HEADLINES:

DIB U DHIS CIIDAN MISE BOOB DADBAN!

0
Sunday July 09, 2017 - 04:55:26 in Articles by Super Admin
  • Visits: 6055
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 8
  • 3 1
  • Share via Social Media

    DIB U DHIS CIIDAN MISE BOOB DADBAN!

    Dib u dhiska ciidanka xooga dalka Soomaaliya qof kasta Soomaali ah oo awooda inuu wax ku darsado ka qeyb qaato way tahay balse ciidamada xooga dalka la dhisayo ma kuwa haatan golaha amniga qaranka Muqdisho ku shiraya isku heystaan qaab qabiil haloo q

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dib u dhiska ciidanka xooga dalka Soomaaliya qof kasta Soomaali ah oo awooda inuu wax ku darsado ka qeyb qaato way tahay balse ciidamada xooga dalka la dhisayo ma kuwa haatan golaha amniga qaranka Muqdisho ku shiraya isku heystaan qaab qabiil haloo qeybsado iyo qaab maamul goboleed haloo qeybsado miyaa?

Waxaan aaminsanahay inaan ciidan Soomaaliyeed ku dhismeyn qaab qabiil ama qaab maamul goboleed midkoodna haddii jihadaa loo maro dib u dhiska ciidanka xooga dalka Somalia. 

Qaabka ciidanka xooga dalka loo dhisayo in shacabka lagu qanciyo waa wanaagsanaan laheyd, ciidan 7 Madaxweyne beeleed kawada hadlayaan, qeybsanayaan ciidan qaran ma noqonayaan.

Ciidanka xooga dalka haddii aan dib u dhiskiisa Dawladda Federalka iyo Taliska ciidamada Xooga dalka looga danbeyneyn oo aan dhamaan gobolada Soomaaliya laga qoreyn dhalinyarada ciidan noqon karta oo aan balwadda leheyn, iyaga oo isku dhafan tababar la siineyn yaan shacabka Soomaaliyeed lacag la weydiin oo hantidooda la qasaarin.

Share on Social Media

Somali president's honeymoon is over after failed promises, and lies, observers

Waagacusub.net - The Somali president made huge promises based on emotional patriotism that could not be fulfilled by clannish element like him. Full Article

 

Topnews:- Ra'isulwasaare Kheyre oo ku ceeboobay Magacaabista Nin lacag badan ka dhacay Musharaxiintii guuldareeystay ?

Ra'isulwasaare Xasan Kheyre ayey magac xumo weyn ka soo gaartay nin ka tirsan Urur diimeedka Al Itixaad kaas oo lagu magacaabo Saciid Xuseen Ciid. Full Article

 

[Dhageyso] Saraakiisha Ciidanka Emirate-ka ee Xamar oo sirtii aduunka kashifay iyo halista ka soo socota

Dhageyso Saraakiisha Ciidanka Emirate-ka ee Xamar oo sirtii aduunka kashifay iyo halista ka soo socota Full Article

 

[Daawo] Nabadoon caana oo Ciidanka Ethiopia si xun u jirdileen

'They blindfolded and handcuffed me… I was tortured and punished,' - said Maxamud Cali Gacal, an elder in Galcad town, who's abused by the Ethiopian soldiers occupying parts of Somalia. Full Article

 

[Daawo] korneyl wata Ciidan hubeeysan oo Xamar uga dhex hanjabay Xasan Garguurte

Daawo korneyl wata Ciidan hubeeysan oo Xamar uga dhex hanjabay Xasan Garguurte Full Article

 

[Daawo] heesta cusub ee Dayax Dalnuurshe MA SIYAASAD MISE JACEYL

Daawo heesta cusub ee Dayax Dalnuurshe MA SIYAASAD MISE JACEYL Full Article

 

[Daawo] cadeeyn buuxda sidii Garguurte u kala diray Ciidanka xooga dalka Somalia

Daawo cadeeyn buuxda sidii Garguurte u kala diray Ciidanka xooga dalka Somalia. Full Article

 

[Dhageyso] Ciidanka Amisom oo xasuuqyadii ugu xumaay ku laayay shacab Somalia ?

Sida uu VOA-da u xaqiijiyey gudoomiyaha Shabeellaha Hoose, Ibraahim Aadan Cali oo loo yaqaan Najax, ciidamada AMISON ayaa labo goobbood kala duwan ku kala diley 6 iyo 5 ruux oo shacab ah. Gudoomiye Najax ayaa sheegay in duleedka magaalada Qoryooley ay AMISON ku dileen 6 qof, kadib markii ay Baasuuke ku dhufteen gaari ay saarnaayeen. Halka duleedka Markana uu gaari ay AMISON leeyihiin uu jiirey reer gurigoodi ku jira oo ka koobnaa hooyo iyo 4 caruur ah. Full Article

 

[Daawo] Ciidanka Ruushka oo jibiyay gurigii ugu adkaay ee taliska burcadda Moscow

Conducted large-scale activities aimed at countering legalization of proceeds from crime, illegal withdrawal of capital abroad and encashment. Armored doors GAZ tiger and SOBR spetsnaz trying to break in private bank with armored walls and metal protecting gate. Strongest door ever , police cant Full Article

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Breaking News: 17 reported dead in Somalia restaurant attack another hostages held

Gunmen posing as military forces held an unknown number of hostages inside a popular restaurant in Somalia's capital in an attack that left 14 people dead and began when a car bomb exploded, police and a witness said Wednesday night.

Somali MP Duhulow "A self proclaimed faulty political tour guide"

MP Duhulow undermining the Somali PM credibility ?

Somali People's dream was lost in thin air

Somali president is overrated by con artists '

President of twitter and facebook not of Somalia.

Waagacusub.net - Mohamed Abdullahi Farmaajo who was elected by Somali parliament after vote buying is becoming "master of showoff" who ignores the reality on the ground.

Somali president's honeymoon is over after failed promises, and lies, observers

Waagacusub.net - The Somali president made huge promises based on emotional patriotism that could not be fulfilled by clannish element like him.

TOPNEWS:- TURKEY IYO EMIRATE OO SOMALIA KU HARDAMAYA! "Dawladda Somalia oo saaxiib iyo cadaw kala aqoon"

Waagacusub.net - Dawladda Turkey iyo UAE ayaa ku hardamaya Somalia, dalkaa oo ay kajirto dawlad tabar daran, oo ay hogaanka u hayaan masuuliyiin aan kala saari karin saaxiib iyo cadaw. Full Article

 

Topnews:- Kudladda Horusocod oo shuruudo adag ku xirtay Ansixinta Miisaaniyada 2017

Waagacusub.net - Xildhibaanada Xisbiga Horusocod ayaa Gudiga Maaliyada ee Baarlamaanka oo haatan gacanta ku haya dib u eegida Miisaaniyada 2017 ayaa ka dalbaday inay Miisaaniyadaa u soo badhigaan Shacabka iyo aqoonyahanada Soomaaliyeed si ay ula arkaan qaladaadka iyo ku takri falka ka muuqda Miisaaniyada 2017. Full Article

 

Topnews:- Fadeexadii 4aad oo hareeysay Gudoomiyaha Dowladda Fudeed Farmaajo ?

Waagacusub.net - Gudoomiyaha gobolka Banaadir Mr Taabit Cabdi oo Muqdisho looga bixiyay Taabit Gorgoro ayaa fadeexadii afaarad wajahay kadib markii uu ku hungoobay ,oo shaqeeyn waayey amar uu ku mamnuucay in shacabka lacag ku galaan Beerta loo dalxiis tago ee Beerta Nabadda Muqdisho. Full Article

 

Somaliland releases the arrested journalist in Hargeisa on bail.

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) welcomes the release of Journalist Omar Hassan Ali Known as Omar Serbia who has been arrested in Hargeisa, Somaliland since on Saturday 7, July 2017. Full Article

 

Ethiopian professor writes about Ethiopia's policy of destabilizing Somalia

Ethiopian foreign policy and the Ogaden War: the shift from "containment" to "destabilization," 1977–1991 Full Article

 

Ethiopian military and political backing for sale by a corrupt officer called Gabre Part 1

The most Ethiopian corrupt military officer who is called Haile Gabre known by Somalis as General Gabre becoming extremely wealthy from the huge sums of money that he is getting from opportunistic Somali politicians who want to buy the sympathy of Addis Ababa, one of his juniors told Waagacusub anonymously. Full Article

 

Suspected Shabab Security officer elected by Somali senate.

Sunatimes.com - The vast majority of the Somali people were dismayed by the selection of Abshir Mohamed Bukhari who is well known for his radical views and unlimited support for the terrorist group Al-Shabab, a Somali based terror group that have links to Al-Qaeda and newly founded ISIS. Full Article

 

As ISIS Struggles for Influence in Somalia, al-Shabab Remains the Main Threat

The so-called Islamic State received some modest good news recently from Somalia, in what has otherwise been a dismal stretch of losses for the jihadi group. In October Full Article

 

Amid dwindling donor support, one million displaced Somali refugees grow hopeless, UN agency warns

UNHCR Special Envoy Mohamed Abdi Affey (second, right) listens to a Somali refugee in Dadaab, Kenya, who has opted to return home under a voluntary repatriation programme. Photo: UNHCR/Modesta Ndubi Full Article