HEADLINES:

Wardegdega:Midowga Yurub oo ansixiyay in sharcigga la siiyo qaxootigga dibna loo celin karin

0
Tuesday June 20, 2017 - 10:15:44 in Articles by Super Admin
  • Visits: 7141
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Wardegdega:Midowga Yurub oo ansixiyay in sharcigga la siiyo qaxootigga dibna loo celin karin

    Midowga Yurub oo ansixiyay in Qaxootiga la aqoonsaday oo idil la siiyo degganaansho 5 sanadood ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Midowga Yurub oo ansixiyay in Qaxootiga la aqoonsaday oo idil la siiyo degganaansho 5 sanadood ah. Guddiga Xoriyadda Madaniga ah (MEPs) ayaa ansixiyay khamiistii sharci cusub oo simaya dhammaan Qaxootiga ku nool dalalka Midoobay ee Yurub, waxaana xeerkan cusub uu dhigayaa in dhammaan dadka loo aqoonsaday Qaxootinimada rasmiga ah (Refugee Status) iyo kuwa sharciga magan galyada haystaba (Subsidiary Protection) ee codsiyadooda Qaxootinimo la qaoonsaday in dhammaantood la wada siiyo Degganaansho 5 sanadood ah oo markii shantaasi sanadood dhammaatana 5 kale loo cusbooneysiin doono.
Sharcigani ayaa ansax noqday kaddib markii 40 xubnood ay u codeeyeen, 13 xubnoodna ay diideen, halka 4 ay ka aamuseen.
Hadafka laga leeyahay xeerkan cusub ayaa ah in dhammaan dadka magan galyada codsada ay helaan xuquuq isku mid ah iyadoo aan loo eegeynin gobollada iyo dalalka kala duwan ee ay qaxootinimada ka dalbadeen, waxaana Midowga Yurub ay sheegeen in arrintaasi ay meesha ka saareyso in qaxootigu dhowr meelood oo kala duwan iska dhiibaan iyagoo macaash raadis ah.
Ujeeddooyinka xeerkaan loo ansixiyay waxaa kaloo ka mid ah in la yareeyo farqiga u dhexeeya xuquuqda dadka haysta Aqoonsiga Qaxootinimada rasmiga ah iyo kuwa haysta aqoonsiga magan galyada kumeel gaarka ah, maxaa yeelay waxaa jira dad halis aad u weyn wajihi kara haddii ay ku noqdaan dalkooda hooyo laakiin markii ay qaxootinimo codsadeen aan nasiib u yeelan sharciga Qaxootinimada rasmiga ah.
Marka uu qofku qaxootinimo weydiisto Midowga Yurub waxaa dalalka xubnaha ka ah midowgani ay ku tiirsanaan doonaan macluumaadka ay ka helaan xarunta Qaxootiga Midowga Yurub, taas oo si hufan u eegi doonta xaaladaha waddanka uu ka soo jeedo qofka codsiga magangalyada dalbaday, iyadoo la siinayo magangalyada uu mudan yahay, haddii uusan u qalmin magangalyadana hay’adaha qaabilsan Qaxootigu waxa ay kala laaban karaan sharciga.
Sidoo kale qofka haysta sharciga magan galyada kumeel gaarka ah haddii lagu helo falal argagixiso iyo dembiyo waaweyn waxaa lagala noqonayaa sharciga.
Dhinaca kale Guddiga Xoriyadda Madaniga ah ee Midowga Yurub waxa ay tir tireen oo ay meesha ka saareen sharcigii dhigayay in qasab loo celin karo ama qasab lagu eegi karo xaaladda qaxootiga qofka haddii ay wax iska beddelaan dalka uu ka soo jeedo oo tusaale ahaan haddii ay nabad ka dhacdo si qasab ah lagu celin karo, waxaana arrintaasi laga dhigay mid u furan oo ay dooran karaan hay’adaha qaranka.
------------------------
Sharcigaan waxaa la ansixiyay Khamiis 15/06/2017
Share on Social Media

Somalia: The Illegal Detention and Refoulement of Mr Abdikarin Sh Muse to Ethiopia

Thus the Somali government has forcefully transferred a political refuge to Ethiopia which is known to torture and humiliate its opponents. Full Article

 

[Daawo] Fanaanadda Yurub Geenyo oo soo qaaday hees qisa dhaba laga sameeyay

Daawo Fanaanadda Yurub Geenyo oo soo qaaday hees qisa dhaba laga sameeyay . Full Article

 

[Daawo] Farmaajo oo magaca soddohdii aqoon waayay kadibna seddex magac ugu yeeray

Daawo Farmaajo oo magaca soddohdii aqoon waayay kadibna seddex magac ugu yeeray Full Article

 

[Dhageyso] Fanaaniinta Yurub Geenyo iyo Yusuf Hanad oo hees u qaaday Madaxweyne Farmaajo

Fanaaniinta Yurub Geenyo iyo Yusuf Hanad oo hees u qaaday Madaxweyne Farmaajo Full Article

 

[Daawo] Yurub Geenyo oo fulisay ballanqaadkii Dahir Alasow

Daawo Yurub Geenyo oo fulisay ballanqaadkii Dahir Alasow Full Article

 

[Daawo] Shoowgii Yurub Geenyo Xamar iyo heesta Muqdisho oo ay Xildhibaano madax la jiibiyeen

Daawo Shoowgii Yurub Geenyo Xamar iyo heesta Muqdisho oo ay Xildhibaano madax la jiibiyeen Full Article

 

[Daawo] heestii Yurub Geenyo Xamar u qaaday oo Cunsuriyiinta Somaliland ka muraala dilaaceen

Daawo heestii Yurub Geenyo Xamar u qaaday oo Cunsuriyiinta Somaliland ka muraala dilaaceen Full Article

 

[Dhageyso] Fanaaniinta Yurub Geenyo iyo Mohamed Tobanle oo heestii ugu macaaneed u qaaday Muqdisho

Dhageyso Fanaaniinta Yurub Geenyo iyo Mohamed Tobanle oo heestii ugu macaaneed u qaaday Muqdisho Full Article

 

[Dhageyso] Ra'isulwasaare Cumar Xalweyste oo lacagtii Emirate-ka waayey kadibna muujiyay quus iyo niyad jabkiisa

Ethiopian military and political backing for sale by a corrupt officer called Gabre Part 1 The most Ethiopian corrupt military officer who is called Haile Gabre known by Somalis as General Gabre becoming extremely wealthy from the huge sums of money that he is getting from opportunistic Somali politicians who want to buy the sympathy of Addis Ababa, one of his juniors told Waagacusub anonymously. "Atto Gabre was corrupted by Somali politicians and he also then corrupted Ethiopian senior officials so they will condone his wrong doing," the officer who could not give his name afraid of reprisals said. "There was several vehicles that were taken from somali individuals by intimidation or corruption which were later donated by Gabre to most senior military officials and their family members," he said. Gabre had a business interest in United Arab Emirates in which he is represented by one of cousins The bussiness is to give a better exchange rate of foreign currency for Ethiopians who want to import goods to landlocked hugely populated Ethiopia. "Recently large construction equipment owned by Gabre were sent to Ethiopia on a duty free from Dubai through port of Djibouti," an Ethiopian business man based in Djibouti said. "All the materials belonged to Gabre but his name can't be seen on the manifest," he said. Gabre most incoming generation is from Somali politicians who want to use his country's support in order to come to power. He also gets money from the funds donated by the west for the regional East African body known as IGAD, he is suppose to be a facilitator for Somali so called peace process. The Ethiopian traitor started his murky business in very early 90 in Bay and Bakol region by selling small arms to rival warring factions in southern Somalia but he became principal corruption boss after 2002 when the major Somalia talks in Kenya started. There is a famous Mogadishu saying "if you want the power in Somalia first corrupt Gabre and enjoy military and political backing of Ethiopia." Gabre is from the Tigre tribe which is ruling the country since 1992. Most of his dark business is well known by many Ethiopians but no one dare to say a word of that as most of national secret service agents are from his compatriots of Tigre Libration Front. The continuation of violence in Somalia us a surviving kit for Gabre and few other African corrupt officials, but he is the most ruthless money monger in that sector. To be Continue Part 2 Reporters in Dubai, Djibouti and Mogadishu Compiled by Dahir Alasow Full Article

 

[Daawo] Madaxweynaha Mareykanka oo amray inaan qaxootigga Somalida Visa dal ku gala la siin

Trump's executive orders, Wed: -Ban on refugees, visas for citizens of Syria, Somalia, 5 other countries. -Build wall between US and Mexico. Full Article

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Somalia Faces Growing Fears of Militarization as Political Crisis Deepens

MOGADISHU — Concerns are growing among Somali intellectuals, civil society organizations, retired military officers, and democracy advocates that Somalia is entering a dangerous period of political instability marked by increasing militarization and shrinking space for democratic participation. The concerns come amid escalating confrontations in Mogadishu and reports of civilian casualties, displacement, and destruction resulting from recent clashes between government forces and opposition-aligned groups.

Somali Investigative Journalist Dahir Alasow Named Humanitarian of the Year 2026

Prominent Somali investigative journalist and philanthropist Dahir Abdulle Alasow has been honored with the prestigious Humanitarian of the Year 2026 Award, recognizing his growing humanitarian impact through the international charity organization Alasow Foundation.

Mass Evictions and Political Tensions Push Somalia Deeper Into Crisis

Somalia is facing a deepening humanitarian and political crisis following widespread forced evictions, deadly security operations, and escalating tensions between the federal government and opposition groups.

Somalia Condemns Israeli Foreign Minister's Visit to Hargeisa as Violation of Sovereignty

The Federal Republic of Somalia has issued a strong diplomatic condemnation following an unauthorized visit by Israel's Minister of Foreign Affairs to Hargeisa, declaring the move a grave violation of Somalia's sovereignty, territorial integrity, and political unity.

President Donald Trump Revokes Deportation Protections for Somalis in Minnesota, Sparking Tension and Fear

Washington – U.S. President Donald Trump has announced the immediate cancellation of deportation protections for Somali nationals living in the state of Minnesota, sending shockwaves through one of the largest Somali diaspora communities in the world. In a strongly worded post shared online, President Trump stated: "Somali gangs are terrorizing the people of that great State, and BILLIONS of Dollars are missing. Send them back to where they came from. It's OVER!" The message has triggered widespread fear among Somali immigrants and families in Minnesota, many of whom have lived in the United States for decades and built stable communities.

Somalia Faces Growing Fears of Militarization as Political Crisis Deepens

MOGADISHU — Concerns are growing among Somali intellectuals, civil society organizations, retired military officers, and democracy advocates that Somalia is entering a dangerous period of political instability marked by increasing militarization and shrinking space for democratic participation. The concerns come amid escalating confrontations in Mogadishu and reports of civilian casualties, displacement, and destruction resulting from recent clashes between government forces and opposition-aligned groups. Full Article

 

Somalia Faces Human Rights Test Ahead of June 4 Protests

MOGADISHU, Somalia – As Somalia approaches planned demonstrations on June 4, concerns continue to grow over the state of human rights, freedom of expression, and civic space in the country. Full Article

 

Somali Investigative Journalist Dahir Alasow Named Humanitarian of the Year 2026

Prominent Somali investigative journalist and philanthropist Dahir Abdulle Alasow has been honored with the prestigious Humanitarian of the Year 2026 Award, recognizing his growing humanitarian impact through the international charity organization Alasow Foundation. Full Article

 

Turkey's Expanding Influence in Somalia Raises Regional Concerns

MOGADISHU, Somalia — Turkey's growing political, military, and economic influence in Somalia is increasingly drawing attention across the Horn of Africa and Red Sea region as geopolitical competition intensifies between regional and international powers. Full Article

 

Mass Evictions and Political Tensions Push Somalia Deeper Into Crisis

Somalia is facing a deepening humanitarian and political crisis following widespread forced evictions, deadly security operations, and escalating tensions between the federal government and opposition groups. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article