HEADLINES:

[Topnews:-] Magacyadda Maxaabiista Ethiopia ku wareejisay Kheyre oo si sharciya u dhameeystay Xabsiyadii lagu xukumay ?

0
Tuesday July 04, 2017 - 20:34:15 in Articles by Super Admin
  • Visits: 11478
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 1 0
  • Share via Social Media

    [Topnews:-] Magacyadda Maxaabiista Ethiopia ku wareejisay Kheyre oo si sharciya u dhameeystay Xabsiyadii lagu xukumay ?

    Dawladda Itoobiya ayaa ku wareejinaysa Raiisul Wasaare Xasan Cali Khayre Maxaabiis Soomaali ah oo tiradoodu gaarayso 120 Maxbuus, kuwaas oo ku xirnaa Xabsiyo ku yaala Dalkeeda, loona haystay Dambiyo ay ka mid yihiin Aragixisanimo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawladda Itoobiya ayaa ku wareejinaysa Raiisul Wasaare Xasan Cali Khayre Maxaabiis Soomaali ah oo tiradoodu gaarayso 120 Maxbuus, kuwaas oo ku xirnaa Xabsiyo ku yaala Dalkeeda, loona haystay Dambiyo ay ka mid yihiin Aragixisanimo.

Hornafrik ayaa dabagal ku samaysay Maxaabiistaasi la qorshaynayo in lagu soo celiyo Muqdisho oo ay Dawladda Somalia sheegatay inay iyadu Xabsiyadda ka sii daysay. Waxaana Dabagalkaasi ay Hornafrik ku ogaatay in Maxaabiistan ay yihiin kuwo ay Xukumeen Maxkamadaha Itoobiya oo si sharci ah ku dhamaystay Xabsiyadooda. Waxaana ka mid ah :-

Wariye Maxamad Aways Muudeey-Boqorka Bartamaha oo horay loogu xukumay 6 Sanno oo Xabsi ah, Cismaan Xasan Qudus oo 5 Sanno ku xukunaa, Maxamad Cali Maxamad Dhagawayne-8 Sanno, Maxamad Axmad Shire-8 Sanno, Maxamad Joon-8 Sanno, Maxamad Axmad Shire Carabka-8 Sanno, iyo kuwo kale oo loo haystay inay si sharci darro ah ku soo galeen Itoobiya iyo inay Tahriibayeen oo aan la xukumin maadaama aysan Dambiyo culus galin.

Maxaabiistan aan Magacyadooda helnay waxaa loo haystay Qarax ka dhacay Gudaha Addis Ababa, Waxayna u badnaayeen kuwo aan lug ku lahayn Qaraxaasi oo ay Itoobiya u xirtay Tuhun, kadibna Xukuno isaga riday si ay ugu muujiso Shacabkeeda inaysan baxsan kuwii Qaraxa sameeyay. Waxaana ka mida Dadka loo xiray isla kiiskan Maxamad Ibraahim Siidoow oo ku xukuman 9 Sanno, isla markaana ahaa Darawal ka tirsanaa Safaaradda Somalia ee Itoobiya, iyadoona Diblomaasigan aan la hubin inuu ku jiro Dadka la sii daynayo, maadama ay wali Itoobiyaanku ku doodayaan inuusan dhamaysan Xabsigiisa.

Maxaabiistan lagu wareejinayo Raiisul Wasaare Khayre ayaa waxaa ku jira kuwo 1 Sanno ka hor dhamaystay Xabsiga oo sugayay Musaafurin, Laakiin ay Safaaradda ay Soomaaliya codsatay in dib loogu dhigo Arrintooda Musaafurinta Maadaama waqtiga ay Xukunka dhamaysteen ay Somalia galaysay Xilli kala guur ah.

Itoobiya ayaa marka ay Maxaabiista Soomaalida ah dhamaystaan Xukunkooda waxay caadiyan u musaafurisaa Dalkooda, iyadoona aysan jirin cid kula xisaabtanta in Muwaadin Soomaali ah ay iska xirato, ku riddo Xukun Maxkamadeed, kadibna soo Musaafuriso.

ka sakoow Maxaabiistan la daynayo waxaa wali ku jira Xabsiyadda Itoobiya Maxaabiis Soomaali ah oo uu ka mid yahay Wariye Sadiiq oo ka tirsanaa BBC-da Qaybteeda Focus on Africa oo isna 20 Sanno ku jira Xabsiyadda Itoobiya, isla markaana loo diiday inay xitaa booqdaan Eheladiisa iyo Laanqayrta Cas.

Nidaamka Xabsiyadda Itoobiya ayaa dhigaya in Maxbuuska Sannad kasta ay Xabsigiisa ka go’do 4 Billood, taasoo ka dhigaysa in Maxbuuska ku xukuman 5 Sanno ay ka go’ayso 1 Sanno iyo 8 Bilood. iyadoona Xukunka Maxbuuska looga billaabo Maalinta la soo xiro.

Raiisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo hadda ku sugan Addis Ababa ayaa ku soo qoray Twitter-kiisa inuu Dalka dib ugu soo celinayo 120 Maxaabiis ah oo ay ku soo daayeen Heshiis dhex maray Itoobiya iyo Somalia. Mana uusan bixin faah faahin intaas ka badan Raiisul Wasaaruhu.  Hase yeeshee Hornafrik waxay ogaatay in Maxaabiistan ayba ahaayeen kuwo Xukun dhamaystay oo sugayay oo kaliya in Dalkooda dib loogu celiyo.

Itoobiya waxay horay Xabsiyadda Dalkeeda uga sii daysay Axmad Madoobe oo hadda ah Madaxwaynaha Jubba Land, kadib markii isagoo xiran loo doortay Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Somalia, Waxay sidoo kale soo daysay Ibraahim Naaleeyo oo ka mid ah Saraakiisha Alshabaab, markii la soo daayayna Kooxdiisa dib ula midoobay. iyo Shaqsiyaad kale oo u badan Shacab ay iska xiratay.

Share on Social Media

Ethiopia on the Brink as Tigray War Flares Again

Ethiopia is confronting its most dangerous northern military escalation since the 2022 Pretoria peace agreement, as renewed fighting spreads across Tigray, Amhara and Afar and raises fears that a country still carrying the scars of its last devastating war could be sliding toward another major conflict. Full Article

 

Ethiopia Strengthens Gulf Ties: Somali-Region Diplomat Jamal Bakar Named Ambassador to UAE

Addis Ababa, Ethiopia – In a move highlighting Ethiopia's growing focus on Gulf partnerships, Prime Minister Abiy Ahmed has appointed Ambassador Jamal Bakar, a senior diplomat from the Somali Regional State, as the country's new Ambassador to the United Arab Emirates (UAE). Full Article

 

Somalia accuses Ethiopia of weapons smuggling for fourth time

Somalia's government on Sunday accused Ethiopia of smuggling arms into the country for the fourth time this year, further alleging its involvement in supporting regional officials, subject to court warrants and actively pursued, in efforts to destabilize the nation. Full Article

 

Netanyahu: Israel Will Keep Deporting 'Infiltrators', Eritrea-Ethiopia Peace Treaty Will Help Accelerate Expulsion

Netanyahu: Israel Will Keep Deporting 'Infiltrators', Eritrea-Ethiopia Peace Treaty Will Help Accelerate Expulsion Full Article

 

Top Secret: Ethiopia discovered President Mustafa Agjar and his cabinet belong to one religious party

Ethiopian intelligence officials discovered that President Agjar and all the ministers he appointed belong to the religious group Al-Islah Al-Itihad. This became a surprise to them, according to an official who spoke to Waagacusub.com Full Article

 

Ethiopian, Eritrean Leaders Sign Peace Agreement In Saudi Arabia

Ethiopian, Eritrean Leaders Sign Peace Agreement In Saudi Arabia Full Article

 

Ethiopia, Somalia urge dialogue to resolve Eritrea, Djibouti dispute

Ethiopia, Somalia urge dialogue to resolve Eritrea, Djibouti dispute Full Article

 

Ethiopian cargo ship called 'Mekelle' will dock tonight in Eritrean Port

Ethiopian cargo ship called 'Mekelle' will dock tonight in Eritrean Port Full Article

 

Omer Sworn In As Ethiopia's Somali State President As Parliament Revokes Ex Leader Abdi Iley's Immunity From Prosecution

Omer Sworn In As Ethiopia's Somali State President As Parliament Revokes Ex Leader Abdi Iley's Immunity From Prosecution Full Article

 

Ethiopia arrests over 170 anti-peace elements in Oromia region

Ethiopia arrests over 170 anti-peace elements in Oromia region Full Article

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


IMF Warns Europe: AI Boom Could Reshape Jobs and Strain Power Grids

DUBLIN (Waagacusub.net) — The International Monetary Fund has warned European policymakers that the rapid expansion of artificial intelligence could boost economic productivity while also disrupting labour markets, widening inequality, straining electricity networks and increasing Europe's dependence on foreign technology.

EU Deepens Greenland Ties With €200 Million Strategic Investment

The European Union is dramatically expanding its economic and strategic engagement with Greenland, committing another €200 million as the Arctic island becomes an increasingly important arena of competition over security, critical minerals, infrastructure and geopolitical influence.

EXCLUSIVE: Sharma Boy Under Scrutiny Over U.S. Blackmail Allegations as Past Cases Resurface

MOGADISHU / MINNEAPOLIS — Somali rapper Sharmarke Abdinasir Mohamed, widely known as Sharma Boy, is facing renewed scrutiny following allegations that he used threats, blackmail and sustained pressure to obtain thousands of dollars from a Somali-American woman in the United States.

Somalia Faces Growing Fears of Militarization as Political Crisis Deepens

MOGADISHU — Concerns are growing among Somali intellectuals, civil society organizations, retired military officers, and democracy advocates that Somalia is entering a dangerous period of political instability marked by increasing militarization and shrinking space for democratic participation. The concerns come amid escalating confrontations in Mogadishu and reports of civilian casualties, displacement, and destruction resulting from recent clashes between government forces and opposition-aligned groups.

Somali Investigative Journalist Dahir Alasow Named Humanitarian of the Year 2026

Prominent Somali investigative journalist and philanthropist Dahir Abdulle Alasow has been honored with the prestigious Humanitarian of the Year 2026 Award, recognizing his growing humanitarian impact through the international charity organization Alasow Foundation.

EU Raises Alarm Over Reported US Diesel Export Ban

The European Union has expressed concern over reported plans by the United States to temporarily restrict diesel exports, warning that such a move could have economic consequences on both sides of the Atlantic at a time when Europe is already facing elevated energy costs. Full Article

 

Ethiopia on the Brink as Tigray War Flares Again

Ethiopia is confronting its most dangerous northern military escalation since the 2022 Pretoria peace agreement, as renewed fighting spreads across Tigray, Amhara and Afar and raises fears that a country still carrying the scars of its last devastating war could be sliding toward another major conflict. Full Article

 

24 Arrested After Protest Erupts Into Violence in The Hague

Dutch riot police arrested 24 people on Saturday after a demonstration in The Hague descended into violence, with protesters throwing fireworks and other objects at police officers. Full Article

 

IMF Warns Europe: AI Boom Could Reshape Jobs and Strain Power Grids

DUBLIN (Waagacusub.net) — The International Monetary Fund has warned European policymakers that the rapid expansion of artificial intelligence could boost economic productivity while also disrupting labour markets, widening inequality, straining electricity networks and increasing Europe's dependence on foreign technology. Full Article

 

EU Opens Door for Canada to Become Its First 'Associate Member'

BRUSSELS (Waagacusub.net) — The European Union has opened the door to an unprecedented new relationship with Canada, with European Commission President Ursula von der Leyen proposing that the country become the bloc's first-ever "associate member." The proposal, announced on September 16, could significantly deepen cooperation between Canada and the 27-member European Union in defence, energy, critical minerals, artificial intelligence and digital trade. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article