Waxaan aad uga helay kuna amaanayaa siduu uga yaq yaqsooday labada hees dhaqan dooris ee HADAADAN TUMEEN IYO KU HAAY.
Qofka sameeyay wuxuu ku gefay dhaqanka suuban ee Somalida,wuxuu meel uga dhacay gurashada miraha macaan ee Suugaanta.
Cabdi Good waxaan aad ugu taageeray faalada uu ka bixiyay heesta Nolosha cusub soo dhaweey ,oo ka dhigan erayo loogu doowgalay Jahawareer?
Waa dhab qofka sameeyay heestaasi waxaa lagu tilmaami karaa Muusa Noow waali ama qiyaali ku dhisan maxaa yeelay hal abuurkiisa kuma cabirin silsilad la fahmi karo oo suugaaneed.
CABDI GOOD WAA DAADIHIYE AQOONTA SAXAAFADDA KA ARADAN?
Wuxuu Telefishinka SomaliChannel u fariistay inuu bulshada wax fahamsiiyo laakiin wuxuu sharaxaad ku bixiyay lahjad looga hadlo gobolada dhexe ee Waqooyi Galbeed {Somaliland}
Wuxuu adeegsaday erayo aan qofka jooga Muqdisho,DJibouti,Jigjiga iyo Garisa midna fahmi karin balse raaskiisa u gaara .
Wuxuu ka sheekeeyay heeso wanaagsan markaas ayuu xushay kuwa lagu amaanay degaanada beeshiisa ayna sameeyeen Abwaaniin u dhashay beeshiisa.
Wuxuu isku deray Muusanoow iyo ka sheekeeynta degaano ku yaal Waqooyiga Somalia isagoo la qiirooday heeso lagu amaanay Garoodi iyo Buurta Daallo.
Intii uu barnaamijka waday wuxuu daqiiqad walba adeegsaday erayo Af Carabiya taas oo meesha ka saartay ciwaanka uu ku dulqoray sheekadiisa ee ISIR RAACA AF SOMALIGA.
Cabdi Good oo ka dhigan qofkii looga fadhiyay inuu bulshada ku hanuunsho qaninimada afkeena Somaliga ,waa ku gef iyo ceeb inuu Erayo iyo halku dhigyo Carabiya ku shubo dhegaha jiilka cusub.
CABDI GOOD MA MACAANSAN TUDUCYADA HEESAHA UU KA SHEEKEEYNAAYAY !!
Dadka waa ku adkeeyay inay fahmaan erayada heesaha uu ka sheekeeyay dhamaantood maxaa yeelay marka uu tirinaayo wuxuu la mid ahaa qof ganuunacay ama iska qarway.waxaan ula jeedaa wuxuu ugu tiraabay hab boobsiisa taasina meesha kuma jirto.
CABDI GOOD WAQTI BADAN AYUU KU LUMIYAY SHARAXAAD ISKU MIDA??
Tuducyada heesaha si xariifnimo ka muuqato uma sharaxin umana dul istaagin lakiin wuxuu waqti ku lumiyay inuu daqiiqado badan ku dul rafto hal tuduc.
MAXAA KU QASBAY INUU DOORTO LAHJAD REERKIISA U GAARA IYO ERAYO AY KALIGOOD FAHMI KARAAN?
Afka Somaliga waa qani ee maxaa diiday markuu adeegsado erayo aysan bulshada wada fahmi karin inuu raacsiiyo sharaxaad si aysan shaqadiisa u noqon tacab khasaar ?
ASLUUB XUMO KA MUUQATO HABKA MUUQAALKIISA TELEFISHINKA.
Cabdi Good gacmaha ayuu filqayay,dibnaha ayuu dhuuqayay,sankiisa ayuu fareeynayay, gacanta ayuu marna madaxa ku xoqayay marna afka saarayay,umana fadhin si wanaagsan oo akhlaaq ka muuqato.
Maamulka Telefishinka,waaxda qaabilsan tababarka shaqaalaha ayaa gebtay inay ku hanuuniyaan Cabdi Good inuu si wanaagsan u fariisto,inuu joojiyo faruuryo dhuuqida si aan dadka daawanayo ugu yaq yaqsoon.
HEES AYUU KU HANFADAY?
Cabdi Good wuxuu ku horkufay ama ku hanfaday fasiraada hees uu sameeyay allaha u naxariistee Cabduqadir Xersi Yam yam taas oo la yiraa GUULEED MA JOOGAA?
Heestaasi marka la qiimeeyo ceebteedu waxay aheyd inuu sameeyay Abwaan ka soo jeeda Koofurta Somalia laakiin xumaan iyo deelqaaf waa laga nasahay guud ahaan erayadeeda.
WAXAA DHIIRIGELIN MUDAN BARNAAMIJKA ISIR RAACA AFKA SOMALIGA HADII LAGA DHIGO MID SOOMAALIYEED.
CABDI GOOD WAA NIN AMAAN MUDAN OO AQOONTIISA WAX TEBINTA AY ARADNAAN KA MUUQATO,WAXAANA U RAJEEYNAYAA IN QORAALKAAN UU NOQON DOONO MID UU WAX WALBA KU SAXO,ISAGOO RUMEEYSANAYA INUUSAN MARFASH KALA HADLEEYN BULSHADA BALSE UU DHEX FADHIYO TELEFISHIN CAALAMIYA.
By Dahir Alasow
Waagacusub.net - Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday mourned the death of Namibia President Hage G. Geingob and sent condolences to the government of the African country. Full Article
Waagacusub.net - Somalia's former President Mohamed Abdullahi Farmajo on Monday warned of the risk of political crisis over plans by the incumbent President Hassan Sheikh Mohamud to overhaul the constitution. Full Article
Waagacusub.net - Egyptian President Abdel Fattah el-Sissi said his country will protect Somalia against any threat in what can be described as an indirect response to recent Ethiopia's move to access the seaport of Somaliland. Full Article
Egypt on Tuesday condemned a suicide bomber attack in Somalia that killed at least 20 soldiers. The attack took place at a training camp in the Somali capital, Mogadishu, on Monday. The al-Shabab terrorist group claimed responsibility. Full Article
President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government. Full Article
Western Intelligence Agencies Oppose the Democratization of Somalia Intelligence Services (NISA) History documents the strong character of the Somali people associated with messy democratic rule that cherishes individual liberty, freedom of expression and opinion, Justice, and private entrepreneurship rather than with autocratic rule. British explorer, Sir Richard Burton wrote in 1856, "the Somalis are fierce race of republicans, constantly changing political loyalties – the Somalis lived in what amounted to a state of chronic, political schizophrenia, verging on of anarchy. Every freeborn man holds equal to his ruler and allows no loyalties or prerogatives to abridge his birthright of liberty." However, Somalis are docile to discipline and obedience if social mediation applied fairly. The appropriate model of government for Somalia is the democratic rule. Full Article
Waagacusub.net -Auditor General Mohamed Ali alias Afgoi has exposed missing millions of dollars from key departments within the Federal Government of Somalia [FGS], in what could raise questions about government expenditures. In his report, Afgoi said 25 entities and three embassies have been audited. Unsupported expenditure amounts to $9M; contracts worth $31M not registered with auditor general's office, the existence of unauthorized bank accounts outside the Treasury Single Account. Full Article
Waagacusub.net - IBS Bank Somalia, which is believed to have the largest amount of money, Al-Qaeda Finance Secretary Fazul Abdallah from Comoros has started issuing Visa Card Payments for the first time. Al-Shabaab's finance secretary confirmed that Mohamed Ali Warsame had $ 157 million in cash, according to Khalif Ereg, who was later bribed with $ 2 million. Full Article
Waagacusub.net - The Federation of Somali Journalists has launched a campaign to combat the spread of false information, fake news, hate speech and propaganda. The federation says Somalia is already seeing a huge spike in social media misinformation campaigns ahead of elections expected before the end of July. Full Article
Waagacusub.net - Somalia displayed a lot of pluck but were left ruing their luck as Oman advanced to the main draw of the FIFA Arab Cup with a 2-1 win Sunday evening. The Omanis scored twice in the first half of the lively game at the Sheikh Jassim Bin Hamad Stadium before Somalia pulled one pack nine minutes after the break. Full Article
President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government.
Waagacusub.net -Auditor General Mohamed Ali alias Afgoi has exposed missing millions of dollars from key departments within the Federal Government of Somalia [FGS], in what could raise questions about government expenditures. In his report, Afgoi said 25 entities and three embassies have been audited. Unsupported expenditure amounts to $9M; contracts worth $31M not registered with auditor general's office, the existence of unauthorized bank accounts outside the Treasury Single Account.
Waagacusub.net - IBS Bank Somalia, which is believed to have the largest amount of money, Al-Qaeda Finance Secretary Fazul Abdallah from Comoros has started issuing Visa Card Payments for the first time. Al-Shabaab's finance secretary confirmed that Mohamed Ali Warsame had $ 157 million in cash, according to Khalif Ereg, who was later bribed with $ 2 million.
I hereby inform the country that By virtue of the Authority given to the President of Uganda by Articles: 108(2), 108A(1), 113(1) and 114(1) of the 1995 Constitution of the Republic of Uganda, I hereby appoint H.E. the Vice President, Rt. Hon. Prime Minister, Honourable Cabinet Ministers and other Ministers as indicated below:
The Associated Somali Journalists is deeply concerned that journalists were today barred from covering the meeting of the leaders of the Federal Government of Somalia and Federal Member States (FMSs) as well as the Governor and Mayor of Mogadishu.
Waagacusub.net - Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday mourned the death of Namibia President Hage G. Geingob and sent condolences to the government of the African country. Full Article
Waagacusub.net - Somalia's former President Mohamed Abdullahi Farmajo on Monday warned of the risk of political crisis over plans by the incumbent President Hassan Sheikh Mohamud to overhaul the constitution. Full Article
Waagacusub.net - Egyptian President Abdel Fattah el-Sissi said his country will protect Somalia against any threat in what can be described as an indirect response to recent Ethiopia's move to access the seaport of Somaliland. Full Article
Egypt on Tuesday condemned a suicide bomber attack in Somalia that killed at least 20 soldiers. The attack took place at a training camp in the Somali capital, Mogadishu, on Monday. The al-Shabab terrorist group claimed responsibility. Full Article
President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government. Full Article
Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article
Former Intel official stripped from NISA membership Full Article
PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article
Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article
Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article
DAHIR ALASOW"Markaan daawaday Isir raac Somali Channel - Cabdi Good nin amaan mudan oo aqoonta ka aradan?"
Waagacusub.net- Wuxuu isku dayay inuu bulshada fahamsiiyo qiimaha Suugaanta Somalida hasse yeeshee wuxuu noqday Cabdi Good nin la hadlaya Magaalo uu ka soo jeedo halkii looga baahnaa inuu bulshada Soomaaliyeed si guud ula hadlo.