HEADLINES:

[Sirculus:] Dowladaha Caalamka oo qarinaya deb gubi doona Somalia Yemen ilaa Canfarta kadib markii 1500 dilaacday badda - Calaamadahii Aakhiru Sabanka.

0
Sunday March 19, 2017 - 07:38:55 in Somali News by Super Admin
  • Visits: 47844
  • (Rating 3.7/5 Stars) Total Votes: 6
  • 7 2
  • Share via Social Media

    [Sirculus:] Dowladaha Caalamka oo qarinaya deb gubi doona Somalia Yemen ilaa Canfarta kadib markii 1500 dilaacday badda - Calaamadahii Aakhiru Sabanka.

    Waagacusub.net - Admiral Maksimov oo ahaa taliyaha Ciidamadda Badda ee Ruushka qaybta Waqooyi oo warbixin sira ku kashifay in Ciidamada badda ee dunida ee ku qulqulayeey badda Somalia iyo gacanka carbeed iyagoo ku gabanayey la dagaalanka budhcad bade

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.net - Admiral Maksimov oo ahaa taliyaha Ciidamadda Badda ee Ruushka qaybta Waqooyi oo warbixin sira ku kashifay in Ciidamada badda ee dunida ee ku qulqulayeey badda Somalia iyo gacanka carbeed iyagoo ku gabanayey la dagaalanka budhcad badeeda ,iyo argagixisada u arrinkaas ahaa Been abuur lagu daboolayey dilaac weeyn oo badda kala baray iyo God weyn oo albaab u eg oo ka furmay badda u dhaxaysa Somalia iyo Yemen .

Godkan ayaa biyaha nuugaya wuxuuna dhalinaya biyo islaba rogaya iyo magnad wax soo jiidanaya waxa kala durkaya qabcadaha dhulka ee qaaradaha isku haya .

Waxa la sheegaa in qabcadaha dhulka dilacayaan oo kala durkayaan 45 Cm sanadkii walba gacanka cadmeed waana qiyaas aad uga weeyn dhulka intiisa kale oo u dhigan qiyaastii 1500 km dilaac ku siman. Malaayin sano oo nooluhu jiray. wuxuuna ku beegan yahay meesha loo yaqaan Caluula fartaag oo ku beegan badda bariga Somalia iyo inta u dhaxaysa jaziirada Suqadara. illaa laga gaaro dhulka Canfarta degto.

Waxaana la sheegay in magnadka goobta ka dhashay u keenay dabaylihii iyo duufanadii roobabka watay ee dunida saameeyey ee ( jet stream) .

Waxaana laga cabsi qabaa dab weyn oo badda hoosteeda ka dilaaca oo halakayn kara Xeebaha Somalia ee gacanka cadmeed xiga ilaa wadamada jabuuti ,dhulka canfarta Ethiopia iyo guud ahaan wadanka Yemen.(subxaanalaah) dabadeedna dabkaas waxaa la hubaa inuu ku faafi doono dunida inteeda kale( Dhamaadka Aduunka)

Godkaas Waa meesha ay ilaalada ka hayaan Ciidamadda badda ee Mareykanka iyo dunida oo dhan oo hada fariisimo ka sameeystay dalka Jibouti.

Dilaaca badda waxa markii hore helay Ciidamada Faransiiska oo maraakiibtooda arkeen biyaha is laba rogaya sanadkii 2000 waxayna u habar wacdeen maraykanka iyo ciidamada midowga yurub oo keenay khuburadiisii ugu caansaneeyd iyo qalabkiisii ugu danbeeyey sanadkii 2008 dii, waxa iyana ka daba yimid Ciidamadda Ruushka oo dhaqdhaqaaqan ka shakiyey Ruushka markii danbe waa la qanciyey inuusan dadka dunida cabsi galin. Inkasta oo 40 ilaa 60 jeer dhulka meeshaas gariiray

Hawlgalkan ayaa ahaa indhaha dalka aduunka looga sii jeediyey la dagaalanka budhcadbadeeda oo wiilal Somalia lacag lagu siin jiray hawlgalka loo bixiyey( MK.ultra)

Hawlgalkan beenta ah waxa lagu xiray dhalinyar Somalia oo gaaraya .1250 wiil.

Waxana lagu dilay 45.

Markii hore dowladaha qarbiga waxay aminsanaayeen in quruumo kale samada sare uga soo duuli rabaan dunida oo albaab badda hosteeda ka furteen. Waxayna ilaalo ka hayeen inta badda ka dilaacday .

Waxana la tilmaamay dalka Yemen oo saynisyahanada uga digeen dadka in loo safro waxayna ku tilmaamay sifada (Group zero) oo ka dhigan meel rogmad ka dhici rabo.

Waxa loo habar wacday dunida oo dhan.sida Ciidamadda badda ee Canada . Ciidamada badda ee Australia kuwa China, Malaysia Korea. India.. Iran. Pakistan. denmark. Japan . Holland. Germany , Norway Belgium iyo kuwa carabta uga danbeyntii waxa hada ku soo biirtay Dowladda Saudi Arabia  oo iyadu arrinka lagu wareeray soo bandhigtay mucjisooyinkii Nabbi Muxamad uu uga waramay dilaaca dhul gariirka badda oo ka mida calaamadaha shanta ah ee saacada qiyaamaha ee ka bilaamaya dabka ka soo bilaawmi doona gacanka Yemen.

Sacuudiga iyo dowladaha khaliijka waxeey go-aansadeen inay degaan xeebaha Somalia si ay xaalada ula socdaan. Waxayna damacsan yihiin inay saldhigyo ka furtaan Berbera iyo Bosaaso.

Waxa hada socda Hawlgalka loo bixiyey (false flag.) Oo badda Somalia iyo inta u dhaxeysa waa la haystaa ,Ciidamadda badda ee dunida ayaa ku dhan oo ku gadaaman. Maraakibta badda quusta ayaa howlgalo wada.

Hadaba howlgaladii la dagaalanka budhcad badeeda been buu noqday wuxuuna ahaa shirqool lagu daboolayey Calaamadaha qiyaamaha oo ilaahay iftiimiyey bilowgoodii.

Hadaba waxa inala gudboon inaan diinta qabsano oo illaahay u noqono oo akhiradeena badbaadsano subxaana laah.

Waxa badeena ka dhacaya xitaa warmoogaan ka ahaayn ( Warbixintan hadaad Google ku qorto (amiral maksimov Report) waad heli si fudud.

(Fiiro sugan )warbixinta Admiralka sanadkii 2014 biloowgiisii ayaa gacanta loo galiyey Madaxweyne Putin oo Ruushka madax u ah wuxuuna ku shaabadeeyey( top secret classified) MICNAHEEDUNA YAHAY ( SIR CULUS OO XAFIDAN.)

Warbixintaan qofkii rabo haku qoro google. Myterious vortex in Golf aden.

https://search.wikileaks.org/gifiles/?viewemailid=1975381

Share on Social Media

The UN and Genocide by Starvation in Somalia

According to just released information sourced from the UN's Food and Agriculture Organization (FAO) and the FSNAU between October 2015 and April 2016, a period of only six months, upwards of 400,000 Somali's, two thirds of whom were children, died of starvation. Full Article

 

Somalia:Terrorists receive 52 million dollars in Mogadishu annually.

Waagacusub.net - It has been known that Al-Shabab receives 52 Million dollars annually from Mogadishu. It gets from commercial companies, and public as taxes (zakawat) Full Article

 

Somalia:Chinese oil companies behind unlawful "extradition" of a Somali to Ethiopia

Waagacusub.net - A Chinese oil company was involved in the smuggling of a former Somali rebel officer, Colonel Abdikariim Sheikh Muse, to Ethiopia because his organization of the Ogaden National Liberation Front (ONLF) was against oil and mineral exploration in Ogaden of the southeastern Ethiopia by China. Full Article

 

Somalia: Journalists cannot report rape cases

Independent media raise concerns that because of fear, they cannot interview women who have been regularly raped soldiers and government officials, and Al-Shabab as well, after a number of journalists were punished badly and some of them killed while their work stations have been looted. Full Article

 

Somalia:List Document retrieved from house of AlShabaab leader

Waagacusub.net– An American unmanned drone launched a missile attack on one of Alshabab's most cold-blooded leaders on Sunday, 30 July 2017 in southern Somalia. The drove attack killed a man, who is dubbed the cruelest terror mastermind in the Mogadishu's history. Full Article

 

Somalia violated domestic and international law in extraditing Qalbi Dhagah

Waagacusub.net - The government grossly violated the Constitution and International Laws in handing over ONLF senior leader Qalbi Dhagah to Ethiopia, an international legal expert has said noting the government failed to study the relevant laws before acceding to Ethiopia's request to surrender the embattled leader. Full Article

 

MPs sign impeachment motion against Somalia president because of treason

Waagacusub.net - 110 MPs and senators have signed motion that asks removal of Somali president Mohamed Abdullahi Farmajo, whom they accuse of treason after he violated article 36 & 37 of the Somali constitution. Full Article

 

Somalia: The Illegal Detention and Refoulement of Mr Abdikarin Sh Muse to Ethiopia

Thus the Somali government has forcefully transferred a political refuge to Ethiopia which is known to torture and humiliate its opponents. Full Article

 

Somalia's army chief: Raid killed civilians, not extremists

Waagacusub.net — Somalia's army chief says civilians, not extremists, were killed in a military operation Friday that both the United States and Somalia say they will investigate. Full Article

 

Somalia: US Troops killed 10 civilians -Real Genocide

Waagacusub.net - A Somalia official says a raid by foreign and Somali forces on a farm has killed 10 civilians, including a child. Full Article

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Somalia:Terrorists receive 52 million dollars in Mogadishu annually.

Waagacusub.net - It has been known that Al-Shabab receives 52 Million dollars annually from Mogadishu. It gets from commercial companies, and public as taxes (zakawat)

Chinese oil companies behind unlawful "extradition" of a Somali to Ethiopia

Waagacusub.net - A Chinese oil company was involved in the smuggling of a former Somali rebel officer, Colonel Abdikariim Sheikh Muse, to Ethiopia because his organization of the Ogaden National Liberation Front (ONLF) was against oil and mineral exploration in Ogaden of the southeastern Ethiopia by China.

Journalist Alasow "Somalische Minister houdt Amsterdamse rechter vals bewijs Voor"

Volgens de rechter zou de minister hebben aangetoond dat afpersingspraktijken van Somalische journalisten een bekend probleem zijn en stelde de bewindsman daarmee een ernstige misstand aan de kaak. Dat is een kwestie van algemeen belang en de minister moet daarover in de openbaarheid kunnen treden, overwoog de rechter.

Somalia:List Document retrieved from house of AlShabaab leader

Waagacusub.net– An American unmanned drone launched a missile attack on one of Alshabab's most cold-blooded leaders on Sunday, 30 July 2017 in southern Somalia. The drove attack killed a man, who is dubbed the cruelest terror mastermind in the Mogadishu's history.

Somali President true scandal "violation of law"

Waagacusub.net - The presidency of Somalia's Mohamed Abdullahi Farmaajo is only eight months old but already his administration faces its first crisis - and it is one of their own making.

The UN and Genocide by Starvation in Somalia

According to just released information sourced from the UN's Food and Agriculture Organization (FAO) and the FSNAU between October 2015 and April 2016, a period of only six months, upwards of 400,000 Somali's, two thirds of whom were children, died of starvation. Full Article

 

Somalia:Terrorists receive 52 million dollars in Mogadishu annually.

Waagacusub.net - It has been known that Al-Shabab receives 52 Million dollars annually from Mogadishu. It gets from commercial companies, and public as taxes (zakawat) Full Article

 

Which is more important ,US Passport or Somali Nation ?

Waagacusub.net - Many Somalis are asking why President Farmaajo didn't attend the United Nations General Assembly last week? Here's the answer: Farmaajo is a US citizen and therefore he's not entitle to get a diplomatic protection – very important for world leaders. Full Article

 

Chinese oil companies behind unlawful "extradition" of a Somali to Ethiopia

Waagacusub.net - A Chinese oil company was involved in the smuggling of a former Somali rebel officer, Colonel Abdikariim Sheikh Muse, to Ethiopia because his organization of the Ogaden National Liberation Front (ONLF) was against oil and mineral exploration in Ogaden of the southeastern Ethiopia by China. Full Article

 

Journalist Alasow "Somalische Minister houdt Amsterdamse rechter vals bewijs Voor"

Volgens de rechter zou de minister hebben aangetoond dat afpersingspraktijken van Somalische journalisten een bekend probleem zijn en stelde de bewindsman daarmee een ernstige misstand aan de kaak. Dat is een kwestie van algemeen belang en de minister moet daarover in de openbaarheid kunnen treden, overwoog de rechter. Full Article

 

Ethiopian professor writes about Ethiopia's policy of destabilizing Somalia

Ethiopian foreign policy and the Ogaden War: the shift from "containment" to "destabilization," 1977–1991 Full Article

 

Ethiopian military and political backing for sale by a corrupt officer called Gabre Part 1

The most Ethiopian corrupt military officer who is called Haile Gabre known by Somalis as General Gabre becoming extremely wealthy from the huge sums of money that he is getting from opportunistic Somali politicians who want to buy the sympathy of Addis Ababa, one of his juniors told Waagacusub anonymously. Full Article

 

As ISIS Struggles for Influence in Somalia, al-Shabab Remains the Main Threat

The so-called Islamic State received some modest good news recently from Somalia, in what has otherwise been a dismal stretch of losses for the jihadi group. In October Full Article

 

Amid dwindling donor support, one million displaced Somali refugees grow hopeless, UN agency warns

UNHCR Special Envoy Mohamed Abdi Affey (second, right) listens to a Somali refugee in Dadaab, Kenya, who has opted to return home under a voluntary repatriation programme. Photo: UNHCR/Modesta Ndubi Full Article

 

Ethiopia and Kenya's secret plan to subvert Somalia

Waagacusub.net - The transparency website WikiLeaks late on Tuesday disclosed a secret plan to annex and divide Somalia between Kenya and Ethiopia. Full Article