HEADLINES:

[Sirculus] Garguurte oo banaabaxyo ka dhana Emirate-ka qabanqaabiyay - "Shacabka Xamar yaa xaquuqdooda duudsiiyay"

0
Saturday November 05, 2016 - 08:05:13 in Articles by Super Admin
  • Visits: 13395
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 3 2
  • Share via Social Media

    [Sirculus] Garguurte oo banaabaxyo ka dhana Emirate-ka qabanqaabiyay - "Shacabka Xamar yaa xaquuqdooda duudsiiyay"

    Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mr Yusuf Jimcale ayaa Muqdisho ka bilaabay olole ka dhana Dowladda Emirate-ka Carabta .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mr Yusuf Jimcale ayaa Muqdisho ka bilaabay olole ka dhana Dowladda Emirate-ka Carabta .

Duqa Muqdisho ayaa ku hoowlan sidii Muqdisho loogu qaban lahaay banaanbaxyo ka dhana faragelinta siyaasadeed ee Dowladda Emirate-ka Carabta ku heeyso siyaasadda Somalia laakiin isweeydiintu waxeey tahay "Shacabka Muqdisho ma u banaanbixi doonaan ninkii dafaray ee duudsiiyay xaquuqdooda”

Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday ee Somalia Hassan Garguurte ayaa noqday hogaamiyahii ugu xumaay ee taariikhda soo mara xukunka Villa Somalia ,wuxuuna meel uga dhacay xaquuqda maqaamka Muqdisho isagoo kuwa uu maanta dagaalka kula jira ka yeelay ineysan xaquuq laheyn shacabka ku nool gobolka Banaadir ee kor u dhaafay seddex Milayn iyo bar qof.

Sikastaba ha ahaatee, Dadka Muqdisho ayaa noqon doono doqomo aan waxba garan haddii ay dhigaan banaanbaxyo ay ugu hiilinayaan kooxda Urur diimeedka Damujadiid oo dalka Somalia geliyay dib u dhac afartii sano ee la soo dhaafay.

Share on Social Media

Topnews:- Xildhibaan Dhuxulow iyo Gudoomiye Taabit oo rajo ka qabo kursiga Ra'isulwasaaraha "Socdaalkiisa Emirate-ka"

Waagacusub.net - Xildhibaan Mustafe Dhuxuloow oo ka mida seddexda qof ee daaha gadaashiisa ka maamula Xafiiska Ra'isulwasaare Xasan Kheyre ayaa safar degdega ugu baxay dalka Emirate-ka Carabta kadib markii sida la xaqiijiyay uu ku guuleeystay fashilinta Xukumadda Ra'isulwasaare Kheyre. Full Article

 

[Daawo] Wasiirka Arrimaha dibadda UK oo Xamaali ka noqday Airport-ka Xamar

Daawo Wasiirka Arrimaha dibadda UK oo Xamaali ka noqday Airport-ka Xamar Full Article

 

[Daawo] heestii ugu shidneed Xamar lagu duubay

Daawo heestii ugu shidneed Xamar lagu duubay Full Article

 

[Dhageyso] Saraakiisha Ciidanka Emirate-ka ee Xamar oo sirtii aduunka kashifay iyo halista ka soo socota

Dhageyso Saraakiisha Ciidanka Emirate-ka ee Xamar oo sirtii aduunka kashifay iyo halista ka soo socota Full Article

 

[Dhageyso] hees shanta Fanaan ee Xamar ugu caansan soo wada qaadeen oo noqotay Score taariikhiya

Waa heestii ugu horeeysay ee ay wada qaadayaan shan ka mida Fanaaniinta ugu shidan Somalia ? Heesta amaan maahee waa leeys garaacayaa,oo hilfahaa leeysu qaadayaa. Gabadh nin hore soo xumeeyay ayaa hal xiraale waxeey ku weeydiisay afarta wiil "Haddii ruux daacadoo,niyadda horey looga dilay,hadana dawadiisa helin,hadduu dadka kaala baxo,maxaad ku dabiibi leeyd"? Afarta wiil mid walba sibuu isu xariifinayaa laakiin gabadha mid walba jawaab ayey siineeysaa ? Waxaa ugu daran sheekadda Khadar Keeyow oo ku leh, dalxiiskaad jeceshahee, damaashaad iyo farax baan geli laheyn,dibadaan kuu dhoofin laa ? Mudo dheer ayaan raadinaayey Fanaaniinta ku haboon ee soo qaadi kara ? ugu dambeeyn wuxuu go-aanku noqday shantaan ka shidan Muqdisho. HABIQLEYSO. Full Article

 

[Daawo] qaraxii Xamar oo 29 qof ku dhimatay tiro badana dhaawacmeen

Waagacusub.net - Baabuur qaraxyo lagu raray ayaa ku qarxay halka lagu magacaabo Kaawo Godeey oo ka tirsan Degmadda Wadajir ee Muqdisho. Full Article

 

[Daawo] Shoowgii Yurub Geenyo Xamar iyo heesta Muqdisho oo ay Xildhibaano madax la jiibiyeen

Daawo Shoowgii Yurub Geenyo Xamar iyo heesta Muqdisho oo ay Xildhibaano madax la jiibiyeen Full Article

 

[Daawo] heestii Yurub Geenyo Xamar u qaaday oo Cunsuriyiinta Somaliland ka muraala dilaaceen

Daawo heestii Yurub Geenyo Xamar u qaaday oo Cunsuriyiinta Somaliland ka muraala dilaaceen Full Article

 

[Sirculus] Digniin ku socota Madaxweyne Farmaajo,

Waagacusub.net - Waxaan halkaan Ku soo gudbinayaa arrin qatar ah oo ay sameeyeen Sirdoonka Ethiopia oo ah in ay heystaan isla markaana ay maamulaan Qaar ka mid ah kaamirooyin-ka (CCTV) ee ku xiran Xarunta (Villa Somalia) . Full Article

 

[Daawo] Emirate-ka oo lacag yar ku iibsaday Berbera iyo halista ka dhalan doonta

Daawo Emirate-ka oo lacag yar ku iibsaday Berbera iyo halista ka dhalan doonta. Full Article

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Somalia accuses Ethiopia of weapons smuggling for fourth time

Somalia's government on Sunday accused Ethiopia of smuggling arms into the country for the fourth time this year, further alleging its involvement in supporting regional officials, subject to court warrants and actively pursued, in efforts to destabilize the nation.

Villa Somalia and Jubaland now teeter on the edge of full-blown war

Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud and Jubaland leader Ahmed Madobe, previously allies in the nation's political landscape, now find themselves on the brink of war after a divisive National Consultative Council meeting revealed profound rifts, prompting both sides to mobilize for a possible showdown.

Somalia:War to Defeat Al Shabab Militarily

President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government.

Somalia:$17 million external support has not been channeled through the country's single treasury account

Waagacusub.net -Auditor General Mohamed Ali alias Afgoi has exposed missing millions of dollars from key departments within the Federal Government of Somalia [FGS], in what could raise questions about government expenditures. In his report, Afgoi said 25 entities and three embassies have been audited. Unsupported expenditure amounts to $9M; contracts worth $31M not registered with auditor general's office, the existence of unauthorized bank accounts outside the Treasury Single Account.

Al-qaida Share ,IBS bank Somalia launches Visa Card Payment

Waagacusub.net - IBS Bank Somalia, which is believed to have the largest amount of money, Al-Qaeda Finance Secretary Fazul Abdallah from Comoros has started issuing Visa Card Payments for the first time. Al-Shabaab's finance secretary confirmed that Mohamed Ali Warsame had $ 157 million in cash, according to Khalif Ereg, who was later bribed with $ 2 million.

Somalia army and Jubaland forces edge closer to conflict

Waagacusub.net- Somalia's army and Jubaland forces are teetering on the edge of conflict, as the military buildup intensifies daily and tensions show no signs of de-escalating, Caasimada Online news website reported on Monday. Full Article

 

Somalia accuses Ethiopia of weapons smuggling for fourth time

Somalia's government on Sunday accused Ethiopia of smuggling arms into the country for the fourth time this year, further alleging its involvement in supporting regional officials, subject to court warrants and actively pursued, in efforts to destabilize the nation. Full Article

 

Villa Somalia and Jubaland now teeter on the edge of full-blown war

Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud and Jubaland leader Ahmed Madobe, previously allies in the nation's political landscape, now find themselves on the brink of war after a divisive National Consultative Council meeting revealed profound rifts, prompting both sides to mobilize for a possible showdown. Full Article

 

President Mahad Salaad: the Only Guarantor for Galmudug's Security and Prosperity

Galmudug State is not just the geographic heart of Somalia but the quintessential soul of the Somali nation. Within Galmudug, all the major Somali clan lineages- the Hawiye, Dir, Darood and Madhibaan are represented. No other Somali region or state is home to such diverse and influential clans with such extensive historical significance in Somalia as found in the Galmudug territory. Economically, Galmudug in 2024 is set to be the first location for the offshore oil and gas that the Somali Federal Government in partnership with the Houston-based American company, Coastline Exploration have commenced work on off the Hobyo coast since 2021. Full Article

 

Somalia's leader mourns death of Namibia president

Waagacusub.net - Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday mourned the death of Namibia President Hage G. Geingob and sent condolences to the government of the African country. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article