HEADLINES:

[Topnews:-] Galmudug oo dagaal kula jirta dimoqoraadiyadda iyo Nabad-dhiska Somalia ?

0
Friday December 09, 2016 - 03:30:19 in Articles by Super Admin
  • Visits: 6030
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 2
  • Share via Social Media

    [Topnews:-] Galmudug oo dagaal kula jirta dimoqoraadiyadda iyo Nabad-dhiska Somalia ?

    Dib-u-hehiisiinta,illaalinta nabadda,degganaanshaha siyaasadda iyo dhawrista hannaanka dimuqraadiyadda oo doorasho xalaal ah loo maraa waa dariiqa ugu habboon ee lagu xaqiijin karo dawladnimo sugan ee Somalia . Dhanka kale, dagaal-oogidda, carqallad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dib-u-hehiisiinta,illaalinta nabadda,degganaanshaha siyaasadda iyo dhawrista hannaanka dimuqraadiyadda oo doorasho xalaal ah loo maraa waa dariiqa ugu habboon ee lagu xaqiijin karo dawladnimo sugan ee Somalia . Dhanka kale, dagaal-oogidda, carqalladeynta hannaanka doorashada, ku xad-gudubka xuquuqda dimuqraadigaa ee shakhsiga/bulshada,laalush qaadashada,dhiiri-gelinta fawdhada iyo gabood-falku waa horseedka dawlad-burburka(state failure), waxaana loo aqoonsan yahay dembi caalami ah oo mudan ciqaab degdeg ah ee fulinteeda adduunku ku ballamay in wadajir la isaga kaashado.

Galmudug waxay caan ku tahay; 

1 . Dagaalka ay kula jirto dadkeeda sida dagaalladii ka dhacay Dhusa-Mareb, Caabud-waaq iyo Godin-Labe oo midkoodna ayan ku  sugneyn Al-Shabaab halkaasoo dad rayid ah ay waxyeelo culus ka soo gaartay.Iyo,

2.Carqalladeynta habsami u socodka hannaanka doorashada Somalia. 
  
a .Guddiga Doorashada Dadban ee heer Dawlad –  Goboleed kuma xirna oo kama amar qaato kan heer Federal.

b.Madaxa Xaafiiska Xallinta  Khilaafaadka Doorashada Galmudug waa la handaday oo si degdeg ah baa looga  tarxiillay magaalada Cadaado si gabood-falka fursad loogu helo.

c.Habraaca doorashada ee aqoonsan Ugaasyada beelaha,saxiixayaasha, ergooyinka wadajirkaa, daah-furnaanta,qoondada dumarka iyo codka qarsoodigaa laguma dhaqmo.Waxaa la weriyey in murashixiinta qaar ay ayagu la yimaadeen  ergooyinkii dooran lahaa oo kuwo kalena si degdeg ah gacan-taag loogu doortay.Ergooyinkii saxda ahaa qaar baa toogasho waxaa ku dilay ciidamo ka amar qaata Madaxtooyada Galmudug oo an cidna loo qaban.AUN.

d.Kuraasta qaar baa lagu kala gatay laaluush ka badan US$1.5Million.

d.Ugu yaraan 25 Kursi ee Barlamaanka Galmudug lagu soo xulay ah baa dacweysan oo hortaal Guddiga Khilaafaadka si go’aan looga gaaro. 

Bulshada caalamka ee Somalia daneysaa waa la socdaan sida dhaqanka Galmudug yahay . Gaar ahaan Safaaradda Maraykanka, Ingiriiska iyo Wakiilka Gaarkaa ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Somalia waa ku ammaanan yihiin tillaabooyinka ay qaadeen iyo dareenka ay muujiyeenba. 

Hadaba, si dembiyada ka dhacay Galmudug ee dhiska dawladnimo Somalia iyo xuquuqda aadanaha lidka ku ahi ayan u duugoobin, waa in dadka  dhibaatooyinka iyo gabood-falka loo geystay ay qoraan oo ayan qarin waxay la kulmeen . Sidoo kale, waa in shaqsiyaadka xushmada ku leh caalamka ee warkooda la dhageysanayo iyo ururada bulshadu ay iska kaashadaan sidii ay codkooda wadajir  kor ugu qaadi lahaayeen si caalamku  u maqlo oo natiijo wax ku ool ahi uga dhalato. 

Haddii hawshaasi dariiqa ay hadda ku taagan tahay ayan ka weecan oo dadaalka loo baahan yahay la geliyo,waxaa hubaal ah in halleeyayaasha(Spoilers ) Somalia cashar adag loo dhigi doono. Waa in hantidooda la xayiraa, socodkooda la xadidaa oo documents-kooda(passports ) la dhaqan-tiraa/nasakhaa .Sidaasi waa sida caalamku kula xisaabtamo dadka xad-gudubka caadeystay oo halista ku ah dawladnimo dib uga dhalata adduunka burburku ka dhacay.Isla-xisaabtanku waa muhim si loo helo  dawladnimo Somalia ka hana-qaadda.

Warbaahinta Caabudwaaq News

Share on Social Media

Somalia:Ilhan Omar Calls for the Protection of a Notorious TERRORIST COMPANY

Rep. Ilhan Omar has publicly declared her support for a notorious organization known for its terrorist leadership and financing of terrorism. But it almost went unnoticed, until the tweet was brought to my attention. On the 26th of August, Rep. Ilhan Omar made the following tweet: Full Article

 

Somalia:Social media shut down over exam leakages unjustified

Responding to reports that Somalia's education minister has announced that social media may be shut down for five days from 27 to 31 May as one of the ways to stop cheating in the national secondary school exams, Amnesty International's Deputy Regional Director for East Africa, the Horn and the Great Lakes Seif Magango said: Full Article

 

Somalia:Mogadishu has fallen back into the hands of terrorists

Waagacusub.com - Huge explosions have rocket the Somali capital. They became incontrollable, as they occur at least twice, while targeting government officials and their offices. Al Shabab terrorists seem to be recapturing the control of Mogadishu after the government troops and police vacated their bases in the front lines in lower and middle Shabelle regions. Full Article

 

Leadership Crisis Caused Freeze of Statebuilding Efforts in Somalia

Waagacusub.net - Somalia is mired in out of control political and security situation created by broken electoral promises, egregious abuses, and foreign policy blunders committed by the federal government of President Mohamed Abdullahi Farmajo. The Gulf crisis, the moratorium of the Federal Member States (FMS), and the surrender to the manipulations of divide and rule of Ethiopia have elevated public pessimism and stoked intense acrimony between federal and state leaders, which have exacerbated Somalia's vulnerability and relapse into chaos. Federal Government could soon be isolated for directionless. Full Article

 

Somalia marks 1 year since devastating Mogadishu bombing

Somalia marks 1 year since devastating Mogadishu bombing Full Article

 

Somalia: Two people hurt in bomb attack in Baidoa

Somalia: Two people hurt in bomb attack in Baidoa Full Article

 

US military denies conducting airstrike in Somalia

US military denies conducting airstrike in Somalia Full Article

 

Somalia leaders urged to stop regional affairs interference

Somalia leaders urged to stop regional affairs interference Full Article

 

African Union to secure gains made in Somalia

African Union to secure gains made in Somalia Full Article

 

Somalia: Roadside blast hits AU troops in Janaale town

Somalia: Roadside blast hits AU troops in Janaale town Full Article

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Somalia:Ilhan Omar Calls for the Protection of a Notorious TERRORIST COMPANY

Rep. Ilhan Omar has publicly declared her support for a notorious organization known for its terrorist leadership and financing of terrorism. But it almost went unnoticed, until the tweet was brought to my attention. On the 26th of August, Rep. Ilhan Omar made the following tweet:

Somali Officials Misrepresent IMF Statements and Reports

Somalia suffers from the disgraceful culture of leaders and politicians invoking deceptively legitimate documents like the Provisional Constitution for bolstering false claims and arguments or for obfuscating critical search for truth. That culture has undermined the requirement of truth, good faith, and accountability in the public life and dashed the public hope for democratic state of Somalia governed by the rule of law and democratic values.

Somalia:Terrorists receive 52 million dollars in Mogadishu annually.

Waagacusub.net - It has been known that Al-Shabab receives 52 Million dollars annually from Mogadishu. It gets from commercial companies, and public as taxes (zakawat)

Chinese oil companies behind unlawful "extradition" of a Somali to Ethiopia

Waagacusub.net - A Chinese oil company was involved in the smuggling of a former Somali rebel officer, Colonel Abdikariim Sheikh Muse, to Ethiopia because his organization of the Ogaden National Liberation Front (ONLF) was against oil and mineral exploration in Ogaden of the southeastern Ethiopia by China.

Journalist Alasow "Somalische Minister houdt Amsterdamse rechter vals bewijs Voor"

Volgens de rechter zou de minister hebben aangetoond dat afpersingspraktijken van Somalische journalisten een bekend probleem zijn en stelde de bewindsman daarmee een ernstige misstand aan de kaak. Dat is een kwestie van algemeen belang en de minister moet daarover in de openbaarheid kunnen treden, overwoog de rechter.

Somalia:Ilhan Omar Calls for the Protection of a Notorious TERRORIST COMPANY

Rep. Ilhan Omar has publicly declared her support for a notorious organization known for its terrorist leadership and financing of terrorism. But it almost went unnoticed, until the tweet was brought to my attention. On the 26th of August, Rep. Ilhan Omar made the following tweet: Full Article

 

Somalia:Social media shut down over exam leakages unjustified

Responding to reports that Somalia's education minister has announced that social media may be shut down for five days from 27 to 31 May as one of the ways to stop cheating in the national secondary school exams, Amnesty International's Deputy Regional Director for East Africa, the Horn and the Great Lakes Seif Magango said: Full Article

 

UNDP sanctions 18 Somali entities and individuals over graft, collusion and fraud

The UN Development Programme has blacklisted 18 Somali individuals and organisations from conducting any business with the UN agency over what it termed as their 'engagement in proscribed practices'. Full Article

 

Somalia:Mogadishu has fallen back into the hands of terrorists

Waagacusub.com - Huge explosions have rocket the Somali capital. They became incontrollable, as they occur at least twice, while targeting government officials and their offices. Al Shabab terrorists seem to be recapturing the control of Mogadishu after the government troops and police vacated their bases in the front lines in lower and middle Shabelle regions. Full Article

 

CORRECTION: Mr ABDIRAHMAN OMAR OSMAN

In multiple publications on this website I have deliberately associated Mr. Abdirahman Omar Osman with rape, impregnating of a Somali girl, murder and violence and fraud. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article

 

Argentina Cancels Israel Match After Messi Protests Over Palestinian Killings

Argentina Cancels Israel Match After Messi Protests Over Palestinian Killings Full Article