HEADLINES:

TOPNEWS:- TURKEY IYO EMIRATE OO SOMALIA KU HARDAMAYA! "Dawladda Somalia oo saaxiib iyo cadaw kala aqoon"

0
Sunday July 23, 2017 - 05:30:57 in Articles by Super Admin
  • Visits: 3027
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 1
  • Share via Social Media

    TOPNEWS:- TURKEY IYO EMIRATE OO SOMALIA KU HARDAMAYA! "Dawladda Somalia oo saaxiib iyo cadaw kala aqoon"

    Waagacusub.net - Dawladda Turkey iyo UAE ayaa ku hardamaya Somalia, dalkaa oo ay kajirto dawlad tabar daran, oo ay hogaanka u hayaan masuuliyiin aan kala saari karin saaxiib iyo cadaw.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.net - Dawladda Turkey iyo UAE ayaa ku hardamaya Somalia, dalkaa oo ay kajirto dawlad tabar daran, oo ay hogaanka u hayaan masuuliyiin aan kala saari karin saaxiib iyo cadaw.

Kadib markii dawladda Turkey usoo gurmatay Somalia xiligii adkaa abaaraha sanadkii 2011, kana dhisatay safaaraddeeda ugu weyn dunida, sidoo kalana deegaanka Jazeera ka hirgelisay saldhig milatari oo Somalia ugu tababarto Ciidamadda waxaa dalka Somalia si xawli ah ku soo galay Dowladda UAE , dowladda oo dooneysa in Somalia yeelan dawlad shaqeysa.


Hawlaha Imaaraadka ka hayo Somalia iyaga oo aan soo marin Dowladda waxaa kamid ah :- 

1- La wareegitaanka dekedda Berbera Somaliland.


2- Saldhig Milateri oo imaaraadka Berbera ka sameysanayaan, kulana heshiiyeen maamulka Somaliland.


3- heshiiska ay la galeen maamulka Puntland oo ay kula wareegayaan Dekedda Boosaaso.


4- Imaaraadka waxay maalgeliyaan Kambaniga Saracen oo mataan la ah Black Water, horayna Baarlamaanka Soomaaliyeed ugu diiday inuu ka hawl galo dalka, kambanigaa  oo ciidamada Puntland Marine boosaaso ku tababaray, qalabeeyey welina gacanta ku haya.


5- Dawladda Imaaraadka waxaa sidoo kale ciidamo u gaar ah tababaro ku siiyeen magaalada caasimadda Muqdiaho, ciidamada oo qalabkooda iyo mushaarkooda baxsadaan, ciidankaa oo beelweynta Hawiye laga ilaaliyey.


6- Dawladda Imaaraadka ayaa sidoo kale maalgelinayso si lamid ah qorshaha Company-ga Saracen Kambaniga Black water oo dhowaan Madaxweynaha Koofur galbeed heshiiska kula galay in ay ka hawl galaan deegaanadda Koofur galbeed.


7- Imaaraadka ayaa sidoo kale doonaya in Dekedda Kismaayo kala wareegaan Maamulka Jubaland iyaga oo aan soo Marin dawladda.


Hawlgaladdaan lagu cuuryaaminayo qaranimada Somalia loogana hortagayo Dawladda Turkey ayaan ka socon deegaanada Gaalkacyo ilaa Muqdisho, deegaanadaa oo Beelweynta Hawiye gaarka u degan tahay marka laga reebo Caasimadda Muqdisho oo dawladda UAE  aad uga taxadartay ciidamada ay ka qoranayso Muqdisho in beesha Hawiye askar badan kasoo gelin.


Isku soo wada duube dawladda Imaaraadka hawlaha ay ka wado dalka dhamaan ayaa ah qorshe dowladda Federalka lagu laciifinayo loogana horkeenayo maamuladda gobolada sidoo kale  Dawladda Imaaraadka ayaa dooneysa in ay ku qasabto Dawladda Turkey iney isaga huleesho dalka Somalia , iyagga oo doonaya in Somalia weligeed ka dhalan dawlad l shaqeysa oo dekedeheeda ciriiri geliya arintaana waxaa gacan ku siinaya maamul goboleedyada Somalia qaar kamid ah.

Share on Social Media

Porous Somalia Border Costs Kenya $20M Annually

Porous Somalia Border Costs Kenya $20M Annually Full Article

 

Eritrea says leader of Somalia, another rival, to visit

Eritrea says leader of Somalia, another rival, to visit Full Article

 

Military Officer Arrested For Imposting Somalia Army Chief Gen.Gorood

Military Officer Arrested For Imposting Somalia Army Chief Gen.Gorood Full Article

 

Al-Shabab claims killing 27 soldiers in southern Somalia

Al-Shabab claims killing 27 soldiers in southern Somalia Full Article

 

Qatar Charity Implements Health Projects in Somalia during First Half of 2018

Qatar Charity Implements Health Projects in Somalia during First Half of 2018 Full Article

 

Two blasts, gunfire heard near Somalia's presidential palace

Two blasts, gunfire heard near Somalia's presidential palace Full Article

 

The cost of visas from Somalia to Belguim has risen to £15,000 USD in Mogadishu this morning.

The cost of visas from Somalia to Belguim has risen to £15,000 USD in Mogadishu this morning. Full Article

 

The Queen Of UK Pays For My Children's Bills Not Somalia" Interior Ministry Spokesman Vents Frustration On Govt Over 11 Months Delayed Salaries

The Queen Of UK Pays For My Children's Bills Not Somalia" Interior Ministry Spokesman Vents Frustration On Govt Over 11 Months Delayed Salaries Full Article

 

Somali Identification Team Meets With World Bank Officials To Boost ID Efforts In Somalia

Somali Identification Team Meets With World Bank Officials To Boost ID Efforts In Somalia Full Article

 

Jordan, Palestine and Saudi Arabia warn Israel against Turkey'

Jordan, Palestine and Saudi Arabia warn Israel against Turkey' Full Article

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Somalia:Terrorists receive 52 million dollars in Mogadishu annually.

Waagacusub.net - It has been known that Al-Shabab receives 52 Million dollars annually from Mogadishu. It gets from commercial companies, and public as taxes (zakawat)

Chinese oil companies behind unlawful "extradition" of a Somali to Ethiopia

Waagacusub.net - A Chinese oil company was involved in the smuggling of a former Somali rebel officer, Colonel Abdikariim Sheikh Muse, to Ethiopia because his organization of the Ogaden National Liberation Front (ONLF) was against oil and mineral exploration in Ogaden of the southeastern Ethiopia by China.

Journalist Alasow "Somalische Minister houdt Amsterdamse rechter vals bewijs Voor"

Volgens de rechter zou de minister hebben aangetoond dat afpersingspraktijken van Somalische journalisten een bekend probleem zijn en stelde de bewindsman daarmee een ernstige misstand aan de kaak. Dat is een kwestie van algemeen belang en de minister moet daarover in de openbaarheid kunnen treden, overwoog de rechter.

Somalia:List Document retrieved from house of AlShabaab leader

Waagacusub.net– An American unmanned drone launched a missile attack on one of Alshabab's most cold-blooded leaders on Sunday, 30 July 2017 in southern Somalia. The drove attack killed a man, who is dubbed the cruelest terror mastermind in the Mogadishu's history.

Somali President true scandal "violation of law"

Waagacusub.net - The presidency of Somalia's Mohamed Abdullahi Farmaajo is only eight months old but already his administration faces its first crisis - and it is one of their own making.

Somali Prime Minister welcomes high-level Eritrean delegation in Mogadishu

Mogadishu, Somali Prime Minister Hassan Ali Khaire received a high-level delegation from Eritrea including foreign minister, H. E. Ahmed Saleh and adviser to President of Eritrea, Mr. Yamane Gebreab, who are on an official visit to Somalia at the invitation of President of the Somalia, H. E Mohamed Abdullahi Mohamed (Farmajo). Full Article

 

Somalia: President expected to travel to Burundi while half a million suffer from flooding

Waagacusub.net- President Farmajo is expected to travel to Burundi on Saturday ahead of the CECAFA U-17 finals on Sunday while close to half a million people in the country are affected by severe flooding. Full Article

 

Press Release by Ministries of Information of Regional States of Federal Republic of Somalia

Today, 21/04/2018, Ministers of Information of five (5) Regional States of Federal Republic of Somalia, namely Puntland, Jubbaland, SouthWest, Galmudug and Hirshabelle were invited to Multi-Stakeholders Safety of Journalists Forum in Mogadishu whereas Regional States of Somalia and Independent Journalist Organisations were given no meaningful task or function. Full Article

 

Ugandan President warns against oral sex because 'the mouth is for eating'

Waagacusub.net - Strangely, there are few topics more controversial than sex. Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article

 

Argentina Cancels Israel Match After Messi Protests Over Palestinian Killings

Argentina Cancels Israel Match After Messi Protests Over Palestinian Killings Full Article

 

Xildhibaan Cabdiweli Qanyare oo ka digay Fadwooyinka Beenta ee wadaadada Qaar?

Xildhibaan Cabdi weli Maxamed Qanyare ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay Wadaadada ku fadwoonaya Xildhibaanada iyo Siyaasinta mucaaradka, isagoo oo tilmaamay in hadaan Siyaasada laga heshiin oo madaxda aqligooda soo noqon aay imaan karto Hurumar la,aan Amni xumo,laalush iyo is qabqabsi joogta taaso lagu maareyn karin siduu hadalka u dhigay wadaadada la soo kireestay ee beenta fadwooda. Full Article