HEADLINES:

[Sirculus] Garguurte oo berri qorshe fashilina u degay Shariifka iyo amareey soo saareen ?

0
Wednesday September 21, 2016 - 22:14:40 in Articles by Super Admin
  • Visits: 12304
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 3 0
  • Share via Social Media

    [Sirculus] Garguurte oo berri qorshe fashilina u degay Shariifka iyo amareey soo saareen ?

    Waagacusub.net - Madaxweynahii hore ee Somalia Xasan Garguurte ayaa dejiyay qorshe uu rabbo inuu berri ku fashiliyo kuna qariyo soo dhaweeynta Madaxweynahii hore ee Somalia Shariif Sheekh Axmed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.net - Madaxweynahii hore ee Somalia Xasan Garguurte ayaa dejiyay qorshe uu rabbo inuu berri ku fashiliyo kuna qariyo soo dhaweeynta Madaxweynahii hore ee Somalia Shariif Sheekh Axmed.

Madaxweyne Garguurte ayaa berri wuxuu tegayaa Hotel Jazeera si loo xiro dhamaan wadooyinka soo galo garoonka Muqdisho taas oo ka dhigan ineysan taageerayaasha Shariifka u gudbi karin Airport-ka Muqdisho.

"Maalin dhaweeyd markii Jabriil Abdulle xafladda ku qabsaday City Palace wuxuu Garguurte tegay Gurigga Habar Khadiijo sidaas ayaana wadooyinka loo xiray iyadoo qiil laga dhiganaayey waxaa jooga Madaxweynahii ,sidoo kalena berri wuxuu rabbaa inuu Hotel Jazeera tago kadibna wadooyinka loo xiro si loogu diido taageerayaasha Shariifka iney uga hor tagaan Garoonka diyaaradaha Muqdisho” ayuu yiri Wasiir ka tirsan Xukumadda waqtigeeda dhamaaday ee Somalia.

Dhinaca kale , Amar ka soo baxay Maamulka gobolka Banaadir ayaa lagu shaaciyay ineysan Wariyeyaasha tegi karin garoonka Muqdisho mudo 60 cesho ah iyagoon amar ka heeysan maamulka Garoonka diyaaradaha Muqdisho.


Amarkaan oo ujeedkiisu yahay in la khariyo soo dhaweeynta Musharaxiinta waxaa lagu beegay xilli berri uu Muqdisho ku wajahan yahay Shariif Sheekh Axmed,halka maalmo kadibna uu Xamar ka degi doono Mohamed Abdullahi Farmaajo oo la rumeeysan yahay iney shacabka Muqdisho taageersan yihiin Farmaajo 99% .

Sikastaba ha ahaatee, Ciidankii Garguurte iyo kuwii ilaalinaayey amaanka Muqdisho waxeey caawa iskuugu tageen Buulo xuubeey oo guri looga kireeyay Shariif Sheekh Axmed,waxaana hubaala in kooxda Damujadiid durba ku dhacay walaac iyo cabsi gaarsiisay iney berri Xasan Sheekh geeyaan Hotel AlJazeera si loo xiro wadooyinka.

By Dahir Alasow
Share on Social Media

XOG: Xildhibaano Odayaal Waxgarad Ku heyb ah RW Khayre oo Qorshe ka dhan Muqdisho ka wada?

Mudaneyaal ka kala tirsan Baarlamanka Fedaraalka Somalia Iyo Maamulka Galmudug Kuna heyb ah ra'isal wasaare Xasan Cali Khayre ayaa Magaalada Muqdisho ka bilaabay Olole logu mucaaradayo Xukumadiisa. Full Article

 

[Daawo] iscasilaadda Madaxweynahii Galmudug oo India berri qaliin ku geli doona

Daawo iscasilaadda Madaxweynahii Galmudug oo India berri qaliin ku geli doona Full Article

 

[Daawo] sidii loo xiray Wariye Coldoon oo Hargeysa ka degay

Daawo sidii loo xiray Wariye Coldoon oo Hargeysa ka degay Full Article

 

[Sirculus] Digniin ku socota Madaxweyne Farmaajo,

Waagacusub.net - Waxaan halkaan Ku soo gudbinayaa arrin qatar ah oo ay sameeyeen Sirdoonka Ethiopia oo ah in ay heystaan isla markaana ay maamulaan Qaar ka mid ah kaamirooyin-ka (CCTV) ee ku xiran Xarunta (Villa Somalia) . Full Article

 

[Daawo] filimkii ugu naxdinta iyo qosolka badnaay ee Jawaan iyo Sooraan soo saareen

Daawo filimkii ugu naxdinta iyo qosolka badnaay ee Jawaan iyo Sooraan soo saareen. Full Article

 

Musharrax Farmaajo oo War Shacabka ka farxiyey ka soo saaray Rajaddiisa Doorashadda Berri

Musharaxa xilka madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa sheegay inuu ku kalsoon yahay isbedel dhab ah oo Soomaaliya ka dhici doona. Full Article

 

[Daawo] Raisulwasaaraha Ethiopia oo cadeeyay iney Garguurte taageersan yihiin laakiin Somaliland rajo beel ku riday

Ethiopian Prime Minister talks out the current election in Somalia and Somaliland administration . Full Article

 

[DAAWO:]Garguurte oo si yaab leh u weeraray Shariif, Farmaajo iyo Xalweyste ?

Musharrax Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horreysay si aan gambasho lahayn waxa uu weerar afka ah ugu qaadey musharraxiin isaga uu aad uga cabsi qabo in meesha ay kala wareegaan. Full Article

 

[Daawo] Fadeexad hareeysay Xildhibaan Xidig iyo tiradda Garguurte heeysto

Daawo Fadeexad hareeysay Xildhibaan Xidig iyo tiradda Garguurte heeysto Full Article

 

[Daawo] ceebta ku dhacday Garguurte ["Xildhibaan diiday inuu Salaamo oo Xidig iyo Fartaag leeyihiin iska salaan doqonka"]

[Daawo] ceebta ku dhacday Garguurte ["Xildhibaan diiday inuu Salaamo oo Xidig iyo Fartaag leeyihiin iska salaan doqonka"] Full Article

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Somalia:War to Defeat Al Shabab Militarily

President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government.

Somalia:$17 million external support has not been channeled through the country's single treasury account

Waagacusub.net -Auditor General Mohamed Ali alias Afgoi has exposed missing millions of dollars from key departments within the Federal Government of Somalia [FGS], in what could raise questions about government expenditures. In his report, Afgoi said 25 entities and three embassies have been audited. Unsupported expenditure amounts to $9M; contracts worth $31M not registered with auditor general's office, the existence of unauthorized bank accounts outside the Treasury Single Account.

Al-qaida Share ,IBS bank Somalia launches Visa Card Payment

Waagacusub.net - IBS Bank Somalia, which is believed to have the largest amount of money, Al-Qaeda Finance Secretary Fazul Abdallah from Comoros has started issuing Visa Card Payments for the first time. Al-Shabaab's finance secretary confirmed that Mohamed Ali Warsame had $ 157 million in cash, according to Khalif Ereg, who was later bribed with $ 2 million.

UGANDA: New Cabinet Members and Ministers of State

I hereby inform the country that By virtue of the Authority given to the President of Uganda by Articles: 108(2), 108A(1), 113(1) and 114(1) of the 1995 Constitution of the Republic of Uganda, I hereby appoint H.E. the Vice President, Rt. Hon. Prime Minister, Honourable Cabinet Ministers and other Ministers as indicated below:

Journalists barred from covering Somali leaders' meeting

The Associated Somali Journalists is deeply concerned that journalists were today barred from covering the meeting of the leaders of the Federal Government of Somalia and Federal Member States (FMSs) as well as the Governor and Mayor of Mogadishu.

Somalia's leader mourns death of Namibia president

Waagacusub.net - Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday mourned the death of Namibia President Hage G. Geingob and sent condolences to the government of the African country. Full Article

 

Somalia's ex-president warns of risk of 'political crisis' over plans to overhaul constitution

Waagacusub.net - Somalia's former President Mohamed Abdullahi Farmajo on Monday warned of the risk of political crisis over plans by the incumbent President Hassan Sheikh Mohamud to overhaul the constitution. Full Article

 

Egyptian President says will protect Somalia against anz threat

Waagacusub.net - Egyptian President Abdel Fattah el-Sissi said his country will protect Somalia against any threat in what can be described as an indirect response to recent Ethiopia's move to access the seaport of Somaliland. Full Article

 

Egypt Condemns Suicide Bomber Attack in Somalia

Egypt on Tuesday condemned a suicide bomber attack in Somalia that killed at least 20 soldiers. The attack took place at a training camp in the Somali capital, Mogadishu, on Monday. The al-Shabab terrorist group claimed responsibility. Full Article

 

Somalia:War to Defeat Al Shabab Militarily

President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article