HEADLINES:

Topnews:- Baarlamaanka Somalia oo maanta shaqadda ka eryi doona Wasiir Xoosh kadib markii ?

0
Sunday July 30, 2017 - 06:14:34 in Articles by Super Admin
  • Visits: 7773
  • (Rating 3.7/5 Stars) Total Votes: 3
  • 6 0
  • Share via Social Media

    Topnews:- Baarlamaanka Somalia oo maanta shaqadda ka eryi doona Wasiir Xoosh kadib markii ?

    Waagacusub.net - Wasiirka Dastuurka Federalka Somalia Abuukaate Cabdi Xoosh ayaa shalay ka dhoofay Muqdisho isagoo diiday inuu hortago baarlamaanka Somalia oo su'aalo rabay iney weeydiiyaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.net - Wasiirka Dastuurka Federalka Somalia Abuukaate Cabdi Xoosh ayaa shalay ka dhoofay Muqdisho isagoo diiday inuu hortago baarlamaanka Somalia oo su'aalo rabay iney weeydiiyaan.

Xildhibaanadda ayaa xalay Mooshin ka geeyay Wasiir Xoosh, waxaana saxiixay Mooshinka 60 Xildhibaan , taasoo micnaheedu yahay in ka badan intii xukuumada ka keeni kartay codka kalsooni kala noqoshada!


Codka kalsoonida in Xukuumada lagala noqdo waxaa soo Jeedin kara 55 Xildhibaan.


Ra’isulwasaare Kheyre ayaa markii uu maqlay in abaabulkaas socdo wuxuu  wacay Wasiir Xoosh, wuxuuna ku yiri soo orod nimankaan qodob dastuuri ah ayay kuu cuskanayaa hadaad maqnaatee!


Qodobka 69aad, Faqradiisa 2aad, Xarafkiisa (C) ee awoodaha Golaha Shacabka Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa dhigaya U-yeerida Ra’iisul Wasaaraha, Xubnaha Golaha Wasiirada, Gudoomiyeyaasha Gudiyada Qaranka iyo Xaafiisyada Madaxa Banaan. Mas’uul kasta oo u hogaansami waaya u-yeerida, wuxuu Golaha Shacabku awood u leeyahay inuu dib-u-eegid ku sameeyo xilkiisa.


Wasiir Xoosh oo garwaaqsaday qodobka dastuurigga ayaa saakay  diyaarad Nairobi ka raacay,wuxuuna ku wajahan yahay Nairobi. 

Xildhibaanadda Mooshinka ka geeyay ayaa sheegay iney saakay su’aalo weeydiin doonaan , haddii su'aalahoodda ay ku qanci waayaan qaabka Wasiirka uga jawaabana waxaa cod loo qaadi doonaa ,oo cod la gelinayaa in shaqadda laga eryo.

Dimbigga ugu weyn ee Wasiir Cabdi Xoosh la filaayo in shaqadda looga eryo wuxuu yahay  inuu gudoonka barlamaanka caayay intii uusan u dhoofin Nairobi.

Sikastaba ha ahaatee, Xilka eryidda Wasiir Xoosh waxeey fariin adag u noqon doontaa Ra’isulwasaare Kheyre.

By Dahir Alasow

Share on Social Media

Somalia To Involve EU Naval Forces, Interpol And Amisom To Curb Illegal Charcoal Trade

Somalia To Involve EU Naval Forces, Interpol And Amisom To Curb Illegal Charcoal Trade Full Article

 

17 Fishermen Released by Somalia

17 Fishermen Released by Somalia Full Article

 

Somalia in fresh bid to stop illegal fishing

Somalia in fresh bid to stop illegal fishing Full Article

 

AU Keen On Resolving Logistical Challenges Facing Its Mission In Somalia

AU Keen On Resolving Logistical Challenges Facing Its Mission In Somalia Full Article

 

Al-Shabab Militant Group Getting Lucky, Not Stronger in Somalia

Al-Shabab Militant Group Getting Lucky, Not Stronger in Somalia Full Article

 

UK Issues Travel Advisory On Somalia

UK Issues Travel Advisory On Somalia Full Article

 

Ethiopia Somalia Agree To Joint Investment In 4 Sea Ports

Ethiopia Somalia Agree To Joint Investment In 4 Sea Ports Full Article

 

Children at Risk of Death from Heavy Flooding in Somalia

Children at Risk of Death from Heavy Flooding in Somalia Full Article

 

U.S. soldier killed in attack by al Qaeda affiliate in Somalia

U.S. soldier killed in attack by al Qaeda affiliate in Somalia Full Article

 

UN Warns That Somalia's Political Unity at Risk

UN Warns That Somalia's Political Unity at Risk Full Article

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Somalia:Terrorists receive 52 million dollars in Mogadishu annually.

Waagacusub.net - It has been known that Al-Shabab receives 52 Million dollars annually from Mogadishu. It gets from commercial companies, and public as taxes (zakawat)

Chinese oil companies behind unlawful "extradition" of a Somali to Ethiopia

Waagacusub.net - A Chinese oil company was involved in the smuggling of a former Somali rebel officer, Colonel Abdikariim Sheikh Muse, to Ethiopia because his organization of the Ogaden National Liberation Front (ONLF) was against oil and mineral exploration in Ogaden of the southeastern Ethiopia by China.

Journalist Alasow "Somalische Minister houdt Amsterdamse rechter vals bewijs Voor"

Volgens de rechter zou de minister hebben aangetoond dat afpersingspraktijken van Somalische journalisten een bekend probleem zijn en stelde de bewindsman daarmee een ernstige misstand aan de kaak. Dat is een kwestie van algemeen belang en de minister moet daarover in de openbaarheid kunnen treden, overwoog de rechter.

Somalia:List Document retrieved from house of AlShabaab leader

Waagacusub.net– An American unmanned drone launched a missile attack on one of Alshabab's most cold-blooded leaders on Sunday, 30 July 2017 in southern Somalia. The drove attack killed a man, who is dubbed the cruelest terror mastermind in the Mogadishu's history.

Somali President true scandal "violation of law"

Waagacusub.net - The presidency of Somalia's Mohamed Abdullahi Farmaajo is only eight months old but already his administration faces its first crisis - and it is one of their own making.

Somalia: President expected to travel to Burundi while half a million suffer from flooding

Waagacusub.net- President Farmajo is expected to travel to Burundi on Saturday ahead of the CECAFA U-17 finals on Sunday while close to half a million people in the country are affected by severe flooding. Full Article

 

Press Release by Ministries of Information of Regional States of Federal Republic of Somalia

Today, 21/04/2018, Ministers of Information of five (5) Regional States of Federal Republic of Somalia, namely Puntland, Jubbaland, SouthWest, Galmudug and Hirshabelle were invited to Multi-Stakeholders Safety of Journalists Forum in Mogadishu whereas Regional States of Somalia and Independent Journalist Organisations were given no meaningful task or function. Full Article

 

Ugandan President warns against oral sex because 'the mouth is for eating'

Waagacusub.net - Strangely, there are few topics more controversial than sex. Full Article

 

Yemen: Detained African Migrants Tortured, Raped

Waagacusub.net - Human Rights Watch interviewed eight migrants, including seven ethnic Oromo from Ethiopia who had recently been held at the center, as well as Yemeni government officials and members of migrant communities. Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article

 

Argentina Cancels Israel Match After Messi Protests Over Palestinian Killings

Argentina Cancels Israel Match After Messi Protests Over Palestinian Killings Full Article

 

Xildhibaan Cabdiweli Qanyare oo ka digay Fadwooyinka Beenta ee wadaadada Qaar?

Xildhibaan Cabdi weli Maxamed Qanyare ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay Wadaadada ku fadwoonaya Xildhibaanada iyo Siyaasinta mucaaradka, isagoo oo tilmaamay in hadaan Siyaasada laga heshiin oo madaxda aqligooda soo noqon aay imaan karto Hurumar la,aan Amni xumo,laalush iyo is qabqabsi joogta taaso lagu maareyn karin siduu hadalka u dhigay wadaadada la soo kireestay ee beenta fadwooda. Full Article

 

Ethiopian professor writes about Ethiopia's policy of destabilizing Somalia

Ethiopian foreign policy and the Ogaden War: the shift from "containment" to "destabilization," 1977–1991 Full Article

 

Ethiopian military and political backing for sale by a corrupt officer called Gabre Part 1

The most Ethiopian corrupt military officer who is called Haile Gabre known by Somalis as General Gabre becoming extremely wealthy from the huge sums of money that he is getting from opportunistic Somali politicians who want to buy the sympathy of Addis Ababa, one of his juniors told Waagacusub anonymously. Full Article