HEADLINES:

[Topnews:-] Wasiiru Dowlaha Madaxtooyadda Somalia oo fadeexadaha Farmaajo iyo qiyaanooyinkiisa kashifay

0
Sunday March 19, 2017 - 00:43:03 in Somali News by Super Admin
  • Visits: 6608
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 2 1
  • Share via Social Media

    [Topnews:-] Wasiiru Dowlaha Madaxtooyadda Somalia oo fadeexadaha Farmaajo iyo qiyaanooyinkiisa kashifay

    Wasiiru dowlaha Madaxtooyadda Somalia Xildhibaan Mahad Salaad oo si geesinimo leh u garbaashay Farmaajo iyo fadeexadda hareeyay ,isagoo sheegay in Xildhibaanaduna sugayaan dhamaantood Wasiiro oo aysan kaba hadli karin xadgudubyadda sii kordhaya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiiru dowlaha Madaxtooyadda Somalia Xildhibaan Mahad Salaad oo si geesinimo leh u garbaashay Farmaajo iyo fadeexadda hareeyay ,isagoo sheegay in Xildhibaanaduna sugayaan dhamaantood Wasiiro oo aysan kaba hadli karin xadgudubyadda sii kordhaya.

Mahad wuxuu qormadiisa u dhigay sidaan:-

SIYAASAD AAN LAHAYN ISLA XISAABTAN IYO KOR JOOGTEYN AYAA SOOMAALIYA DHIGTAY MEESHA AY TAALO MAANTA. Bal waxyar ila milicso balan qaadyadii Madaxda Qaranka intii aan la dooran!

1. Dad inta la isku qarxiyo inaan tacsi lasoo istaagno ma ahan ee waa inaan cadowga meeesha uu joogo dagaal kula galnaa.!

• Waxay dhashay darsin darsin inta dadku ulle'daan inaan juuqna laga dhahin. Cadow meel uu joogo oo loogu tago iska dhaafe!

2. Musuq Maasuqa waan la dagaaleynaa. Dowladeenana waxay noqoneysaa Dowlad ku dhisan hufnaan, isla xisaabtan iyo ilaalinta danta Dalka iyo Dadka!

• Iyadana waxay dhashay lacagtaan hadiyad ahaan ayaa la iigu keenay! TOLOW HADIYADI MAXAY TAHAY?!.

3. Madaxbaanina dalkeena waa muqadas mana ogolaaneyno faragelin shisheeye nuuc waliba oo ay ahaataba!

• Iyadana maanta waxay dhashay Madaxweyne Dal kale isagoo aan Dowlada Soomaaliya la soo socodsiin inta yimaado Degmooyinka Dalka qaar kamid ah, in ololo dib u doorashadiisa la xiriira uu ku qabto. Dowladeenana aysan juuq ka dhihin! [Madaxweynaha Kenya oo dhoobleey tegay isagoon Dowladda Somalia ku soo wargelin]

4. Xildhibaanadii Qaranka ee mas'uuliyadoodu ahayd KOR JOOGTEYNTA IYO LA XISAABTANKA MADAXDANA waxay mashquul ku yihiin aniga hadaan hadlo liiska Wasiirada soo socda ayaa la'iga tirayaa!

• War calaf ayaa la cunaa ee Dalkaan iyo Dadkaan mas'uuliyada naga saaran aan gudano. Mahadsanidiin.

AFEEF: Qoraalkaan mucaaradnimo igama ahan ee waa toosin. Waana in Madaxdeena dib isku saxdaa si danta Dalka iyo Dadka loo gaaro. Mahadsanidiin.

By Xildhibaan Mahad Mohamed Salad 

Share on Social Media

Topnews:- Amisom oo hub siisay beel xasuuq ka wada Somalia ?

Waagacusub.net - Saraakiil ay ka mid yihiin Afhayeenka Amisom Jeneral Subagle oo u dhashay qabiilka Ciisaha Jibouti ee Dirta ayaa hub iyo gabaad siiyay Maleeshiyaad beesha Biyomaal u dhashay oo xasuuq baahsan kula kacay dad rayida oo u dhashay beelsha Hawiye. Full Article

 

Topnews:- Dowladda Farmaajo oo shaqaaleysiineysa Laba kun qof oo ka soo jeeda Puntland iyo Jubaland.

Waagacusub.net - Dowladda Federaalka Somalia ayaa qorsheysay in 2,000 (Laba kun) qofood oo u dhashay beelo cayiman lagu kordhiyo shaqaalaha Dowladda Federaalka iyo maamulka Gobolka Banaadir. Full Article

 

Somalia:beggar Minister and Con Artist MP

Is Minister Yariisow a government official or a beggar ? Full Article

 

Topnews:- Daawo Dowladda Farmaajo oo sharuudaha shaqo bixinta ku dartay qofka qabiilkiisa ?

Waagacusub.net Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Xaquuqul Insaanka Dowladda Farmaajo ayaa boggeeda Internet-ka ku soo xayeysiisay jagooyin ka bannaan Guddiga Madaxa Banaan ee Xuquul Insaanka iyo sharuudaha qofka shaqa doonka ee soo codsanaya jagooyinkaas ku dartay qabiilkiisa iyo jufadiisa hoose . Full Article

 

Topnews:- Farmaajo oo Ciidanka Uganda fasaxay Amnigana ku wareejiyay Ethiopia .

Madaxweyne Farmaajo ayaa u sheegay Dowladda Uganda iney Ciidankooda jooga Somalia iska bixi karaan xilli kasta kadib markii uu Dowladda Ethiopia ka helay 50.000 oo ka tirsan Ciidanka Melleteriga dalkaas kuwaas oo caawa gaaray degaanka Leego ee gobolka Shabeeladda hoose ,sida ay Waagacusub u xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan Ciidanka Amisom iyo maamulka Shabeeladda hoose. Full Article

 

Topnews:- Baarlamaanka Somalia oo maanta shaqadda ka eryi doona Wasiir Xoosh kadib markii ?

Waagacusub.net - Wasiirka Dastuurka Federalka Somalia Abuukaate Cabdi Xoosh ayaa shalay ka dhoofay Muqdisho isagoo diiday inuu hortago baarlamaanka Somalia oo su'aalo rabay iney weeydiiyaan. Full Article

 

Somalia: Government's PR Strategy Mocked As Hashtag Igu Sawir Goes Viral

Waagacusub.net - Hip Hop Artiste IlKacase Song "Igu Sawir" Goes Viral As Somalia Govt is Mocked Over Photo PR Stunts. Full Article

 

Somalia: The diplomat with no diplomatic immunity

Under the international law, the diplomatic passport holders are granted all immunity and privilege guaranteed under diplomatic status, making it easier for them to carry out their duties without restrictions. Full Article

 

TOPNEWS:- TURKEY IYO EMIRATE OO SOMALIA KU HARDAMAYA! "Dawladda Somalia oo saaxiib iyo cadaw kala aqoon"

Waagacusub.net - Dawladda Turkey iyo UAE ayaa ku hardamaya Somalia, dalkaa oo ay kajirto dawlad tabar daran, oo ay hogaanka u hayaan masuuliyiin aan kala saari karin saaxiib iyo cadaw. Full Article

 

Topnews:- Fadeexadii 4aad oo hareeysay Gudoomiyaha Dowladda Fudeed Farmaajo ?

Waagacusub.net - Gudoomiyaha gobolka Banaadir Mr Taabit Cabdi oo Muqdisho looga bixiyay Taabit Gorgoro ayaa fadeexadii afaarad wajahay kadib markii uu ku hungoobay ,oo shaqeeyn waayey amar uu ku mamnuucay in shacabka lacag ku galaan Beerta loo dalxiis tago ee Beerta Nabadda Muqdisho. Full Article

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Somalia:beggar Minister and Con Artist MP

Is Minister Yariisow a government official or a beggar ?

Somalia: Government's PR Strategy Mocked As Hashtag Igu Sawir Goes Viral

Waagacusub.net - Hip Hop Artiste IlKacase Song "Igu Sawir" Goes Viral As Somalia Govt is Mocked Over Photo PR Stunts.

Child Rights Training for Journalists concluded in Mogadishu

The National Union of Somali Journalists supported by UNICEF have successfully concluded a three day training on child rights in Mogadishu on Monday.

Somalia: The diplomat with no diplomatic immunity

Under the international law, the diplomatic passport holders are granted all immunity and privilege guaranteed under diplomatic status, making it easier for them to carry out their duties without restrictions.

Breaking News: 17 reported dead in Somalia restaurant attack another hostages held

Gunmen posing as military forces held an unknown number of hostages inside a popular restaurant in Somalia's capital in an attack that left 14 people dead and began when a car bomb exploded, police and a witness said Wednesday night.

Somali President authorized killing of 7 innocent people - one Family

The statement from Somali Minister of information is not true because the Somali Government are bombing 7 innocent people who where sleep at her home in Jilib of Lower Jubba Somalia. This is the false statement from Somali Government. Full Article

 

Turkey:Joint Statement of HAK-İŞ-FESTU Bilateral Meeting

A high-level Bilateral Meeting of the Federation of Somali Trade Unions (FESTU) and the Confederation of Turkish Real Trade Unions (HAK-İŞ) took place in Ankara, Turkey, on 14-15 August 2-17. HAKIS President, Mahmut Arslan and FESTU General Secretary, Omar Faruk Osman, led the respective delegations. This was the first such comprehensive bilateral meeting. Full Article

 

Topnews:- Amisom oo hub siisay beel xasuuq ka wada Somalia ?

Waagacusub.net - Saraakiil ay ka mid yihiin Afhayeenka Amisom Jeneral Subagle oo u dhashay qabiilka Ciisaha Jibouti ee Dirta ayaa hub iyo gabaad siiyay Maleeshiyaad beesha Biyomaal u dhashay oo xasuuq baahsan kula kacay dad rayida oo u dhashay beelsha Hawiye. Full Article

 

Topnews:- Dowladda Farmaajo oo shaqaaleysiineysa Laba kun qof oo ka soo jeeda Puntland iyo Jubaland.

Waagacusub.net - Dowladda Federaalka Somalia ayaa qorsheysay in 2,000 (Laba kun) qofood oo u dhashay beelo cayiman lagu kordhiyo shaqaalaha Dowladda Federaalka iyo maamulka Gobolka Banaadir. Full Article

 

Somalia:beggar Minister and Con Artist MP

Is Minister Yariisow a government official or a beggar ? Full Article

 

Ethiopian professor writes about Ethiopia's policy of destabilizing Somalia

Ethiopian foreign policy and the Ogaden War: the shift from "containment" to "destabilization," 1977–1991 Full Article

 

Ethiopian military and political backing for sale by a corrupt officer called Gabre Part 1

The most Ethiopian corrupt military officer who is called Haile Gabre known by Somalis as General Gabre becoming extremely wealthy from the huge sums of money that he is getting from opportunistic Somali politicians who want to buy the sympathy of Addis Ababa, one of his juniors told Waagacusub anonymously. Full Article

 

Suspected Shabab Security officer elected by Somali senate.

Sunatimes.com - The vast majority of the Somali people were dismayed by the selection of Abshir Mohamed Bukhari who is well known for his radical views and unlimited support for the terrorist group Al-Shabab, a Somali based terror group that have links to Al-Qaeda and newly founded ISIS. Full Article

 

As ISIS Struggles for Influence in Somalia, al-Shabab Remains the Main Threat

The so-called Islamic State received some modest good news recently from Somalia, in what has otherwise been a dismal stretch of losses for the jihadi group. In October Full Article

 

Amid dwindling donor support, one million displaced Somali refugees grow hopeless, UN agency warns

UNHCR Special Envoy Mohamed Abdi Affey (second, right) listens to a Somali refugee in Dadaab, Kenya, who has opted to return home under a voluntary repatriation programme. Photo: UNHCR/Modesta Ndubi Full Article