday in aan magaciisa la xusin.

"Shaqsiyaadka Al-Shabaab la shaqeeynaayey kana tirsan Saraakiisha amaanka Villa Somalia  waxaa ka mida Ismaaciil Jilicoow oo caawa ka baqay in Ciidanka amaanka ay gurigiisa ku qabtaan kadibna orad ku galay Villa Somalia” ayuu yiri Masuul ka tirsan hay’adaha amaanka Muqdisho.

"Ninka qaraxyadda,dilalka iyo hoobiyeyaasha Muqdisho ugu weyn ee fulin jiray Mr Cabduqadir Caraboow oo loo yaqaan Injineerka,wuxuu Aabahiis ka shaqeeyaa Wasaaradda Caafimaadka wuxuu u dhashay beesha Da-ud Abgaal” sidaasi waxaa Waagacusub u sheegay Taliyaha Boliiska gobolka Banaadir Mr Bishaar Qalweeyne.

Cabduqadir Caraboow wuxuu xiriir la leeyahay Xaaska Madaxweyne Xasan Garguurte oo ay isku beel yihiin , Marwo Sahra Indhayar.iyadoo hoowlgaladiisa u fududeeyn jirtay.sida lagu eedeeyay waloow aan weli la soo bandhigin cadeeymo buuxa.

"Ninkaan la yiraa Cabduqadir Injineerka waxaa shaqadda siiyay Ismaaciil Jilicoow oo horey uga sii daayay Xabsigga Xamar kadib markii laga qabtay gurigiisa oo ku yaal degmadda Hodan” sidaasi waxaa yiri Masuul ka tirsan Ciidanka amaanka ee Saldhigga degmadda Hodan.

Ismaaciil Jilicoow wuxuu madax ka yahay Hay’adda CCD ee is dhexgalka bulshadda ,isagoo Muqdisho geeyay fanaaniin badan.waana nin aad loo jecel yahay oo kaalin weyn ka ciyaaray dhiirigelinta iyo horumarinta fanka Somalida.

Ismaaciil Jilicoow waxaa la dhashay nin lagu magacaabo Jabriil Jilicow oo la rumeeysan yahay inuu la shaqeeyo Wardoonka reer Galbeedka laakiin shakiga ugu weyn  ee hadda jira wuxuu yahay wuxuu Jabriil ka og yahay hoowlaha walaalkiis qaban jiray.

Ilmo Jilicoow waxaa dhalay Jeneral Jilicow Cadow oo ahaan jiray taliyaha Nabadsugidda Somalia ,ahna ninka loogu magac daray Xabsigga Godka Jilicoow. waxeey u dhasheen Kabaale Wacbuudhan ee Abgaal Cismaan.

Qaraxyadda Muqdisho haddii ay gudbiyaan waxaa la siin jiray lacag dhan boqol kun oo dollar ,waxaana lacagtaas nin lagu magacaabo Maxamed Cismaan Cali Abokar oo u dhashay beesha Isaaq gaar ahaan Habarjeclo ,ahna nin ka tirsan maamulka Shirkadda Isgaarsiinta SOMTEL” ayuu yiri Sarkaal ka tirsanaan jiray Amniyaatka Al-Shabaab balse mar dambe ka goostay ,kaas oo diiday in magaciisa la sheego.

Baaris Waagacusub Media sameeysay ayaa lagu xaqiijiyay inuu Cabduqadir Caraboow guryo badan ka dhistay Degmooyinka Hodan iyo Wadajir isagoo sidoo kale Caruurtiisa u dhoofsaday Dalka Sweden oo ay ku nool yihiin hadda.

Sikastaba ha ahaatee, Ilmo Jilicow waxeey dad badan la xiririshaan iney la shaqeeyaan Sirdoonka Reer Galbeedka,waxeeyna Muqdisho ku wataan Baabuurta aan xabadda karin iyo Ciidan iskuugu jira Melleteri,Nabadsugid iyo Boolis.iyadoo Ciidankaasna caawa si rasmiya looga xareeyay kadib markii eedeeynta soo baxday.

Share on Social Media

DEG DEG DHAGEYSO: XILDHIBAANO LAGU XIRAY BAYDHABO IYO XIISAD AAD U KACSAN OO LAGA DAREEMAYO?

Ciidamo ka tirsan kuwa Nabad Sugida Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo ku Xayirey Xildhibaano ka mid ah Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed kuwaasi oo ka Tagay Magaalada Muqdisho. Full Article

 

[Daawo] Wasiirka Arrimaha dibadda UK oo Xamaali ka noqday Airport-ka Xamar

Daawo Wasiirka Arrimaha dibadda UK oo Xamaali ka noqday Airport-ka Xamar Full Article

 

[Daawo] Boliiska Holland oo xiray Wasiirad Turkiya

Dutch police detained Turkish Family and Social Affairs Minister Fatma Betül Sayan Kaya on late Saturday to deport her to Germany after declaring her "undesirable alien." TV video showed the standoff between the ministerial convoy and the Rotterdam police, which was translated between an officer and the minister. After being told to return with her convoy, Kaya retorted sharply, saying "I will go to the consulate building. That is a building belonging to my country and I am a minister of that country." She continued that "there is no such international practice. I don't accept that decision, I reject it and I won't return to Germany." Close to the consulate, a protest of about thousands of Turkish demonstrators continued despite Dutch police used guard dogs and batons to disperse the crowd. On Saturday, Dutch government canceled Turkish foreign minister's flight permit and blocked family minister's convoy from entering the Turkish consulate in Rotterdam. The ministers were due to meet Turkish society ahead of April 16 referendum which will see a constitutional amendment. Turkish foreign ministry asked duty-off Dutch ambassador in Ankara who was on leave not to return 'for a while'. Dutch police dispersed Turkish citizens who took to the streets to protest police's treatment of Turkish family minister. In Turkey, hundreds of people flocked to Dutch missions in Ankara and Istanbul to protest the Dutch government's moves. President Recep Tayyip Erdogan described the move as a measure by "Nazi remnants and fascists". Full Article

 

[Daawo] heestii ugu shidneed Xamar lagu duubay

Daawo heestii ugu shidneed Xamar lagu duubay Full Article

 

[Dhageyso] Saraakiisha Ciidanka Emirate-ka ee Xamar oo sirtii aduunka kashifay iyo halista ka soo socota

Dhageyso Saraakiisha Ciidanka Emirate-ka ee Xamar oo sirtii aduunka kashifay iyo halista ka soo socota Full Article

 

[Topnews] Soma Oil and Gas oo si degdega u shaacisay in Ra'isulwasaaraha cusub baabi'iyay saamigii uu Shirkadda ku lahaay ?

Shirkadda Soma Oil and Gas ee fadhigeedu yahay dalka UK, ayaa u dhaqaaqday inay durba iska fogeyso Xasan Cali Kheyre, saacado kadib markii loo magacaabay ra'iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya. Full Article

 

[Wardegdega:] Madaxweyne Farmaajo oo Ra'isulwasaare u magacaabay khaa-inkii ugu weeynaay

Waagacusub.net - Madaxweynaha cusub ee Somalia Mohamed Farmaajo ayaa saakay Ra'isulwasaare u magacaabay ninkii ugu khaa-insanaa Somalia ,taas oo ka dhigan iney rajadii Somalia god dheer ku dhacday. Full Article

 

[Dhageyso] hees shanta Fanaan ee Xamar ugu caansan soo wada qaadeen oo noqotay Score taariikhiya

Waa heestii ugu horeeysay ee ay wada qaadayaan shan ka mida Fanaaniinta ugu shidan Somalia ? Heesta amaan maahee waa leeys garaacayaa,oo hilfahaa leeysu qaadayaa. Gabadh nin hore soo xumeeyay ayaa hal xiraale waxeey ku weeydiisay afarta wiil "Haddii ruux daacadoo,niyadda horey looga dilay,hadana dawadiisa helin,hadduu dadka kaala baxo,maxaad ku dabiibi leeyd"? Afarta wiil mid walba sibuu isu xariifinayaa laakiin gabadha mid walba jawaab ayey siineeysaa ? Waxaa ugu daran sheekadda Khadar Keeyow oo ku leh, dalxiiskaad jeceshahee, damaashaad iyo farax baan geli laheyn,dibadaan kuu dhoofin laa ? Mudo dheer ayaan raadinaayey Fanaaniinta ku haboon ee soo qaadi kara ? ugu dambeeyn wuxuu go-aanku noqday shantaan ka shidan Muqdisho. HABIQLEYSO. Full Article

 

[Daawo] qaraxii Xamar oo 29 qof ku dhimatay tiro badana dhaawacmeen

Waagacusub.net - Baabuur qaraxyo lagu raray ayaa ku qarxay halka lagu magacaabo Kaawo Godeey oo ka tirsan Degmadda Wadajir ee Muqdisho. Full Article

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Somalia:War to Defeat Al Shabab Militarily

President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government.

Somalia:$17 million external support has not been channeled through the country's single treasury account

Waagacusub.net -Auditor General Mohamed Ali alias Afgoi has exposed missing millions of dollars from key departments within the Federal Government of Somalia [FGS], in what could raise questions about government expenditures. In his report, Afgoi said 25 entities and three embassies have been audited. Unsupported expenditure amounts to $9M; contracts worth $31M not registered with auditor general's office, the existence of unauthorized bank accounts outside the Treasury Single Account.

Al-qaida Share ,IBS bank Somalia launches Visa Card Payment

Waagacusub.net - IBS Bank Somalia, which is believed to have the largest amount of money, Al-Qaeda Finance Secretary Fazul Abdallah from Comoros has started issuing Visa Card Payments for the first time. Al-Shabaab's finance secretary confirmed that Mohamed Ali Warsame had $ 157 million in cash, according to Khalif Ereg, who was later bribed with $ 2 million.

UGANDA: New Cabinet Members and Ministers of State

I hereby inform the country that By virtue of the Authority given to the President of Uganda by Articles: 108(2), 108A(1), 113(1) and 114(1) of the 1995 Constitution of the Republic of Uganda, I hereby appoint H.E. the Vice President, Rt. Hon. Prime Minister, Honourable Cabinet Ministers and other Ministers as indicated below:

Journalists barred from covering Somali leaders' meeting

The Associated Somali Journalists is deeply concerned that journalists were today barred from covering the meeting of the leaders of the Federal Government of Somalia and Federal Member States (FMSs) as well as the Governor and Mayor of Mogadishu.

Somalia's leader mourns death of Namibia president

Waagacusub.net - Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday mourned the death of Namibia President Hage G. Geingob and sent condolences to the government of the African country. Full Article

 

Somalia's ex-president warns of risk of 'political crisis' over plans to overhaul constitution

Waagacusub.net - Somalia's former President Mohamed Abdullahi Farmajo on Monday warned of the risk of political crisis over plans by the incumbent President Hassan Sheikh Mohamud to overhaul the constitution. Full Article

 

Egyptian President says will protect Somalia against anz threat

Waagacusub.net - Egyptian President Abdel Fattah el-Sissi said his country will protect Somalia against any threat in what can be described as an indirect response to recent Ethiopia's move to access the seaport of Somaliland. Full Article

 

Egypt Condemns Suicide Bomber Attack in Somalia

Egypt on Tuesday condemned a suicide bomber attack in Somalia that killed at least 20 soldiers. The attack took place at a training camp in the Somali capital, Mogadishu, on Monday. The al-Shabab terrorist group claimed responsibility. Full Article

 

Somalia:War to Defeat Al Shabab Militarily

President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article