HEADLINES:

Topnews:- Dowladda Somalia oo ku guuldareeysatay Mashruucii Mareykanka ee Malaayiinta dollar kadib markii Puntland diiday ?

0
Friday April 21, 2017 - 09:07:47 in Somali News by Super Admin
  • Visits: 20472
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Topnews:- Dowladda Somalia oo ku guuldareeysatay Mashruucii Mareykanka ee Malaayiinta dollar kadib markii Puntland diiday ?

    DAWLADDA FARMAAJO OO KAMID NOQOTAY MAAMUL GOBOLEEDYADA. SHAQADA XILDHIBAANADA IYO SENATORS -KANA MEEL UGA DHACDAY!

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

DAWLADDA FARMAAJO OO KAMID NOQOTAY MAAMUL GOBOLEEDYADA. SHAQADA XILDHIBAANADA IYO SENATORS -KANA MEEL UGA DHACDAY!

Waagacusub.net - Shirkii Qeybsiga Kaluunka Tunada Badweynta Hindiya oo u dhaxeeyey wasiiradda Kaluumeysiga Maamul Goboleedyada iyo dowladda Dhexe oo Guuldarro ku soo dhamaaday!

Shirka ayaa wuxuu u socday Dowladda Dhexe iyo Shanta maamul Goboleed ee ka tirsan dowladda Dhexe, Shirka waxaa soo qaban qaabisay Hay'ada u qaabilsan Dowladda Mareykanka Kaalmada Dibadda(USAID) Shirka wuxuu furmay maalintii Isniinta, wuxuu ka furmay Hotel ku yaala Gudaha Airport.

Shirka wuxuu ku saabsanaa qeybsiga kaluunka Tunada ee Badweynta Hindiya, madaama 4 bilood oo keliya uu joogayo in warqada Rusqada ay dowladda Dhexe bixiso 5 Maamul Goboleed ay qaataan 70% halka dowladda Dhexe ay heli lahayd 30% afarta maamul Goboleed way ogolaadeen laakiin Maamulka Puntland ayaa diiday, waxay ku doodayaan qodobada soo socda:

1- In lagu qeybsado baaxada Badeed ee Maamul Goboleed kasta uu leeyahay Puntland waxay leedahay 750 km Badda dheerarkeeda dhanyahay, sidaas darteed waa in 20% nala siiyaa.


2-Rusqada ma bixin karto Dowladda Dhexe waayo nagama ahan ayey leeyihiin.

3- 30% uma ogolin dowladda Dhexe.


4-ma aqoonsanini Bangiga Dhexe ee Soomaliya. Kaas oo ahayd in lacagta la soo marsiiyo.


Shalay 2:00 markii la gaaray khubaradii shirka waday dalka way ka dhoofeen, Soomaalidii dhexdooda ayaa laga baxay, Markii la gaaray 4:30 waxaa shirka ku soo biiray Safiirka Dowladda Mareykanka u fadhiya Xamar, wuxuu isku dayey inuu isku soo dhaweeyo laakiin nasiibdarro waa lagu guuldareystay. Haddii ay heshiin lahaayeen shir kale ayaa wuxuu ka furmi lahaa Seychelles kaas oo lagu go'aamin lahaa heerka ka kaluumeysiga Badweynta Hindiya, kadib 1May waxaa la bilaabi lahaa Kaluumeysigii Soomaaliya waxay heli lahayd malaayiin Doollar.

Share on Social Media

Topnews:- Amisom oo hub siisay beel xasuuq ka wada Somalia ?

Waagacusub.net - Saraakiil ay ka mid yihiin Afhayeenka Amisom Jeneral Subagle oo u dhashay qabiilka Ciisaha Jibouti ee Dirta ayaa hub iyo gabaad siiyay Maleeshiyaad beesha Biyomaal u dhashay oo xasuuq baahsan kula kacay dad rayida oo u dhashay beelsha Hawiye. Full Article

 

Topnews:- Dowladda Farmaajo oo shaqaaleysiineysa Laba kun qof oo ka soo jeeda Puntland iyo Jubaland.

Waagacusub.net - Dowladda Federaalka Somalia ayaa qorsheysay in 2,000 (Laba kun) qofood oo u dhashay beelo cayiman lagu kordhiyo shaqaalaha Dowladda Federaalka iyo maamulka Gobolka Banaadir. Full Article

 

Somalia:beggar Minister and Con Artist MP

Is Minister Yariisow a government official or a beggar ? Full Article

 

Topnews:- Daawo Dowladda Farmaajo oo sharuudaha shaqo bixinta ku dartay qofka qabiilkiisa ?

Waagacusub.net Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Xaquuqul Insaanka Dowladda Farmaajo ayaa boggeeda Internet-ka ku soo xayeysiisay jagooyin ka bannaan Guddiga Madaxa Banaan ee Xuquul Insaanka iyo sharuudaha qofka shaqa doonka ee soo codsanaya jagooyinkaas ku dartay qabiilkiisa iyo jufadiisa hoose . Full Article

 

Topnews:- Farmaajo oo Ciidanka Uganda fasaxay Amnigana ku wareejiyay Ethiopia .

Madaxweyne Farmaajo ayaa u sheegay Dowladda Uganda iney Ciidankooda jooga Somalia iska bixi karaan xilli kasta kadib markii uu Dowladda Ethiopia ka helay 50.000 oo ka tirsan Ciidanka Melleteriga dalkaas kuwaas oo caawa gaaray degaanka Leego ee gobolka Shabeeladda hoose ,sida ay Waagacusub u xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan Ciidanka Amisom iyo maamulka Shabeeladda hoose. Full Article

 

Topnews:- Baarlamaanka Somalia oo maanta shaqadda ka eryi doona Wasiir Xoosh kadib markii ?

Waagacusub.net - Wasiirka Dastuurka Federalka Somalia Abuukaate Cabdi Xoosh ayaa shalay ka dhoofay Muqdisho isagoo diiday inuu hortago baarlamaanka Somalia oo su'aalo rabay iney weeydiiyaan. Full Article

 

Somalia: Government's PR Strategy Mocked As Hashtag Igu Sawir Goes Viral

Waagacusub.net - Hip Hop Artiste IlKacase Song "Igu Sawir" Goes Viral As Somalia Govt is Mocked Over Photo PR Stunts. Full Article

 

Topnews:- Xildhibaan Dhuxulow iyo Gudoomiye Taabit oo rajo ka qabo kursiga Ra'isulwasaaraha "Socdaalkiisa Emirate-ka"

Waagacusub.net - Xildhibaan Mustafe Dhuxuloow oo ka mida seddexda qof ee daaha gadaashiisa ka maamula Xafiiska Ra'isulwasaare Xasan Kheyre ayaa safar degdega ugu baxay dalka Emirate-ka Carabta kadib markii sida la xaqiijiyay uu ku guuleeystay fashilinta Xukumadda Ra'isulwasaare Kheyre. Full Article

 

Somalia: The diplomat with no diplomatic immunity

Under the international law, the diplomatic passport holders are granted all immunity and privilege guaranteed under diplomatic status, making it easier for them to carry out their duties without restrictions. Full Article

 

TOPNEWS:- TURKEY IYO EMIRATE OO SOMALIA KU HARDAMAYA! "Dawladda Somalia oo saaxiib iyo cadaw kala aqoon"

Waagacusub.net - Dawladda Turkey iyo UAE ayaa ku hardamaya Somalia, dalkaa oo ay kajirto dawlad tabar daran, oo ay hogaanka u hayaan masuuliyiin aan kala saari karin saaxiib iyo cadaw. Full Article

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Somalia:beggar Minister and Con Artist MP

Is Minister Yariisow a government official or a beggar ?

Somalia: Government's PR Strategy Mocked As Hashtag Igu Sawir Goes Viral

Waagacusub.net - Hip Hop Artiste IlKacase Song "Igu Sawir" Goes Viral As Somalia Govt is Mocked Over Photo PR Stunts.

Child Rights Training for Journalists concluded in Mogadishu

The National Union of Somali Journalists supported by UNICEF have successfully concluded a three day training on child rights in Mogadishu on Monday.

Somalia: The diplomat with no diplomatic immunity

Under the international law, the diplomatic passport holders are granted all immunity and privilege guaranteed under diplomatic status, making it easier for them to carry out their duties without restrictions.

Breaking News: 17 reported dead in Somalia restaurant attack another hostages held

Gunmen posing as military forces held an unknown number of hostages inside a popular restaurant in Somalia's capital in an attack that left 14 people dead and began when a car bomb exploded, police and a witness said Wednesday night.

Somali President authorized killing of 7 innocent people - one Family

The statement from Somali Minister of information is not true because the Somali Government are bombing 7 innocent people who where sleep at her home in Jilib of Lower Jubba Somalia. This is the false statement from Somali Government. Full Article

 

Turkey:Joint Statement of HAK-İŞ-FESTU Bilateral Meeting

A high-level Bilateral Meeting of the Federation of Somali Trade Unions (FESTU) and the Confederation of Turkish Real Trade Unions (HAK-İŞ) took place in Ankara, Turkey, on 14-15 August 2-17. HAKIS President, Mahmut Arslan and FESTU General Secretary, Omar Faruk Osman, led the respective delegations. This was the first such comprehensive bilateral meeting. Full Article

 

Topnews:- Amisom oo hub siisay beel xasuuq ka wada Somalia ?

Waagacusub.net - Saraakiil ay ka mid yihiin Afhayeenka Amisom Jeneral Subagle oo u dhashay qabiilka Ciisaha Jibouti ee Dirta ayaa hub iyo gabaad siiyay Maleeshiyaad beesha Biyomaal u dhashay oo xasuuq baahsan kula kacay dad rayida oo u dhashay beelsha Hawiye. Full Article

 

Topnews:- Dowladda Farmaajo oo shaqaaleysiineysa Laba kun qof oo ka soo jeeda Puntland iyo Jubaland.

Waagacusub.net - Dowladda Federaalka Somalia ayaa qorsheysay in 2,000 (Laba kun) qofood oo u dhashay beelo cayiman lagu kordhiyo shaqaalaha Dowladda Federaalka iyo maamulka Gobolka Banaadir. Full Article

 

Somalia:beggar Minister and Con Artist MP

Is Minister Yariisow a government official or a beggar ? Full Article

 

Ethiopian professor writes about Ethiopia's policy of destabilizing Somalia

Ethiopian foreign policy and the Ogaden War: the shift from "containment" to "destabilization," 1977–1991 Full Article

 

Ethiopian military and political backing for sale by a corrupt officer called Gabre Part 1

The most Ethiopian corrupt military officer who is called Haile Gabre known by Somalis as General Gabre becoming extremely wealthy from the huge sums of money that he is getting from opportunistic Somali politicians who want to buy the sympathy of Addis Ababa, one of his juniors told Waagacusub anonymously. Full Article

 

Suspected Shabab Security officer elected by Somali senate.

Sunatimes.com - The vast majority of the Somali people were dismayed by the selection of Abshir Mohamed Bukhari who is well known for his radical views and unlimited support for the terrorist group Al-Shabab, a Somali based terror group that have links to Al-Qaeda and newly founded ISIS. Full Article

 

As ISIS Struggles for Influence in Somalia, al-Shabab Remains the Main Threat

The so-called Islamic State received some modest good news recently from Somalia, in what has otherwise been a dismal stretch of losses for the jihadi group. In October Full Article

 

Amid dwindling donor support, one million displaced Somali refugees grow hopeless, UN agency warns

UNHCR Special Envoy Mohamed Abdi Affey (second, right) listens to a Somali refugee in Dadaab, Kenya, who has opted to return home under a voluntary repatriation programme. Photo: UNHCR/Modesta Ndubi Full Article