HEADLINES:

[Topnews:-] Madaxweyne Garguurte walaalahiis oo noqday tujaarinta Somalia ["sidee ku tujaareen"]

0
Friday November 18, 2016 - 11:41:37 in Articles by Super Admin
  • Visits: 14860
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 4
  • 2 0
  • Share via Social Media

    [Topnews:-] Madaxweyne Garguurte walaalahiis oo noqday tujaarinta Somalia ["sidee ku tujaareen"]

    Sida caadada u ah madaxda Africa marka ay xilka loo doorto ama xoog ku qabsadaan waxaa ay durba bilaabaan sidii ay ehelkiisa hanti badan magaca dowlada ugu dhici lahaayeen, taasi oo laga dareemo isbadelka nololeed iyo dhaqdhaqaaqa dhaqaale ee reerkaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida caadada u ah madaxda Africa marka ay xilka loo doorto ama xoog ku qabsadaan waxaa ay durba bilaabaan sidii ay ehelkiisa hanti badan magaca dowlada ugu dhici lahaayeen, taasi oo laga dareemo isbadelka nololeed iyo dhaqdhaqaaqa dhaqaale ee reerkaasi kusoo biiray.
  • Cali Shiikh Maxamuud iyo Xuseen Shiikh Maxamuud, waa laba walaalo ah oo la dhashay Madaxweynaha xilka ka dhamaaday ee Xasan Shiikh Maxamuud, waxaa ay ka hor doorashada walaalkood kala joogeen Muqdisho iyo Mareykanka, iyagoo midba nolol ka duwan mida uu maanta heysto la daalaa-dhici jiray.
  • Cali Shiikh waxaa uu lahaa Carwo yar oo ku taalay suuqa Bakaaraha, waxaana qiyaastii lacagta taalay carwadaasi lagu qiyaasi jiray wax aan ka badneyn 50,000 dollar, taasi oo u badneyd lacago deyn ah oo uu ganacsato kale kasoo qaadi jiray si marka uu cadeeyo ugu celiyo lacagtooda. Carwadaasi ayaa lagu magacaabi jiray "DAY TO DAY”.
  • Xuseen isaga waxaa uu ku noolaa Mareykanka, waxaana uu ahaa nin xoogsade ah, oo shaqooyinka saacadii 9 dollar lagu shaqeeyo ka qabta dalka Mareykanka, ma uusan heysan dhaqaale uu xitaa bishii ehelkiisa uga diri karo 200 dollar. Sidaasi ayuuna ula harjadi-jiray nolosha dalka Mareykanka.
  • MAXAA HADDABA ISBADELAY KADIB DOORASHADII WALAALKOOD 2012?
  • Cali Shiikh Maxamuud waxaa uu soo dhexgalay awooda xafiiska Madaxtooyada dalka, waxaana uu walaalkiis oo ah Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud kula heshiiyey inuu wixii lacago ah isaga u daayo, gaar ahaan ilaha dhaqaalaha laga sameyn karo. Waana laga aqbalay, iyaddoo gacan yare looga dhigay Xuseen Shiikh oo isagana shaqadii USA laga soo kaxeeyey, lana dejiyey hotel Jazeera, ee Muqdisho.
    Waxaa uu sameystay shirkado kala duwan, waxaana uu baddelay dhammaan howlwadeenadii ka shaqeyn jiray laammaha dhaqaalaha ee dowlada Soomaaliya, isaga oo fariisiyey halkaasi wiilal yar yar oo isaga u dhega-nugul.
    Waxaa uu qaatay dhammaan qandaraasyadda ay bixiyaan dowladaha Imaaraadka iyo Turkiga, isagoona u diiday cid aan isaga aheyn inay wax ku yeeshaan qandaraasyadaasi dalka kusoo kordhay, waana mid xadgudub ku ah muwaadiniinta kale ee dalkooda loogu afduubayo Cali Shiikh oo ku meel maraya magaca walaalkiisa xilka kasii degaya ee Xasan Shiikh Maxamuud.
  • Haddii aan is dul-taago meelaha uu lacagta badan ka sameeyey Cali Shiikh waxaa ka mid ah :
  • Laanta Canshuur qaadista dalka
  • Taargada baabuurta dalka
  • Shirkaa basaska dadka usoo qaada garoonka ee qofkii ka qaata 11 ilaa 26 dollar, oo qasab ah.
  • Daqliga kasoo gala garoonka iyo dekeda Muqdisho
  • Bixinta mushaharaadka Ciidamadda oo musuq badan ka jiro.
  • Waxaasi oo ilo dhaqaale ah waxaa uu ka qaataa lacag badan oo dadka iyo dowlada Soomaaliya wax u tari laheyd. Waxayna muddo gaaban kadib ninkii carwada yar lahaa ka dhigtay maalqabeen iska leh guryo badan oo Muqdisho ah, iyaddoo ay gaartay inay dadka Muqdisho hal ku dhig ka dhigtaan "Si aad lacag u hesho gurigaaga Cali Shiikh ka iibso”, taasi oo la macno ah inuu lacago aan xisaab laheyn ku iibsado guryaha.
  • Ragga uu guryaha ka iibsaday waxaa ka mid ah Cali Xaaji Iimaan guri uu ku lahaa degmada Abdicasiis, ee Muqdisho, kaasi oo uu ka bixiyey aduun lacageed oo dhan 600,000 "Lix boqol oo kun oo dollar”. Xilliga uu iibsadayna gurigana waa 2015, ninka uu ka iibsaday ayaa ah reer ahaan Waceysle, ebeker-gaab. Waana guri kasoo horjeeda hotelka City Place.
  • Waxaa intaasi u sii dheer inuu yahay guddoomiyaha qarsoon ee rugta ganacsiga Soomaaliyeed, isagoona ganacsatada ku baadda magaca walaalkiis Xasan Shiikh, islamarkaana wixii ay kala soo degaan dekada Muqdisho ku qasba inay saami ka siiyaan, isagana uu noqonayo ninka fududeynaya.
    Waxaa uu hadda lacag badan ku bixinayaa xildhibaanadda cusub ee dowlada imaaneysa ujeedkiisana waa sidii ay kursiga ugu sii heyn lahaayeen walaalkiis, isagana uu dhaqaale aruursiga halkaasi uga sii wadan lahaa.
    Magaalooyinka Garowe, Muqdisho, Cadaado, Kismaayo, Baydhabo iyo Jowhar waxaa dadweynaha doorashada ku foogan ku yiraahdaan qofka xildhibaanimo u socda ee halkaasi jooga "MIYAA WADATAA LACAGTII CALI SHIIKH DADKA SOO SIINAYEY ?”, taasi oo calaamad u ah sida hantidii dalka ugu tagri-faleyn qoyska Xasan Shiikh Maxamuud.
    Aqoonyahanka iyo indheer-garadka uu ku jiro dareenka wadaniyadeed ee dalka Soomaaliya, ayaa waxaa ay walaac xooggan ka qabaan hanti boobka qoyska Xasan Shiikh Maxamuud,iyagoona ku taliyay in dib loo xisaabiyo hantida ay maanta heysteen iyo meesha ay kala yimaadeen, haddii kale waxeey noqon doontaa wado ay maraan kuwa kale ee xilalka raadinaya.
  • Horey waxaa idin kusoo gudbinay musuqmaasuqa ay wadaan xaasaska Madaxweynaha Soomaaliya, maantana waxaa idin la wadaagnay hanti boobka Cali Shiikh iyo Xuseen Shiikh, waana laba la dhalatay Xasan Shiikh Maxamuud, kuwaasi oo aad moodo in la yiri kusoo tartama "Boobka hantida dadka Soomaaliyeed”. Waana qoyska ugu hanti dhaca badan inta taariikhda lagu hayo madax soo marta dalka Soomaaliya iyo Africa oo dhan.
Share on Social Media

Somalia Faces Growing Fears of Militarization as Political Crisis Deepens

MOGADISHU — Concerns are growing among Somali intellectuals, civil society organizations, retired military officers, and democracy advocates that Somalia is entering a dangerous period of political instability marked by increasing militarization and shrinking space for democratic participation. The concerns come amid escalating confrontations in Mogadishu and reports of civilian casualties, displacement, and destruction resulting from recent clashes between government forces and opposition-aligned groups. Full Article

 

Somalia Faces Human Rights Test Ahead of June 4 Protests

MOGADISHU, Somalia – As Somalia approaches planned demonstrations on June 4, concerns continue to grow over the state of human rights, freedom of expression, and civic space in the country. Full Article

 

Turkey's Expanding Influence in Somalia Raises Regional Concerns

MOGADISHU, Somalia — Turkey's growing political, military, and economic influence in Somalia is increasingly drawing attention across the Horn of Africa and Red Sea region as geopolitical competition intensifies between regional and international powers. Full Article

 

Mass Evictions and Political Tensions Push Somalia Deeper Into Crisis

Somalia is facing a deepening humanitarian and political crisis following widespread forced evictions, deadly security operations, and escalating tensions between the federal government and opposition groups. Full Article

 

Somalia Defense Minister Threatens Opposition Leaders Ahead of Planned Protests

MOGADISHU, Somalia — Somalia's Defense Minister Ahmed Moalim Fiqi has sparked outrage after issuing strong threats against opposition leaders planning anti-government demonstrations in Mogadishu, warning that security forces would respond forcefully to any protests challenging the federal government. Full Article

 

ASOJ Warns Against Growing Pressure on Independent Media in Somalia

The Associated Somali Journalists (ASOJ) has expressed concern over what it describes as growing pressure, intimidation, and suppression targeting independent media and freedom of expression in Somalia. Full Article

 

Turkey Takes Diplomatic Lead in Somalia as Western-Backed Talks Stall

MOGADISHU, SOMALIA — Turkey is increasingly emerging as the dominant foreign diplomatic force in Somalia following the failure of political talks previously supported by the United States, the United Kingdom, and international partners, highlighting a major shift in influence inside Somalia's political landscape. Full Article

 

Somalia's Break with the UAE Signals a New Gulf Power Equation — and a High-Risk Reset

By Dahir Alasow | Waagacusub.net — Opinion / Analysis Mogadishu — The Federal Government of Somalia's decision to annul all cooperation agreements with the United Arab Emirates (UAE)—including security and defence-related arrangements—represents one of the most consequential foreign-policy turns Somalia has taken in years. Full Article

 

Somalia Condemns Israeli Foreign Minister's Visit to Hargeisa as Violation of Sovereignty

The Federal Republic of Somalia has issued a strong diplomatic condemnation following an unauthorized visit by Israel's Minister of Foreign Affairs to Hargeisa, declaring the move a grave violation of Somalia's sovereignty, territorial integrity, and political unity. Full Article

 

Turkey Announces 2026 as the First Official Oil Drilling Year in Somalia Amid Political Uncertainty

Waagacusub.net - Turkey has openly indicated that 2026 could become the historic year in which Somalia officially begins oil drilling and exploitation of its natural resources—a move that, if implemented, could fundamentally reshape the country's economic future. Full Article

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


IMF Warns Europe: AI Boom Could Reshape Jobs and Strain Power Grids

DUBLIN (Waagacusub.net) — The International Monetary Fund has warned European policymakers that the rapid expansion of artificial intelligence could boost economic productivity while also disrupting labour markets, widening inequality, straining electricity networks and increasing Europe's dependence on foreign technology.

EU Deepens Greenland Ties With €200 Million Strategic Investment

The European Union is dramatically expanding its economic and strategic engagement with Greenland, committing another €200 million as the Arctic island becomes an increasingly important arena of competition over security, critical minerals, infrastructure and geopolitical influence.

EXCLUSIVE: Sharma Boy Under Scrutiny Over U.S. Blackmail Allegations as Past Cases Resurface

MOGADISHU / MINNEAPOLIS — Somali rapper Sharmarke Abdinasir Mohamed, widely known as Sharma Boy, is facing renewed scrutiny following allegations that he used threats, blackmail and sustained pressure to obtain thousands of dollars from a Somali-American woman in the United States.

Somalia Faces Growing Fears of Militarization as Political Crisis Deepens

MOGADISHU — Concerns are growing among Somali intellectuals, civil society organizations, retired military officers, and democracy advocates that Somalia is entering a dangerous period of political instability marked by increasing militarization and shrinking space for democratic participation. The concerns come amid escalating confrontations in Mogadishu and reports of civilian casualties, displacement, and destruction resulting from recent clashes between government forces and opposition-aligned groups.

Somali Investigative Journalist Dahir Alasow Named Humanitarian of the Year 2026

Prominent Somali investigative journalist and philanthropist Dahir Abdulle Alasow has been honored with the prestigious Humanitarian of the Year 2026 Award, recognizing his growing humanitarian impact through the international charity organization Alasow Foundation.

EU Raises Alarm Over Reported US Diesel Export Ban

The European Union has expressed concern over reported plans by the United States to temporarily restrict diesel exports, warning that such a move could have economic consequences on both sides of the Atlantic at a time when Europe is already facing elevated energy costs. Full Article

 

Ethiopia on the Brink as Tigray War Flares Again

Ethiopia is confronting its most dangerous northern military escalation since the 2022 Pretoria peace agreement, as renewed fighting spreads across Tigray, Amhara and Afar and raises fears that a country still carrying the scars of its last devastating war could be sliding toward another major conflict. Full Article

 

24 Arrested After Protest Erupts Into Violence in The Hague

Dutch riot police arrested 24 people on Saturday after a demonstration in The Hague descended into violence, with protesters throwing fireworks and other objects at police officers. Full Article

 

IMF Warns Europe: AI Boom Could Reshape Jobs and Strain Power Grids

DUBLIN (Waagacusub.net) — The International Monetary Fund has warned European policymakers that the rapid expansion of artificial intelligence could boost economic productivity while also disrupting labour markets, widening inequality, straining electricity networks and increasing Europe's dependence on foreign technology. Full Article

 

EU Opens Door for Canada to Become Its First 'Associate Member'

BRUSSELS (Waagacusub.net) — The European Union has opened the door to an unprecedented new relationship with Canada, with European Commission President Ursula von der Leyen proposing that the country become the bloc's first-ever "associate member." The proposal, announced on September 16, could significantly deepen cooperation between Canada and the 27-member European Union in defence, energy, critical minerals, artificial intelligence and digital trade. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article